ALLAH yarxam Ilma aad adigu tarbiyayn waysay cid kale tarbiyan mayso
@saidsahal66254 ай бұрын
ILAHAY ha u naxariisto wiilkoda samir iyo iiman haka siiyo inshaa Allah
@IbiEntertainment4 ай бұрын
Walaalayaal fartaa ii taagan oo shaki kale ayaan qabaa walahi 👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼 Sidaan arko aniga wiilkaas Allaha u naxariisto waxaa dilay qolo doonaysa inay Madrasadaas magac’dil u iyo sumcad xumi in lagu sameeyo walahi waana kolay gaalada Mashruucyada u samaystay in Somalida aan dhaqanka loo fiicnayn waana in la’baadhaa oo waliba la’eegaa hadii horay ay dhacdo xun uga dhacday meeshaas yaan baadhay dhacdadaas kadhacay meeshaas sidoo kale ayaa macalimiinta iyo ardayda ku soo biiray schoolkaas oo ku cusub madrasada siiba qof kayimid Scandinavianka iyagaa mashruucyada Somalia lagu dhaqan rogayo loo xilsaaray oo Yuhuuda iyo CIIA ayaa xilsaartay kharash fara badanna lagu bixiyaa walahi waa in laga digtoonaadaa oo canerooyinka dib loo eegaa ayaana maalintaa cusbaa oo yimid booqasho sidoo kale waalidka wadankay kayimaadeen caafimaadka dalkaas wiilka ay ka hayaan hala’keeno oo buuxa waa qasab haduu maskaxiyan caafimaad qabay yaana dhakhtar u ahaa maskaxiyan dalkuu kayimid walahi aniguse waxaan u arkaa in shirqool uu jiro walahi 🙏🏼🙏🏼 InshaAllah ilaahay ceebtooda dibaduu soo dhigi cidii ka’dambaysaba bi’idnillah kariim kana filo Oromada luqadda baratay inay ka dambeeyaan ee khiyaamada Somali nagu dhexwada iyagoo Somali iska dhigaya iyo qaa’iladeena Somali sheeganaya si ay noo khiyaameeyaan walahi shicibow foojignaada oo indhiina fura InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Inasuldan12354 ай бұрын
Ilahay aabahaas qalbiga ha u qaboojiyo aamiin
@asiamohamudegal83294 ай бұрын
Haye waa saaray
@IbiEntertainment4 ай бұрын
Walaalayaal fartaa ii taagan oo shaki kale ayaan qabaa walahi 👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼 Sidaan arko aniga wiilkaas Allaha u naxariisto waxaa dilay qolo doonaysa inay Madrasadaas magac’dil u iyo sumcad xumi in lagu sameeyo walahi waana kolay gaalada Mashruucyada u samaystay in Somalida aan dhaqanka loo fiicnayn waana in la’baadhaa oo waliba la’eegaa hadii horay ay dhacdo xun uga dhacday meeshaas yaan baadhay dhacdadaas kadhacay meeshaas sidoo kale ayaa macalimiinta iyo ardayda ku soo biiray schoolkaas oo ku cusub madrasada siiba qof kayimid Scandinavianka iyagaa mashruucyada Somalia lagu dhaqan rogayo loo xilsaaray oo Yuhuuda iyo CIIA ayaa xilsaartay kharash fara badanna lagu bixiyaa walahi waa in laga digtoonaadaa oo canerooyinka dib loo eegaa ayaana maalintaa cusbaa oo yimid booqasho sidoo kale waalidka wadankay kayimaadeen caafimaadka dalkaas wiilka ay ka hayaan hala’keeno oo buuxa waa qasab haduu maskaxiyan caafimaad qabay yaana dhakhtar u ahaa maskaxiyan dalkuu kayimid walahi aniguse waxaan u arkaa in shirqool uu jiro walahi 🙏🏼🙏🏼 InshaAllah ilaahay ceebtooda dibaduu soo dhigi cidii ka’dambaysaba bi’idnillah kariim kana filo Oromada luqadda baratay inay ka dambeeyaan ee khiyaamada Somali nagu dhexwada iyagoo Somali iska dhigaya iyo qaa’iladeena Somali sheeganaya si ay noo khiyaameeyaan walahi shicibow foojignaada oo indhiina fura InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Allaha u naxa riisto anaban allaha qal biga allaha u qaboojiyo
@kowsaralihassan76744 ай бұрын
Ale ha u naxariisto
@AiSenussi4 ай бұрын
Wan ka xumahay Somali jidka xalka umaroyo manta 😢 🎥 mela laheen ilmihina ha geynina
@DeeqoTaqal334 ай бұрын
Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢
@ayanbadan88324 ай бұрын
Mashaaa Allaaah hore usoco habooo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoAbdi-b5j4 ай бұрын
Waan kuu saaray ee Illaahay wax khayr leh ha kaala kulmiyo.
@ubahmalin47362 ай бұрын
Masha Allah
@maxamedshideeye89934 ай бұрын
Waan kuu saaray like
@susmongraal98344 ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha ku barkeeyo
@MohamedMohamed-ny9rr4 ай бұрын
wa calaykum salaam akhi
@hudhudmedia14464 ай бұрын
Mkkkkkkklk walahay waan qoslay waan kuusaray sxb
@sahraabukar91054 ай бұрын
Mansha alah hoya ma can ilhay aya ku kalmaynayo sida raxmada leh wanag
@AlfiaAmiin4 ай бұрын
Insha Allah
@fiidowmrk4 ай бұрын
Keep going my family maxamed my sister caasha
@somalisijuichannel38964 ай бұрын
Qofki diley Allahu aclam, lama dihi karo ilmaha daqan celis aa lagu dila
@fartuunmohamed10624 ай бұрын
Waaridka Allah ha fahansiiyo tarbiyada caruurtooda aamiin war soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee caruurtiina bahalada yaan loo dhiibin ee qandaraas ku soo qaatey leynta caruurta soomaaliyeed
@hamdimohammed90944 ай бұрын
WAA GANACSATO TUUGAA
@MaryamaAli-cj1ne4 ай бұрын
Waa mahadsan tahay caaisha lifestyle
@BadelFaraholad4 ай бұрын
Waan kuusaaray liketa bro
@ShamsoMohamed-d2q4 ай бұрын
Asc waan kuu saaray
@daimondumuanas86224 ай бұрын
Allah ha u naxariisto dadka mesha jooga hala wado xiro farah ruuxa dilay halaga baaro dilaaga
@saidmuktar4 ай бұрын
Ilahay haa idiin gargaro
@SSS787814 ай бұрын
WAXA MESHA JOOGO IDIL HA LA XIRO..HANA LA BAARO FARAHOODA WANA LA HELAYA CIDA CEEJISAY FARAHIISA....WIILKA DHINTAY ALLAHA U NAXARIISTO
@Awliyo3344yo4 ай бұрын
NAIROBI MEEL FAQASH KHARIBTAYYYY.
@muniraahmed70314 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin yarabi
@khadraali83734 ай бұрын
ilmaha masakiinta markaste meelahaas wa way sheegaan caruurtu ee yaan ilmaha lugudhibin illahow hanagageyn
@MohamednuurYussuf4 ай бұрын
Intaad naga codsatayba waan kuu sameeyay sxb
@suadaadan12824 ай бұрын
Somali Mohammed! Cunug athigi dashe keriweyde sitheba Ugu geysa I'd an wahbe ugalin, walalo ilmaha hadin tarbiyeyni Karin ifka hakenin ee family planing qata.
@HibaaqAinache4 ай бұрын
KEEP GOING MAANSHAALLAH ❤❤❤
@simbamkali19284 ай бұрын
Walalou Just do Your nice work -Let those bad people Say what They want --Good Job Walalkey 👍👍
@AmSlm-q9e4 ай бұрын
Like ta waankuu saarey sxb. I know pleasing everyone is daunting task but Keep up the good work bro.
@hanimohamud99174 ай бұрын
Hory usocda guuleyso
@Saciidodinix4 ай бұрын
Alahuakkar
@safiawarsame85984 ай бұрын
Good job!
@Awliyo3344yo4 ай бұрын
KENYAATIGU SOMALIDA NAIROBI HAKA SARAAANN.
@KoosAwad4 ай бұрын
Subaxanlaha
@HawaA-w9g4 ай бұрын
Meesha magaceed
@mohamedolow97944 ай бұрын
Waan kuu saare LIKE
@CabdifitaaxMaxamed-v6p4 ай бұрын
Cup gown my brother 🤞
@mamacalimamacali88754 ай бұрын
Waad qaldantahay
@bashirabdikarim26214 ай бұрын
Keep going
@nimcodhuuke10474 ай бұрын
scw
@luqmaan7534 ай бұрын
Markasta like waa kuu saara sxb
@susanhassan35244 ай бұрын
Wanku saray wl anigo jooga usa❤❤❤
@AbdirahmanAli-u9i4 ай бұрын
Hhhh anba America joga adiga xagee jogta
@aidenhadd25204 ай бұрын
Masha allahw❤🎉
@mahadhassan97574 ай бұрын
Meshaso kale inn caruur la geeyo waa qalad
@isiri.28354 ай бұрын
WAA MEEL.AY XALANE KA.XUKUMAAN
@batulasmail82614 ай бұрын
Dad waaweyn oo waalidkood Ka quustay ayey qabanayaan halis ayey isgalinayaan.
@Xaba3374 ай бұрын
Maanta ayaa iigu horaysay inaan furo boggaada. Wixii aan ku nacay bogag badan ayaan hadana adiga kaalakulmay. Tuugsi, calaacal iyo illin beena oo ka horaysa akhbaarta bugga la soo saaray wejiga hore ee warka.
WAR HEEDHE WAR BAAD MADAXA NAGU DAALISAY WAXBA KAAMA FAHMIN ADIGA IYO KUWA MEESHA HA HADLAYA XAGEE WIILKU KU DHINTAN WADANKEE KU DHINTAY ILEYN KENYABA DHAQAN CELIN WAA LOO KEENAA CARUURAHA QURBAHEE KUWA BADAN OON AQAAN BAA KENYA HADADAAN CARUURTIDII AMERIKA IYO YURUBA KASOO KAXEEYEENE
@LeiloHassan4 ай бұрын
Wakaxumahay
@AmSlm-q9e4 ай бұрын
Wiilka meesha lageeyey u kudhintey waa intee? Meesha magaceed?? Aan iska ilaalinee.
Kkkk warka ha fiicnaado ama ha xumaado anaga ayuu cashar nooyahay walaal.
@JowharoSharif4 ай бұрын
@@AmSlm-q9e kkkkk casharka hala qaato
@mogadisho24tv504 ай бұрын
Keep going bro
@fatimamudey14344 ай бұрын
Shukran😂
@saidsahal66254 ай бұрын
Asc walaalken waad mudantahay waligay ma hilmaamin like 👍 you welcome your bro SOOMAALIYA HANOOLAATO inshaa Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@sahrakoow2884 ай бұрын
Waa run ku soo qor under 18 ma dawan karaan waxa is dilayaayo waa war xun.
@isiri.28354 ай бұрын
DHAQAN DUMUS.BAY WADAAN DHAQANKIIN BA
@dekoarte77884 ай бұрын
Aniga waan kusarey
@FaisalAbdiBaaruud4 ай бұрын
Sxb aad baad u hadal badantahay,
@dadaalintaaadcaafimaadqabt22054 ай бұрын
Wcs wr wb
@isiri.28354 ай бұрын
DHAADHAAMO.ARXAN AAN LAHAYN BAAMMID LA MIDA UGEEYA MEELO GAALOMMAAL.GALISO WEEYO YAAMSIIYA LACAGAHA.BADAN OO AY MEELAHA.KU.FIRTAAN WAA DAD AAN ARCAN LAHAYN
@user-Aweyskaambo4 ай бұрын
Dhaqan toosin tee ugu fiicna aan maqlay ar yaa ani igeeyo meeshaas
@wiilosaeed61594 ай бұрын
Asc laasum waainaadfahansantahay
@joofcftah89344 ай бұрын
Naxdin cabsi qof la dhacay tuug afduub dhibaato hoog iyo ba kaliya miyaad noo sheegtaa.ina adeer teenii maa nahaysee war fiican mar mar noo keen
@dalmardeko88734 ай бұрын
meesha magaceed magaaladana waa xagee ? maa lasheego !!!
@luqmaan7534 ай бұрын
Meesha lagu ceeji wiilka halkey kutalla Goobta dhaqan celinta magaceed
@somalicookingculture40144 ай бұрын
Liked
@muktaraden25624 ай бұрын
Asc
@habiboanshur99894 ай бұрын
Wa ka weynahy 18😅
@JacfarNur4 ай бұрын
Isku faac nahnay sowmaha 🤣🤣
@JacfarNur4 ай бұрын
Isku faac nahnay sowmaha 🤣🤣🤣
@CabdifitaaxMaxamed-v6p4 ай бұрын
Subxanallah
@somalicookingculture40144 ай бұрын
❤❤🎉🎉😂😂
@simaasma30954 ай бұрын
Mahad sanid❤
@mammamacanali67654 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@emeryfinanceinc97524 ай бұрын
Warka horey ugali, waqti mahayno
@keyfmahmud52914 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@biyondafamilybiyondabeela47184 ай бұрын
Asc wr wb wlal want ku satay like 👍
@nazzahmad33864 ай бұрын
Like 👍
@abdijama13004 ай бұрын
Dadka caruurta loogaynayo,waxa haboon in labaadho inay yihiin dad caruurta lagu aaminkaro. Waxaan layaabay qof wayn oo ladoonayo in layidhaahdo waa la dhaqan toosinayaa? Waa nooc waali ah . Qofka caruurta loogaynaayo muxuu yahay,waa meel noocee ah.