reer burco oo si kulul uga hadlay safarka madaxweyne biixi ee dalka maraykanka🇺🇸🇭🇺

  Рет қаралды 14,392

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@greenboss2896
@greenboss2896 2 жыл бұрын
Waxaan ahay qofka ugu horaya ee dawada muqaal faxad Ii muujiya please 🫂🥺 Ramadan is coming soon insha Allah ALLAH 💯😍♥️
@nuurabdi4391
@nuurabdi4391 2 жыл бұрын
insha allah ramadaan coming soon
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 2 жыл бұрын
Waa geesiyaashii qaranka ee reer burco mashallah 😍
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Reer Burco dad nool oo codkar ah.. Waa meesha Somaliland laga soo abuuray.
@munaaadan6669
@munaaadan6669 2 жыл бұрын
Somaliland hanolato❤❤💬💬💬💚💚💉💉💉🩸🩸🩸🥰🥰🥰
@cadaweabdi7521
@cadaweabdi7521 2 жыл бұрын
😂😂😂
@yuzuffhajji3043
@yuzuffhajji3043 2 жыл бұрын
Jakaarta jakaarta sxb tageero buuxa nolow pro🥰
@maxamedcqaadir747
@maxamedcqaadir747 2 жыл бұрын
Zakariyo legend
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 жыл бұрын
Guuul smlilnd tani tagta yeh yaan lagu dalin💚💭❤💪
@warzameabdi5619
@warzameabdi5619 2 жыл бұрын
Guul Somaliland 💚🤍❤️
@ismaciliste9318
@ismaciliste9318 2 жыл бұрын
reer Burco Lipaaxyada somaliland Kusocda✊🥰🥰
@Queennimco4735
@Queennimco4735 2 жыл бұрын
Somaliland iso raca🥰🥰😇😇❤
@abdirisaqahmed8889
@abdirisaqahmed8889 2 жыл бұрын
Viv soomaalind
@abdirahmanmahamoudbarkad7617
@abdirahmanmahamoudbarkad7617 2 жыл бұрын
KEEP GOING ❤️
@apdirahman3809
@apdirahman3809 2 жыл бұрын
Somaliland hanoolaato wali geed masha Allah somaliland
@Goat_zaki
@Goat_zaki 2 жыл бұрын
VIVA SOMALILAND INZHALAH🔴⚪🟢
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 жыл бұрын
Reer burco legend miin 💯❤️🤍💚
@amalalia
@amalalia 2 жыл бұрын
Reer jamac wal
@abdiwelidaud7130
@abdiwelidaud7130 2 жыл бұрын
Muse bixiii Wuxu kusafraaa pasporkaaa Somalia ader
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 2 жыл бұрын
Hhhhhh 😂😂waaruntaa wallahi
@Therightoselfdetermination
@Therightoselfdetermination 2 жыл бұрын
Niicle
@abdiwelidaud7130
@abdiwelidaud7130 2 жыл бұрын
@@Therightoselfdetermination xareeee
@dhemanlul7702
@dhemanlul7702 2 жыл бұрын
War indhah farah amukagaliya
@abdirashidali6601
@abdirashidali6601 2 жыл бұрын
Safarka muse bixi miyaa tarikhi kanogdi qarada afrika wayab
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
😂😂 Waaa yaab
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
waa yabka yaabkis hh
@amalalia
@amalalia 2 жыл бұрын
Yaaabayaaa 😆
@cabdifataaxcali6098
@cabdifataaxcali6098 2 жыл бұрын
Waas
@brofile8116
@brofile8116 2 жыл бұрын
Somalia guul iyo gobanimo 💤💤💤💤💤💤💤💤💤💤💤💯💯🤍❤🧡💚💙🤎🖤
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 2 жыл бұрын
Hhh
@mouhiyadineahmeth4000
@mouhiyadineahmeth4000 2 жыл бұрын
Asc sakariye
@funnypoi3827
@funnypoi3827 2 жыл бұрын
Somaliland waa Gobol ka tirsan Somalia 🇸🇴🇸🇴 💪
@brofile8116
@brofile8116 2 жыл бұрын
Sax waaye somaliland waa gobol ka tirsan somalia
@ruwezanchez7425
@ruwezanchez7425 2 жыл бұрын
Allee waxan ka magan galnay massiixidajal
@Abdal252
@Abdal252 2 жыл бұрын
Jakaarto dhexdhexaad ahaw bro Siyaasad ha galin waa iga talo😂
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
hal qabiil qaran ma noqdo guul midnimo
@osmanahmed7568
@osmanahmed7568 2 жыл бұрын
Qabiil ma nihine Qaran baan nhy ❤🤍💚dhcsny
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 жыл бұрын
1991 soomali oo dhan ayaa lalaayay cidee doonto hanoqoto taas darteed miyaa ku go’eeysaan ama dhib kale ayaa idin heesto, ninka dhibka idiin geestay kaligii taliye ayuu ahaa cid walba dilaayay khilaafka dhaafa soomalinimadiina dhinac karaaca
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 2 жыл бұрын
Adeer faqashtay maalin walba garacba kuu dhasha markasu dhiiginu qulqulaa lkn kaygu cidlo ku daadan maayo isxaaq ban ahoo in lay dulmiyo ma jecli
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 жыл бұрын
@@zamzamwarsame7932 ceeb zamzam garac hadaa wacel kawado lanoqo cidna gaar uma aha intii rabi caasisay ayaa dhasho xaga iyo xaga qabiilna qaran manoqdo dadkaada dhinac karaac
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 2 жыл бұрын
War dee burcadii caadiga ahayd maad waraysan maanta. Burco cabasho mataqaaane waxay cataabkani
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
madaxwayne muuse biixi lacag badan oo abaaraha iyo sixir bararka iyo shaqa la’aanta dhalinyarada uu wax kaga qaban lahaa buu khasaariyay waayo hadaadan dowladii sare kuu yeerin maxaad dooni , maalin doorashada muqdisho dhacdo wax badan ayaa is badali doona iska suga beeni meel gaari mayso runtii hargaysa amaan iyo nabad baa ka jirta laakiin xoog gobolo aan shacabku ku rabin xoog kuma xukumi kartid gaajada
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Siyasada waad fahan San tahay mashallah
@caashacali5552
@caashacali5552 2 жыл бұрын
Ayaamahan wad seexate maxaa dhacay ma barnaamijbad wayday
@omarofficiall2947
@omarofficiall2947 2 жыл бұрын
Heer marqanland wan idin salamay
@Fatimabdiweli1
@Fatimabdiweli1 2 жыл бұрын
Khaatumo wax laga qaban waa Isaaq iyagaa ictiraafki ka hor taagan😂😂😂
@dab_jacayl....lyrics8998
@dab_jacayl....lyrics8998 2 жыл бұрын
Hhh beenta maaha
@Madadaal00
@Madadaal00 2 жыл бұрын
Somaliland waa gabolka tirsan Somalia 🇸🇴 boorama iyo laas canoodba kama tirsana markaa ma isaaq uun baa raba aqoonsi riyay ku jiraan
@abdirisaqahmed8889
@abdirisaqahmed8889 2 жыл бұрын
Dhilo kudhasheye ee halkan loogama baahna qadaad weyn
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Bal intad somaliland timaado ka dhex dhe waa mamul gobileed ka tirsan somalia markasban hadalkaga aminaya siile🖕🖕
@haberjeclo8036
@haberjeclo8036 2 жыл бұрын
@@abdirisaqahmed8889 ilahay kaabaq warya cayda jooji , wax wacan dheh ama naaga ammus
@Madadaal00
@Madadaal00 2 жыл бұрын
Anigu waban jooga maxd qaadi kartaa
@ASAD_108
@ASAD_108 2 жыл бұрын
@@Madadaal00 😂legend
@abdulqaadirmohamed4101
@abdulqaadirmohamed4101 2 жыл бұрын
Muuse handaraab Oo ka helay gabadha manager ka eheyd Hotelka 🤣🤣 Hoy Hooooooy😀😀
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 жыл бұрын
Kiii smliyo baa ikraan tahliil guri ugu xiran tahay eee kasoo sar inantaa lagu mayd garaca yoh aqalka farmaje
@abdulqaadirmohamed4101
@abdulqaadirmohamed4101 2 жыл бұрын
@@bintiburco4485 mxaa kaa galay yaasa kuu dirsaday
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 жыл бұрын
@@abdulqaadirmohamed4101 laxdii yey meshan hawiyi hii madax doda inta LA cayoh aamusi jiray ma jogoh madax wayna hayga dhiigan u shubayah adaa khaldan eee qofkii qoralka qoray ban u jawabay muuse bixi qofkii il qaldan Ku eegaah adeer gacan baan ULA tagayaah buun yohow
@abdulqaadirmohamed4101
@abdulqaadirmohamed4101 2 жыл бұрын
@@bintiburco4485 Adeer ictiraaf heli meysaan waligiinba cuqdada iska saara Ictiraaf beela
@dudechanal7768
@dudechanal7768 2 жыл бұрын
War dagdaga MD muusabixi oo ku dhaxlumay xafadkamida maraykana ciida aragtaa no ka hanagalasoo xidhiidhan.996
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 2 жыл бұрын
Zakariye Ina adeeradaada noo soo duuub😂🤣jbwto
@omarofficiall2947
@omarofficiall2947 2 жыл бұрын
Heeer muqdisho halkan majogtàan isoraca aderayaal dowlad yelana meysaan weligiin somali jska sartaa basaborka somali jska tuura
@diamonddiamond6415
@diamonddiamond6415 2 жыл бұрын
Nin iyo kaartidii aa 😁😁😂
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Ha yaabine yaabka laheshii
@aliyare3898
@aliyare3898 2 жыл бұрын
Tolkay isaaQ wlaahi ictiraaf biu ku khafiifay wlaahi anigoo nin garaxajis ah HY muuse ismacill baa leh war somali waa hal oo nuuqa naga dhaafa tolkay isaaq walaahib waan ka xishoidaa inaan sheektoba isaaq mideeda kale isaaq waxay doobayaan inay khasbaan qabiilada kale sida dhulbahante iyo smaroon ilaahow somali qalbiga bircad isu mari somali is one
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 2 жыл бұрын
cali goorahanba ciyaal baan meelhan ka baadhayay. illaa iminkana arki waayay ciyaalkan aad u sheekaynayso. in aanad isaaq ahayna eray qudha oo aad qortay ayaa kugu marqaati furay. (bircad) isaaqu burcad bay yidhaahdaan. taadan kugu raacaye ee bircad ha isu mariyo.
