No video

Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay

  Рет қаралды 101,535

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 704
@Kaabe27
@Kaabe27 Ай бұрын
Gabadhan ree jigjiga ma ahaan Waayo lahjadan jigjiga lagagama hadlo afsoomaaligoodu waa faseex marka gabadhan waa oromo intii ila fahantay like saara❤❤
@rakiaabdishakur4047
@rakiaabdishakur4047 Ай бұрын
yh wiil oroma aqana ayaa saan u hdlaba wlh
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ай бұрын
Ana kula fahmy
@asioaxmed875
@asioaxmed875 Ай бұрын
Haaa wa oromo
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Ай бұрын
Ridwaan ayaba ka shakiyay , ma somalai ba tahay bu yiri
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Ай бұрын
100% sure
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🥹🕋
@user-hm9wg5ci4w
@user-hm9wg5ci4w Ай бұрын
Scw
@user-wg8vv8rv5p
@user-wg8vv8rv5p Ай бұрын
Scw❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@habiibamohamed8719
@habiibamohamed8719 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@user-fw6yb1cs3m
@user-fw6yb1cs3m Ай бұрын
Ax sorry abayo
@nuurcool
@nuurcool Ай бұрын
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw❤scw❤ scw
@SahroCumar-hs5hx
@SahroCumar-hs5hx Ай бұрын
Scw scw scw
@deeqocali6014
@deeqocali6014 Ай бұрын
Scw
@ima6751
@ima6751 Ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@user-sx5dp9fx4k
@user-sx5dp9fx4k Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
@user-xw9bx8xz3m
@user-xw9bx8xz3m Ай бұрын
Sallhu calahi wasalim sallhu calahi wasalim
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Gabadh kasta oo xijaaban waxay mudan tahay sharaf iyo cizi 😢😢😢😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Abayo cidna waxba kuma dhahayso inaad oromo tahay wey muuqataa qiso xanuun badan baa kugu dhacday ilaahay ha kuu gargaaro aamiin qofkii wax u awooda ha ku sadaqeysto waa gabar dhiban siday noo sheegtey dowlada deegaan somaliga asalka ah baa looga hadlaa iyo xitaa somaliland labadaba af somaliga asalka baa looga hadlaa💯👍
@Quruxsanisaaq
@Quruxsanisaaq Ай бұрын
😂😂😂😂😂ma shege heeee 😂😂😂
@africanstar
@africanstar 22 күн бұрын
Haku dambaabin walal,qof walba meeshuu ku caqliyesto lahjadiisa ayuu ku hadlaa,Somali sijuu ba waad aragtaa
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 күн бұрын
@@africanstar Gabadhan soomali mahan waana caadi, qof somali ah si kasto af somaliga si fiican u aqoon sidan uma hadlo xita somali sijui hadu yahy mida kale ninka dhaqan somali malahn.
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow Ай бұрын
Hhhhhh aniga reeer jigjiga ah laascaanod baan kaasoo salaamaya ridwaanow gabadhani maaha soomaali maaha gabar soomaliyeed wlhi lacag ay hooyadeed kaqaaday nin masiiso
@user-vv7vw1mo1f
@user-vv7vw1mo1f Ай бұрын
Wax lagu qoslo mesha mayalo bro Jiir Naxo kuguma yalo miyaaaa 😢😢
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow Ай бұрын
@user-vv7vw1mo1f waa wax lagu qoslo oo weliba lagu digto maxay tahay hooyaday macaan o weliba da' ah baan u hanjabay o lacag an ka qaaday kadib na nin baan kula raaxaystay hooyaday on wax ba haysan ban lo deedii ka xaraashay kadib nin baan kula baashaalay uf tan okale looma naxo
@odayxayow3958
@odayxayow3958 Ай бұрын
Naga aamus 😢
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
Abaayo Illahow haigu Imtixaanin dhibtaan oo kale dheh​@@Caashacuud-tr3ow
@XaajiCilmi6b.
