Gabdhahaan iyo wiilashaan quruxda badan u ma maleynayo in ay ka tagayaan saliga xabiibkeena muhumed CSW.❤❤❤
@koko_bulle378Күн бұрын
Scw
@xawoosman1601Күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunSiciid-lr8kqКүн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@AsliAhmedxooshleКүн бұрын
Scw scw scw
@nasronuur7921Күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@SALMAAN.476Күн бұрын
Wax ubad ah Allah Kaku siiyo Hadaad Like ii Saarto 👍🏾
@NortaIssack18 сағат бұрын
Aamin ❤
@HODOJAMALUGEY17 сағат бұрын
Aamin
@farehamuhamed528313 сағат бұрын
Aamiin yarabi 🤲🏽🤲🏽
@raxmocabdi-pi4fy9 минут бұрын
Aamin yaarabi ❤❤❤
@bintshariphah5792Күн бұрын
She is very honest! I believe her. Her calmness says a lot about her! He is very narcissistic! He will lie through his teeth! Acuudubillah! Abayo insha’allah Kheir!
@iqrahassan38943 сағат бұрын
She’s telling the truth coz she’s my sister 😢
@Queen-officialКүн бұрын
Nin ilmahiso bahan iyo xaskisa umul ah nag kle alab u dhigayo lcgti ilmahi igo hoyaded ka bahnayen qof side ah waye xita daren bini adanimo kuma jiro miya qofkas wx walba Alle aya og balse nin walbo masuliyadi la saray dayacay malinta qiyame lagu la xisab tami dona adunka sida dontan u dhaqma adinkana Allah naxaristisa ha idinka fogeyo inta hoyo indhaheda ilin ka dadinesan
Maxad ku Qosli marka saliga Nabiga scw aba tidhe 🫢
@Hananhasan6112 сағат бұрын
Gcnta kga dhcdey u maleynaaa@@LeyloOmarali-l6t
@asmaabdi433612 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw
@NimcoNuur-t7i8 сағат бұрын
😂salalaahu caleyhi wasalam
@MaqsuudMahamedКүн бұрын
Wan arka inad halkan soogashe nabiga igula sali scw ❤
@IfraaxAbdirizak-h6zКүн бұрын
Scw
@FartuunSiciid-lr8kqКүн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@IkranMohamud-p9mКүн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
@NortaIssack18 сағат бұрын
Scw❤
@HamzaBagas-q9h10 сағат бұрын
Scw
@abdullahihassan622316 сағат бұрын
Adiga khalad kulla seexatey tas uu dontey baa ka sharraf badan waayo Nikax baadhil ah bad ku hoos seexaneysay wana khalad uu Allaah sw Naga xarimay ❤Alxamdullillaah ❤
@CaaishaMacalin-v6f16 сағат бұрын
Qofka hadeey qaldantay mar ma in nolosheeda la baa ibiyaa
@Naciimo43316 сағат бұрын
Haa walhi xaaranbayku bilaaben
@tageeracity667713 сағат бұрын
Nin xaran kugu helay marna haka sugin wanaag. Gabdhaan sida iiga muuqato samir ayey intaan ku soo gaarty😢@@CaaishaMacalin-v6f
@hudaabdullah34479 сағат бұрын
Haa sax Nikaax weli la aan waa baadil 3 jeer Ayuu Nabigeena صلى الله عليه وسلم kucelceliye Allah Naguma Imxixaano sikastoon Nin ujeclaano Allah haku ziyaadiyo qalbigeena xubigiisa
@duniyosarmaney86318 сағат бұрын
Dadka owladoda ha ka xaratimeynin laga yabe adiga iyo kuwokalo badan in lagu dhalay nikaaxa nucas ah wana mid soomali ka can ah
@XafsaMaxamuud-pd3dkКүн бұрын
Sacdiyo sabirkaaga aduun iyo aakhirba alle haku siiyo faarax marka 2ilmo argto inu xunyhy laga taga in kasto alle qadarey
@Maryama-idil11 сағат бұрын
Gabadhan Quruxda badan gob waye Lkn nacas baa helay Aragti ahaan 10 cunug bay dhashay laisma dhahayo Alle ha udhaafo waa hooyo samirtay InshaAllah waad heli khayr farabadan. Nin xoolo yaraa markii kistoo yar helo inuu kibro waa lagu ogaa faraxyada qaar waa kuwo aanba istaahilin in salaanta xitaa laga gaado iskaa in 10 loo dhalee.
@ayanahmed9158 минут бұрын
Waaa runta walashey
@FadxaFarah23 сағат бұрын
Aax maskiin wlhi dumarka soomaaliyeed weydhibanyihiin Ilaahay ha u gargaaro walaashey waxaa tahay gabar geesiyad ah ❤️
@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti15 сағат бұрын
warun lkn dhibta inaga iskugu wacan waayo anigaba taasokale afar kudhalay walin ninki hawshisu way idaba socota
@FatimaMaxamed-xp3py14 сағат бұрын
@@ExcitedCherryBlossoms-xe2tihablow ka jooga ubadkaagana u sheeg oo waani
@JalaqSane-db4wp11 сағат бұрын
Gabdhaha sharaf taleh badhibano waxa dhiban waa adiga iyo kuwa la mid ah
@JalaqSane-db4wp6 сағат бұрын
@@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti marka afar ayaad dhashay haatan ayaad ogaatay in uu nin xun yahay miyaa maala yacni
waa run daacad weyan gabadhu naag la biilayo oo dhargaysa wxy caruurteeda uga tagto ma jiro😊
@sadaammukhtaar7864Күн бұрын
Gabadh Goba Weeyi Runtii Qof Gunaa Helay 👸🏻❤️
@sahromohamed4715Күн бұрын
😢😢😢😢
@Liyaa.ahmed.qaasimКүн бұрын
الهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤
@NortaIssackКүн бұрын
❤❤❤
@izraali1293Күн бұрын
Dulqaad marwadii lahayd wuxu calafkii dul dhigy midaan ubadiir naxayn😢
@MowahibabshirNurКүн бұрын
😢😢😢
@RaxmoMohamed-d9xКүн бұрын
Mida ogada qofkii bahahi ugu samirto ogow waa midkii dhawarka ka dooganayo ogada taas gabdhowa waxaan ogada wax jacel la dhaho raaga mayaqanana dumarkiin somaliyeda waa kuwa ugu samirka badan waye waa masakiin dumarkeen ilahey ha u gar gaaro
@mohamedahmed4511Күн бұрын
@@RaxmoMohamed-d9x wllaashey ragga isku mid ma’ahan qaar Abaalkii loo galo guda ayaa jira ilaahey ayaa dulmi ka magan galnay.
@RaxmoMohamed-d9xКүн бұрын
@@mohamedahmed4511 kuley aniga umaleynayo
@FatimaMaxamed-xp3py13 сағат бұрын
@@mohamedahmed4511halkee joogaan wllo
@guuleedaxmed97913 сағат бұрын
Wallhi waa qisa xanuun badan Bilow ilaaa dhamaaad wan dhagystay qisadaaaan Waa qisa xanuun badan . Wallyaal Somaliyeey gabadhaaan ugargaaara Oo haloo kaco .
@RumaanGКүн бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😢😢, 5 tii hore ayaanba layaabanaa silacaas maxaad ugu noqotay oo 5 kalaa, naa waxaas guur lama dhehee caruur agoon ah ayaad haysataaye Allaha kula koriyo.
@XafsaMaxamuud-pd3dkКүн бұрын
Balaystaahasa 10 alle uga qorey illhoow nin xun baan kaa magan galney
Adoon sheekada dhinaca kale ogaan maad xukuntay 😂😂 adigu malaha adduunka mar dhow baad kusoo biirtaye idhagayso Wax kasta waa la dhagaystaa lama rumeeysto, haddii aad ubaahato in ay xaqiiqda soo taabato baaritaan iyo shaqo ayaa ka horaysa, Shaqada gal baaritaaan sameey ninkii soo waraysoo deriska soo qarayso waa shaqadii maxkamadda, markaa shaqadaa 6 bil ku mashquusho markaa kadib ayaad udhow dahay in aad wax xukumi karto, mar marka qaar 3 sano ayee kugu qaada kartaa, hala koro plzz
@naimachannel1523Күн бұрын
Ilmihii 5ad marki LA maraaye korontadaa iga tagte😢😢😢😢
@kaltoumragueh6288Күн бұрын
Kkkkkkkkk ani xataa
@MuhsinSacidКүн бұрын
Oo mxa jira marka ila 10 mxa usugi weysi 😂😢
@naimachannel1523Күн бұрын
@@MuhsinSacidilaa 10 marka maqlay waba qoslay waxa maqli jiray mukulaal meshe mac ku barato we ku macluushaa 😅
@naimachannel1523Күн бұрын
@@kaltoumragueh6288video mid ka yaab badan ma arag waku wareeer
I don't know what to say about this but I surprise to hear. she is honest woman I can see her 🙄😮
@geenyadacaad2456Күн бұрын
Gabar kasta waa is jecel nahay iyo I aamiin wax yaa liidinka qaadin adunka nin aan family iyo xolo wadan baa u necbahay gumeys waan ahaan karaah alhamdulilah dhip kuma qaabo gabdho nin aaan xolo iyo family wadan waa idinka diga wll allaah ku dhib dhaamo xayawan baa ku heeley
@Said-v6n14 сағат бұрын
Nuucaan cml Shan jeer lasoo furay dad waaninee hada gabadhaan iyadoo ninkii xoolo heesto sow ma ahan midkaan bahdilaya naagaha ku dul guursanaya
@geenyadacaad245612 сағат бұрын
@Said-v6n hadii aadiga lagu so fuul fuulay aniga liima so fuul fulin candhadad ciiso hadan ku irii caay miyaa wax iga jareeysa naa Supur blue isaga shuub amaa kolo biir qabxooy
@Maryama-idil11 сағат бұрын
Waad saxan tahay abaayo. Nin xoolo yar ugu samirtay markii inyar helayna ku kibray. Marka horeba meel hoose lagama bilaabo Gabadhaan yar 10 cunug Alle ka siiyay sidaa u xumeeye wlh waxay mudneed nin karmeed. Nacas liita baa helay iyaduna waa miskiin hadii afka farta laga galiyo aan ki qaniinayn. Waligeey ma guursan doono nin xoolo yar Guur aan ehelkayga ogayn oo fagaaraha layga duceyn dhigan maayo. Xoolo aabahay isiiyay asagu siin maayo. Da' koowaad hadii aan qalad iyo dib usocod ka arko da' labaad uma dhali doono. InshaAllah noloshaan hada ku heesto guriga aabahay mid lamida ama nolol ka sareeyso baa rajayn inaan kunoolado. Gabadhaan waa gob nacas liita helay wajigeeda quruxda saaran ma malayn kartid hooyo 10 cunug dhashay waliba silic kusoo martay Ilaahayoow maxurmeeye hana badin.
@MaxamedQadar-ck9et7 сағат бұрын
Adiga majiran tahay sotan ninka marku wax helay kufikiray naago badan, mida kale dadka xoolaha heysta waa dad yar, dad badankoda hanti yar ayay heystan naagaha guur la'aan hadhigin koley qof caqli leh hadalkaga qadanaya malaha😂😂
@geenyadacaad24563 сағат бұрын
@@MaxamedQadar-ck9et war yaah dhageyso dofaryahow. Niin faqiir ah lama raabo nolo u qadhmuun ee eeyga buu ku nol yahay nin faqiir ah. Horaa somali ugu mahmahdey dawaco meeshey macaal uga baratay baay macluul ugu bakhtidaay ninkaan reer lo biilo buu u baartaay sidee xolihisa marka naag shalay rer kodu biilayen manta xolo u ugu khasariyaa ileen indho adeeygisa waa kaan sodogii canjeelada u hoos fadhiyaye nin faqiir ah naarta gaal dheeh indho adakaa sodaagi nin uu biilayo abaahas waa abee wacaan 20 jiir biilayay war waxu indho adkaya gabadhuna waay khal daaned sidii digaagadi baay u dhal dhashay akhiro ilmaahas iyo nafteedaba waay dacweey nayaan adiguna faraxa imaanka beele oraad shaqeeyso aniga comment tigeygu yuu hit ku gaarsine mise sodogaa baa canjeerada u hoos fadhidaa
@Indhouron-o9z17 сағат бұрын
Gabdhow intad iga dambeysan nin somali duruf haku racin gadalbad kashaleyn donta😢
@ibrahimhusein954716 сағат бұрын
Nin somalia ah waawa Tiriyee cadaanka ku raaca miyaa kawadaa Hh Qiiro jabaanka naga dhaafa Rag io dumad qofkii alle wanaajiyaa wanagsan💯 kuma faraxsani in gabdhaha laxumeyo sidoo kale Ha ilaabin ilaaheyda dadka uu abuuray mawada xumo Mana wada fiicno Ee alle weydiista Qof wanagsan
@NasriqalbiNasriqalbi17 сағат бұрын
Illahaw nin xun hana badin wa malin jimcaa ah🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻ya rabii
@AbdirizackShuriye-hk9gg16 сағат бұрын
Amiiin waa doqon xoola axa uff
@NasroXasan-v3r15 сағат бұрын
Amii amiin yaarabbi
@IstarlinMacalin13 сағат бұрын
Amiin yarabi
@iqramohamed599210 сағат бұрын
Amiin
@Zehraawi-b6q7 сағат бұрын
Amiin yarapiii
@guuleedaxmed97914 сағат бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد صلي الله عليه وسلم ❤
@DaudKorow6 сағат бұрын
Ladies should be careful when choosing men's.Marriage is an agreement and understanding each other.Respect and compassion must be noted.
@ApdyOmar53Күн бұрын
Sacdiya waa samirtey ilaahey badal kheyr qaba ha siiyo waan u duceynayaa hadalka aanku xaqiiqsadey iney run sheegeyso waa gabadh la biilayo caruurteeda kibir ugama tagto 😢
@shukriabdulahi1145Күн бұрын
Gabdhii marka hore ninka in uu meher xado ogolaato weliged ma qiimeynayo 20 caruur hadey dhasho xitaa
@AbdirashidGeel-b6x23 сағат бұрын
Magaca haqurxin ee waxa tirahdaa qudba siro
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq18 сағат бұрын
@@AbdirashidGeel-b6xhhhhhhhhh waa iga qoslise waa sax wax la qurxiyo ma mudna
@RumaanGКүн бұрын
Waa gabar qurux badan uma qalanto inla silciyo
@AbdirashidGeel-b6xКүн бұрын
Matiri
@RumaanGКүн бұрын
@AbdirashidGeel-b6x ma inay qurux badantahay baa awal shaki kujirta?
@FahimaabdifatahКүн бұрын
Qofka gabadha rafadiyay waa Kan qofkasta reply buu u galayaa doofarka bilaa damiirka😏💔😂
Alle hakuu gargaro wllo umada soomaliyeed inta uu alle wax siiyay gabadhas ha caawiso. Run ayay ka sheegaysa arinkas waxana cadaynaya inay run sheegayso in uumarkiiba jaray mobilka isaga iyo walaalkiba haday run sheegayan iyagu mabay carareen
@shugrisheekhmohamed8533Күн бұрын
Lax walba meshay isdhigtaa lagu qalaa waaye...lkn gabadhaan iyo ilmeheeda allah haugargaaro
@zahramohamed607714 сағат бұрын
Waryaa shugri mesha maxaa kahaysaa😂
@shugrisheekhmohamed853312 сағат бұрын
@@zahramohamed6077zahra dee waaye abaayo😂😂😂
@aliyah-rl7pvКүн бұрын
Bisink 4 marka dhashay aa aragty inu is badalay ma katashatid tan kle hader 10 carur ah awalba uso sabirte mela ka noqoto ma jogtid e iska xamalo ilmahaga korso
@sahromohamed4715Күн бұрын
Ee hadaba ma aydaa rabta madaxeda unbey rabtaaa
@UlasilamazКүн бұрын
Dulqaas dhan inte Ka keentay allaha kuu dhib dhaamo 😢
@invinityd-jamal271013 сағат бұрын
Ciyaalkeeda ayay waxwalba u hurtay oo xaq ay u lahyd mana u qalanto lkn ilhay ayaa ka abaalmarinaya
@hawohassan394211 сағат бұрын
@@invinityd-jamal2710nin nocas ah ina halahas ilmo lo dhalo maba ahaan
@duniyosarmaney86317 сағат бұрын
Abaayo allaha ku dhibyareyo wixii tagay kama hadleyno adigana wax badan wad so sabartay waxana kugula talin lahay inad ku labato ilmahaga ad korsato Ninkana ka qado furinkaga hadu kaso dhamaday Ninkana marki horaba madan sarin masuliyad Nin kobka shahiga kula cabijiray malintas ayuba iska dhadhiciyay inowsan masul ahen
@SaciidoMohamed-qv7mcКүн бұрын
Kaas nin ma aheyn midgaan ahaa uf xitaa waaridkii gabadha oo xiliga adeg garab tagna wuu ilawe
@XafsaMaxamuud-pd3dkКүн бұрын
Midgaaan bey afka uga gashey iyaduna way is dulmisey dumarkeena iyaga is dulmiya o naftooda dulmiya
@AbdirashidGeel-b6x23 сағат бұрын
Shalay abow mcn. Mantay midgaan miya?
@raxmocabdi-pi4fy2 минут бұрын
Allah Haku gar gaaro wllshy wa qiso xanunbadan e Allah biri salatulayl tugo saliga nabiga salalahu calayhi wasalam akhriso iyo astaqfarta ilaahy dhibka haka saro😢
@duniyakordahabКүн бұрын
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@Hana-ii7rdКүн бұрын
😢😢😢😢 miskin sabraa sadkiis helo Allah hakugarab galo abayo ilmo kale nah ha udhalin kuwa hada haysatid bas lee korso Ninkas cuqubo kama baqayo miya yaab
@XafsaMaxamuud-pd3dkКүн бұрын
Midgaan bey afka uga gashaye awlaadeeda alle haka siiyo
Muqalka waan daawaday sida gabadha shegeyso hadeyjirto waa masuliyad daro iyo dhibaato lkn ridwan wuu iska dhageysanaye lee gabadha melaha qaar markey shegto in sualo uu ka weydiyo ayey aheed si lo ogaado hadalada in isdaba marayaan xaqiida Allah s.w ayaa og gabadha markaad firisana qof 10 cunug dhalay uma yara eka
@ExcitedBus-ei8he14 сағат бұрын
Way dhashy Wana lahubaa ana marqati ah
@AdanIssak-tz7xw12 сағат бұрын
@ExcitedBus-ei8he OK markas waxa u wanagsan in ay iska sabirto ilmaheda iska dhaxjogto umada somaliyed cawinad weydisato oo ay carurteda iskaga xamalato hadii abahoda ku dayacay
@saynababdirahmanyusuf800312 сағат бұрын
Samir maxaa la dhehaaa hau shaqeysto keligeed maa dhashey sow isba ma dhalin @@AdanIssak-tz7xw
@saammu8231Күн бұрын
Doctorka goormu noqday sowtu dugsiga sare aso dhameen ka tagay yaab🤔
@HIBOQamarКүн бұрын
😂😂😂 waa ta la yabay
@FahimaabdifatahКүн бұрын
Riyuu Ku noqday😂💔😭
@naimahuseinmohamed746522 сағат бұрын
Farmashiga waa leeska gadaa waa caadi
@hamdimohamedzubeir235117 сағат бұрын
Qaxotiga kii farmashi gadabo wa dr
@NoordinHajji-j9s19 сағат бұрын
Dumarka sanadkaan jira caqli ma jiro bal hada intaas oo dhib ah maxaa galiyay, nin faqiir ah raac waa qalad Lakin waxaa kasii daran ayadoo family gaaga ogeyn halagu uureeyo subxanallah illaahoow dadkaan miyirka kusoo celi
@FatimaMaxamed-xp3py13 сағат бұрын
Amiin😢lkn haku digan wa maskiine
@rahmafarah6892Күн бұрын
Ninkas nin fican maaha asago waxay shegtay an ogeyn laso booday wax walbo ay kushegtay wa been taas acadeyn u ah in gabdha run shegayso jizaar waye ilaah hakaso saro xaqu ka galay xaaskiisa iyo caruurtiisa
Hor ridwano qaladna ha i fahmin ee dadka dhiban markad waresaneyso haku qoslin ee isxakame ee la dareen xanuunka o ilaali qalbigoda marar badan ayaan ku arkay adigo ku qoslayo dadka aad wareesaneyso
@RamlaCabdullahi-x9m2 сағат бұрын
Yaa rabbi waalidkeena janeey🤲 kawarn wanaaga loo sameeyay sida oo abalkeeooda ka dhigay maskiintaan Allah u gargaaro😢😢😢😢
@abdallabro1117 сағат бұрын
Dadka qaar damiir xumaa runtii waa gaaadh gob ah oo adkaysi badan abaal xumaa ninka iyo qaar wlahi gawadhaas waan la murugooday Allah ugargaaro.
@Ifrahgurey-p4tКүн бұрын
Wllhi calool xumo LA oyay cadalad xaga alle talaa 😢😢😢
@sumyaahmed829012 сағат бұрын
Somaliyey hoyadan aan caawino plzzzz 😢😢
@mahamedyusuf13814 сағат бұрын
Scw Ridwaan walaal markaan dhageystay sheekada runta waxaa u dhow Gabadha ALLAAH ha u kaalmeeyo
Shaqo wey la dahaye iyadaa kaa jecel iney shaqeysato 😢
@SleepyCricketSport-vf2ph8 сағат бұрын
War dadka alle wax siiyay gabadha hala caawiyo say ugu shaqaysato 😢😢
@hudaabdullah34479 сағат бұрын
Ridwaan waa sijui mashaa Allah muxuu kayaqaanaa garaan
@Naciimo43315 сағат бұрын
Wlhi guri xaaran lagu bilaabay ma hagaagayo hablo guur xalaala ku dadaala si ay ilmihiinuna xalaal u noqdaan
@ummumanha467810 сағат бұрын
💯
@BaxsanBarkhad8 сағат бұрын
Waa nin kibirku ka batay allah miskiintaa u gargar
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8crКүн бұрын
Wll kaas nin maha waa warabe ani nolosham cml wn arkay lkn ano 1 cunug uhaya goan ka qaate alxm hada mid wngsn ayan heysta oo dhan walba ifahamyo ale ha idayo
@FardowsaAbdikani-vw1cd22 сағат бұрын
Ninkaas hdii qof islaama yhy gabadha maskiinta ah wanaag ha kula dhaqmo hdi kle ha iska fasaxo awlaada ha biisho
@seed396623 сағат бұрын
Aac allaah ha sahlo umuuraha
@Duale57151 минут бұрын
Soomaaliyey gabadha taageera ugu yaraan deynta ka bixiya
@HodanMahad-p1lКүн бұрын
Subaxan allh 10 ma qabil bey badineysa Naa igamusa
@Maryama6196Күн бұрын
Dulqad bathanaa
@qadrishmohamed9537Күн бұрын
Abayo Nin waa Xasid Ani hada mid waxa I Qabo 3 caruura haysta mid ugu yar Waa 3 bilood hadana uur kale inan yeshuu raba waliba langab haguursan ilma badsi raba on naftada kala jeclayn 😂😂
@SomGrl88Күн бұрын
@@qadrishmohamed9537 Bisinka abayo 2 sano ugu yaran kala Kori. Caruur badan muhim maha waxa muhima midhka haysatid nolol qurux badan iyo jacayl ina siso iyo muqtaqbal fican. Somali wa bila damir tiro badan iyo wadan fakhriya o bila shaqa a wa waali.
@wyoming2566Күн бұрын
@qadrishmohamed9537 lakini so bill kumasiyoo Qadrish.😂😂😂
@MowlidBashir-o3b23 сағат бұрын
Hhhhh yukuwaalin 13sano aaleyqaba 4 caruura aandhalay aniga iyo ninkeyga heshiis aan kunahay inaan carur badan dhalin alxm 4inaan dhalay leygama dareemo dhalmada badan walagudaciifaa @@qadrishmohamed9537
@Jamadjano22 сағат бұрын
Washay waxaan kuu talil lahaaya meeshaad ku dhibtoon waa laga guuraay kismaayo ku noqo
@VitroEnergyIganga15 сағат бұрын
waligaa ma maqashay Geedkii Orod lagu fuulo ayaa Orod looga soo dagaa , waxaan dhihi karaa Waa guur lagu fudaaday , Allah ha kuu fududeeyo , laakiin waxaan ku dhihi lahaa walaal samir iskana dhaaf Maseerka
@DrAli28-YКүн бұрын
Gabadhan waan u qiirooday xaalkeeda ee laguu diro Maxkamada Dahir calasow. Ragga qaar waa bahal wax loo dhiibto
@ayaanhassan1496Күн бұрын
Maskiiin abayo ninkaaas ha u laaban bastarka ilahey shaqo haku sahlo
@shadowonyt669Күн бұрын
Gabadhan aabe heed waa ku caawiyey ee maxad ugu kibri?
@FatimaMaxamed-xp3py12 сағат бұрын
Waxa jira wax la dhoho self love ee jeclada naftiina ogow ilmaha naftada ka muhiimsan plz abaayo alle haka saaro dhibka ducada badi Inshallaah alle hakuj fududeeyo 😢😢
@LiishLiisha5 сағат бұрын
I hope somali women’s understand that they something call self love and respect 🫡 but unfortunately they love khiyaaali lifestyle
@ahmedaden7012 сағат бұрын
Hooyo ilmaheda ciyarciyar ugu so tagi meysee gabdhaan dib ayaa haasto waa gabar daacad ax ridwaan gabadhaan number keeda inaa shegto ficneed sifa Ay somalida ucaawiyan
@LeyloLadan-u1q15 сағат бұрын
Xalaashiisa xumeeya xagaar baa u danbeeeyo
@AbaasXusen11 сағат бұрын
1:13:22 ridwaan qofka hadalka ha iska dhihin laabo gurigaada ulaabo Qofka meel uusan nafis raaxo ki dareemeenin oona ogyahay dhibkoo kala kulmay shale ilaa hada yaalo Dheeldheeshaas uguma laabanaayo Waaan ogahay waa caruurteeda Lakin nolol loo bahanyahay 10 caruur ah hada dhahdo waan iska dhax fadhinaa Wax ee soo kordhineeso malahan Even uu ninka yiraahdo waan biilaya Ninka sidaas u hadlaay Teeda kale qof hadana hooyo ah 10 cunug heesato hadeesan dhib arag manata meysan imaan laheen meeshan Dhib heysto dartiis ayeey u timid waala garab istaagi waayay Fadlana soomaliyeey caawiya inanataas Shaqo u raadiya Ayada markaas isku filaaneeso Nina uma baahaneeso markaasb Waika talo
@nasrosabbag16 сағат бұрын
Haweenka Soomaaliyeed waxaan kulatalinayaa inay diintooda bartaan, dhibtaan iyo mid la mida toonna ma mareen nina siduu doono kama yeeleen, Ragga Soomaaliyeed ee kan gabadhan dhibayaa ku jiro maalin aan maanta ahayn oo alle uun la hor joogo ayaad ka jawabaysaan masuuliyad darrada aad ku kacaysaan.
@abdifarah2812Күн бұрын
Nin naag 10 caruura udhashay xumaynaya ma xoolaa
@Indhouron-o9z16 сағат бұрын
Kuliginba wada xolahas noqdey
@MaxamedQadar-ck9et7 сағат бұрын
@@Indhouron-o9zHal nin xun arkeysa kuli isku dareysa, naago xunba way jiran