No video

Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7

  Рет қаралды 120,198

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Ай бұрын

ridhwanissack #tijabijacelka

Пікірлер: 613
@nasteexoahmedali6030
@nasteexoahmedali6030 Ай бұрын
Dunida maso Marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed scw
@TaajHussein
@TaajHussein Ай бұрын
@hassannour6661
@hassannour6661 Ай бұрын
🇸🇴😊😊
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 24 күн бұрын
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين ❤🙏
@user-zk6bt3zh7c
@user-zk6bt3zh7c 8 күн бұрын
scw scw scw scw
@MalyunAhmed9869
@MalyunAhmed9869 7 күн бұрын
Scw
@Salmamohama
@Salmamohama Ай бұрын
Ku salin nabiena the best peerson ever the most knowledge able and the most shine all created propheet muhammadصلي الله عليه وسلم❤❤🕋
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 24 күн бұрын
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين ❤🙏
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@MalikaSouldan
@MalikaSouldan Ай бұрын
Sallahu caleyhi wasalam 🎉
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@hajjigulled8710
@hajjigulled8710 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Ай бұрын
Baaye kaas nabsigada ayaa kaso baxaye maxad u ooynin Allah ku dhaafiyey qof sidaas u hadlayo masuul maba noqon karee mid ka fiican Allah ha ku siiyo oohin asaga kaga dambeyn doona adiga daacad ayad aheyd qof daacad ayad heli insha Allah
@najlanalka1428
@najlanalka1428 20 күн бұрын
Ciil ayay la.oysay qaabka uu ula hadlay ma filanen lkn we filanesay inu mgc kale shegi karo bilowgi dhahdau ma ahao mashqulkisa badan nag kale inu la hadlaya ka shakiyay lkn sidan ixtoraam darada naxaris darada ah kama aysan filanen ciilba ka kenay oohinta😢
@maryancb1351
@maryancb1351 13 күн бұрын
mhadsanid wll
@umimohamed2323
@umimohamed2323 4 күн бұрын
My dear young lady, you had a lucky scape maxaa yelay he is a loser
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 Ай бұрын
Dumarka hadaan qalbigooda la ilaalin karin yaan been loo sheegin saxibayaal😢
@abdifatahshuriye5107
@abdifatahshuriye5107 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 garac aya helay😊
@user-gv6kn7dv2j
@user-gv6kn7dv2j Ай бұрын
Absolutely bro ninka rega ah marba hadu go’ansado inu jeceyl sameyo waxa wngsan ina qalbiga qof kale ilaaliyo😢
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 28 күн бұрын
Ragw. Qalpiyd Durka waad.ku ciyaarteeen wlhi😢😢😢
@user-bw4uy1pe9o
@user-bw4uy1pe9o 28 күн бұрын
Iyagabo ma ilaaliyaane ma inaga baa ilaalineyno
@CubayadAbuukar
@CubayadAbuukar Ай бұрын
Sorry wlllhi ninkas wlhi inu nin rag u geyn runtii ninka raga ah sida uma dhaqmeyo wllhi bllhi wllshei sorry nabsiga asiga kaso bixi donaa alle talo saro nacas baa ku helay wlhi dumarka qiimahoda aan garaneyn wllshei mcn raali noqo is adkay Alle ku mahad celi wayo asiga og meshu kugu habonyahy laga yaba inussn kheyr ku ah alle ka fogeyay dhex alxmdulilah waqti kasta Quen😢😢❤
@LayloSuleuman
@LayloSuleuman Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊p😊😊😊😊😊😊😊
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Mashaallaah tabaaraka rahmaan raga siku mid ma ahan illahey hakugu bedelo mid ka qeeyr badan
@ayanwarsame9388
@ayanwarsame9388 13 күн бұрын
@abdirahmanyusufosman9545
@abdirahmanyusufosman9545 Ай бұрын
Bahal aan xushmad aqoon oo raga magaca la wadaaga waaye ee isaga sabar iskana iloow
@ZeanaaP
@ZeanaaP 5 күн бұрын
Haa wlhi😢
@user-ht3th2hq1i
@user-ht3th2hq1i Ай бұрын
Aan ku saline xabiibkeena❤ scw
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@MiinaApdi
@MiinaApdi Ай бұрын
Qalbiyada jabinaysaan sow ma ogidiin in uu Alle idinka abaal marin doono hadddaadan qof qalpigiisa ilaalin karin fadlan jacyl haku abuurin Aniga ahaan 10000 qayb ayaa qalbigayga loo qaybiyay walina isma dhiibin 😢
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Insha Allah sabirkaga mirihiisa macn waad guran malinte noqoto ❤❤❤
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Ай бұрын
Wxalaraba qofkii ku maqli lahaa ama waana daada qaadan lahaa rageene soomaaliyed wexey noqden wada khiyaano miiran 😢😢
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 Ай бұрын
Qalbigaga Maxa dacif ka shigy mrka horeba
@user-wk4wn7pk1u
@user-wk4wn7pk1u Ай бұрын
Bayoh mela kala so xariro isheeg❤
@YassinAbiib
@YassinAbiib 6 сағат бұрын
sax wlhi wll waruntaa nabsiga iyo isha dunarka mahadho 25 jir ayan ahay 2 reer aya igaso dumay sbbtana wan gabdhO badbaa gabdhO badan ayan qlpiga kaga ciyaaray mxy iigu taala hda wan dagilaayahay cafimadjayguna wa tamaam alx lkn halkaa gabdhaha wala iga raacay wlhi 😢😢
@sidiiqisseomar5801
@sidiiqisseomar5801 Ай бұрын
Dadka qaar qalbi adkaa Alx ilaahaw adaa mahad iska leh Qof walalka ah ama walasha in aad dhaawacda maxaa ka faa.idaysa
@nazim1523
@nazim1523 Ай бұрын
Dadaa waxaas waxba u arkin oqalbiga aadanaha umaleeya dhagax
@sidiiqisseomar5801
@sidiiqisseomar5801 Ай бұрын
@@nazim1523 Walahi waa la yaaab Qofki ruux kala.qalbigiisa ku ciyyaara mar unbuu nabsiga ka soo bixi nabsi waa ma guuran xanunka uu qof dareensiyo asagana wuu dareemi doona mar un
@nazim1523
@nazim1523 Ай бұрын
@@sidiiqisseomar5801 I.n wlh maanta qfkii wado xun qf marsiiyo asgna koley maalin unbuu mari يوم لك ويوم عليك Inta wanaagsan allh dhowro
@khadaremirol
@khadaremirol Ай бұрын
Wlhi raga qaar maba oga dumarka qalbigoodu inuu yahy muraayad😢😢😢😢
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Xabxab miyaa. Hindi hindi war Allah kabaqa
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 Ай бұрын
😅😅 imisa rag saas loo gslaa bro dumarks markods ha dulwataan
@123champion
@123champion Ай бұрын
ok wiilka waa sidey quluubtooda markii aad muraayada tiihin
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Biya ma cabi karaa😂😂😂😂😂
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 Ай бұрын
@@abdirashidjama9788😂😂😂😂
@CabdicasiisMaxamad-dv8gg
@CabdicasiisMaxamad-dv8gg Ай бұрын
Ilaahyow raga gabdha ku ciyaariyo oo qalbi jabinayo ka qabo War ragow dumarka ha qalbi jabinina oo ixtiraama
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
dee xor wll bisinka jacalku qasab maha🎉lakiin haweenka soomaluda noloshodi waanin ciyaal guur naftoda wayneceen hawenka aduunka way nolyihiin waayo abe iyo hooyadod ayaabaray sida lonolado
@ismailofficial4267
@ismailofficial4267 Ай бұрын
He is not representing us
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Ай бұрын
​@@isramaxamed4963doqon weynatey
@adeshmursalin2647
@adeshmursalin2647 Ай бұрын
One day he also regret don't worry you find a person who truly love and care about you
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
@user-sw7us7ko5p
@user-sw7us7ko5p Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw😢❤
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 Ай бұрын
Hello sister, you have to be strong. Why are you crying? It’s not your brother not your husband stay far away.
@NimcoAbdi-ux6vs
@NimcoAbdi-ux6vs Ай бұрын
Strong girlllll❤i loved the wey ur talking ❤
@KadraMed-vj6hx
@KadraMed-vj6hx Ай бұрын
you are raison
@ayshaabdi9821
@ayshaabdi9821 Ай бұрын
Exactly,every pain gives you lesson dear life always continue ,,,people come and go
@hamdiabdikarim-zm2dq
@hamdiabdikarim-zm2dq 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-zr4sb3hw3n
@user-zr4sb3hw3n Ай бұрын
Naaagta naagta tijBINEYso waa reer bdiyo aqas lalabo waaaxid😮
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 anaba qoslay adunka wxksta la arag
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz Ай бұрын
ridwaan noo soo badi barnaamijkan 😊
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Ай бұрын
BISHARO-Bilan wa nasipkii OO Qofa💥 MashaAllah SIS
@Kuusane
@Kuusane Ай бұрын
2024 ma qof jacayl u oynaya aa jira dantaada markaad gaadho aayar iska guurso qofkaaga
@kahiyestudio9798
@kahiyestudio9798 Ай бұрын
Ridwan barnaamiska maxuma lkn qari wax yaabaha qaar sida dareenka gabadhan oo kle muhimadu waa iney ogaato qofka ee rabty sidu u yhy lkn dadka iney arkan muhim maaaha
@tosh3ytv40
@tosh3ytv40 Ай бұрын
Asaga muhimadiisi waa views😂
@alimualim22
@alimualim22 Ай бұрын
Ridhwan Masha Allah Manta Eastleigh aan Ku arkey Guleyso sxbkey aad baa Ku salamaya 💗
@jowharstudio123
@jowharstudio123 Ай бұрын
Wlh bisharo ayada Aya wanagsan
@aishamohamed8229
@aishamohamed8229 Ай бұрын
Maaskiin😢😢😢😢😢 allow qalbi u qabojii😢
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Tobacco iga tahay waa another lever😂😂😂
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj Ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيرا
@user-pd8ex6tl8y
@user-pd8ex6tl8y 22 күн бұрын
can you add subtitles in your videos please because I am learning Somali
@hayataden6499
@hayataden6499 Ай бұрын
Waliigaa qof an qalbigaga u aqlmiiin haa siiin
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Balse ma ogan kartid soma ahana waxa qalbigisa ku jira xaqiiqda wa midaa ayadana daacad ayu isaga dhigay sidas ayey ku jeclatay waxeyna uheysatay inu si dhaba ujecel yahay lknse wey fiicned inee hda ogaato wayo beri jaceelka manta mid ka badan ayey uqadi laheed soma ahana
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Ай бұрын
Ma ogaan kartid cid walbo afke malab kumarinesa midakale qalbiga tashi mayaqano 😢😢😢😢😢
@hayataden6499
@hayataden6499 Ай бұрын
@@UpdeynaserEssay waa runtaa lakin biliadaan intaad amiini laheyd waxa kaa fican inad aminiin wayo qofka wakhii aya lasiya si ad u fahaan tiid wlll
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 Ай бұрын
kan ciyaal waaye marka hore ayaa qof masuula oo qiimahaaga garanaya wax lagu darsada kan afsomaligiisa ayaaba khaldane waa ciyaala suuq
@nehalsayid20
@nehalsayid20 Ай бұрын
Aad iyo Aad carur inu yahay codkisa laga darema
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m Ай бұрын
Ridwaan oo qamis qabo cawa kkkkk mashalah
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed Ай бұрын
Hh imikan soo wataye
@salaxabuukar3615
@salaxabuukar3615 Ай бұрын
Abayo mcn iska Adkyso abyo namsiga oo adig kga kaliya maalin Uun ayuu kso baxi doona waan arky sida kugu jees jeesya Wlahi marku ku dhahhy max been mad iga sugysy wlahi waan ooyay abyo Mcn iska samr Alle mid kujecyl daacd ku ah oo qalbiga ku dhowro Alle haku siyo lbada suno duko Alle bari wx lga ybi inu kheer ku ahyn oo shar kùu ah shartisa Aya alle kga leexiyo qalbiga Alle haku qabojiyo wlahi Aniga ayn soo mary xunksa hada aad ku sugnty max nh ka xun badn qof si daacd ah u jeceshahy intaas sano aad laso soctid oo ad u modysid run Hada wxu yahy Allle ayuu bankga keeny sirtisa ilaahyi hakaso baxo eeyga kn nin mala dhaho wxu nagho dheely nin nimda waa xaywnka wasq ah oo gbadha Aan aqonin sida loola dhqmo abaayo mcn iskga samir qalbiga Alle haku qabojiyo Waaad heli doonta insha Allha midka calfkga maalin uun wuu ku imaadi doona insha Allha ilaahyi haku qabojiyo qalbiga kaas nin nabsiga wuu kaso baxi doona innsha Allha aabyo mcn ha ooyin iska adkyso adunka aya sids iskg ah abyo mcn Alle wx kga brinya mid wangsn oo kujecyl daacd ku ah oo qalbiga ku dhooro Ayn alle kga barinya Wllshydii mcn Aamuse 20:43 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@unitedtube1595
@unitedtube1595 13 күн бұрын
Sister move on that’s OK. It’s not the end of the world.
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj Ай бұрын
War waxaan waa gabdho masaakiinee qalbijabka daa
@zhankaroon3333
@zhankaroon3333 Ай бұрын
Raga qaaar qalbi adkaaa😢
@Deeq23127
@Deeq23127 Ай бұрын
Waa ka calol xumaday wlhi Qalbigu jabshy maskinta
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
Dumarka qaarna dabyar mayshidaan???
@user-cq5wf9dz7t
@user-cq5wf9dz7t Ай бұрын
maashallaah bishaaro maxamed isko waaraara❤
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 24 күн бұрын
Kaalay dadka jacayl by wada leeyihiin❤Ani madaxaa itaagan😂lkn ma qalbi xumi😂🙏
@ZAKI--523
@ZAKI--523 Ай бұрын
waraa qofta hore wey soo balanstey dadka😂😂
@ShukriAbdi-x5l
@ShukriAbdi-x5l Ай бұрын
Mashege 😂😂
@Zuhuurmustafa124
@Zuhuurmustafa124 Ай бұрын
Isku fikradaa nahay wlhi😂😂
@Hothoo
@Hothoo Ай бұрын
Walhi sidaasan is dhahay anba magaceedo sadexan bay shegeen xita😂
@RaaxoAbuukar-uk7jc
@RaaxoAbuukar-uk7jc Ай бұрын
😅😅😅
@ramlajei5674
@ramlajei5674 Ай бұрын
Qalbiga qaar Alle xarir goni ah ayey la leyihiñ😢 hadad dhawacdo Allah jecla aya kajari dona😢😢
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Ай бұрын
20:54 ax wanka nxay miskiinta sorry abaayo insha allaah wad helidonta qof wanaagsan oo qalbigaga dhawra❤😢
@user-gx3ci9xn9x
@user-gx3ci9xn9x 8 күн бұрын
Wlh kaas nafsigaga kaso bixii bartas ad adi fadhidid inuso fadhisto alle ka rajenaya☹️ama nafsigagu lahogi ama mid hojisa ayu heli☹️ wlh hada dumar nahayyy qalbi jabka wa iniga nugulnayyy😢❤️‍🩹
@fatimaoabdi9547
@fatimaoabdi9547 Ай бұрын
Fadxiyay ilahaybaa ku dhafiyey kaasi nin rageed maahayn. Nin ka raga ah xataa haduuna ku jeclayn qalbigagu ilalinayaa wuukuu naxariisanaya
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Ай бұрын
Waa layaabey naag naag tijaabinayso oo leh waa zxbty kulahaa waa noloshyda illhw naagey hadaan nolol laa dhigto what zxb ?
@Films_gw26
@Films_gw26 Ай бұрын
😂😂mxa
@sidiiqisseomar5801
@sidiiqisseomar5801 Ай бұрын
@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Waqtiyadaan damba wax aa la yaabta waa arke 2 gabdhod ayan la yaabay oo is naqaano waxooda sxbtinimo ka wayn kkkk 🤣
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Ай бұрын
@@sidiiqisseomar5801 ani hada kahor mid nucas ah aan arky inay nin iqabo thy iyo inay zxb thy shaki iga galey waa jarey gabiba hhhhh aduunkaba qof isku kay daba qoraa u necbahy balaayo
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Ай бұрын
​@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 isdaba qor qorka waaa Ku xjiimota miyaa qoslka iga dgmysay wlhi
@HodanApdi-nk7gh
@HodanApdi-nk7gh 20 күн бұрын
Nio waxa qalbada taganba kulaha run ma iga sugaysey sis illhayba ku dhafiyey awalba nin kumu noqden kasiye🤕😳
@Shamosa-TAIF
@Shamosa-TAIF Ай бұрын
Asalaamu Radwan sideen kula soo xidhiidhi karaa
@user-amazoonee
@user-amazoonee Ай бұрын
Isken adna😂
@Shamosa-TAIF
@Shamosa-TAIF Ай бұрын
@@user-amazoonee lambr
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Ай бұрын
The way Ninka u Hadlay xitaa waa Ciyaal Suuq hooyo Caano isiiiii ah 😂
@user-vv7vw1mo1f
@user-vv7vw1mo1f Ай бұрын
Aniga su Asha an is weydiyaaa ayaa Ah Gabad Manta daheysa Saxibtey itijabi Maxaa laga Tijabinaaa Yaab Waaa sual Jawab Ubahan
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Mac bee isisiiyaan, mamaqleheen waxa ee laheed
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
@@abdirashidjama9788😂😂😂
@Malikasamatar4624
@Malikasamatar4624 Ай бұрын
​@@abdirashidjama9788haa wllhi waa yab😂😂😂
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Ай бұрын
​@@abdirashidjama9788qolyihii la shegayay miya
@ShaakirJaamac
@ShaakirJaamac 16 күн бұрын
Walhi sxb waa dhaqan xumo tii ogu waynayd
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 15 күн бұрын
Allaah kaqabtay kas sawiro ado xass u ah oo sas kuyiri say Axl
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 9 күн бұрын
Haduu ahanlaha Faraax oo Faraax kale tijabinayo oo dahayo saxibkey waye ,Hadaa wuu trend gareynii lahaa calling him Qanis iyo balayo😂😂
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
Nin uoysay masallh waye Dambysa
@user-zr6em3bf2h
@user-zr6em3bf2h Ай бұрын
Abyo nin uma ooyeyso ee bahdilku ugestey bey u adkesan weysey iyo beentu kuso xera galiye 😢😢😢
@ismailofficial4267
@ismailofficial4267 Ай бұрын
Sorry for his bad behavior
@ayaanahmed3138
@ayaanahmed3138 Ай бұрын
Busharo zxpteeed bay ka shakiday markay tidhi jcaylkayga mahamed baa ladhahaa. Feker bay gashay waaa yaabantay 😂😂😂😂😂
@LARZONEXCHANGE
@LARZONEXCHANGE Ай бұрын
😅
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Ай бұрын
Haa amin qofka ku dhahay inta nolshayda kaa Dhiman wn kula jogay ogaaw ino dhamadka nolzhad xanuun Tahay💔😢
@CaashoAbdullahi-gm2zz
@CaashoAbdullahi-gm2zz Ай бұрын
Aad iyo aad wlh 😢
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Reer Nairobi waa naga cilmi badan yihiin .gabadh gabadh kale tijabinaysya xaytahay ani waaba shakiye 😂
@cuud4726
@cuud4726 Ай бұрын
Cadi waye
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
@@cuud4726 ma iga hubtaa warkaas ?hhh
@diegocosta6634
@diegocosta6634 23 күн бұрын
​@@cuud4726maxa cadi ah ma lespian ba
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 6 күн бұрын
Ridhwaan Sxb sare Midkan Miyu waalanyahay inanta sidan ugalaya Farhiya kani maxaa libaan lagu baxshay ma liibaanaha sorry baayo Qaali Raggu Qaar ma yaqaanin dumarku qiimaha ay ino leyihin Walashey ka raali noqo badal ka qayr badan Ayaan ku rajeynaya waa wiil qofkan ka hadlaya xaalada ku qabsatay Ridhwaan Sxb sare aad ayaad u mahadsantahay
@UgbadAxmedmuxumed
@UgbadAxmedmuxumed 16 күн бұрын
يا حرام البنت مسكين انشاء الله تحصلي واحد يحبك ويستاهلك هدا ما يستاهلك حبيبتي
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Ай бұрын
Farxiyoy nin ma u oyneysaa ceeb diamnad thy naya ha is bahdilin😂😂😂
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Allahu akbar dadka sidaada oo kale ah wan aqaana wa dadka balayada iska dhiga intey dadka hortagan yihin hdhowna sariirta ku dul ooya mida kale ayada waxey la oyneysa jaceylka xad dhaafka ah ay uqabtay iyo sidii uu ula dhaqmay una qiyamay wlhi mida kale qof aad si wali ah ujeceshahy marku ku dhaho maku jecli ama ina ku jeclado ma iga sugeysay wa qalbi jab adi labo mado mid waye ina balaayo iska dhigeysid iyo inadan waligaba jaceyl so arkin
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Ай бұрын
@@UpdeynaserEssay blyo iska dhiga ma my queen ahy maba oyi in lii oooyo myee 🤣🤣🤣
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 Ай бұрын
Farah 1:0Farxiyo.😂
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😢​@@abdirahmankosar723
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Ай бұрын
​@@UpdeynaserEssayala run badnaa😂 wad fahntay
@marwo1162
@marwo1162 Ай бұрын
😢😢sorry😢😢
@nasraahmed7678
@nasraahmed7678 6 күн бұрын
Fikirka kugu dhashay wa sax maxamed iyo saxibta il gar ku haay naahow
@MalikaSouldan
@MalikaSouldan Ай бұрын
Ooo farxiyo wll wacadi raga lama amino 😢
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Oo raga dhana mida kale ayada mxey qalad oo ay ledahay wey jeclatay asagana been usheegay sidas ayeyna ku jeclatay iney hda baraweyso ayaba ficneed intu waqti kale kasi dhumin lahaa wlhi oo si xad dhaaf ah ay usi jeclan laheed
@mohamednoormohamud6497
@mohamednoormohamud6497 Ай бұрын
Waryaaa cawa Qamiis ayuu wataaa Kwrn😅😅😅
@princessaisha3845
@princessaisha3845 Ай бұрын
Ma ila aragtey😂😂😂
@fatimaxasan3471
@fatimaxasan3471 Ай бұрын
Maah maah oo waxa jirta dhahayso laxwalba meeshay is dhigta ayaa lagu qalaa
@xasanahmed9832
@xasanahmed9832 Ай бұрын
Horta Barnaamijkan jiliin miya mese wa dhab ?
@maryanhassan
@maryanhassan 4 күн бұрын
Gabdhahaan wixii dhalay meeye ceeb maxaa sharaftii iyo diinta islaamka meel xun looga dhacay. Weli ma arag mana maqal shukaansi bilo badan iyo sanado leysla socodo sidii dad is qabana loo dhaqmo. Acuudu bilaah. Ilaahaw sabaankan sharkiisa naga qabo gabdhaha iyo raga muslimkana hadey amiin.
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Ай бұрын
Maansha mohamed ibraahim waa nin rageed is huba aan qayaano badneen marka bishaaro wiil ku jecel beed heesataa Maansha Allah laakiin bishaaro waa ceeb inaa naag baroobeyso tankale waxaan kuu sheegaa naag saaxiib,nimo ma taqaan taa ogow
@ismailofficial4267
@ismailofficial4267 Ай бұрын
Nice advice
@user-lw2cq4wv4z
@user-lw2cq4wv4z Ай бұрын
Hhh waxas dadka xun amisan
@Fatema-hi9el
@Fatema-hi9el Ай бұрын
Ridwaan caawa khamiis wataa omg 😲 ❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Ай бұрын
Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
Qofbaa qalbiga kajaban oo xanun la oynaayo adigana Cunto iyo wax aan loojogin baa kahadleysaa🤦‍♂️🤦‍♂️
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@MahirHassan-oh5qk😂😂😂😂😂
@Hothoo
@Hothoo Ай бұрын
@@MahirHassan-oh5qk😂😂😂😂😂
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 Ай бұрын
His Saka 🔥😎 Yammal 💔 awaits 💪🙏😩🤞
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Ай бұрын
Ninkaan kama baqayo Nabsi miyaa Subhanallah, Qalbi adkaa😢
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Ай бұрын
INANTA DANBE WEXEEDU WAA SAX LKN MIDA HORE WAY SII BALANSATAY 😂😂😂
@diegocosta6634
@diegocosta6634 23 күн бұрын
Waa is dhahay😂😂
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc waan ka naxay gabadha war masiibayahay dhaqanka xun gabdhaha beenta ka daaya hadaaydaan mustaqbal ka rabin ❌❌❌
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman Ай бұрын
Oh sidan ku dawanayey dharkagi xifdiyey nio mnta dhar cusub kadhacaye😂😅😊
@Abdijalil351
@Abdijalil351 Ай бұрын
Bisinka qof Maa dharkisa lasocon kartaa😂
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman Ай бұрын
@@Abdijalil351 haa zbbna marwlpa hadii aad dawanaysid Soma oganysid dharkiisa
@diegocosta6634
@diegocosta6634 23 күн бұрын
Hawl la'aan baa ku hayso😅
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 Ай бұрын
No so badi radwan barnamijkan ❤
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Ай бұрын
Waa muhiim in qofku ogaado inaan Raga qalbiyadooda ilaahay simin Rag baan gabar waligiba hadal uu ku xado mooyee War ay dhib sanayso live udhihin waxaana laga yaabaa in gabadhaasu moodo in doqonkaas oo kale ragga soomaaliyeed wada yihiin abaayo kuwa kafiican ayaa dhooban ee ha u booyin
@maslahdais1576
@maslahdais1576 Ай бұрын
Sxb ridwaan bring many such videos please very interesting,every night I watch your KZbin if u post such videos
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 28 күн бұрын
Ax.qalpigm wlhi apaayo qalpig alhankuuu qaboojiyo😢😢😢😢
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 Ай бұрын
Naag sxb malaha
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Ай бұрын
Waxaas nimankaa dumarka ka dhadhiciya
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 Ай бұрын
Oo manta jakadii waynayd baa iska so dhigtee 😅😅😅
@SamiraJama-v5r
@SamiraJama-v5r Ай бұрын
Walahy wax kasta way dhacan cashar ba kaqadatay hore i soco abayo ❤
@KaltuunAadam
@KaltuunAadam 23 күн бұрын
Masokale wadnuhu nay nay😂😂😂😂
@wayahacusub6754
@wayahacusub6754 Ай бұрын
Gabdhuhu way naga cilmi badanyihin gabar oo gabar kale tijaabineyso ma anigaan yaabin
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 17 күн бұрын
Awaal bad ciyaal suuq jeclty qashin ah suu u hadlyo kaa alxm dheh alle ku dhafshaaye
@ShakiMiya-i8u
@ShakiMiya-i8u Күн бұрын
Don't cry he will pay back or her sister what goes around come around
@user-uz7do6er1d
@user-uz7do6er1d Ай бұрын
Jaceyl keyga beyba dhahesa waka xumahay Wlhi
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Haa hee ayada si dhaba ayey ujeceshahy mahino mxey dhihi laheed marka wa masakin wlhi ilahey ha uboog dhayo asna nabsigi uu ka galay allaha ka gooyo masiibada
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Ай бұрын
​@@UpdeynaserEssay aaaamin Aaaamin
@shukriita4206
@shukriita4206 Ай бұрын
Acuuudka zxp latijabinayo😂😂😂😂😂😂
@Fatema-hi9el
@Fatema-hi9el Ай бұрын
Ani io adi aan is tijaabino😂😂
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Ай бұрын
Abayo Alx dheh qofkas nolosha shar ayu ku aha mid kawanagsan allah hakusiyo o sidhab ah kujecel Allah haku qalbi dhayo wilkas nah nabsiga Cawa gashay mar ayu kaso baxaya insha Allah hadu kuso laabto plz hakayelin ceeri cadowga qalbiga waye abayo 😢😢😢😢
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Wlhi wa saxan tahay wa iska maskin si daacad ah ayey ujeclatay asna sidas ayu ula dhaqmay walibana kibirka iyo yasmada ku jirto balse waxan ku farax snhy ilaaheygi qadaray in beentisa ay banaanka imado wayo hdeysan ogaan laheen way si jeclan laheed mahino alhamdu ha dhahdo hdu isku dayana inu dhaho waxa ka xanaqay ina ibaraweyso mxa iguma kalsonid miya filinkas hdu laso galana wa ineysan ka yeelin wlhi
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Ай бұрын
Wayo raga qaar ayago og iney been shegeen ayey hdane waxey kaga faa'ideysa nayan jaceylka ad uqabtid wlhi asu ku dhaha hdi adan ibarawen lahen sida ma sameyen ayadii ayaba dambi dusha laga sara waxan kula talina wuxu rabo ha shego iney ka tashato kan
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Ай бұрын
Wxn layabay wxy ka faaidayan dhibka lagalinayo kuwa jecel
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Ай бұрын
Kan disrespect yaa ba keenay ewel run maa iga sugeysay ku lahaa😢 what goes around comes around wuu helaa soon or later mid saan ugu jees @jeesto xabiibti qalbiga alaha kuu adkeeyo 😢
@ibrahimdubow2783
@ibrahimdubow2783 Ай бұрын
Gabar daheyso Gabar kalee ii tijabii faar Aya kugodan somaliyeey..Aniga waxan qabaa Wa team bidix😢 maxamad maxamadkan Wa raad gadasho
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Ай бұрын
Qalbigii baa kaa wasakhobay boowe. Dhinaca xun kaliya maxaad ugu qaadanaysa
@nasraahmed7678
@nasraahmed7678 6 күн бұрын
Gawadhan waxe gawadha kale u so dhawesaneso Mahamed aye la jeceshahay fikir ku dhashay saxib dacad moda lakin mardhaw Mahamed laga qada
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg Ай бұрын
Kkk Ridhwan qamiis ugu jiraa manta😂😂😂
@user-ee2qh2mx2u
@user-ee2qh2mx2u Ай бұрын
Saxiibtini mada waa shey qali ah balse waxaa fiicn saaxiitini mada halaga ii laaliyo ee rayada xuun xuun xitaa hdii la kaftamo xanuunada ay badiyaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ saaxiibtinimada Alnoolaaato
@Thelifeofabshira
@Thelifeofabshira 8 күн бұрын
you made everyone cry
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
I’ve been there wlhi lkn alhamdulilah ilaah baa iiga hiiliyay Waqtigi adkaa aan soomaray qofwalboo Xaaladaan kusugan waxan ilahey uga baryaayaa daganaan iyo inuu kasoo Kabto xanunka kasoo gaaray.. Liibaan marki lawacay ee talefankisa dhacay bal fiiri 18:39 sidee bisinka uqabsatay iyo sidee Faraha uga Jareyneyso marki wajiga saaraneyso Subxanallah wll ilahey Hakuu booga dhayo🙏
@user-vu3lk3ni7q
@user-vu3lk3ni7q Ай бұрын
Time😂😂😂 I confirmed it tnks😂😂
@SuldankalelefowLelefow
@SuldankalelefowLelefow Ай бұрын
Bisharo kawaxee kusexani dontaa 😅 cawa
@bisharoaden1107
@bisharoaden1107 Ай бұрын
Igu ogow
@SuldankalelefowLelefow
@SuldankalelefowLelefow Ай бұрын
@@bisharoaden1107 wacarkaya wlhi
@SuldankalelefowLelefow
@SuldankalelefowLelefow Ай бұрын
@@bisharoaden1107 Allahow qalbi uqabojii qawarda walasheen
@SuldankalelefowLelefow
@SuldankalelefowLelefow Ай бұрын
@@bisharoaden1107 i need Ridwan issack namba plz i want something to discuss with him
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Yahuu
@Marjuu7
@Marjuu7 28 күн бұрын
Wecelsanaa illahey ku ciqaab 2024 jacayl ma jiree qalbiga qunful saarta🔒furahana🔑 bermuda kusoo rida qofki q**q hayo oo iska celin krina qaraabadiisa hal gabar ama hal wiil hakaso qafaashan😆
@kowsarali7963
@kowsarali7963 29 күн бұрын
2 Maxamad ee saaxiibo la yihiiin 🥹🥹🥹 meeshaaas qiyaaano ku jurto
@Somalifooddecorandbeauty.
@Somalifooddecorandbeauty. Ай бұрын
Scw Scw scw scw
@kinsibashir
@kinsibashir 29 күн бұрын
Sallalahu aleyhi wasalam ❤❤❤
@FadumoKeenan
@FadumoKeenan 23 күн бұрын
Kkkkkkkkkk. Nin la aaaan miyaa jirto naaa ha oyin nin kala helaysa
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 23 күн бұрын
Usheeg bo walaley
@Xamdiaadenmohamed
@Xamdiaadenmohamed 10 күн бұрын
Dumarkii ma noo caan bay noq deen yaaab😮😮
@najlanalka1428
@najlanalka1428 20 күн бұрын
Wlh jaceyl hadi aadan u oyin ciil bad u oynesa💔 Plz dumarow naftina qimeya ninka xirir ledihin gaabsi hada ka darentan hortona usocda waba nacas aan ixtoraam laheyn axadkan cadowgaga xita sidaan kulama hadlayo iskada jaceylkaga samir abyo farxiyo nacas ba usumowdo dhib maleh illintas asage udambeyn donta rag kale ka badan fursad sii mardambe qof ha iswada siin wu dhiman kara hadu ka tagin xita qofka ilahey qalbiga haku qaboojiyo badal kheir qabo haku siyo isagana musiibo uusan kaso kabsan allah hortosa haka siyo sida kaga oysiyo xanuun rabaani kaga oysiyo allah ku rido wasaq bila damirka ah😥💔
@fahmoshaqlane1733
@fahmoshaqlane1733 Ай бұрын
Bishaaro walagalay markee saxiibteeda dhahday Mahamed ayaa ladhahaa jecelkega..
@safiyayusuf4279
@safiyayusuf4279 5 күн бұрын
Kaas qalbiguu ka dhaawacay sawirkiisa faafi si ay gabadh danbe ugu cayaarin shaydaanka
@JamesAli-b9w
@JamesAli-b9w 7 күн бұрын
Gabdhahaan waa laga walaley
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 57 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 155 МЛН
SHALAYTADII KHAALID WA QISO QARIIB AH!@SawdaBillan
31:59
Sawda Billan
Рет қаралды 38 М.
Ina Guursada Raba Waligayga Ma arkin Kala Wadan Jogna iitijabi S4P3
21:48
AX IPHONE 14 GIFT UKENTAY MOBELKISA BARTAY DACAD NOQON WAYAY
17:12
Ridhwan Issack
Рет қаралды 480 М.
DEG DEG Midowga Afrika oo Cagaha dhulka ugu dhuftay Abiye Kadib
18:11
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 88 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН