REER WADANI SIDAN WAA KHALAD NAJMA NASHAAD KA XISHOODA

  Рет қаралды 36,425

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 315
@IAM-x5s
@IAM-x5s 4 күн бұрын
Najma nashaad waa lama taabtaan aniga oo ah habar awal
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂 DIDIBSO Waa Dib u Joogso ama Dib u Fadhiiso Waridaad tv Weligeen kulmiye yaynu nahay
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 4 күн бұрын
Islaan tay xalay baan arkay wan layaabay Allah haku hadeeyo ayeeyo.
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 4 күн бұрын
@@nimcohirsi2878 mansha allah waadna fahansiisay mahadssnid
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f 4 күн бұрын
Masha Allah waridaad geesi baad tahayi ee hooyo naa waxan ku lee yahayi daakan waa wadaa dakaagi kii guulaystay iyo kii kalee baa waxan naa waa lago wareera oo midiyaa ayaa la yidhaada😢😢😢😢❤🎉
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 4 күн бұрын
Waridaad Allah ha ku daayo guul Somaliland ❤❤❤❤
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 3 күн бұрын
For ever Kulmiye
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 4 күн бұрын
ASC we can all disagree in a respectful manner, thank you Waridaad. May Allah Swt protect you.
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 күн бұрын
Reer wadani fulaysana goormay xata islamihi ayay soo adeegsaden qosol badana astaqfurullah 😂😂😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 күн бұрын
M.allaah waridaad Tv geesi qaran jiro joog cadow ciile
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 күн бұрын
Didibso waa jooji hawlaha weeyi Hooyo laakiin anigoo awala ma icaaayaysaa madaxaad noosaarantay marwalba ❤❤❤
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 3 күн бұрын
Viva Najama Nashad
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 күн бұрын
WARIDAAD WAA Hayley QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤KULMIYE FOR LIFE
@dulmar9139
@dulmar9139 3 күн бұрын
Reerkan xanuun sanaya ma caydii odayaa shooda iyo caydii dhalinyar tooda ayaa kufilaan waday oo hada islasmihii baywadaa😂😂 Hooyo macaan waykusoo lug gooyeen🥺🥺
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal 4 күн бұрын
Masha Allah mamadu way iga qoslisay waridaadow didibso waxay ujeeda macnaha dib u joogso ma aayar joog waa iska waano hoyo❤❤
@Hooda36
@Hooda36 3 күн бұрын
Masha'Allaah❤ Waridaadtv gob baad tahay Allah haku xiftiyo guul iyo gobanimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@munajama9563
@munajama9563 4 күн бұрын
Marsha.allah❤🎉 geesi qaraan waan ku salaam yah waxay tidhiy momdu diidibso
@Opporeno-vz5tw
@Opporeno-vz5tw 3 күн бұрын
mansha Allah waridaad TV caqliga ha waayin wll caqliga ayaan kugu jecelahay
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 4 күн бұрын
Manshaa ALLAH kulmiye Forever ❤
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 3 күн бұрын
Hoyo yaa kugu soo diray Hoyo been bay kuu shegene war idaad waa wadaad ❤
@sahraahmed6753
@sahraahmed6753 2 күн бұрын
Wardad kumay cayin xajiyadu.. ee diidiibso waa xiishood oo cayda jooji…❤
@TheLedon1
@TheLedon1 3 күн бұрын
It is somali language my mom “ALLAH forgive her sole amin “used to say it to me when I go against her wills and she gets upset like this lovely women but doesn’t won’t to say bad words then she says “DIDIBSO calling my name and say DIDIBSO “
@mohajam4382
@mohajam4382 3 күн бұрын
Wali Kulmiye ayaan ahay
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f 4 күн бұрын
Waridaad waa niin geesi yaa weyaan sidaa omadakale baa oga hadlayiso ayuu oga hadlaa waxan naa miidiya aha ee reer S.land waa miid ee hooyo inaanka kada hadalada xanafta lee😢😢😢😢❤❤❤
@ZahraJamacCarte
@ZahraJamacCarte 3 күн бұрын
Waridad guul gobanimo❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 күн бұрын
ayeeyadan waxa soo adegsaday qaar doonaya inay ku dhiiqeeyaan wayna ka fashilantahay ha u joojin inaad maqal ka soo qaad walahay wa duliyin kuwa ayayda inta leeg aan aqoon baraha bulshada ka soo diraya subaxan allah qiyamahi baa soo dhowady dadki way xumaden
@mohamedmuze412
@mohamedmuze412 3 күн бұрын
WAA BASARSO OO NAGADAA MUCAARIDADA KU LAYLKEEDA HOOYO HOOOYO DANBI GAAGA ALLEH HA DHAAFO JANATUL FARDAWSA ILLAHAY HA KU CASUUMO INTA DHIMATAY INTA NOOLNA CAAFIMAAD SAREECANA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashe3051
@bashe3051 4 күн бұрын
Meaning of words of this respectable grandmother talking in your clip is simple: didibso waa dib ujoogso. Marka owrta 🐫 la dabrawo ayaa layidhahda " didibso". This is my only simple explanation...
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 күн бұрын
MashaAllah guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sumayaCabdilaahi-k6n
@sumayaCabdilaahi-k6n 2 күн бұрын
Masha allaay geesi hooyo jecel wan kugutageray sidaad hôyo u sodhaweeysay❤
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 3 күн бұрын
Salam dumashi, didibso wa is uruuri ama dib u joogso o yare hadaladaada. Allah yacisak. Kulmiyeeynu nahay o principle ama mabda ku raacnay. Hooyadu kumay caayin e dib u joogso o Wadani ha ku fogaan bay u jeeda.
@Iiiiiiiiiiiva
@Iiiiiiiiiiiva 4 күн бұрын
Waridaad nooloow adeer ❤
@rahmaomar651
@rahmaomar651 4 күн бұрын
Xishoo bay ka dhiganthaya... I remember my grandma RIP, She used this word a lot.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 күн бұрын
Didibso waa ishagaaji oo laga soo dheegtey marka awrka la dabraayo
@MarwoDheyman25
@MarwoDheyman25 3 күн бұрын
Macha allah❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 күн бұрын
Islaantu hada habarwal tahay waanku caayi lahaabey kawada waridadow geesibate horow soco❤❤
@madoweynchannel6625
@madoweynchannel6625 3 күн бұрын
Waridaad waxaad tahey Qof Comedian ah , Nin Adeyg Noolow Wll, M.Hargeisa ayaan kaa soo salaamayaa wll.,thank you
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 4 күн бұрын
Maxaa kaa soo galaye isalaanta waxaa lagu nacaya runta waxay rabaan inaye maaliba kalara noqoto ❤durayada xalaala tahaye❤❤❤
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 күн бұрын
Anuu waxaan la yaabay in wax laga sheegaba ma rabaan hal kelmad oo la yidhaa dulqaad uma laha reerku ilaa waayeeladaa sariiraha kasoo kacaya
@najaxhidosanrooble795
@najaxhidosanrooble795 4 күн бұрын
Waxaan aaminsanay xatal aana in aan aaminsanay mabdii aan hore ugu raacay ilaa iyo markii aan garaadsaday een siyaasada ku la hana qaaday Waxaan la afkaar ahaa siyaasiyiinti kulmiye u kala dambeeyay
@hiddowacan811
@hiddowacan811 3 күн бұрын
Ana kula mid ahay😅😅😅🎉🎉🎉❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 күн бұрын
Didibso waa marka awrka la dabraayo ama la dhuuxiyeynaayo
@najaxhidosanrooble795
@najaxhidosanrooble795 4 күн бұрын
Walaahi bilaahi tolaahi sidaan ku adkaysanayey ayuu yidhi wllkay war idaadna
@HasanMuhumed-f1r
@HasanMuhumed-f1r Күн бұрын
GEESI GIISI DHALAY HOOYO DA NIN BAY DHASHAY WAD KU ADKAYSATAY natiijadadi waxad tidhi kulmiyaan ahay kulmiyan ahay Guleyso abidkaa hooyo 🎉😊😊
@SiciidabdirahmanSiciidabdirahm
@SiciidabdirahmanSiciidabdirahm 2 күн бұрын
nin rageed si wcn loo tarbiyeyay ❤🎉
@cabdiqaadirismacil6453
@cabdiqaadirismacil6453 4 күн бұрын
Maan sha Allaah waridaad
@nuraahmed2314
@nuraahmed2314 3 күн бұрын
Wardaad tv❤❤❤❤ Guulayso Eedo ❤❤❤❤
@YasinAdan-jm4bf
@YasinAdan-jm4bf 4 күн бұрын
Do you want to be sucessfull in life then respect and take care of your mother
@Ismail-io4ho
@Ismail-io4ho 4 күн бұрын
Guul somaliland iyo kulmiye iyo waridaad guuul
@SamaDeri
@SamaDeri 4 күн бұрын
Masha Allah nin rageed.
@AsmaAbdilaahi-pb3fx
@AsmaAbdilaahi-pb3fx 4 күн бұрын
Asc waridaad wllky halke kala so xidhidho wlo arin Ayan ku haya wlo🙏🙏🙏🙏
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 3 күн бұрын
Anigu Reer kulmiye ayaan ahay kuligeen kulmiyaan nehee Kulmiye uguridaa guul iyo gobanimo Adiga iyo Somaliland geesi geesi dhalay noolow cadawgaa hajabo
@TheLedon1
@TheLedon1 3 күн бұрын
Didibso means think twice or take your step slowly Esku firso or agta Daji Or quyer slowly or esdaji!!!!!
@NimcoMawliid-y1o
@NimcoMawliid-y1o 4 күн бұрын
Waa edep Same
@subairmohamed6045
@subairmohamed6045 3 күн бұрын
Ayeeyo ka xishoo nio waridaa ixtiraab ❤
@MulxMaydMM
@MulxMaydMM 3 күн бұрын
VIVA KULMIYE❤❤❤ WARIDAAD GEESI GEESI DHALEY
@liibancartan8591
@liibancartan8591 4 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 күн бұрын
Wadani muddo 7sanno ah ayaa waxay doonaan sameeyey oo weliba jabhado sameeyey durba iyagoo oo aan xilkii la wareegin cabaada bilaabay waar laysma gaadhin
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 күн бұрын
Didibso, means [ stop publicity] ok thanks waridaad tv for your respect mothers ❤❤❤❤❤❤❤ Long live somaliland Insha allaah markastaba ❤❤❤❤🎉 ✌ and love ✌ ❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 3 күн бұрын
Subxanalaa subxanalaa. Hoyo qabyaladi qadatay hoyo ducayso
@Khadracismaan-t6n
@Khadracismaan-t6n 3 күн бұрын
Wll guulayso wariidaad
@hiddowacan811
@hiddowacan811 3 күн бұрын
Didibso waxay kawadaa dib ufadhiiso 😅😅😅
@FarxaanFaaraxMuuse-x2b
@FarxaanFaaraxMuuse-x2b 3 күн бұрын
Didibso = edebso weeyi Waa sidaan annagu unaqaanno. Waridaad guul iyo gobanimo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 күн бұрын
dowlad diciifa iyo qoodhe diciif ah midna fayido malaha !!!!!!!! from saylac city sunti gashaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@umishraq
@umishraq 4 күн бұрын
Mansha Allah geesi qaran Amiin dibso waa dib ujoogso hooyada alla haxifdiyo Somaliland
@Laleyis.Youtub.channale
@Laleyis.Youtub.channale 4 күн бұрын
didibso waxaa la yidhahdaa Awurka marka la dabraayo
@Laleyis.Youtub.channale
@Laleyis.Youtub.channale 4 күн бұрын
6:12
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 3 күн бұрын
Didibso waa joogso❤
@ZY-19-MRSOMLAND
@ZY-19-MRSOMLAND 3 күн бұрын
Noolow waridaad Libaax noolow Jiro joog 🎉❤🎉
@JawahirAbdi-c4q
@JawahirAbdi-c4q 3 күн бұрын
Waridad tv ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 3 күн бұрын
Didibso waa joog
@NIMCOAadan-k9e
@NIMCOAadan-k9e 4 күн бұрын
Kkk didibso waa joogso wllo waa dadkii hore
@nuuramuhumed4358
@nuuramuhumed4358 2 күн бұрын
Didibso waa dib ujoogso ururkad kusocotay iyo ciro maamadu waykaxumaatay
@hamzamahamoud1190
@hamzamahamoud1190 2 күн бұрын
Kkkkkk waridaado ma waxag garan wayday didib so waxa weeye dib u fadhiso
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 күн бұрын
Waridaad waxaad tahay nin qaranka u taagan. Nin caqli badan oo kun oday ka caqli badan Masha Allah Please xusbi ha sheegan!ilaa wadanka la aqoonsanaayo oo dimiquradiyadeenu adkaanayso oo aynu qabyalada hoos u dhigeyno aynu wada muxaafid noqono iyadoo aan in xukuumada la saxo laga tegeyn. Guul Somaliland 💚🤍❤️
@JawahirAbdi-c4q
@JawahirAbdi-c4q 3 күн бұрын
Geesiga qaranka somalilland❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudiBinzacad
@MaxamuudiBinzacad 2 күн бұрын
Edebso edebso ayay ku leday
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 күн бұрын
Mahadsanid cid hacaayin lkn dalkeena waxa dhaawac ku ah haka aamusin difaaca dalkaaga habeen iyo dharaar utaagnow cidna ha ujoojin cidna si shaqsiya ha ucaayin guulayso guulayso halyay qaranbaad tahay
@mohamedabdiriixo3468
@mohamedabdiriixo3468 3 күн бұрын
Qalbi wanaaga laakiin waad u dhalatay mid aad iska yeelyeelayso maaha waan kugu raacsanay sidaad hooyadaa waayeelka ah ugu jawaabtay ceebna may samayn waxna may dhimin waxna may dhaafin hadal waayeel ayay ku tidhiye qalbiyada dadka dhowr markaad faalo soo daynayso aad isaga baandhee aaqiir iyo kabiirba mucaarid iyo muxaafidba warkaaga biyo la aan halagu liqo yacni wax ka degi kara hunguri ruux kasta ha noqdo sxb wabilaahi tawfiiq
@rodahashinur
@rodahashinur 4 күн бұрын
Sax waa inaad go aan yeelataa anigu 2010baan kulmiye raacay ila dhacay oo baasay wanaan ku faraxsanahay kulmiye waxaan ku jeclaaday waa ragii dalka noo xoreeyay ilaa hadana xag jir kulmiye ah baan ahabayaa
@Khadracismaan-t6n
@Khadracismaan-t6n 3 күн бұрын
Aanna kuu sheegaya waa sidan( didibso) waa xishoo bay ka dhigantay waa afsoomili. Yadii hore la isticmaalijiray wakhtiyadii hore war idaad guulayso
@AbdinaasirMohamed-e7c
@AbdinaasirMohamed-e7c 4 күн бұрын
mshaa allaah thnks waridadd tv waa in aan waalidka la caayin hadiiba uu kaa wayn yahayba xitaa haduu ku soo caayo
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 3 күн бұрын
Waridaadoow runta lagu gu nacayaa muwadin mujahida somaliland ku suntan bad tahay haw joojine halka kawad
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 3 күн бұрын
guul waridaad
@AxmedMaxamuud-l5o
@AxmedMaxamuud-l5o 3 күн бұрын
Curada qaranka haloo camiro magacaana anaa ugu wanqalay
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 3 күн бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤kulmiye ❣️❣️❣️🙏🙏🙏🙏🙏☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍😍♥️
@sucadsharbaale244
@sucadsharbaale244 4 күн бұрын
Ana ku sheegan waa matalan dub u fadhiiso ama jooji waxa aad wado( didibso) masha cay
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 4 күн бұрын
Waa runtaa zxb waa dib ufadhiiso ama jooji wxaad wado
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 3 күн бұрын
Viva Najma Najaad
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 4 күн бұрын
Asc waridaad waxay ku tidhi adigo waxad tahadey habar j marka ayeeyo Mac waxay hasata habar Awal maxay nago haysat
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 3 күн бұрын
😂😂😂Wadani wey waasheen inaadeer kklkkkk
@qaybdiidqaybdiid7299
@qaybdiidqaybdiid7299 3 күн бұрын
Maaha cay ee qunyar soco micnokale xeeldheera waaleedahay
@Xariir-p8d
@Xariir-p8d 3 күн бұрын
Didibso waxaa lagu dhahaa awrka marka la seetaynayo alyacni waa joogso ama istag 😂 From qorilugudonline
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 күн бұрын
najma nashaad wa kaaah waana tagerayna arooskeed iamatinkeda waxwalaba ha guulaysto ilahayna khayr ka siiyo arooskeeda iyo guusheen ameen inta xuna ciil ha u dhintan ceelamasarka maxay inanyar guursnaysa kenay in lagu eedeeyo waali baan u aqanaa iyo dad aan wadaniyin ahayn lakiin been shegaya oo iska dhigaya dad ciro la jira wa kuwii barah bulshada ka cayi jiray dadka ee islaha ciro yaanu guulaysan sida babaulahai mowlaidi alcadala iyo qar kale ii badan
@SaadMohamad-tp3od
@SaadMohamad-tp3od 3 күн бұрын
Ascw waxaytahay Didi so waa edebyelo
@ismailhagisaeedabdi
@ismailhagisaeedabdi 3 күн бұрын
Waridaad waa nin qaaliya noolow horuu soco habar baa iska hawhawlee
@AxmedMaxamuud-l5o
@AxmedMaxamuud-l5o 3 күн бұрын
Kursi caashaqmoye caqlikale mahaysan
@ZY-19-MRSOMLAND
@ZY-19-MRSOMLAND 3 күн бұрын
Kulmiye kulmiye🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdiqaniaadan7383
@cabdiqaniaadan7383 3 күн бұрын
Maya sxb wali is maynaan dhiibin ee jaanis keena mucaarad ayaynu sugaynaaa waliba waxaynu noqon doonaa mucaarad wax dhisa sxb
@zuhurali5477
@zuhurali5477 4 күн бұрын
A/c waxaa laguu sheegay isgaabi oo iskale raab 3xusbi waa reer sheekh isaxaq ee dhax ka noqo ciro waad ku yare dharsaaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 күн бұрын
muse bixi Awal ma ahayne bisha 12 dicember ayuu noqonahaa oo kolku madaxwaynenimada ka dago ayaanu magtii aanu awal hore u sinay dhamaanaysaa oo dib abar awal u noqonayaa ama sacad muse suber❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac besha cise wayne
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 4 күн бұрын
Faqashtaa tidhaahda Somaliwayn jareer wayne Reer somaliland wayne uma isticmaalaan wax badan wayn waxan u istimaalaa wax keliya nin wayn inan wayn guri way gaadhiway waqash baad adigu tahay
@NimcoXaashi-d4d
@NimcoXaashi-d4d 3 күн бұрын
Waridaad TV geesi waa runtii oo qofa 😂😂😂😂😂reer kulmiye salaan sare 💚🤍♥️👍
@maxamedsomali4k
@maxamedsomali4k 4 күн бұрын
Anigu kaah ayaan ahey,adiguna m/abakor kulmiye tahay waa caadi
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 күн бұрын
Qofka wayn waajib ma ka saaraan inu anshaxa iyo akhlaaqda diintu ina faraso ilaaliyo?. dhalintii ma ku dayan kartaa hadii laga aamuso?
@aminajama6852
@aminajama6852 3 күн бұрын
Waridaadow didibso waa is uruuri oo tudh uun wall ala khayr hakusiiyee qof hooyada qiimeheeda garanaya ayad tahay
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 67 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
MAAYAR MOOGE TUUG XILKA QAADIS IYO XADHIG DEG DEG
9:46
waridaad TV
Рет қаралды 55 М.
WAR DAGDEG AH..............
17:17
Calan tv CTV
Рет қаралды 20 М.