@XaajiCilmi6b. Ай бұрын
🎉
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 Ай бұрын
Somali maaha jigjiga wa mesha afsomaliga rasmiga ah loga hadla wa oromo maskin lakin wa qiso xanun badan
@alimualim22
@alimualim22 Ай бұрын
@@zaynabnuur3156 I totally agree with you dear, waba yaban ahay Ano Kenya Ku dhashey ayaa ka fcn baa 🥱🥱
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Ай бұрын
Haa weey u cod egtahay 😂😂
@Kaabe27
@Kaabe27 Ай бұрын
Waan ku wareeray hadalkeeda😂😂
@c.najiipismaciil6275
@c.najiipismaciil6275 Ай бұрын
War aniga garan yaa waa reer fiiq baaye ka timaaday sidaas baaye uhadal laan aniga garan yaa Af kale baaye ku hadlan waa gare gabadhu😂😂
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Ай бұрын
Waan umaleeyay aniga laftaydu lahjadeeda baan kadareemin in ay oramo tahay walagayaabaa
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 Ай бұрын
Gabdhu Ethiopia weye af somaliga way baratay wayo.haday somali tahay jigjiga wa magalao somaliyeed orom.iyo xabashiduba way ku yar tahay 100/90. Waa magalo somaliyeed
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Wa sax
@ramlamhmed9458
@ramlamhmed9458 Ай бұрын
Haaa wa la fahmayaa inayna dhiigi somaliba lahayn jigjigana waa dhul somaliyed somali fasexa lagaga hadlo
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z 3 күн бұрын
Hayaay 100kiba 100 leh nacala shey daan ku yale sewax u wada
@fatxilady638
@fatxilady638 Ай бұрын
Deee adaa baray lacagata, oo walbia hooyadaa, oo 70jira aad lacag Ka qaaday aad siin jiratay dulliga
@halimoomar2551
@halimoomar2551 Ай бұрын
Inantan waxay waxay ku hadleyso south c banu haldabaq wada daganahay griniya la dhoho subxanalaah waa been rer bay shaqalo utahay san ku maqlayna waa orom shegata Ogaden ban ahay ku qarabata subxanalaah ben ku xog badna ridwan bentu kasi guraya allah magan
@user-rm9vm9xd8t
@user-rm9vm9xd8t Ай бұрын
Wlhy waa orom naagtani maaha Somaliyda
@IbrahimAli-el6wl
@IbrahimAli-el6wl 6 күн бұрын
Adhi mashegi mark
@user-ip2xx8yi5u
@user-ip2xx8yi5u Ай бұрын
Kusaliya rasulkeni salalahu allehi wasalam
@user-sx5dp9fx4k
@user-sx5dp9fx4k Ай бұрын
Salahu allehi wasalam ❤❤❤❤❤
@user-xw9bx8xz3m
@user-xw9bx8xz3m Ай бұрын
Sallhu calahi wasalim
@user-gh8pe2zg7d
@user-gh8pe2zg7d Ай бұрын
Sorry Abaayo ma Qaldame waa Allaah laakiin waxa Xaqiiqa ah Qalbiga Waalidka iyo jecel kooda wa mid aan la heli karin Naftooda Ayeey kuu Hurayaan wax walbo waxay ka jecel yihiin Waalidka farxada ubad koodo Abaayo Raali Gelinta rabbi waxa ku Xiga Raali Gelinta Waalidka e hooyo inta aay ku Nooshahay ku dul ooy🥹😭kana dalbo Cafis iyo Duco Abaayo walaahi Inta Aay Nooshahay Waxad Heeysata Jaanis Bax o hooyo macaan Wax walbo u Qabo o u Cilaani ama u Xineey O weliba u Qabeey Taas Ayeey walaahi ku Jirtaa Guusha Adiga Kaligaa maaha Dhamaan teen Guusheeyna Waxay ku Jirtaa Allaah ☝🏼 O Aan Raali Gelino iyo Waalid Keena Abaayo Waxad Heeysataa Jaanis Qurux badan Hooyo Aad nin kaas walaahi hadii aad Aa Allaah iyo Hooyo Raali Geliso Wu ku Raali Gelin Doona Ama Mid kii Qeyr kuugu Jiro Rabbi Kuu Keeni Doona Wa bilaahi towfiiq thank you My brother🥀🎉Guuleeyso🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Adigana video yadaada waxan ula Socdaa sida dadka qaar ula socdaan musal salka Asagaaba ii ah musal sal aan jclaaday
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Ай бұрын
Ma sha Allah wll hadalka wanaagsan waa sadaqo Ilaahay hakaa raali noqdo In sha Allah.
@user-gh8pe2zg7d
@user-gh8pe2zg7d Ай бұрын
@@nuuremohamud4311 Allaahumma aamin Walal alle ducada aad ila so jeclaatay ha ii aqbalo adigana sidoo kale allaah kaa raali noqoy aamin mahad sanid
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ﴾ [ التوبة: 119] ( kuwa iimaanka lahow ILAAHAY ka cabsada oo ka mid noqda kuwa RUNTA SHEEGA ) ADEER XUSEEN
@user-kz6fb3tg8b
@user-kz6fb3tg8b Ай бұрын
ALLAH HADA LAGA BAQAYO SAN MALO DAQMEN SXP
@user-kz6fb3tg8b
@user-kz6fb3tg8b Ай бұрын
اقرا كتبك كفبن فسك لىم على كحسبا
@Indheergarad-yc6of
@Indheergarad-yc6of Ай бұрын
karaahi bay hooyadeed ka guratay 💀😹💔😭 ka ducayso hooyadaa 🙏 jacaylka hooyadaa waa kan ugu nadiifsan ee aad ka heli karto dhulkan ♥️
@BlueSky-ki6kt
@BlueSky-ki6kt Ай бұрын
"Adiga soomaali maa tahay"
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
soomali shaqo kuma leha
@Marwoinaabdirahman-r8z
@Marwoinaabdirahman-r8z Ай бұрын
@@isramaxamed4963Waa somali Ethiopia daga
@DayibMaxamed-vw2kj
@DayibMaxamed-vw2kj Ай бұрын
​@@isramaxamed4963shaqo yaa kawaydiyay 😂😂
@Ahmed445.56
@Ahmed445.56 Ай бұрын
Ano nin eh aa kudaha nin lacag hasinina gabdho saarabto ujeclaas hasiin lacag daciif uu kuarka ninka lacag sisid😂😂😢❤
@ssmunna3140
@ssmunna3140 Ай бұрын
💯💯💯wakuguracsanahy
@NimcoMaxamed-r4b
@NimcoMaxamed-r4b Ай бұрын
Ragedii batahy🌸😂
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 15 күн бұрын
Waa runtaa waa jisaariin waaweyn nimanku😢
@DramaReeles
@DramaReeles Ай бұрын
Gabadhani Soomasli ma ahan waa oramo.❤
@Tayba283
@Tayba283 Ай бұрын
Gbrta waa reer jig jiga mise ragay biishaa lagu nacay 😂😂😂
@user-ux6dq3sc5x
@user-ux6dq3sc5x Ай бұрын
😂😂😂😂
@AaminoOmar-go5wk
@AaminoOmar-go5wk Ай бұрын
Ragoow dumarka ilaaliya qalbiyadoodah wllhi waan ilmeyey yarabi ukargaar dumarka ❤❤❤😢
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Naagaha waalid caasi hajoojiyaan dhib maarkaayaan, lakiin naagti nin aan masuulrabin inuu qaadi raacaan wixii kuyimaado iyaagaa iskukeenay
@AaminoOmar-go5wk
@AaminoOmar-go5wk Ай бұрын
@@abdirashidjama9788 mar kahore ixtiraam dumar oo kasbo qabikoodah kadib way fahmidoontaah lakiin jooji xafaltanka dumarka 😒
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 күн бұрын
Wlhi ninkaa somali mahan si kasto uu nin somaliyeed u xun yahy gunimada somali ma u dhalan alxamdulilaah
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Ай бұрын
ana rer jigjiga ah tan waa oromo gabdhaha somaliyed iyaga nimanka lacag ka qata ee nimanka walidkod lacag ogama qadaan
@mohddakanovic2770
@mohddakanovic2770 Ай бұрын
Taas macnaheda maxa waye gabdaha calamka gabdo fcn oo wngsn waye nag Somali na wa cadow shartoda Ilahey dinac hanaga mariyo Alxm gabdaha ajanibta Allah hanobarakeyo
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu Ай бұрын
Ragow waa digNin dumarka hala ilaaliyo waa dar daranki subanaheyna scw 😢 gabdhaha yaan la Dhibin bleas 😢😢😢😢😢
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ай бұрын
Lkn wa orma qoftan
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Ай бұрын
​@@sucaadcabdisucaadcabdi7079oo haday thy soo gabar muslin ah ma ahan illhy ka baq oo hadalkaga ka fiirso
@AYuush__Vp5
@AYuush__Vp5 Ай бұрын
Titleka waxa Ku qoran markaan arkaba wadnaha ixanuunaye naa Qalbi adkidaa sidee hooyada lacag aad Ka qaaday nin usiisay 😢😭
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Wax walba aduunka waa la arkin allooow noo gar gar
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l Ай бұрын
Runtii Anigo nin Rag Ah xitaa Lacag aan hooyadey kaqaado Oo nafteydii Ayla Rabto Wax kasto ama jaceyl kasto xitaa kumaan dhibeen illaa tan Aan qabo ma ahanee
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Waa laguuyaqaan, raga qeeru masuulka ah dumarkaas ookale beehelaan. Kuwawanaagsan qaarkoodnah mid dhuungal ah ayee helaan
@user-kc1yl4ck4h
@user-kc1yl4ck4h Ай бұрын
Walahi dumarow ragaad xoolaha siineysaan joojiya oo waxan Arkey Gabardine walboo nin lacag siisa maba ixtiraamo lacagba hadaa barto waligii shilinku siinmayo wayo Aduuba kaasugayaa waligiis afmacanin beena suu lacag kaaga Gurto buuku fakarayaa
@Indheergarad-yc6of
@Indheergarad-yc6of Ай бұрын
Jacaylku waa adoonsi 💀💔
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Ax wa gabadh daacada oo miskiina ilahay faraj khayr qaba hakuu furo insha allaah
@user-wl7sw7ed4u
@user-wl7sw7ed4u Ай бұрын
Gabadhan Somali Maaha Waashaki Yay
@Jamac163
@Jamac163 Ай бұрын
Qoftaani waa Ethiopian afsoomaaliga bartay ama waalidiinteena mid baa Ethiopian ah oo soo korsaday
@ramlamhmed9458
@ramlamhmed9458 Ай бұрын
Gabadhani somali mahaba xata muqal ahan wa lagarn karaaaa inayna somaliyad ahayn hadana yelkadede rabi ha ugargaro Somalinimadu mcanaaaaa allow mahadaaa
@halimaadam422
@halimaadam422 Ай бұрын
Habarki hooyaded beyba meel la harsaneynin waliged
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Ай бұрын
Waa oromo gabadhan
@zeinababdukadir2048
@zeinababdukadir2048 Ай бұрын
Abowe gabadha dhaqtar gee
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y Ай бұрын
Ooma intaa hooydey lacag kaqaato ayaan nin siyaa wale katahay😢
@noorein1946
@noorein1946 Ай бұрын
Xasbunallah.. Ma ahan soomaali. Waa itoobiyaan. Maxay usheeganaysaa soomaali? Anaga reer jigjiga ah mana jirto somali sidas u eg 😮😮😮😮😮😮
@nasteexocadey7418
@nasteexocadey7418 Ай бұрын
Walle wn garnyaa shine duli wayee😢 lkn gabadhu somali mahaa
@Xtgjj54sgbc8khbm
@Xtgjj54sgbc8khbm Ай бұрын
We kugu ficantahay side hooyo mcn an u hangajabayse niin ad shaley baratey 😢 wakaas hada wax kafaideyso .hooyo iyo abo 😢😢dad la dhibo maahan Allah no daysto dhamantena ❤ lkn cashir haku noqoto
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Ай бұрын
Ama somali ha ahaado ama ajnabi kale lkn muhiimadu waa inla dhibaateyay oo la dulmiyay I'm sorry 😢
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Ай бұрын
Haa wlh waan kawadaa xunahay sorry abaayo ax
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Ай бұрын
soory for this my sister😢😢😢.
