AX! NINKI SHIRQOLKA IGU GURSADAY EE INA ADEERKEY KU CAAWIYAY

  Рет қаралды 54,154

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

RidhwanIssack #Subscribe

Пікірлер: 175
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Күн бұрын
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Күн бұрын
Scw
@abdirahmanmursal6104
@abdirahmanmursal6104 Күн бұрын
Scw
@Somalifooddecorandbeauty.
@Somalifooddecorandbeauty. Күн бұрын
Scw
@sowdaabdullahi8862
@sowdaabdullahi8862 21 сағат бұрын
Scw
@amran2010
@amran2010 12 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@IkranAbdi-cc9mf
@IkranAbdi-cc9mf Күн бұрын
Hoyo hadey kunoshahy Alxm dheh hoyo wax lodiko lawa wllhi intey hoyada jokto cil maqabtit wllhi hoyo mcn ilahi cimri deer kusii❤love mom❤
@jowharstudio123
@jowharstudio123 7 сағат бұрын
Ankusalina Nabi mohamed scw
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 сағат бұрын
GABERTAN WAAN KA HELAY 🌹👋🐎🦁 REERKOODUNA WAA FAMILY GOB AH
@MahadadenGele
@MahadadenGele 4 сағат бұрын
Zxp Ridwaan Isaaq waa wiil joogo America waxaan rabey gaber aan jeclahay in aad ii tijaabiso
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d Күн бұрын
Gabadhan iyo reer koodu waa Somalidii hore ee Gobta aheed mashalaa
@Barwaqo-r8e
@Barwaqo-r8e 19 сағат бұрын
Mah Mahdi ahed Gabar bena lagu so Xero galiya runana lagu dhaqa o video ah wakana 😂
@wm9669
@wm9669 12 сағат бұрын
😂😂😂
@zamush
@zamush Күн бұрын
Abaayo Illahay wax qayr qabo ood uga maaranto ninkaas haku siiyo intaad qof ushaqayn lahaydna xitaa alaabaha wadooyinka lagu gado sida indha sharerka iyo bilow qarash badan kaama galayo waana wax fudud
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 20 сағат бұрын
Masha allh dad fikrad wanaagsan oo taladooda looxiisayo baa jiro sida adiga cml shukran 🥰🙏
@ifrahali7125
@ifrahali7125 18 сағат бұрын
Sidey u sheekeyneysaa Cajiib eh malagu caajisaayo m.a
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 Күн бұрын
Gabar iyo reerkooda wada wanaagsan ayu hele Lkn nasiib daro Wuu garan waaye nacas ayu noqde
@AminodaudMuse
@AminodaudMuse 7 сағат бұрын
Xaqqi😢
@aminaanab1071
@aminaanab1071 21 сағат бұрын
She is a story teller ❤
@MohamedAbdiAli-g1t
@MohamedAbdiAli-g1t Күн бұрын
Who else likes this page seriously?
@mohamedadan5842
@mohamedadan5842 Күн бұрын
The best Somali KZbinr
@XamdaFidhin2023
@XamdaFidhin2023 22 сағат бұрын
😂😂😂
@HibaaqAli-q7x
@HibaaqAli-q7x 14 сағат бұрын
Ne
@Maryan_idil
@Maryan_idil 7 сағат бұрын
Ani.
@AanisoXassan
@AanisoXassan Күн бұрын
Manta waxan ahaa qofka ugu horeye😂
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale Күн бұрын
Sida qeybtaan hore ee sheekada kucad Gabadha, Ninki qabay Gabadha hooyadeed iyo aabaheedba waa dad wada wanaagsan balse Ninka hanti aduun ayuusan heyn waana sababta..... Aan sugno qeybta xigta.
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o 20 сағат бұрын
Hanti hayn mahe waa baqayl bahal dhintay waye
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 12 сағат бұрын
Hantida marke lajogty uku bilayay hoyaded marke taktyna kajarty hanti la aan miya rag waxa jira dumarka masakinta rabin iney furan hdana xaqooda sineyn
@AbdiyusufDakane
@AbdiyusufDakane 18 сағат бұрын
Wlhi qoftan waa raliyo midan camal waa laguu duceysto ❤❤
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 16 сағат бұрын
WA ani cml 😂
@AnabMohamed-oj4du
@AnabMohamed-oj4du 10 сағат бұрын
Balaayo raliyo ha idin noqoto
@nasramoha185
@nasramoha185 26 минут бұрын
M.allah gabar aad u qalbi fcn wye mid xun oo nacasa helay aaan guurka wxba ka aqoon nasiib xumaaa kaaaa😢
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj Күн бұрын
الحمدلله على قيد الحياه اللهم احفظ امي وامهات المسلمين يارب العالمين
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q Күн бұрын
Lambarkeda halisiyo ana wanajinai gabada
@ZakariYe_Mohameth
@ZakariYe_Mohameth Күн бұрын
😂😂😂😂
@naeem4091
@naeem4091 Күн бұрын
We uqalanta
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 7 сағат бұрын
Number keda part 2 aya screen saran yahay walal cawi qer Alle ha ku siyo
@AyaanCabdlaahi
@AyaanCabdlaahi 11 сағат бұрын
Hooyday Allo ii daaa markstaa garabkaaa ii taagan hooyo macn ❤❤
@bintuomar3114
@bintuomar3114 Күн бұрын
m.a waxana sheeko lagaa dhahaa gabdhan cml nosodaay
@SagalUsmaan
@SagalUsmaan Күн бұрын
asc ridwaan aboowe waxa rawa inaa qiso kula wadaago waaku baryaa Ila soo xirir😢
@MohamedKing-tg3iz
@MohamedKing-tg3iz 8 сағат бұрын
No tataba qiisada an dageysta
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj Күн бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد وعلى اله وأصحابه وسلم تسليما كثيراً
@MudeMusaMymohamed
@MudeMusaMymohamed Күн бұрын
Wlh coftan confidence waydameysi m.a .She so calm and hamble 👍
@quenRamla-r3r
@quenRamla-r3r 14 сағат бұрын
Nagaha qaar caqligooda wad ka yaabin naag xanaqsan o uur qadin 😂😂
@AdamCabdi-s9d
@AdamCabdi-s9d Күн бұрын
Ridwan isak 🦁🔥guuul wll waan ku tagara wll❤🙏🌏🦁🔥🙏
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Күн бұрын
The lady is good story teller i salute her mum and dad m.a she had good parents as well.
@AhmedJimaale-b6o
@AhmedJimaale-b6o Күн бұрын
Very true
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 7 сағат бұрын
Yes indeed ​@@AhmedJimaale-b6o
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Күн бұрын
Gawadha ninki ishuwo o gur xalal donayo yey ka fakanin walid fcn ayey ledahay m.a
@nimcohussain8147
@nimcohussain8147 Күн бұрын
Ninka mashaqeeyaa hee haduu shaqeyo asagaa qaldan lkn wax la aanta maliis kunoco lkn haduu wax heesto oo wax dhibeynin iyo beentaa daran
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 23 сағат бұрын
Maxa shaqo la Aan dhigay maa Muu isku xishodo Subxanallah 😢gabar walidked, La joogto Uu ixtaramayn wax siinayn
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed Күн бұрын
She look very calm and humble
@alimualim22
@alimualim22 Күн бұрын
Ridhwan Isack broadcast aad baa Ku salamaya sxbkey qali
@ismailkassim1192
@ismailkassim1192 Күн бұрын
Ridwan sheekada hakalagoynin . It is interesting story but some of us won’t get time to come back .
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 9 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@SaamiyaIbraahinumal
@SaamiyaIbraahinumal Күн бұрын
Ridwaanow sheekada hanagu kala jarin so dhig part2 laso dhakhso
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د Күн бұрын
Wiiilkaas duruuf ba haysay
@hjjsbhh8536
@hjjsbhh8536 Күн бұрын
‏عيد ميلاد سعيد وكل ‏سنة بالصحة والسلامة يا رب
@Raho339
@Raho339 Күн бұрын
Team Ridwaan Isaq One like🩷❣️👍
@DeeqoAxmed-m7y
@DeeqoAxmed-m7y Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 walhi way iga qoslisay gabadhan keki iyo hilibki wuu dhamastay waxna masowado kudeno
@QueenZuzan
@QueenZuzan Күн бұрын
Aniga manta ugu horeyay❤❤❤❤😊
@AbdinasirHire
@AbdinasirHire Күн бұрын
Gawada dariska 😂😂😂
@rahiimali6136
@rahiimali6136 Сағат бұрын
Sorry sister from the story it sounds like a case of deadbeat or broke man but Mashaallah you got good support system we need part 2 let’s hear from his side of the story
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u Күн бұрын
Sow lagama yaabo wiilku inuu wax weynba heysan oo ay tabartiisaba intaa tahay.
@MubrikHazzsn
@MubrikHazzsn Күн бұрын
Waa lagayaaba lkn inan aan guri keenzaday inay baahi kaaga cabato waa dulinimo waa inaad wax badan ku ttazhataa ama wax ku keedsantay
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d Күн бұрын
Hodan. haduuna wax heen Dhib malaha taasi lakiin waa maxay damiirka siiyay in uu soo dhargo xaskiisii oo umula iyo Ilo yar oo bilo jiro oo naas la siiyo in ay gajoodaan Wakeup sis that is no excuse
@abdiazizabdi2313
@abdiazizabdi2313 Күн бұрын
Yaa jifka kufirsaxayaa aniga iyoo?
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 12 сағат бұрын
Wlhi m.a waa naag nool oo qimaha nafteda iyo danteda taqan hdey guriga ufadhin laheyd saa si kaxun ugali lahaa keep goin dumarow iska daaya silaca aad naftina u ogolaneysan naftinaba xaqey nigu ledahy😊
@abdinaserMohamedosman
@abdinaserMohamedosman Күн бұрын
Walaahi gabadha iyo reer koodu waa gob hadaan isu dhow nahay waan doonan lahaa
@EngGarweyne
@EngGarweyne Күн бұрын
1M Coming Soon I.a For Ridwan❤
@DalesfarahNoor
@DalesfarahNoor 23 сағат бұрын
Wlhi gawadhan nin fican maqawin wlhi waa runted😂😂😂
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Күн бұрын
Ridhwan i like the way u laugh with your clients
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k Күн бұрын
😅😅😅
@mohamedismaan1508
@mohamedismaan1508 Күн бұрын
Asc ridwan Sxb
@FaizoXuseen-y9s
@FaizoXuseen-y9s Күн бұрын
Yaa rabi nin xun iyo naccas hana Badin
@MOHAMEDDUBOW-kw2jn
@MOHAMEDDUBOW-kw2jn 9 сағат бұрын
Jiranka😂waya kwrn
@cabdiwahab2156
@cabdiwahab2156 Күн бұрын
Gabadha garoob weeye ninka furayna lacag mahaysto miyaa
@dekhaabdullahi3997
@dekhaabdullahi3997 Күн бұрын
Shekadan Liiin dhan maleh
@alinuraress2007
@alinuraress2007 Күн бұрын
😂😂😂
@NuuraYuusuf-pc9ds
@NuuraYuusuf-pc9ds 16 сағат бұрын
Ana bis bas kenayo😂😂
@jowharstudio123
@jowharstudio123 20 сағат бұрын
Hope this lady is very honest
@Najma-sq6nw
@Najma-sq6nw 7 сағат бұрын
Scw
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Күн бұрын
Ridwaan meesha War leeba u fadhisaa mudeeey idaba joogtey maxaa kawadaa😂🥷🏿
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Күн бұрын
Maxaad konacday marka insaan xoolo hysaan Miya nh
@nastehamohamed6654
@nastehamohamed6654 Күн бұрын
Xoolo laan hada marki ay dashi may bilawadhi
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 Күн бұрын
Qofka bina adam ka ah wax la anta laguma naco cilada jirto waxay tahay dumarka somaliyed lacag lee raban ragi na been khiyano iyo duamr ayey kuwasheyn wax la antu ceeb mahan lkn dhaqan xumada iyo beenta xuun
@AminodaudMuse
@AminodaudMuse 7 сағат бұрын
Sorry qalbiyeye 😢
@fatimaabdirahman238
@fatimaabdirahman238 Күн бұрын
Alla maxaa gabadh dayacan nin xun faaido malahan
@yussufwellihassan9739
@yussufwellihassan9739 Күн бұрын
Gawadha cidoda wa dad gob aah tolow ma dogodia
@FatumaMahamed-v7r
@FatumaMahamed-v7r 11 сағат бұрын
luqada dagodia waa😂
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir Күн бұрын
Tan qiyano wa dhaftay 😂
@adenkadro9398
@adenkadro9398 20 сағат бұрын
Naag nool ba tahay 🎉
@UmuAxlam-j8b
@UmuAxlam-j8b 7 сағат бұрын
Naa wax isku fal waxyehe nolasha kadacday hadad rabtid inad so caan baxdo dadka laguma soo caan baxo adiga oo yaka ceeb badan mombasa ila Nairobi adiga aye cebtada tala oo xabad xabad loo ogahay gawar sharaf leh aya ladoonta horta adi yaa kudoontay yasa laga doontay arooska ad kashekenesid yaa kudigte asturki aya kagadaray adigo uur leh lagu asturay gabdaha aad kashekenesid oo aad dahday wey uraayan iyo waji aye ibadalen adiga aya doonate ayaga kumasoodonanin edeb yeelo bahalyehe baarasha katumato hadad yeelan weyso awaalkada aya lagu marsin doona 😂😂
@princessanfac-rg2jd
@princessanfac-rg2jd 21 сағат бұрын
Dadka uu waraysto halkee ka kenaa wada dhimankaq😂😂
@CanabAxmed-u8p
@CanabAxmed-u8p 23 сағат бұрын
Wax waliba waa lagu dulqadan karaa qof lkn benta my runta wax ka wcn maleh mar waliba inad runta shegtid isku day wax la anta ceb maha 😢
@GamalFarah
@GamalFarah Күн бұрын
Somalida dhaqankeedu wuu baabay Bal day gabadha saaxiibkeed ku te dadkan cadaankan wada nool waxba ma dhaaman Illahay hasoo hadeeyo umadan
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Күн бұрын
Ninkii gabar somaliyed oo dhaqan iyo diin leh intuu helo ilaashan wayah asagaa nolosha isku tugtay sorry wlshay
@XamdaCllaahi-c8r
@XamdaCllaahi-c8r Күн бұрын
Ridwan wllo ad kutagera
@halimaadam422
@halimaadam422 20 сағат бұрын
Qofkan kutureynin oon kuneceynin oo katageynin oo qurxintada kadaleynin waa un hooyadaa
@AliyahSudaiss
@AliyahSudaiss 13 сағат бұрын
Leila Hassan 😂😂
@GodeyGacalo-zk3qs
@GodeyGacalo-zk3qs Күн бұрын
Wlhi Abyo waxa thy gbdh samir iyo dulqaad isku darsatay
@Umalkair
@Umalkair Күн бұрын
Hello ridwan
@NimcanYusuf-n8r
@NimcanYusuf-n8r Күн бұрын
Hoyo gobaa dhashay gabadhan
@simbamkali1928
@simbamkali1928 Күн бұрын
Ridwaan Gabada anaa gursanaa number kedha isodir
@Siirmaqabe.
@Siirmaqabe. Күн бұрын
Leila Lucky from 008❤
@kafiganboon3050
@kafiganboon3050 Күн бұрын
Guurkaagii uguhoreeyay masaanuu noqday!!!! Micnaha already inaaa mararbadan guursataa niyada kuugujirto maxaafilaysay marka
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Күн бұрын
ANAA u horeya ii cumamada abihin cune😂
@Umalkair
@Umalkair Күн бұрын
Ana kaa horeyey
@AhmedMohamed-ul2df
@AhmedMohamed-ul2df 16 сағат бұрын
Complicated marriage review episode
@IsmailmahatwMahatHassan
@IsmailmahatwMahatHassan Күн бұрын
😂😂😂waxas oo fashil kadan leexed😅
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Күн бұрын
nin xuun ilahow naga kori .nacas an garasho aqon aya helay gabadhan
@neyruuscadey4198
@neyruuscadey4198 Күн бұрын
Part two lasoo dhaqso 😊
@farhansalat8028
@farhansalat8028 Күн бұрын
RIDWAAN SHEEKADAAN NIO SOO DHANEYSTIR
@faridaosman-zr1mg
@faridaosman-zr1mg 11 сағат бұрын
Damiir laan Aya tahay ado qof weyn ah waxa lasofadisatay oo dadka ugu sheeken rabta wax damirkod galenin caanimo hada rabtid dadka lama ceebeste ee sikale aloradsada ee dadka lama so ado ceeba elehen hada umalenesid in lagu aqanin ado uur afar bilod leh aya lagu ceeb qariye awaal laanta maficno lkn awaal aya lagu galay gabdaha aad kasheke nesid ayaga kumasoradsanine adiga aya wasaqdada olatagtay guriged hadu urayo adi carfi laguma laho ada mesha haweenki saxatid haweenkeda kale aya kaso kacda mombasa iyo Nairobi meel laga garaneynin malaha wixi kudalen haday kucishan wayan cashir lama ilawan aya lagu digi doona ilama ahan iney kudalen dad kucishto hada san kusi socotid wad arki donta ti kugu dacdo islawareg tayehe 😂😂😂
@ahmedyussuf317
@ahmedyussuf317 Күн бұрын
Rer masalani majogtaan halkan😂😂
@bilicsandeeq5540
@bilicsandeeq5540 Күн бұрын
Kkkkk oo maxa no didhay
@MaryamaMuumin
@MaryamaMuumin Күн бұрын
Wan ku salam ridawan
@XasanGudlawe
@XasanGudlawe Күн бұрын
Marakii hore ma nin Bada ratya mise jiif iyo fadhi
@naeem4091
@naeem4091 Күн бұрын
Mahesto e marka helo nosamena mudhaho maxa ben kuwato iyo qiyano
@RidwaanGeele
@RidwaanGeele 21 сағат бұрын
@@naeem4091 walahi waa su aal muhiima aha zxb
@Doitnow4
@Doitnow4 Күн бұрын
Dadkan ninkii wasay Ka sheekaynaysa ma khayr ayay leedahay
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 17 сағат бұрын
Ninku hadu edeb daran yahy wala shekeyn
@osmanmathey
@osmanmathey Күн бұрын
Wlh gabartan shekadeda igusocotii qabta labad lasodaqso ridwanow
@musdafdakane8510
@musdafdakane8510 Күн бұрын
Hadaaan Reer wajeer nahay in qosaskena media loga sheekesto ceeb ayey nagu tahay runtii 😮😊
@AbdirizackMadey-fr9jl
@AbdirizackMadey-fr9jl Күн бұрын
Tan rer wajer dhalad ah mahan
@zainabdulla1131
@zainabdulla1131 Күн бұрын
Ninka wuu wanagsanyahay ee ayada iimanka ka tagtay balayada tan reer wajeer haday tahayna waa mid faasiqday
@calicadee465
@calicadee465 Күн бұрын
🎉​@@zainabdulla1131
@fardosa1236
@fardosa1236 Күн бұрын
@@zainabdulla1131 caayda ma wanaagsano gabadhan waxay ahayd qof yar isna runta kama uusan sheegin noloshiisa dhabta ah
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 Күн бұрын
Qofku naftisa isaga xor u ah hadu kashekeyo reer wajerna ma qusayso
@FarduusAbdiqani
@FarduusAbdiqani Күн бұрын
Mxaaa bil ag fariisiyy
@hamdaqani6493
@hamdaqani6493 14 сағат бұрын
Maaasha allaaaah waa hoooyo fcn maasha allaaaah
@HasanHusein-b3y
@HasanHusein-b3y Күн бұрын
Ridwaan Guul iyo gabanimo
@engazaad8760
@engazaad8760 Күн бұрын
100% gabadha aya qaldan ninkana nin fcn bu ila egyahay ila tu tan ka kheyr badan ha siyo asagana
@husseinyoutubeofficial4008
@husseinyoutubeofficial4008 Күн бұрын
Meshan beeen kama dhero
@JimaleHoussein
@JimaleHoussein 21 сағат бұрын
Oui salut
@JiilXirfad
@JiilXirfad Күн бұрын
jiil xirfad nalla soo eeg ....
@Abdirahmanh7
@Abdirahmanh7 Күн бұрын
Ninkaas aniga waaye xaaskeyga aniga naga dhax bax 😮
@xusnysheikh2187
@xusnysheikh2187 Күн бұрын
Waxa rabta miya nooshegi Abdirahman kuguqoran...ninkedhana mohamud ladaha ee
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 Күн бұрын
adi ma yaqano😂​@@xusnysheikh2187
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 Күн бұрын
ax ax sorry abaayo
@alinuraress2007
@alinuraress2007 Күн бұрын
Hii story haibambi
@Bayuu-b6h
@Bayuu-b6h 19 сағат бұрын
Mbwaaa😂
@Somalifooddecorandbeauty.
@Somalifooddecorandbeauty. Күн бұрын
CSW
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 12 сағат бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
PART 2: NINKI ISKA FURTA WACAY MAXA UDIDAY BIILKA CUNUGAGA
49:22
Ridhwan Issack
Рет қаралды 37 М.
NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY
21:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 139 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
QISADII ABDULAHI YARE Ee Tahribka Iyo Nolosha LIBIYA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
45:06
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,9 М.
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 150 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Hormuud Telecom oo Shuute ku wareejisay Tuugo dhac geystay
6:13
Farhan Hassan Omar
Рет қаралды 4,1 М.
QALBI JAB! 10 SANO JECLA NIN LABA XASLA LAGA RAACAY
40:02
Ridhwan Issack
Рет қаралды 57 М.
QALBIGA QAC LASIIYAY MISKINTA KALSONI MAJIRTO
14:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
Halkee ayay ku dambeeyeen qoyskii Qaddaafi?
7:20
Fagaare Media
Рет қаралды 23 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН