No video

Reerka anigaa saaka gabar u ah🥰

  Рет қаралды 361,603

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

Күн бұрын

Instagram dhaqankaaba
www.instagram.... 👈
Facebook pege dhaqankaaba👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba👈
Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca sigoo dhamaystiran
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar Channalkaan
• aamusnaan 👈

Пікірлер: 1 100
@aadandhuux2207
@aadandhuux2207 3 жыл бұрын
Mansha Allah Dhaqankiyo hidaha dhawrtayoo Dheeliga u diiday Dhabta iyo runtiibaad dhamays noogu soo tebine Dhamayseey halkaa nooga hay waad na dhiiridaye Dhaqankaaba
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 жыл бұрын
Mnsh Allh wa gabdh fcn
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 3 жыл бұрын
Masha Allah waa qof aad u qaali ah
@fatmahassan2920
@fatmahassan2920 3 жыл бұрын
Mansha alah mahadsanid abayo
@cilmiyasiidow2572
@cilmiyasiidow2572 3 жыл бұрын
@@fatmahassan2920 m
@maryammoh3029
@maryammoh3029 3 жыл бұрын
Higaadin maaha ee higaagayaa dheh hadeynan kala duwaneyn gobalada 😍😍😍😍
@mustafkhaan4751
@mustafkhaan4751 3 жыл бұрын
Team dhaqankaabo like dhac ku siya
@Peysoney
@Peysoney 3 жыл бұрын
Kkkk okej 👌
@aslihassan408
@aslihassan408 3 жыл бұрын
M.a
@aslihassan408
@aslihassan408 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@abdifitaxdahir4888
@abdifitaxdahir4888 3 жыл бұрын
WCS howsha Guriga mahan mid sahlan meeqo hool ayey iku garab wadan gabdho hena iyo hooyinka Allah xifthiyo guleysta🥰🥰
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 3 жыл бұрын
Aamiin walal wanaagsan
@stephencurry9300
@stephencurry9300 3 жыл бұрын
Aamiin
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 3 жыл бұрын
Aamiin saaxiib aamiin!
@sahradiiriye5451
@sahradiiriye5451 3 жыл бұрын
@@stephencurry9300 tu
@saamiyamahad2227
@saamiyamahad2227 3 жыл бұрын
Guuleyso wll
@SY.KAYSE.
@SY.KAYSE. 3 жыл бұрын
Ismuujiya Ree OGAANSHO😎😎
@sowdonur6065
@sowdonur6065 3 жыл бұрын
Anigu ogaansho hortìs aan joogay
@shiineculayshiine6856
@shiineculayshiine6856 3 жыл бұрын
@@sowdonur6065 m.a
@salmamaxammed7436
@salmamaxammed7436 3 жыл бұрын
Haye
@yaayacade1942
@yaayacade1942 3 жыл бұрын
Shaki kuma jiro
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Kayse official Bro Anigaaba kamid ah reer OGAANSHO
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
Shaaahaas aad ayaa jeclahay runti waan u xiisay badiyahii jowhar❤️ reer jowhar is muujiya
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 3 жыл бұрын
Joowhar wan maqlaa un ma arkin wana ku saaray like 🥰
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
@@fiihimbashir6986 mahadsanid abaayo
@qarnigacusub1550
@qarnigacusub1550 3 жыл бұрын
shaaha miigu inuu macaanyahay yaa igu raacsan like
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 жыл бұрын
Aniga waliba markii caano adhi lagu cadeeyo
@fartacabdi7394
@fartacabdi7394 3 жыл бұрын
Waxan xasuusta jalmad shaah ah oo jaqafa ama 2 jaqafa o sokor ah lagu dara o macanta ow qaba shaaha maanta maqabi jirin
@qalidayib3085
@qalidayib3085 3 жыл бұрын
Wlhy aniga wll waliba aad io aad ayuu umacaanyahay
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
