Reaction Sharmo boy Guri barwaaqo

  Рет қаралды 63,943

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

3 ай бұрын

Guri Barwaaqo TV

Пікірлер: 420
@Garshishe
@Garshishe 3 ай бұрын
Lafaha la sheegayo waa xabashii uu dhawaan xasan sheekh iibsaday oo uu yiri halga guuro
@user-tg6po9ls5w
@user-tg6po9ls5w 3 ай бұрын
Qofkii sadexaad Baan ahee like haygala bakhlin
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
6:10 lafaha wuxuu ula jeedaa muqdisho dad ayaan hore la duugay ayaa la soo faagay oo la barakiciyey maydadkii somali meel kale ayey u socotaa wlhy asxaabul qabuur la barakicinayo ayagoo lafo noqday oo dhulkii qof islaka wareegay somali ugu imow😢xitaa ajakis baa ku jiray maydadka ilahay dhamaantood ha u naxariisto
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 3 ай бұрын
Legend guri barwaaqo come back from borama 🎉🎉🎉
@user-me4pg4ft6e
@user-me4pg4ft6e 3 ай бұрын
Welcome back guri barwaaqo ❤😂🎉
@Shaakirabdulaahi
@Shaakirabdulaahi 3 ай бұрын
Isaaqu hada maqlaan lafo kuwoodii bay moodaa 😂😂😂
@caaqilsaleimanmohometh4245
@caaqilsaleimanmohometh4245 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@Lilaraoz
@Lilaraoz 3 ай бұрын
Wax aan rabaa Inaan ku xasuusiyo ku sali nabiga scw
@SundusGeele
@SundusGeele 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@user-xi6cc6zj5s
@user-xi6cc6zj5s 3 ай бұрын
scw
@haniyasinmahmed
@haniyasinmahmed 3 ай бұрын
Lengend guri barwaqo ninka iga qosliyo from ciyaal xamar
@maxamadonline9165
@maxamadonline9165 3 ай бұрын
intaad la egtahay aad ciyaal sheganayso day ina ader
@Abdisamad1
@Abdisamad1 3 ай бұрын
Legendary soo laabasho wacan❤
@saidahmed89
@saidahmed89 3 ай бұрын
The legend guri barwaaqo welcome back 💪🏽🙏🏽
@cadaanilyrics2254
@cadaanilyrics2254 3 ай бұрын
Guri barwaaqo LEGEND OF THE LEGEND
@ahmedashakuur-up3ls
@ahmedashakuur-up3ls 3 ай бұрын
Welcome back zhp
@saskaboy6944
@saskaboy6944 3 ай бұрын
Walalayal iii soo duceeya imtixan dowld gali rpaa Heee🤲🏼
@AbdishakurAhmed-bl6zh
@AbdishakurAhmed-bl6zh 3 ай бұрын
ilaahay haku sahlo wll
@PoqorAbdla
@PoqorAbdla 3 ай бұрын
First one gure barwaaqoo waan taageeraa
@abdialimohamed1095
@abdialimohamed1095 3 ай бұрын
Odeygii Guri barwaqo waa Ka dhamatay ruwaayadahaagii iskaga noqo legend
@MasterSaki
@MasterSaki 3 ай бұрын
Zxp wa lagu wayay so noqo come back 😂
@zakariaMoheddin
@zakariaMoheddin 3 ай бұрын
Welcome legend
@suldaanofficially
@suldaanofficially 3 ай бұрын
Guribarwaaqo oo inbadan maqnaa Weolcome back lagend ❤❤
@AbdiasiisMqxakud
@AbdiasiisMqxakud 3 ай бұрын
GurY bRuu i dhirbaxay isagoo riwayad duubaya intaa kaga ciyaray😂😊
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 3 ай бұрын
Adiga hada MA Jabra aayaad leedahey dumar dumar 😱😱😱ceeb waaye warka iska sax dee 😂😂😂✌️
@naasirmahamet5876
@naasirmahamet5876 3 ай бұрын
Happy 18 MaY only lengends❤
@user-xo9hv7mk4y
@user-xo9hv7mk4y 3 ай бұрын
Sharma boy isont easy
@yacquubowwww
@yacquubowwww 3 ай бұрын
first comment Guri barwaaqo reply tliye 😂❤
@waayoarag6915
@waayoarag6915 3 ай бұрын
Soo dhawadad iska leedahay nio intaad iska maqnaatid War welcome back oday
@user-on4mc1xx1l
@user-on4mc1xx1l 3 ай бұрын
WllHy nin Latabay
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Gurow goorma lagu soo tuuray 😂😂
@siciidjaamacxuseen4914
@siciidjaamacxuseen4914 3 ай бұрын
Lagend of Lagend Guri Barwaaqoh
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 3 ай бұрын
Soo dhacyeey gurey barwaaqo sxb lkn like iyo reply kama helo
@Caalaminews
@Caalaminews 3 ай бұрын
hoyadaaa reer Bari ba was. guri barwaaqow
@dreamboy618
@dreamboy618 3 ай бұрын
War bilahan xgee ka dhacday
@user-io4vm2dw6e
@user-io4vm2dw6e 3 ай бұрын
Bood bood kiyo buuuqa yareeya , Boqor baa soo galay goobta baneeya 🦁👏 Welcome back the legend
@ZekiSeid-nm4zi
@ZekiSeid-nm4zi 3 ай бұрын
from bari legnd guriye
@Weheliyesportsnews
@Weheliyesportsnews 3 ай бұрын
Garac kullaha mid yroo dumar dumar ah o dhaha xan Ban hayaaa😂
@Akramfarxaanismaacil
@Akramfarxaanismaacil 3 ай бұрын
Waa Sᴏᴏ LᴀʙTᴀʏ AʙWᴀᴀɴ SHᴀRᴍA😂
@abdihakimahmed2502
@abdihakimahmed2502 3 ай бұрын
Lafaha kuwa mooday maaha waa Hassan sheekh lafahuu gurtay
@MrMoe612
@MrMoe612 3 ай бұрын
Welcome back
@mohamoudeidle2531
@mohamoudeidle2531 3 ай бұрын
Lafahu waa xamar guri barwaaqow
@AxmedNuur-jd6st
@AxmedNuur-jd6st 3 ай бұрын
Marka Hore zalaan Legend Waxbadan ku zugayNee Wixii aan kaaga baranay Halagaa Helo Bye ZaLaaN zaRe Lipaax keep going 🙏👑💯💚🤍❤️
@user-bt3ug7bu5q
@user-bt3ug7bu5q 2 ай бұрын
Rectionka guray yes
@ismaciildheere3887
@ismaciildheere3887 3 ай бұрын
Mid Yar oo iska dumar dumar ah atataaaaay hayeelin hayeelin
@Mr.B......
@Mr.B...... 3 ай бұрын
Legend lafaha waa hor carartay ee xamar baa ayaantaan qabriyada la qodayay halkasay kusocotaa taliye
@libinhasan2077
@libinhasan2077 3 ай бұрын
😅😅 ma uusan fahmin laf hadii lamaqlo waa bes
@mustafeMS
@mustafeMS 3 ай бұрын
Haa muu fahmin 😂😂
@CmajiidMohammed
@CmajiidMohammed 3 ай бұрын
​@@libinhasan2077 adigu reaction ka Dhan ma intaasa kaga baxdey comment iga meel walba intasad ku qoreysaye qofku wuu qaldami kari Pro isdeji😂
@jamaldulmidiid1199
@jamaldulmidiid1199 3 ай бұрын
Sharma reer bari maha wa nin xamar ka yimi Halkaas bay ka fikatay
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 3 ай бұрын
studio miyaa mise qidaarkii wadada ku jeeday
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 3 ай бұрын
Guribarwaaqo yutuperka ugu wanaagsan ❤
@Mahameddabdinour
@Mahameddabdinour 3 ай бұрын
Nio Garankan iskama badashid miyaa 😅😅😅
@sahalsaleebaanmaxamed368
@sahalsaleebaanmaxamed368 3 ай бұрын
Lacagta London ii soo dir zhp 😅😊
@uptikaadirvaizalmohamet7032
@uptikaadirvaizalmohamet7032 3 ай бұрын
Wr gurooow Heesihii macaanaa oo dhan wey ku dhaafeeen zida tiii aaamiin diiini iyo tii maame iyo wax badan ku dhaafay nio
@craxmaanmaxamuud-in3eq
@craxmaanmaxamuud-in3eq 3 ай бұрын
Guroow zxb
@Cajaibka24
@Cajaibka24 3 ай бұрын
LAFAHA U KA HADLAYO MA AHN KUWI SOMALILAND EE WA KUWA HADA XAMAR LAGA SARAY AJAKIS U KU JIRO EE GURI BURWAQO HEESTA FAHAN INTADAN REACTION BIXIN
@bashirhassan1742
@bashirhassan1742 3 ай бұрын
Yeee😂😂😂
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 ай бұрын
😂😂😂
@ZUHAIB_DESIGNER
@ZUHAIB_DESIGNER 3 ай бұрын
Video thumbnail iska qurxi
@xasanmaxamadmaxamuud8141
@xasanmaxamadmaxamuud8141 3 ай бұрын
Sharma reaction ka bixi qasab waa heleey fuyuus 🐐😅
@yahyemohamedyahye7023
@yahyemohamedyahye7023 3 ай бұрын
Guri barwaqow big moha noqoty sharma marku hees soqada so dhacda😂
@khalifsiyad4498
@khalifsiyad4498 3 ай бұрын
Karbaash reaction kasoosuubi
@Sahardiid
@Sahardiid 3 ай бұрын
Ar guraw. xgee ka dhacda. nio
@shuceybgemany5461
@shuceybgemany5461 3 ай бұрын
waa laga sugayay
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 3 ай бұрын
Cunug yar batahee orod Campbell shiido
@ayaanabdi8465
@ayaanabdi8465 3 ай бұрын
Haaaa walhi dadka qurbaha joga war dadka wadnka joga Anya ogen baya shegn wayaaba ano wax laga waydinyo ma ogi iska dhaha😅❤
@mohamedssuudi6874
@mohamedssuudi6874 3 ай бұрын
Update weyn baa kaadambeeye lafaha imikey xamar kasocotaa xasan sheikh baa xabaalo iibsadey gurayow😅😅
@dahabi7939
@dahabi7939 3 ай бұрын
Guribarwaaqo Europe haduu tagay xitaa funaanadan macunin😂
@samiiristiile6375
@samiiristiile6375 3 ай бұрын
lafaha wuxuu ka wadaa waa muqdisho xasan shiikh qabrida uu dadka ka so sarayay iyo ajakis allaha u maxriiste maydkisa la soo bixiyay
@mohamedanshax2176
@mohamedanshax2176 3 ай бұрын
Hestaaan wax badan madan kafahmin ustaaat
@hon-xalane8334
@hon-xalane8334 3 ай бұрын
Guroow lafahu kuwaa mooday maahan ee is update garee😅
@Mustafecalidhallac-bh3xf
@Mustafecalidhallac-bh3xf 3 ай бұрын
Gurow baryahan beerkaad useexataye malacagtiibaad ladhuumanaysay aad igland kalatimi intaana kaftn salaan sare rijaal
@MustafWadani-zb4xc
@MustafWadani-zb4xc 3 ай бұрын
Legend guri burwaqo xagee ka baxday
@mohamudabdi4032
@mohamudabdi4032 3 ай бұрын
kuwaa maha sxb laba isbucu ka hor ayaa ala ha unaxariite ajakis lafahisa lasosaray
@khalif_47
@khalif_47 3 ай бұрын
Jabra mid yaroo dumar iska dhigdhigo😂😂😂😂
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 3 ай бұрын
Guriyoow ninkaan khamihiisu waka yabiyeen😂😂
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
Ismaaciil Abdulahi Ali sooo dhawow the best legend ❤❤
@maadiyomuxibo4279
@maadiyomuxibo4279 3 ай бұрын
Guri barwaaqo lafaha wa xamar xabaalo ku yaalo oo layiri dadka halaga saaro ajakis ka mid ahaa allaha unaxariisto school police kuyalaaan
@Mandella.Music.production
@Mandella.Music.production 3 ай бұрын
Ismaaciil cabdilaahi cali cabdi jaamac siciid warsame hagar cabdi iidle sahal inaadeer qaali❤❤❤
@idirioz4k
@idirioz4k 3 ай бұрын
Reer. Burco like isaara 😂
@user-qf1hk4wp1w
@user-qf1hk4wp1w 3 ай бұрын
Guri barwaaqo ninka kaliyee haladii aan ku qoslo ayaat waxba lagama qaban karo legend
@user-hn7gi1uj9d
@user-hn7gi1uj9d 3 ай бұрын
Waan❤ ku xiisay Guri Barwaaqo😢😭
@cabdiraxmanibrahim8960
@cabdiraxmanibrahim8960 3 ай бұрын
Legend come back again
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 3 ай бұрын
Sharma boy legend ❤❤❤❤❤
@user-mr8by3hs5g
@user-mr8by3hs5g 3 ай бұрын
guri barwaaqo uu iga yaabiya ana😂😂
@UPdiRaHmaN9
@UPdiRaHmaN9 3 ай бұрын
Welcome legend 🙌
@Khadargariola
@Khadargariola 3 ай бұрын
Legend of the world ❤❤❤😅
@CumarCali-iv3fq
@CumarCali-iv3fq 3 ай бұрын
guray zxp xagee ka dhacday waan kuu xisnee😮😢
@farhanmohamed9027
@farhanmohamed9027 3 ай бұрын
Legend LaFaHa ha hor cararine beryahan moqdisho xabaalaha la qufaayey
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 3 ай бұрын
Guri barwaqo heesta marka arkay wllhi adaa kusugaaye mucjiso adi iyo sharma boy marka isku kiin helo qosol lafuurene xfda dhan 😂😂😂😂😂😂
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 3 ай бұрын
Gb drama Actor🔥
@ahmedsahalnor6586
@ahmedsahalnor6586 3 ай бұрын
Sharma k sharma ♥️ ✌️
@cabdimalikali400
@cabdimalikali400 3 ай бұрын
2024 waxaa lamaraaa in isaaaq wali umoodo inay dowlad yihiin
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 3 ай бұрын
Lafaha madan fahmin waa qabuurihi xamar laga fagayay😂😂😂
@user-gf2pw5br3f
@user-gf2pw5br3f 3 ай бұрын
Lafaha waa kaftay ee waa kan somaliya iyo xassn sheekh
@nadamaxummud8880
@nadamaxummud8880 3 ай бұрын
Ila xly adan ku sugayay inad kaso bixiso sakana wa dawaday legend 😂
@khadracizman
@khadracizman 3 ай бұрын
Giribarwaaqo welcome back libaax
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 3 ай бұрын
Big legend runta kugu tageeraaaa
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 3 ай бұрын
Welcome back lkn saaxib waad raagtey
@ayaanlekaizehofficial2328
@ayaanlekaizehofficial2328 3 ай бұрын
Haduu bangigu mesha kaguuro 😂😂😂😂😂
@SakiCaska
@SakiCaska 3 ай бұрын
The legend is back
@intawareersanchannel7180
@intawareersanchannel7180 3 ай бұрын
Hayaaaaay goreyoow ma iskeenty idigoo badallan awooowe😂😂 come back second 🎉🎉🎉
@Nasruiin
@Nasruiin 3 ай бұрын
Legend lafuhu waa kuwii ajakiz ee la soo saarayay 😅😅
@user-lx2qk8sz6h
@user-lx2qk8sz6h 3 ай бұрын
Adk3 ❤
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 3 ай бұрын
Legenow xagaad ka dhacdey
@isamodric
@isamodric 3 ай бұрын
Legend Kuma haynu. Malinkasta Waa soo nuqdaan leedahy
@MaxamedMustafe-ph3fe
@MaxamedMustafe-ph3fe 3 ай бұрын
Welcome back bro
@apdinasirdahir322
@apdinasirdahir322 3 ай бұрын
Lafuhu waaa maydki ajakis alla yarahma qabriga laga so Saray
@yussufalihussein346
@yussufalihussein346 3 ай бұрын
Welcome back the lagend
Reaction Sharmo boy Karbaash Guri barwaaqo
19:07
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 57 М.
Big Muha Ft miki ENERGYGuri barwaaqo
14:47
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 44 М.
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 65 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 16 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
SHARMA BOY FT ABOKOR _ YAA WAAYE _ REACTION BY: HASSANSOYA FT UMU AHZAAB
21:12
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 960 М.
Reaction Sharmo boy Guri barwaaqo Halkan ku Yaabay baan Fadhiya???
17:22
DEG DEG: FU'AD SHUKR SIDII LOO KHAARIJIYAY | DABAKHA 7-AAD
19:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,1 М.
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
Guribarwaaqo reaction Sharmo boy
15:26
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 43 М.
Saydhiyo Guri Barwaaqo  Parnk Ku Sameeyay? ||2020||
25:26
Maadshe Films
Рет қаралды 72 М.
Chocolate 🍫
0:23
Adhemz
Рет қаралды 3,8 МЛН
НОВЫЙ АКИМ РАЙОНА 😂😂 #фильм
0:59
TwoR FILMS
Рет қаралды 1,2 МЛН