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH YAA IBNU HAAD INA FARMAJO EY BAADIYE KA CIYAY XOOLUHU KAMA DIDAANE SHIMBIR DHARABTU MEEL AAR FADHIYO JIIIDA KAMA DAYSEE
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 2 жыл бұрын
Sheegasho hhhh
@ASAD_108
@ASAD_108 2 жыл бұрын
Somali oo madax adkeed hadey jaahilnimo kudarsadan wa halaag
@aliyare3898
@aliyare3898 2 жыл бұрын
Tolkay isaaQ wlaahi ictiraaf biu ku khafiifay wlaahi anigoo nin garaxajis ah HY muuse ismacill baa leh war somali waa hal oo nuuqa naga dhaafa tolkay isaaq walaahib waan ka xishoidaa inaan sheektoba isaaq mideeda kale isaaq waxay doobayaan inay khasbaan qabiilada kale sida dhulbahante iyo smaroon ilaahow somali qalbiga bircad isu mari
@haberjeclo8036
@haberjeclo8036 2 жыл бұрын
Waa runta wllo ,viva garxajis, iinaga waaligen inalama aqonsanayo waayo dad isku luuqud iyo dhaqane ayan nuunahay marka isaaqoq nimankan meesha kuujira waa kadabin wlahay oo bilahay meesha dadkan masakinta aayubba lagu ciiyaraya
@haberjeclo8036
@haberjeclo8036 2 жыл бұрын
Reer burco haana ceebeyn, muse meesha business buu uutagay ee ben maa laa iidn shegaya wlahay , Somali haday isracdo aayunba wax laqabsan kaara haadikale aanigawiyo puntland iyo Somalia hooga iyo gaajada ayaynu kuujirayna
@k.m.i_______offocial1825
@k.m.i_______offocial1825 2 жыл бұрын
Ama usa 🇺🇸taga ama Israel 🇮🇱taga gobol Somalia 🇸🇴ka mid tihiin ahaani doontiin 😂😂
@onkodtv4500
@onkodtv4500 2 жыл бұрын
Anoon maaelna tagin kaa adki adigaa iyo Adeeradaba villa Somalia soo dhaaf horta Afkay idinkaga hadhay waxba ma tahid 30 Sano ayaa waxba ku qabsan waydeen Boqolka Sano ee soo socdana sida as ayaa Ahanaysaan
@aymanyare9213
@aymanyare9213 2 жыл бұрын
Ar prank kale amuusoosocdaa
@walalahasouthafrica83
@walalahasouthafrica83 2 жыл бұрын
Hiiga qiireesan usheega inuu lafcad toobin ku hayo. Somali waa mid adeer khiyaaliga nagga daaya
@abdiwelidaud7130
@abdiwelidaud7130 2 жыл бұрын
War Somali land Somalia umba aqonsiiii siiin gartaaaa moye marekaaan iyo wxklee o siiin Karo maleh
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
warbal kan eega idinba meladan kujirini majirte matayada sheegan Somsli odhan inyar moye waxay qaban xanun khatuumo Isaaqow yaa idinkuba melwalbad kujirtane matayada sheega ismarktan miya wada kujirta dhwlada dhexe somaliya jabuti iyo somali state
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 жыл бұрын
1991 soomali oo dhan ayaa lalaayay cidee doonto hanoqoto taas darteed miyaa ku go’eeysaan ama dhib kale ayaa idin heesto, ninka dhibka idiin geestay kaligii taliye ayuu ahaa cid walba dilaayay khilaafka dhaafa soomalinimadiina dhinac karaaca
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 2 жыл бұрын
Siyaaad Bare wuuu ba dhib tay allé ha u naxariiiis to 30 sano ayaaad is wada haysa taan ee maaad dowlada noqo taan waa idin ka leeen land iyo Qudhac land u wada kale bax deeen 30 gobol ka baxay oo wada dowlada sheeganaya ayaaad u kale bax deen Aabo siyaaad bare allé ha u naxariiiis to
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 2 жыл бұрын
Soomaali iyada ayaaa is cun tay is xasuuuuq day. Cid kale oo idin dishay ma jirto
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 жыл бұрын
Dowlad xoog badan oo cadaalada koofurna kama jirto waqooyina kama jiro hadii waqooyi amniga masha allah lkn dhinacyada iskumid ayaan ka nahay qabiil aa dilooday iyo faquuq dhanka qabaliyada konrurta aaba dhaanto
@nazzir_official
@nazzir_official 2 жыл бұрын
MirQaaN LanD No icitiraaf😂😂😂
@pesfaakirpes
@pesfaakirpes 2 жыл бұрын
Somaland waa gobol waa isaaq bes
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
Kir
@calimadeey7302
@calimadeey7302 2 жыл бұрын
Caqli xumadiina mareykan waa 51 maamul goboleed oo hal dowlad leh hal gobol oo ka mid ah xitaa ma gaarey saan dhan walba marka haduu wax ictiraafi karo kuwaa ayuu ictiraafi lahaa horti reer somaliland 24hrs maxaa dhiiqo lee udhax taagan tihiin ingiriis iyo mareykan iyagaa gobolo tiro badan isku haaya sidee uga rabtaan iney idiin ictiraafaan wax ma fahantiin miyaa 😁😁
@amalalia
@amalalia 2 жыл бұрын
Jaaxhliimida oo magala ah 😆
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
waxba kama jiraan waxan aybeesha reer isxaaq wado ictiraafka aan lagalatashan beelaha bariga iyo galbeedka midna
@haajiabdi7914
@haajiabdi7914 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk USA waxuu ku tagay 2milyan oo dollars 💵🤣😆😂
@alexiscarog6969
@alexiscarog6969 2 жыл бұрын
Zxb somaliand waa gobal ka tirsan somalia hal somalia Aa nagabadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maazidmaxamed1329
@maazidmaxamed1329 2 жыл бұрын
Al shabab iska xore sxb
@asadomer1967
@asadomer1967 2 жыл бұрын
AL SHABAAB ISKA XOREE HORTA
@alexiscarog6969
@alexiscarog6969 2 жыл бұрын
@@maazidmaxamed1329 zxb alshabab waa idin kookale oo la idin yiri somaliand waa wadan lkn xaqiq ayaa ah inay thy gobal ka tirsan somalia 🇸🇴
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@alexiscarog6969 aragtaye maxad odhan ma ishaad wax kaga jari afka nool itaal baranbaro
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
@@alexiscarog6969 hadaad xiniyo ledhay somaliland kalay oo ka dhex dhe jilicsanyhy🖕🖕
@mowarsame5513
@mowarsame5513 2 жыл бұрын
Somaliland waa gobol yar ooo punt land ka go.ay. Maalin dhow dani baaa xoog idinku qabsanayaaaaaaaaaaaa........😁😁😁😁😁 SOMALILAND.....anagu marabno.hadaa nhy reer somalia
@radwanhamoud7579
@radwanhamoud7579 2 жыл бұрын
Beenaale ma isaaq baa dowlad ah samalia waa mid
@Therightoselfdetermination
@Therightoselfdetermination 2 жыл бұрын
Beenaale faqash
@dab_jacayl....lyrics8998
@dab_jacayl....lyrics8998 2 жыл бұрын
KHATUMO INTAD KU NAXSAN TIHIN IDINKUBA WADINKA FARMAJO BARYAYA EE XAMAR BUUXA IDOOROW KEP YOUR MIND
@ahmedaliomar1729
@ahmedaliomar1729 2 жыл бұрын
Weycabsanayan dadkan
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Yaan been la isku sheegin passport soomaali ayuu ku dhoofay muuse markaasaad aaminsantihiin inuu USA pasport ku dhoofay waar caqligu ha shaqeeyo
@waterofficial251
@waterofficial251 2 жыл бұрын
Somali land Xagee Weyeee
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 2 жыл бұрын
Waa kii hooyada
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
War hanagu walanine mida kale ma ogtihin in Farmajo yahay reer khatumo ukudhashay gobolka sool siiba degmada Taalex
@funnypoi3827
@funnypoi3827 2 жыл бұрын
Somaliland waa Gobol ka tirsan Somalia 🇸🇴🇸🇴 💪
@warzameabdi5619
@warzameabdi5619 2 жыл бұрын
Ku dhiso niyada taas
EKSKLYUZIV: Asliddin Kamol Dubaydagi hibs, DXX va Otabek Umarov haqida
38:12
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 343 М.
XASUUQII BURCO 1984 KII | Taxanaha Somali Waa Walaalo | Q2aad
7:42
Arabsiyo News
Рет қаралды 211 М.
Deg Deg reer burco iyo somaliland airline maxaa kala qabsaday🤣🤣
10:29
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Safar burco to gobolka daad madheedh ee oodwayne nalasoco
15:12
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24