RIWAAYAD DJIBOUTI , SADEX AYAA ISKU FANTAY,

  Рет қаралды 71,037

somalworld

somalworld

Күн бұрын

RIWAAYAD DJIBOUTI , SADEX AYAA ISKU FANTAY,

Пікірлер: 29
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Waa ruwaayadii dardaaranka ahayd ee AUN abwaan xasan cilmi nooga tagay. Dhaxal fiican buu nooga tagay eebe janadiisa haka waraabiyo
@samatarhussen
@samatarhussen 4 жыл бұрын
Amiin.
@changedman4702
@changedman4702 4 жыл бұрын
Amiiin
@HassanDjireh
@HassanDjireh 6 ай бұрын
Wa ruuwayadi sadex ba isku faantay ee abwanki xassan cilmi allaha u naxaristo
@warsi2009
@warsi2009 7 жыл бұрын
Amin aboo Jana tal fardoussa inu balaana
@mmimadar4216
@mmimadar4216 8 жыл бұрын
Abwaan hassan elmi Illaahay waabiyaashi janada haka waraabiyo
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 7 ай бұрын
Heesahani waxay ka marag kacayana ❤❤bilawgi ilbaxnimada beesha ciisa somali eiskaleh caasimada jabuti❤93%❤degaanahan❤waxayna xagahorekagajiran fanka lagu ilaaliyo luqada afkeena hooyo❤guled farax dahir dit pesto dalac❤
@osmanmedelabehosmanmed1441
@osmanmedelabehosmanmed1441 8 жыл бұрын
asc marka hore allaha u naxariisto intii dhimaatay amiin aad iyo aad ayaay u fiicnayd waxa weeyi in dhaqanka laga tagin ee halagu fara adkaado inti karaan keena riwaayadana aad u daawada
@alimuse9541
@alimuse9541 2 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO ABWAANKII ENCYCOLOPIA SUUGAANTA SOMALIYEED HASSAN ELMI YALASOO,,,,,,,
@HachaNana
@HachaNana 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ahmedmed6220
@ahmedmed6220 10 жыл бұрын
ALLAH YAR XAM ABWAAN HASSAN SHEIKH MUMIN O CURIYEEY RIWAYADAN IYO INTA KALE E DHIMATAY ALLAHA U NAXARISTOO, AMIN
@DonKako
@DonKako 9 жыл бұрын
Ku noqo walaal riwaayadan XASAN CILMI ALLAH yar xam ayaa curiyee
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
ahmed med xassan cilmi iya laha riwayadan
@khalid-ys1qp
@khalid-ys1qp 6 жыл бұрын
ruwayadan waxa laha Hassan Elmi
@kenendidrhubesh3784
@kenendidrhubesh3784 5 жыл бұрын
Xasan cilmi diiriye ayaa curiyeey ee la joogso beenta caateenka ah adeer!
@MrWadhaf
@MrWadhaf 4 жыл бұрын
@@kenendidrhubesh3784 waa run Abwaan Xasan Cilmi oo reer Jabuutiya ayaa iska lahaa Rawaadan oo run ah xigmad weyn oo is barbadhigtay 3 wakhti oo uu u soo joogay. Abwaan Xasan Cilmi oo ahaa hormoodka abwaanada Jabuuti waxuu ii sheegay in Riwaadan tahay mid wakhti badan ka qaadatay nuxurkeeduna yahay dhaqankii soomaaliyeed oo halis ku jira. Waxaan u soo joognay dhalinyahay haka been sheegina. Ilaahay ha u naxiiriisto zXasan Cilmi oo Abwaanimada ay u dheerayd isagoo ahaa Hagamaa weyn. Nimca Jamac waxay ku tilmaantay Abwaanka inuu ahaa Aabihii fanka iyo Mujaahid wadaniya, mar Abwaanka xus loogu sameeyay magaalada Ottawa ee Canada.
@AbdikarimAhmedali-yk3vk
@AbdikarimAhmedali-yk3vk Жыл бұрын
Riwaayaddan waxaa lagu dhigay Jabuuti sannadkii 1982 dii.
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
00:00 heestii Gabadh tima tidcan Cabdinuur Inkasto itarida La tilmaama iyo meel sare Meel sare ku taal Gabadh tima tidcani Guur kama tagtee Qoor taaga iyo Tuurtaad fadhido Ka tanaasiloo Aan is tooyanee Ii soo talloow Nimco Indho tuug wallee Ooridii la taabo talaa Waa talaada seeg Maahmaahda tidhi Tooxdeeda baadh Tayo loo xishiyoo Hadal waa tidhee Waxay tahay murtiduu Tuuryadaa ha lalin Taagaaga luud Cabdinuur Tin xariira iyo Ninka tulud qurxoon Sheed laga tusaa Taawiyo ma huro Tiif iyo dhibtee Towdaan indhahaa Toos kuu la helay La itaabayoo Igu taagsatee Taakulo isii Nimco Kala toosanaa Tiixaad wadiyo taan doon Taan doonayee Tamcadiyo runtuna Isma tagi karaan Meeshaad tis iyo Loo dhigay tusmada Raggu kuma tuntee Toog dheeridaa Yaad ii taqaan
@adanabdilahi5487
@adanabdilahi5487 4 жыл бұрын
O
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
25:37 heestii jamiilaay Salaan jiifta ah Jawaab qiimale Maxaad joogtaan Jeesku waa nabad Jeeniga isiii Jeediye hoo Cabdo Jaah badan ka baxay iyo Jaagadaan fadhiyi jiray Jirid yahay an kaga tagay Jidhka quruxdii kama jabin Jaahaagu ima didin Waase jina yaraatee Jir miyaan kugu di'in Kala jeestay laamuhu Mana jiila uruurtide Ma guntaa lagaa jaray Warka iiga jagac sii Nimco Jiidhkaygan buuxsamay Iyo johooradaan sidoo Dadku iguu jareexeen Anigunaa ma jixinjixoo Jabaqdooda uma baxo Jiidhkaa damacsi kuma jiroo Mana jidhiidhicoodee Waa jaah ma garatee Jidibkaan cuskaday iyoo Samir baan ku jiidhaa Runna loomaa jilib dhigo Cabdo Waanigii jarmaadayee Jaanqaaday socodkee Dunidabaa ka jiitayee Jidka nagi markii an dagay Een jaqay hurdada nabar Sow jalalabkaagi Jiifkii igama kicin Caawana jamiilaay Jaqaskaba anaa goyn Jirradiyo xanuunkee Ha u jeesan meelkale Nimco Taabadaan ku joogniyo Jidka wadarta loo jidhay Jufadaan ka dhaxalnoo Jaangooyadii hore Inkasto jurmiga i dhaqan Jaarkaygu neceb yahay Wakhtiguna ku jiifsaday Aragtida janjeedhiyo Kuwa beenta jilayaa Ima jeedin karayaan Runna loomaa jilib dhigo
@kaynanibnuxasan1428
@kaynanibnuxasan1428 5 жыл бұрын
allah haw naxaristo intii dhimatay inta nolona allah cimriga haw dhereyo inaga gana waxa inala gud boon Inan ilashano dhaqankena ku dayo shada wcn
@mohamedamine6570
@mohamedamine6570 3 жыл бұрын
Aniin
@dhuureh
@dhuureh Ай бұрын
1:13:46 Amina waxay tidhi “ kuwaan isku faca nahee wanaaga furdaamiyo suaal faxano fayow fagaaraha bal aan dhigee, falaadhi gilgilasho miyeey ku godaa fudged”
@mustafad.jibriil325
@mustafad.jibriil325 9 жыл бұрын
Hassan Elmi alle yarxamka
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
Xassan cilmi
@hassanmatan7832
@hassanmatan7832 Жыл бұрын
A quelle annee a t-il fait ce theatre ?
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Sadex iskufantay hadana sadex loqeybiyay loguhesay lona agjoga hargeysa jabuti inlahosgeyo hargeyso locarbinoya
@Hersh.117
@Hersh.117 8 жыл бұрын
L e amo
@drabdirashidjimaleh678
@drabdirashidjimaleh678 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh
GAFANEH FILM :Filim-Inaadeer  PART 1
1:05:03
somalworld
Рет қаралды 133 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
DEGAAN :RIWAAYAD DJIBOUTI   , BIFTO , CAWS , HASSAN WAADO , AND  MORE
1:03:52
Ragoow Aarsi Haween U Adkaysta Markiina- Riwaayad Cajiiba
1:00:07
Horn Media Music
Рет қаралды 66 М.
Xidigtii is xujeysay
2:04:12
Sakariye Jilaow (saxaaf)
Рет қаралды 120 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe
1:04:44
Tixraac
Рет қаралды 470 М.
Tixmaal- Idaajaa
46:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 144 М.
Djibouti: Majaajilo  Gafaneh Degaan
50:11
Assajog Studio
Рет қаралды 101 М.
Djibouti: Riwaayad Deegaan  part 1
47:18
Assajog Studio
Рет қаралды 284 М.
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 138 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26