waa lahjada mudug bro, kala baro lahjadaha, cabdi laambad iyo isaga isku lahjad ma ahanba.
@yooniska413 жыл бұрын
Gabadha caadi mahan cod + joog + qurux
@Museali179 жыл бұрын
balwaan majaa jiliiste ma noqon karo ninka majaa jiliiste inu qoslo ma la rawo
@qiyaasian12 жыл бұрын
luuqadaan walaal waxa looga hadlaa mudug..
@saxarlacabdullahi272212 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk allah beerka qosol ayaan lasuuxay
@kingjaro39112 жыл бұрын
Wllo ma noozhay😂😂
@jooncuuke12 жыл бұрын
waxan meeshaaan ka aqaaan wariye ama majaajiliiste balwaaan sxb sare waan kusalaamay
@ardobilan680811 жыл бұрын
Kkkkkkk waanba ladhacay ninka qaabka uu ukeenay rermiyiga Masha allaah inaba caadi maaha funyy majajilo iga dheh Kkkkk Ina adeerey markaan ku arko Aniga dhan xumed indhaha ayaa basbaas guduud la iiga shubaaaa
@MoShineArab11 жыл бұрын
ninkaa reer waqooyiga ah ee reer badiyahaa waa qosol badan yay, lkin wuxuu isleeyey ku dayo cabdi haybe laanbad umana dhawa,
@Geelwanaaje12 жыл бұрын
heheheheh way iga dhammaanayaan waan dhaqaalaysanayaa...lugaha isagu ma leh miyaa balaayo.
@MariyaAhmed199312 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk caadi maha wiill hoog
@JaraaQato112 жыл бұрын
sxb kan hadlayo Kii Raaliyo_20 la joogi JIrey soo mahan Qolki Guurka xalaasha ee paltalk loooolx
@shukrisharaf816511 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk eeeedooo maxa mesha ku geliyay kkk kaso bixi eedadey mesha so funny lolz
@haduuman200712 жыл бұрын
KKK Sigaarku waa ina ayo??? Waaa sida xaqiiqda ah ee somalidu u aaminsantahay qabiilka iyo waa ina ayo kkk very funy
@sirleey10013 жыл бұрын
kkkkkk Ninkan cadi ma ahan Mudug ayan wada jogi jirnay ina libaax sankataabte ayaa La dhahaa walee waa wiil Hooog Mansha alaaah Funy Ruwaayad Caadi ma ahan 2 wiil iyo Gabadha maba kala dhacaan walee well done kkk
@qiyaasian12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk riwayadaan oo kale wali ma arag wlhi saan u qosalyeyy wan isnacay sxbyaal ninka reer muduga wa shidanyahay runtiii hadalada uu ku hadalyo inba caadi mahaa it s so funnyyyyyyyyyyyyyy
OO S-AFRKO GABDHA MAJOOGAAN MAQLAY INTEE LAGA KEENAY MIDAAN QOOR MARAYDAA TOLLOOOW,, EEDO MAHA XAAKU DHIGAY AAAA ODAY CLLEE NR 2 WAAYE WLH XAAJIGA WAAAKA BAXSADAY
@mohamedosman943812 жыл бұрын
qasaye ma aqani
@starsompl12 жыл бұрын
ka waran saan ku badbadiyey wale nin idheh labo xiniiyod kkkkkkkk
@xamdinuur488911 жыл бұрын
kkkkkkk wlh caadi maaha. waa qatar waa ruwaayad cajiib ah waad mahad santihiin dhamaantiin ree south afrika
@haduuman200713 жыл бұрын
Caadi Ma ahan ninkaan. Waa iga qosliyay runtii. waxuu isoo xasuusiyay Caasimadii iyo schoolkii Omar samatar iyo wadiidii Geybaraw.. kkk
@fuadyare612 жыл бұрын
hadaa waa sawir miyey ku yiraahdeen kulahaa lool
@hamserashiid713912 жыл бұрын
hehahahahahakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@wiillgarre82949 жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHH
@daviddustin17733 жыл бұрын
you prolly dont care but if you are stoned like me during the covid times then you can stream all the new series on InstaFlixxer. Have been binge watching with my girlfriend for the last few months :)
@yusufmalcolm32333 жыл бұрын
@David Dustin Yea, I have been watching on instaflixxer for since november myself :)
@yaahoo10012 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ninkaan dalka ubaahan walhi ilintoow iga dhameeyay eedo maxa ku galiyay meeshan yar kulahaaa kkkkkkkkkkkk still am very laughing kkkkkkkk
@rashkabaxarooz185811 жыл бұрын
ggg
@AhmedOsman-ce8gc12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma ciyaal baa imooday ma eedadey baa halkan galikarta labadeena mid baa maanta maqan waa qosol.com
@babygurl736712 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shit maxan shida daba mesha ma yalee xage eka timd waxan ka immaday gadashayda wlhi riwayada dhan waxa shiday kan reer mudug ah waa wiil hoooog