Waxa keena socodka bdn iyo sokorta o jirka ku yar tas ayana sabab u ah inu kugu socdo ee alamitey 😂
@xasancabdi614
@xasancabdi614 3 жыл бұрын
Aad iyo aad waakuguraaxay
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 3 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyeed gabdho ka wangsan ma jiraan runtii wlhi wax wlbo ayey inoo qabtan hddan nhy wilal... ilhy ha inoo dhowro.....🥰
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 3 жыл бұрын
Amiin wll kuligeen Alle hana dhowro🥰
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 3 жыл бұрын
@@fiihimbashir6986 Amiin...🤲🏼
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 3 жыл бұрын
Wllhi rag ban ogayn gabadha somaliyed wanagoda
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
Furka aad kabixineeso waxa ladhahaa daar 🤣 from gedo
@fadumomahamedahmed9308
@fadumomahamedahmed9308 3 жыл бұрын
Maxaa reer miiso ahaa jirty
@nourhassan9806
@nourhassan9806 3 жыл бұрын
Ree hiiraana waa daar
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
@@fadumomahamedahmed9308 wax badan waana kufanaa👌😄❣🥰
@fadumomahamedahmed9308
@fadumomahamedahmed9308 3 жыл бұрын
Woow masha allaah anaga dhan ayaa ah raar mii
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
@@fadumomahamedahmed9308 👌
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 жыл бұрын
manshallah quruxda caadi mahan Ubaxey dadalkaaga aad baan kugu amaanayaa inaad gabar reer Galmudug tahay saasa lagu garanayaaa👈❤❤❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@ahmett_nunurshe4876
@ahmett_nunurshe4876 3 жыл бұрын
Me from ogaansho☝️☝️✍🏾⭐
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 3 жыл бұрын
Masha allaah qurux waxdba mooda anigoo dhex jooga sidan daawashada ugu raxeysanayo
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. 3 жыл бұрын
OGAANSHO ayaan ka imid yaa igalayimid tolow
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 3 жыл бұрын
Waaan Cusubey maaan ley soo dhaweeneyn😁♥️reer dhaqan kaab
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@samandoon7237
@samandoon7237 3 жыл бұрын
Dhaqan kaaba my favourite person of the year❤. Allaha ku xifdiyo, keep doing the good
@maryansaid3856
@maryansaid3856 3 жыл бұрын
Xantada meel iidhig iyo xaaneeyada subaga markaashiishid Xataa burcadka waajeclahay sanadka waa inaa baadiyo aado waa uxiisaye
@maxedismaaciil4046
@maxedismaaciil4046 3 жыл бұрын
Hawl muhiim ah ayaad hysaa dhaqankeena ayaad na xasuusiyaaye from Hargeisa kaso salamaya
@RMD2024
@RMD2024 3 жыл бұрын
Masha Allaah Gabadhan waxaan ku masaalay Macalimada dhaqanka soomaaliyeed Ee geyiga soomaaliyeed Khayr alle ha siiyo Way da daalaysaa runtii.
@habooncabdi6750
@habooncabdi6750 3 жыл бұрын
Maasha allh walaal like dhac iigu sii walaal biliis😍😘😗💪💪👄💋💘❤💓💓💔💔💕💕💖💖💗💗❣❣💚💚💛💛💜💜💝💝💞💞👒👒🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 💨💨💌 waxaamn kasoo jeedaa tukey af soomaaliga bartay waxAan jalahay Somaliland saas ayaan unartay soomaaliga selam🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇹🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷😍😘😗😙😚👄👄💋💋💘💘❤❤💓💔💕💗💗💙💚💛💛💜💜💝💝💞💞💟❣❣❣💌💌
@ayansheikh205
@ayansheikh205 3 жыл бұрын
masha allaah. aadbaan. uga helaa. dhaqankeena. quruxda badan. ilahay. ha usiyaadiyo. barwaaqada
@cakulemedia330
@cakulemedia330 3 жыл бұрын
Wllshy dhaqankaaba Alle ha u sharfo waxaad haysaa hawl aad iyo aad u culus waxaana kaa muuqda inaad tahay qof karti badan tahay
@cabdimajiidrashiid5768
@cabdimajiidrashiid5768 3 жыл бұрын
Shaqo wacn ayaad uhysaa umadda somaliyeed wllshy qali alle haku barakeeyo Wanku garab tagnahy keep going 👏👏
@abdirahmanali7283
@abdirahmanali7283 3 жыл бұрын
Ismuujiya Heer Dhaqan kaabe
@hassanmohamedmaalin5118
@hassanmohamedmaalin5118 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal Gabar karti iyo diin Rabbi isugu daray ayaad tahay Allaha kuu ziyaadiyo, Runtii Xasuus ayaad igelisay noloshii baadiyaha aan soo xasuustay ,insha allah wadankeeyga Soomaaliya hdn kusoo laabto Miiga/Baadiyaha baan kulaaban doonaa , Walaal adigana howl adag ayaad heeysaa halkaa sii wad 🙏
@aminoadan4190
@aminoadan4190 3 жыл бұрын
Mansha allah wad kumahadsan tahay sidad utidhi gobalka somali galbed no ethopia
@c.rixmaancali9553
@c.rixmaancali9553 3 жыл бұрын
Waankusalaamay wlaashey hadiilasoo guureeyo madhibaa jira miyaan leysi soodhaweeyneeyn🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@yazirsaedofficial1788
@yazirsaedofficial1788 3 жыл бұрын
Video Gu anigu wu igu Yar yhy xiisahan u Qabo Miiga Wn jeclaan lhaa ina intaa nooga badisid wlshy Yaaa igu Raaacsan✌🙋‍♂️👍👍
@idalahow
@idalahow 3 жыл бұрын
Isku dhaqan an ahnay.....mashallah. waxaan umaleeynay dhulkeena Kenya....Baadiyaha Arabia, Mandera
@Zaam495
@Zaam495 3 жыл бұрын
Alla Apayooy nimanka habeenkii ayeey idhipijireen Intaa badiyo tagay 2019
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 3 жыл бұрын
Dhaqankaaba magaca iga gadmay Al hamdilalaah hadan maanta dhaqankayga aan dawaanayo
@abdisalanhersi8516
@abdisalanhersi8516 3 жыл бұрын
Dhaqankaaba wllhy muqaaladaada lagama caajiso wll illahy ha kula garab galo shaqo adag ayaad haysaa wllhy
@zeinabs678
@zeinabs678 3 жыл бұрын
Mashaallaah Allaah ha idin ka xafido dagaalada Wardheer wa m eesha an ku dhashay
@Dhulmar
@Dhulmar 3 жыл бұрын
Hablihiii SOMALIYEED eee layaqaaney cadawgaa weligaa haw jabin walshay
@Deeqa247
@Deeqa247 3 жыл бұрын
Masha'Allah tabarakAllah mahadsanid walaalo Cudurkaa qabyaaladu waa ka Soomaalida qayrkood ka reebay ee ilaahay ha ka caafiyo
@nuurayuunis9472
@nuurayuunis9472 3 жыл бұрын
M allah wll alle haku xifdiyo chanel aan taagero😍
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 3 жыл бұрын
Walahi shaqada magaalada shadaqa baadiyaha ayaa ka tayo badan. Good job walashey qaali
@deeqodhuux3754
@deeqodhuux3754 3 жыл бұрын
Wllshey gobolak doolo meesh kajogto magaceeda isoo sheeg ana Reer dolod ah
@zannanabdi3076
@zannanabdi3076 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah guulayso gabadheeniiyey garabkaagaan nahay ku soo dhawoow doolo iyo DDS
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 3 жыл бұрын
Masha allah abyo horay u soco illaahayna ha idinku amaansado meelkastoo aad joogtaan
@supperbulshawi1143
@supperbulshawi1143 3 жыл бұрын
Team kii hore ee heer dhaqan kaaba ismuuujiya💯
@yourscienceteacher_10
@yourscienceteacher_10 3 жыл бұрын
Aniga waxan kulatalinlaha rermeyega tabcada qudarta 🍅🍅🥒🌶🥬🍉🍇🍆
@abdifitahmuhumedahmed8513
@abdifitahmuhumedahmed8513 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo Allaha kuusiyaadiyo hal abuurkaaga aad bulshada lawadaageysid
@Peysoney
@Peysoney 3 жыл бұрын
Wallahi inaa ku nollaado mesha oo kale wan jacelhay 🥰🥰
@safaodorosh286
@safaodorosh286 3 жыл бұрын
Masha allah Walaasheen dhaqan kaaga salaanta wan kaa qaadnay mid la midana Hawada Ayaan kuu soo marineynaa. Walaashay macan dhaqan kaaga Keep going my dear sister 🙏🙏❤❤❤💋💋👏👏👏👌👌👌
@ubaaxgeesay8646
@ubaaxgeesay8646 3 жыл бұрын
Masha allah abayo wan kamaseraa qof lagudaysamo ayaa tahay adturadada yaakudubaya kamirada
@cakulemedia330
@cakulemedia330 3 жыл бұрын
Dadka soomaaliyeed Alle bogooda burcad ha isu mariyo
@mohamedharir235
@mohamedharir235 3 жыл бұрын
guul ayan kurajeyn heynaa huno ee hor usoco
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 3 жыл бұрын
Xaqiiqdii Anigoo yar ayaa lisi jiray Riyaha Xasuus dheer Ilaah naxariistiisa Xooolo ayuu na sii hadana waa iska maalnaa iyagoo na diideyn Nicmada Ilaah Alxamdulilahi
@Ziiy449
@Ziiy449 3 жыл бұрын
Waa ku salaamay walashey ♥️♥️💗♥️♥️ Keep going 🇸🇴🇸🇴👋👋👋👋👋👋
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 3 жыл бұрын
Dhaqankaaba!!!!!!!! Maashaa Allaah watabaarakallaah Hore u soco hooyo fariid fariidi dhashay iyo dhasheed. Aad baan kuugu hambalyeynayaa habaryar macaan
@SomaliaCabaas
@SomaliaCabaas 3 жыл бұрын
masha allah❤❤❤❤❤
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 3 жыл бұрын
m.allh, camerada qofka ku hayo asna aadbu umahadsanyhy koley dhib aba kaso marty si ad oga so dhadhicisi
@abdikaniipraahimmohamed3218
@abdikaniipraahimmohamed3218 3 жыл бұрын
Mashalh wlshey alah kubarakeeyo videoyawyadada wn jclhy nooso padi abyo mcn sharaf korkga ha ahato 💖
@crazaaqmahamed7575
@crazaaqmahamed7575 3 жыл бұрын
Maashaa.Allaah.Hormar.Wacan.Wallaasheyda.Team.Dhaqankaaba.ismuujiya
@naleye1
@naleye1 3 жыл бұрын
Masha allah ari qurxoon ayaa jogo waa meel qurxoon wan ka helay meshaan aad jogto ❤️
@Abwaan-Halgan.
@Abwaan-Halgan. 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay wllhi wan u xisay sida nabada uga jirto alxamdulilaah
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 3 жыл бұрын
Masha Allah walasheey qaliyeey wllhi waa jawi qurux badn ani ooo Aaad u siiii rabo inuuu muqaalko siii socdo ayuuu dhamadaaa mar waliba taageeero jooogto ah ayaad iga mudan tahy
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
#Dhaqankaaba family 👪
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Somali.galbeed wa meeshi ankudhashay kubarbaray imakana from hargeysa
@simansahal4722
@simansahal4722 3 жыл бұрын
Manshallah
@caynaacabdicali9828
@caynaacabdicali9828 3 жыл бұрын
Maashaa alaah mcnto nolol mcn ayaa ku nooshay alah kugu badbaadiyo aduun iyo aaqiro
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo Baadiyaha wan jecelahay waligayna ma arag Wad mahadsan tahay sida Qurux badan aad noogu soo bandhigtay 😍😍❤❤ jasakallahu khyr xbbti
@deqadirie5919
@deqadirie5919 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo beautiful 😻
@leyloomar2577
@leyloomar2577 3 жыл бұрын
Mashallaah Tabarakallaah abaayo illhey haku barakeeyo Aamiin
@cabdullahiahmed2350
@cabdullahiahmed2350 3 жыл бұрын
Like Waa dhangina
@meymalyrics5936
@meymalyrics5936 3 жыл бұрын
Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭.
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 3 жыл бұрын
Hartu wll ma xaas baathyi mise inan oo hooyo manoqotyi suaasha igasoo jawab wllsheyi Quruxey
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 3 жыл бұрын
Maxaad ka faaideysaa kaliya ka qaado waxa eey soo bandhigeyso suaal qaldan ha weydiin adigan wax kuu soo kordhinmeyso
@nashadmacalin3634
@nashadmacalin3634 3 жыл бұрын
Masha allah walashy walhi waxaa isoxasusisy barigii an badihay jogay hore usoco abyoo🔥👏👏
@abdifatahsupparka6843
@abdifatahsupparka6843 3 жыл бұрын
Manshalaah dhaqan kaaba, dhaqankeenii suubanaa ayaad dib usoo noolaysay guuleyso.
@maxamadmaxamad5147
@maxamadmaxamad5147 3 жыл бұрын
8:46 ila daawo
@simanppe3866
@simanppe3866 3 жыл бұрын
Ariga jarenoye 😂
@xogbaar
@xogbaar 3 жыл бұрын
Maanta ayaad soo dhigtay dhaqankii aan arki jiray haan qabo ah😍
@aminaabdullah4893
@aminaabdullah4893 3 жыл бұрын
Mash allah abayo
@Cismaanrubuc
@Cismaanrubuc Жыл бұрын
Xijaabka kugu dhiiri galinaya waa kahelay sida uthay muxijaabad sido kale masha allah wallahay muqalka waa kahelay
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 жыл бұрын
MashaAllah ❤️❤️
@clweligaas2795
@clweligaas2795 3 жыл бұрын
M.a gabar karti leh ubax hore usoco wlo
@khadromohamed1752
@khadromohamed1752 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay ha u barakeeyo nabada iyo barwaaqada Masha allah abaaayo shaqo fiican baad haysaa guul guul horay u soco
@mahamedgaras4936
@mahamedgaras4936 3 жыл бұрын
M.a allaha Idin dhowro walasheeyda Qaaliga adinka iyo soomaali Oodhan.m .a
@mscdy301
@mscdy301 3 жыл бұрын
Masha allah Waa runtaa somalidu wacyi galin ayey u baahan yihiin Iyo qofkii qof dila in la dilo
@fatimamohamed7076
@fatimamohamed7076 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Allah haku xafido dhaqankii hore ayaad soo noolaysay. Bur dambaski hal mar ku soo celi abaayo
@axmadguumbe6567
@axmadguumbe6567 3 жыл бұрын
Dhaqankaaba Dhaqan cobciya Wallsheen aad ayaad muhadsanta
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 3 жыл бұрын
Anigaa reer qaawane ah wll gormee soo boqanaysaa mudo dheer ayaa igu danbaysay qaawane ☝☝✌
@mahamoudabdullemohamed2186
@mahamoudabdullemohamed2186 3 жыл бұрын
Asc masha allah alla haku xifdiyo hana ku barakeyo insha allah walashey hor usii soco wad guuleeysin dontaa insha allah
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 3 жыл бұрын
Saas waye caana ruxow igadheh xaqiiq sharafaad ledahy ubax cabdullahi horay usoco wllshey ❤❤🙏
@brobinyamin7925
@brobinyamin7925 3 жыл бұрын
Mashallah, nin Somali mareekan ah iyo gabar somali reer miyi ah baa isku fican,,
@Ujvjjfjfjfjfjf
@Ujvjjfjfjfjfjf 3 жыл бұрын
Waxa ugu wayn ee aan kuugu taageeraynaa inaad asturantahay oo aadan wajigaada raga tusaynin, JAZAKALLAAHU KHAYR.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Asalamu Caleeykum Abaayo macaan MashaAllah Allah ha ku Barkeeyo adiga iyo familykaga Ameen Allah Jannahtul Fardowo ha ni geeyo bila cadaab walaa xisaab Amiin 💎♥️🎁🌸
@guuleedmohamed2551
@guuleedmohamed2551 3 жыл бұрын
Dholka wardeera aad ayan ujeclahy 💖💖💖
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
Channelkan Waa kii caruurteena aan daawad siin lahayn. Si ay u bartaan dhaqankooda from America
@ciisemohamedmohamuudjj2517
@ciisemohamedmohamuudjj2517 3 жыл бұрын
Masha Allh Walashey ubax alle haku xafido runti waxaatahay qof kudayasho mudan hadee hadii kuudhawahay habiinkibaa kusoo guurey lahay kuusoo dhalin yareylahay sasayiirigada halka kuuyaala arkooyahe 😂😂😂 intaa wa iska kaftan keep going ❤❤❤
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 3 жыл бұрын
Maansha alaah dhaqankiibaad noolaysaye alaha kuxafido
@ahmedmahamud7272
@ahmedmahamud7272 3 жыл бұрын
Maa shaa alaah walaahi waa wax aad u fiican gabadhan ilaahay ha noo xifdiyo
@ibraabdi6993
@ibraabdi6993 3 жыл бұрын
Mashllh abyo dhaqaken aya naxasose wlahi kip going abyo ❤❤💯💯👌👌🙏👍👍❤💯💯
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 жыл бұрын
maasha allaah aad baanbkuugu hambalyeynayaa akhlaaqdaada dhaqan kaaga iyo asturnaantaada iyo alle ka cansigaagabada alle haku barakeeyo
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 3 жыл бұрын
Waxaan xasuusty waqti aaan tagy miiga oo schoolka la i fasaxy wllhi dhul qurux badan oo nadiifa masha Allh
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 жыл бұрын
Mansha Allah wanka qaadnay sister barnamuj qurxbadan 🥰🙏🙏✌
@yurubabdi2559
@yurubabdi2559 3 жыл бұрын
Allah maxan lulay cirta wllhy wana u xisey dal keen hooyo mashaalah abaayo allh ha ku dhowro horey u soco
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 3 жыл бұрын
Shaaxi miiga waan u xiisay runti Mash"alh abyo hormar wacan baa kusi rajenaa meshaadi kasi wad🙏
@siciidxasan2599
@siciidxasan2599 3 жыл бұрын
Masha allh dhaqan kaba waan kaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad noola wadaagto deegamadeena ,dhaqanka kajira Hadana waxaan kaa codsanayaa hadiiii deegaanka aadkusugantahy Beero leeyahy in aadnala wadaagto dalaga beeraha kuyaal iyo sida looguro intaba
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 3 жыл бұрын
Ubaxeey hanta canaha biyo yarba loga horeysa wala qooqooyaa Waxa afka kaga jira waa= cuf Wa aganka lagu baayo maydhaxdana waxa loyaqana lingax aqoonkuguma dhaamo lkn waxbadanban kabarty mansha alh horey usoco mcnt😘
@haleelka6573
@haleelka6573 3 жыл бұрын
Gabadhaan waxan ku jeclaaday qasiidada aadka u macaan ey noo soo galiso m.a thnks abyo waad ku mahadsanyahay
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 3 жыл бұрын
Masha allaah Ilahay hakuxafido burcad ba ubahahay
@fartunmohamed9845
@fartunmohamed9845 3 жыл бұрын
Maasha allah allah ha u siyaadiyo barwaaqada iyo nabada allah umada soomaaliyeed qalbigooda mid ha ka dhigo hana garadsiiyo walaalnimada waxa ay tahay aamin aamin aamin yaa rabi soomaali oo mid ah ah
@cabdallacaraaleaadan5323
@cabdallacaraaleaadan5323 3 жыл бұрын
Mashallah wlshy horay usoco Waxan kugu jecladay xijaabkaga io heerka asturnaantada guuleyso waliga wll
@zakimohas
@zakimohas 3 жыл бұрын
Qalbiga ayaan baadiyaha kaalala joohnaa hore usoco I.A can't wait markaa hiiraan soo gaartid wlshy
nin xaaskiisa masayr uga tagtay iyo sida uu u maslaxaystay baadiyaha
11:45
Dhaqan layaab leh😋
8:16
dhaqan kaaba
Рет қаралды 178 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 13 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
NOLOSHA DHABTA AH EE BAADIYAHA  ||  My trip to countryside
7:04
AKUNAMATATA
Рет қаралды 1,2 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 921 М.
Abaydin Abaydin Dhalay
32:51
AK Magazine
Рет қаралды 4,8 МЛН
Gabdhaha yaryar  ee odayaasha laguqasbo😪
10:11
dhaqan kaaba
Рет қаралды 782 М.
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
dhaqan kaaba
Рет қаралды 93 М.
Normal Life Routine galabtii ilaa habeenkii baadiyaha
15:20
dhaqan kaaba
Рет қаралды 241 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 13 МЛН