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 Ай бұрын
Waa gabadh qurux badan hadana diin iyo xijaab ka muuqda laakiin mid ayaa dhibaateeyay. Weey jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo oromada dhex dago oo Afsomaliga aan si wanaagsan u aqoonin. Qabaail badan Soomaaliyeed oo Oromada dhex dagan sidaasna luuqadoooda koobaad af-Oromo tahay.
@user-bu4yr5yo3x
@user-bu4yr5yo3x Ай бұрын
Adigoo hooyadaa oo waayeel ah lacag kaqaaday maa nin kuwanaajimayaa
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw Ай бұрын
My wlhi hoyaded ayay qalad kagashay😢
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 Ай бұрын
Hadey jeceshahay Mxaay sameyni Ninkeeda waalidka Wuu ooga xaq badan yahaye
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Adiga ninka lagasheenayo iyo adi isku maskax
@rodafarah9003
@rodafarah9003 Ай бұрын
Waa run isku maskax
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Ай бұрын
Waa oromo Aqli waa 000000
@AbdikarimBenzema-jo5rv
@AbdikarimBenzema-jo5rv Ай бұрын
Huno dibmalhn dibkaan waad kabaaxi donta in shaa Allah dibkaan Ilahaay ayaa kaasaaredoona niyaadi kherly usheeg huno qaali
@user-ug8qf1em7n
@user-ug8qf1em7n Ай бұрын
Hooyo wa naxaris badantahay 😢😢
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Ай бұрын
QISADEEDA WAXBANAGAMAGALIN WAA OROMO MAY OROM NIMADEEDA SHEEGATO ALLA MAXAA SOOMAALI LAYSKA DHIGI NAA LUUQADA NOODHIG JIGJIGA ANAGAA JOOGNA SAANA LOOGAMAHAD LO SOOMAALIYEEY WAXBA HAQIIROONINA ❤❤❤❤SOOMAALIWAYN FROM JIGJIGA WAXAA WAXAA IGAKEENAYA SIDA SOOMAALI LAY SAGADHIGDHIGAYO 😭😭😭
@Culture-y4o
@Culture-y4o Ай бұрын
Qofku si fiican inuu u waramo oo warka isku hagaajiyo soo sax ma aha😂
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 Ай бұрын
Somali ma ahan gabadhaan Lknse waa dhibane allah haka dulqaado wanka xumahay
@yaasiintarak9315
@yaasiintarak9315 Ай бұрын
Gabadha luuqada dhibeysa lakin wa gabar fiican masha allah
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ай бұрын
Wa orma dee
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Ай бұрын
Maxay ku fiicantahay mahooyadeeday lacagta kaguraysay
@JackCaddnan
@JackCaddnan Ай бұрын
Xaqii hooyadaa ku heysto icafi dheh hooyadaa
@YASH______YARR
@YASH______YARR Ай бұрын
Faraxow wankutagera legend 😮😅
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk Ай бұрын
Sxb waan caawinayna meel laka caawiyo inoosheeg 🙆‍♀️🙆‍♂️🙆‍♀️
@user-rm9vm9xd8t
@user-rm9vm9xd8t Ай бұрын
Waa orom Ha caawinin wlhy aniga garanyaa beenalay weyaan waxy nagu tiri nin isaaq ah Oo habaryoonis iqaba hdana meelahasa wareegi jirtay 😂😂😂
@AmiraAwiye
@AmiraAwiye Ай бұрын
Ridwaan isaaaq wuu fahmi la yahay indhuhuuu taagtaagayaaaaa
@user-xw2yp3hn4f
@user-xw2yp3hn4f Ай бұрын
Waa oromo maaha soomali
@Coolgranma
@Coolgranma Ай бұрын
Middaan Waa Oromo Afsoomaaligeeda Waa GaramGaram,,
@maahirmohamed2317
@maahirmohamed2317 Ай бұрын
😅 she is not Somalia . She is Oromo.
@notyourtypicalfarah7194
@notyourtypicalfarah7194 Ай бұрын
So you think the whole story is fake? 😂
@AsAs-gn3pn
@AsAs-gn3pn Ай бұрын
Waa Qiso xanuun badan lkn maha reer jigjiga inaantani
@user-rm9vm9xd8t
@user-rm9vm9xd8t Ай бұрын
Maaha wlo xataa somaliyad 😂😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Afsomaliga Abaayo so Baro Insha Allah
@xavianoshafici413
@xavianoshafici413 Ай бұрын
First ahy love isaraa😂
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Ай бұрын
Wax waan fahmi waayay 2 daqiiqo waan iska baxay, anu…😁
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ай бұрын
De wa oramo
@SahroJaamac-sx5zh
@SahroJaamac-sx5zh 8 күн бұрын
Caasi waiidayn khayr indha ma saaro ilaahay ha so hadeeyo oo danbi geeda ala ha dhaafo
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
Reer jigjigo tolkayga ❤🎉🎉🎉 iidn salamay Ridwan Maxa kaqaldan jijiga somali mathy xay thy Reerka Somalia ugu goobzan ayaba dagan🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@AbaasMahad
@AbaasMahad Ай бұрын
Lalaabo urato sharfteen waso jigjiga Ethiopian ayaa leh somali waa lagu sheega leey ma ahane😊
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
@@AbaasMahad ani maehe Balse Dib laan ayay idhalan
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
@@AbaasMahad dhilo ma garac ayay ka dhalin dhilo ilan naag leee thy
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
@@AbaasMahad mise hoyada aya garac laa ay ka dhalain mis Walsha aya garac uhayzq
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
@@AbaasMahad Sinjiyada io garacadii kuXartay was naya iilan Nin matihid naag aya thy Nacala Sinjiyada io sojedkaga kuyala io Garacdii kukentay wasladada was
@Naasir-l6y
@Naasir-l6y Ай бұрын
RIDHWAAN MEHERADA AY KU LEEDHAY HARGEYSA WAAN KA SHAQEYSAN JIREY EE HILIBKA MAGACEEDA WAXA WEEYi HILIBSAN. HADALKEEDAA ADAG GABARTQ EDABSAN LA.MOODAYAA IN AY LEEDAHAY
@liina3528
@liina3528 Ай бұрын
Midkle wax kasta lix bilod miyaa 6bild bay Nayroobi jogta 6 isyaqanin 6bilod isqabeen wah😂
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Ай бұрын
Hhhhhh runtii sfcn baa uxifdisey
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Ай бұрын
Tirada ismakeenin yaah
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r Ай бұрын
😂😂
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Ай бұрын
Gabdhani maha somali waa dadaka dega somali galabeed
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx Ай бұрын
Wan ka xumahay xaqaada allaha kaga sehlo walashey 😢
@fardosa1236
@fardosa1236 Ай бұрын
Dumaashigeed leeba dhacaaye mar uu midi qaato iyo maruu yiraahdo lacagbaa laga dirsaday
@abdifatahmohamed1128
@abdifatahmohamed1128 Ай бұрын
Ridwan qofta wad fahmi la dahay 😅
@khadraraage6361
@khadraraage6361 Ай бұрын
Aniba ma fahmine adi miyaad fahanthy0😂😂😂
@HoodoOsman-c7z
@HoodoOsman-c7z Ай бұрын
Waligay man qorin commentng lkn gabadhan maha soomli waa oromo
@HaniMissAustralia
@HaniMissAustralia Ай бұрын
War hooy somaliyey wax fahma aniga ayaa reer jigjiga ah naagtani waa naag Oromo ah jinsiyadda Somaliga ah ayay xadaysaa waxay istaahishaa in iyada dabi Lagu soo oogo qof kasta oo Somali ah wuu garanaya inay Oromo tahay waxay yaqaanaan oromadu qaabka loo dawarsado waxay aragtay inay somalidu aad lacagta U bixiso oo is caawiso madama ay af somaliga taqano haku waalanina meesha laab lakaca iska daaya waa lacag raadis anigu sadaqada ma hor istagayo cidii wax sadaqaysanaysa waa xor lkn sheekada oromada waan naqaanaa waxay U baratay somaliga sida aynu inagu U baranay sawaxiliga Iyo Ethiopian ka anigu labadaba waan ku hadlaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 18 күн бұрын
Askarta fariintan waa inaad gabadhan uga soo jawaabtan ninkaasns denbi haduu jiro isagaa denbiile ah haka soo gar baxo gabadha
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 Ай бұрын
Gabadhaan information-keega intee laga helayaa macluumaadkeeda.
@NihalNataasha
@NihalNataasha Ай бұрын
Malinka hooyda lacgy deen kuso qady nin kula bashali jirty inkar ku bilabty ila aad cafis wydisto❤ san bey noloshda u wareeresanan
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
Gabadhan inay reer jigjiga tahay ayaa laga yaaba lkn meel kale ayeey ku soo kortay
@DayibMaxamed-vw2kj
@DayibMaxamed-vw2kj Ай бұрын
Gabadhaan anaa dhaley raxawen waaye 😂
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 Ай бұрын
Soomaali saan u hadlaayo ma jiree waa oromo soomaali sheeganeeysa ma laga yaabaa
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
Mayo huno ormada waye folxunthy
@HiboAhmed-lu1zj
@HiboAhmed-lu1zj Ай бұрын
​@@sumeyahusseinibrahim4624😂😂😂 adi oromaa tahay naftirkaada afsomaaliga soo baratay tuuko
@HiboAhmed-lu1zj
@HiboAhmed-lu1zj Ай бұрын
Waa oromo nagta afkeedaaba kafahmay
@MalaboMahamet
@MalaboMahamet 13 күн бұрын
Waan qoslay markii hore but after waan ka naxay miskiin ax ilahay ha u gargaro inshalah
@ikraanfaarax5611
@ikraanfaarax5611 Ай бұрын
Hooyadaa icafi kadheh saxip
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h Ай бұрын
Ana ugu hor dawaday ridwan taliye biin bls😢
@ciise98maxamed
@ciise98maxamed 22 күн бұрын
Xaliimo somali lacg hoyadeet ka so qady nin masiisoo
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 Ай бұрын
Tan wa oromo afsoomali baraty walaga dareemyaa 😊😊
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 Ай бұрын
Waxani macquul mahaa qofkan horta somaali maaha marka labaad mobilka mafka lacagta laga dirsanayo bilaa pin miyaa shekada xaqiiq maha
@MisraAbdirahman-qm5zb
@MisraAbdirahman-qm5zb Ай бұрын
Waxa laga yaaba inay usheegtay aniguba bari intaan hargaysa tagay bn gabadh gaadhi wada raacnay taxi Ana maanan aqoon zaadka intaan binka usheegay bn ku idhi kawada dir labadeena walaahi lacag bay iga dirsatay xaafad aan ku soo degay bayna ahayd gabadhu
@ShuaiybApdi12
@ShuaiybApdi12 15 күн бұрын
Waxay dooni ha ahaatee bini Aadamnimadkaa kawayn bro😭
@xasancisman9657
@xasancisman9657 Ай бұрын
Dhib malahan gabadha waxey doonto ha ahaate lkn waa sumcad xumo in nin raga sidaas sameeyo xoolo 70 jir lacagta laga qaady isku dhejinayo allow hana ceebeyn 😢
@Aminasacdia
@Aminasacdia Ай бұрын
Waxad galabsatay umba lagaa goyay hoyada utag oo kaduceyso 😢😢😢
@user-un3sx3yp4s
@user-un3sx3yp4s Ай бұрын
Wall alle cashar hakaga dhigo wallo intana wad kumahadsanta aad naso garsisay
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 Ай бұрын
Asc gabadha waxa hayo waa beenta ay hooyaded lacagta uga qaadey ee hooyo sorry ha tirado dhibka wey ka baxeysa ee allaha awooda leh u gargaaro dhibka ha ka bixiyo
@user-zc6hq7vp8d
@user-zc6hq7vp8d Ай бұрын
Walee farax ayaan lacag igahelin midaan kaqaado mooyee
@umumahamedumumahamed8758
@umumahamedumumahamed8758 Ай бұрын
Ka duceyso hoyada
@mohamudmaalim2393
@mohamudmaalim2393 15 күн бұрын
Waa somali qabilkeedana waa garre. Mandheera kenya ayey degaan
@Najwa-ti5dc
@Najwa-ti5dc Ай бұрын
Tuugo noocas oo wajiga xidhata hargeisa ma joogte waa qof garanaya qofka lacagta ka dirsaday wuxuu ogaa lacagta ugu jira number keeda sirta iyada laga ogaan karaa waayo lacagtu waa save somalilnd markay kuugu jirto mobile kaaga
@leylo1234
@leylo1234 Ай бұрын
Ninkeda so adegsaday ban is iri
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Ай бұрын
Gbdhaan somaali ma aha
@Culture-y4o
@Culture-y4o Ай бұрын
Somali aa ahay Haye hadana khisadayda dhehee😂
@maahirmohamed2317
@maahirmohamed2317 Ай бұрын
Ala ya naxaristo somalia 🇸🇴 🤣 ga ma dhumaauo Allaha unaxariisto waye Af somaliga😅
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 Ай бұрын
waa oromo ridwan oromo waye
@SamiirahMuhammed
@SamiirahMuhammed Ай бұрын
Ax ala hoya ilahow hoyo yinkena janada ka warabi😢😢
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l Ай бұрын
Aamiin Aamiin blse gabadha Waxa Ay Ku qaldaneyd iney lacagta Hooyadeed siiso oo walipo 70 jir
@najmaadan9529
@najmaadan9529 Ай бұрын
Gabadha maxaa ka yar khaldan🙄kute hooyadey ayaan dhahy waan is daldalaya lcg isodir
@user-ef1lv5qk7b
@user-ef1lv5qk7b Ай бұрын
waxaan u arka inay ajanabitahay micnaha somali maha
@khadaryare2884
@khadaryare2884 Ай бұрын
Ridhwaanow gabdhaja galbijabka kadaa aad soobandhigeysaa😢😢
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 Ай бұрын
Maxay tiri hooyady Oo wayeela lacag ka qaday oo nin siiyay abalkagad heshay😂😂
@caashoali3329
@caashoali3329 Ай бұрын
Asc walal Mahan Somalia maha Radwaan😢 Inaad ka aqbasho
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 Ай бұрын
Soow qof bini aadam ah oo dhibataysan maahaa
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Ай бұрын
Kaaas waa cadow runtiii ilaaahay ha u gargaaaro
@faysalismaciil2243
@faysalismaciil2243 Ай бұрын
Wllo wiilku waa shoodha hayga lkn waxan ay sheegayso waxba kama jiraan
@user-bq4xj3zc3w
@user-bq4xj3zc3w Ай бұрын
WAA OROMO GABADHU 100%
@nimcoaden1737
@nimcoaden1737 Ай бұрын
Rudwan wll gabadhu waa oromo😊
@Caasha739
@Caasha739 Ай бұрын
Sabab ay u qarineysaa Oramanimadeeda ????
@faduumonuurisaq-jr5kw
@faduumonuurisaq-jr5kw Ай бұрын
Tani somaali ma'ahan ee waa oromo😢 lkn waa qiso xanun badan
@RahmaRahma-vn1re
@RahmaRahma-vn1re Ай бұрын
Ax apyoh waxan aduunyo waye insha allaah 😢Waad heli mid isaga dhaama ❤
@user-mc6qw5vk5o
@user-mc6qw5vk5o Ай бұрын
Illahay how gargaaro lkn lahjada marka la eego waa oromo soomaliga xataa waa xay xoog ugu baratay hargaysa waa lafahmayaa way baqatay
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 121 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 94 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
DILAGA JAKADIISA AYA KASHIFTAY!@SawdaBillan
49:47
Sawda Billan
Рет қаралды 53 М.
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 834
Ina Guursada Raba Waligayga Ma arkin Kala Wadan Jogna iitijabi S4P3
21:48
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН