qof kastoo somalia markuu arko abwaankaan wuxuu ku fakaraa aloow soo shaac saara aniguna waxaan leeyahay hala raadsho abwaankaan oo haloo shaac saaro si uga raysano kuwa badan oo dhagaha na xanuujiyay
@bashkadkms74507 жыл бұрын
Adeer mcn waxaan ku dhihi lahaa ka aamus abwaanku aan dhagaysano codka halaasiga ah iyo erayada mcn
@abdirahmanhayaan1235 жыл бұрын
Doolo itoobaya dogob waa magaldaan ku dhashay
@ahmedwali67187 жыл бұрын
Abwaankan Waa Abwaan Cod Macaan waa inaan u bandhigno Abwaano Badan baa miyiga ku dayacan walaahi Abwaan ilaa Abwaan Dheh A+ 100%100
@abdullahiaden51697 жыл бұрын
abwaano badan badan baa dhulku miyaga ku dayacan oo la wax soo bandhiga sugaantoodana dadka uga faaideeya wax jeclaan laha in lasameeyo barnaamijyo lgu qabanayo dhulka miyiga si loso bandhigo sugantooda
@abdirahmanaar19506 жыл бұрын
Waa dhaanto aad u fican Abwaankan dowlada PL ha garab qabato
@bashkadkms74507 жыл бұрын
Mansha allah Allow inoo daa abwaaneeda Somaliyeed
@bashkadkms74507 жыл бұрын
Abwaan Abdullahi dhantoyinka inaad meel fican ku duubto ayaa wanaagsanayd oo waliba music la saaro markaa fanaan dhantooyinka qaada ayaad noqon lahayd oo dhankeena quruxda sana soo celiya. Markaa abwaan Abdullahi waxaan ku dhihi lahaa Tvyada wadanka mid uun tagoo ka soo jeedi insha allah Alle haa ku garab galee. Saas ayaa wnaagsan Abwaan
@hazanpii98765 жыл бұрын
Abwaan Waqtigu HayztO Nolow
@nuurdhaantonuurdhaanto74977 жыл бұрын
Dhaantadan anigaa Soo qaadaya Iyadoo Muusig leh
@hodanaliabdallah99667 жыл бұрын
wlhy dadka miyaga abwanada ku asaan
@mahamedabdillahi92836 жыл бұрын
mucjiso hadaad maqasho waa wiilkan wiilkan tariikh wayn buu ku yeelan laha somaliya oo dhan nacalaa idinkuma yaale wiilka buhoodle noo keena anagaa gabadhna siinayna tariikhna ka reebaynee tol beelay bay odhan jireen reer barigi noolow inadeer
@salmamoha90917 жыл бұрын
caadi ma aha
@jaamacbashir15165 жыл бұрын
Geel ayuu ku amaanay walee nin rageed iga dheh lkn gabadha ma fahmasaa
@anfacabdi53367 жыл бұрын
Masha allah esh calaaa cod abwaan allow ku siyaadiyo wlo
@rigaaxyareaxmed24996 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahaw daa
@adanissa1467 жыл бұрын
Masha Allah
@bashkadkms74507 жыл бұрын
Walaahi abwaanku aad buu cod quruxsan yahay lkn ninka ka garab dhawaaqaya ayaa ka xumaynaya