Reer Burco oo Ku Baaqay in Xildhibanada Xeeldheere & Maxamed Abiiba Xasaanada laga Xayuubiyo

  Рет қаралды 3,863

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Snm wa argagixiso Allaha so hadey guul somaliy🇸🇴💪
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Maxamed Abiib anigaa Doortay. Ninkaas Dhib mooye dheef ma leh. Hadaanu nahay reer Awdal Ina Abiib oo inaadeerkay ahi Somaliland Walaahi uma Shaqeeyo. Abihii iyo reer koodu kulma socdaan anigaa og. Ninkaa Quuta Somaliland hadana Cadow ah Xilka iyo Xasaanada ha laga Xayuubiyo.
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Reer Burco Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
Buro somalinders dhab ah ❤❤boorama dad caqlibaa ka buux maxamad abiib wax kama badli karo
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
Reer burco hooyode haa wasan ader ani abiib wxb lagama qadayo guul somaliland
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk maxaad tidhi Reer burco hoyaday ha wasaan kkkkkkkkkkkkkkkkk
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Ай бұрын
Asc walaal,Barlamaankan munaafiiqinta sh dhaman ha laga qado xasaanada Wixi loo igmaaday dhulkay dhigeen ha la xidho wa ina khalif xabsiga ha la dhigo ,,, guul inshallah JSLAND ❤❤❤❤
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
walaahi inaan reer burco laga liqyiin ina abiib iyo qaarkaleba halaga qaado xasaanada waa runtood rag raga wax iska celiya
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Maxamed Abiib Axmed khaliif (Tantoomo) Ina khayreeye Xeeldheere Kuwa ku daba jira ama digniin kama dambaysa la siinayo Laabsaalax( mas hadalka iska ilaaliya hagardaamada qaranka hoosta ka wada waa xidhiidhiyihii ama Djibouti anti somaliland project coordinator. Maydhane iyo qaar kaloo badan
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
SOMALILAND GUUL SALAAN KATIMID GABILEY
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
PARLAMAN MA JIRO AMA LACAGTA HALAGA JARO AMA LAAYA TOOREY LADHACA WAAR RAGA KA AARSADA MUDH KILAD PARLAMANKA KA XUMI MASNTA MATAALO CALI XAAMUD GARAAACA XISHOOD KII DHAMAA..
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Ай бұрын
Xasanada Halaga qaado ooyaye tantoomo khayreeye Xeeldheere Barkhad Biyo Geliye Laab Dilaac
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Ninka maxamed abiib waa aktar waayen miyaa ilawdeen malintii uu ka ooyaayay baki ninku waa ninkii bal siduu malintii dhaweed markiiba isu badalay ee uu u bood boodayay markaa waxaan leeyahay wakhatar ha la ogaado
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Waar Buurco way cafimad qabta mustaqbalka aqoonsigana way fahansantahay huwanta laas canoodna ina hoosiman doonto waygaranayan
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD
15:50
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 10 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 41 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Dad ku dhawacmay Soo dhaweyntii Xildhibaan Maxamed Abiib
8:28
Siyaasi Amxaari Oo La Qarxiyey!!!
8:16
Aftaag Production
Рет қаралды 1,7 М.
CIIDAGALE oo Raali Gelin Ka Bixiyey Hadalkii HUWANTA lagu Raali geliyey
4:36
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН