No video

RIWAAYADI ||SODOHDA MA CADOWBA|| IYO QAYBTI 2AAD [2022]

  Рет қаралды 46,002

Maadshe Films

Maadshe Films

2 жыл бұрын

Cid kasta oo ku cusub kanaalkeena MAADSHE TV waxaan ka codsanaynaa inay nagu caawiso subscribe
si ay ula socoto waxyaabaha danbe ee aan soo galinayno insha allaah

Пікірлер: 52
@mssshugrishacnichannel2032
@mssshugrishacnichannel2032 2 жыл бұрын
Asxaapta Waan idin salamay
@guleediraad5903
@guleediraad5903 2 жыл бұрын
Keep going Team maadshe sidoo kale Shukri shacni waan kaaqaaday salaanta qiimaha badan mid lamid ahna hawadaan kusoo marinayaa
@MohamedSaid-rp8if
@MohamedSaid-rp8if 2 жыл бұрын
Wll aaway guri barwaaqo
@kadarjama7972
@kadarjama7972 2 жыл бұрын
Wa aragti wanagsan m.a hormar wacan
@hodanibrahim5308
@hodanibrahim5308 2 жыл бұрын
Intan manta xishoday waligay ma xishoon 😂😂😂😂
@drabdirizakmustafe8492
@drabdirizakmustafe8492 2 жыл бұрын
Kkkkkk xaqiiqada inaad soo bandhigto adkaysi badanbay ubahantay, adkaysigeedaad laylhayd no
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 2 жыл бұрын
Qaybaha kale soodaa saydhiye brother
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 жыл бұрын
Mahad sanid Maadshe films keep going💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️ 💯 💯💯
@thedjsack4960
@thedjsack4960 2 жыл бұрын
Wad MaHatsantiin Team Madshe films🎸🤴
@buuxshetv4290
@buuxshetv4290 2 жыл бұрын
Baga uso deyseen asxaabey
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Subxaan Alaah hoyadi baya leedhay guriga lagu qabaa
@aaminahashia9285
@aaminahashia9285 2 жыл бұрын
Oo isagu ma inay hoyadis iyo walaladia u hayso uso gursady innta Mise inay labadodu farxad ku qatan hhhh
@rudwaanmahamuud9084
@rudwaanmahamuud9084 2 жыл бұрын
Cabdikariim saydhiye wn ku salaamay zxp
@abdinasirabdirashid681
@abdinasirabdirashid681 2 жыл бұрын
Cabdikariim saydhiye Legendary weeye ninkaasi Halkeedaad dhigtay zxp Lkn inanta hooyada matalaysaa kuma soo baxayso Inantii jamaal hakis la jilaysy hooyada ayaa ku soo baxaysay Waar yeelkeeda go for ward zxpayaal
@xaawocusmaan9919
@xaawocusmaan9919 2 жыл бұрын
Nin naagtiisa naayaa leh ma burcaa laga yaqaan?
@drabdirizakmustafe8492
@drabdirizakmustafe8492 2 жыл бұрын
Sidaasan kuraacsanahay hadanay gabadhu hoyadaa arki karin out weeye Go forward saydhiye runtaad tabatay sxb
@xamsebaashe6904
@xamsebaashe6904 2 жыл бұрын
Waan sugayey walee
@abdizhakuurmohamed9262
@abdizhakuurmohamed9262 2 жыл бұрын
Adeb daradaaduH edebdaro waydhaaf tay waxay gaadhay edeb darooyin 😅😂
@abdiasis1120
@abdiasis1120 2 жыл бұрын
Keep going
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 2 жыл бұрын
Shukri wlhi wan jecelhy
@sakariyemuuse1377
@sakariyemuuse1377 2 жыл бұрын
Anigu iyada ayaan eryi lahaa hooyadayna way joogi lahayd iyo walaalkay
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 жыл бұрын
Gurey Hadaanu ku jiran 👋
@raxmarada8214
@raxmarada8214 2 жыл бұрын
𝗦𝗮𝘆𝗱𝗵𝗶𝘆𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗶𝗻 𝗿𝗮𝗴𝗲𝗲𝗱 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗵𝗶❤️
@Bashiirgamer56
@Bashiirgamer56 2 жыл бұрын
Filimka sii wada
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 9 ай бұрын
Somali wa kaaladhaaqaan isaaqa naagaha iyo wilasha weey neecebyiihin sodoohda sodogaa daadka reer mugdisho weey jecelyiihin sodohdaa iyo sodooga wuxu rabaa ineey gurigaa lajogaan
@ismaeljmj6620
@ismaeljmj6620 2 жыл бұрын
Legend an taagero bad tahay lkn eeyahe ha dhihin hooyo ereyga hooyo baanan gudi karin wax kale iska dhaafe ereygas inaga hagaasi thanks
@fathxiabdi2852
@fathxiabdi2852 2 жыл бұрын
alla wllhi inantu wllhi waa quruxleey haddan heli lahaa maan dhaafeen
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
Waa nacas maraana
@shadiyashafici8327
@shadiyashafici8327 2 жыл бұрын
Riwaaydu waa qosla😂😂
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
Waa sax eri dhaadhamada
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 2 жыл бұрын
Inkaaran
@bashiirbashta4732
@bashiirbashta4732 2 жыл бұрын
Lasoo dhakhso
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 жыл бұрын
alle wax walba jeceshahay haku sahlo 10k subscribe igarsiya
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 2 жыл бұрын
Ta hooyada matalaysa iyadaba turus ma taangiya
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 2 жыл бұрын
BAGA WAANU SUGAYNAY XALAADA LABAAD
@barkhadhassan3797
@barkhadhassan3797 2 жыл бұрын
Legend
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 2 жыл бұрын
waab dulqadateye haddii uuba intaas waaniyeyeye
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 2 жыл бұрын
xaqiq jirta ka hadashay ruwayadu lkn intan waa intay inantu xumayde intii sodohda soo sameeya
@MohamedSaid-rp8if
@MohamedSaid-rp8if 2 жыл бұрын
Wll sayriye guri barwaaqo meeyey maxa helay
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 2 жыл бұрын
Codka iska hagaaja
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@xuseensandheere5153
@xuseensandheere5153 2 жыл бұрын
naagtu indha adagaa iyadoo nadhaaf la leeyey ayey hadana soo taagnayd hhhh waan ka helay sida loo matalay ilike
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 2 жыл бұрын
Wr saydhiyow wad lasooraagte lasoodheere
@mahmoudelmi7555
@mahmoudelmi7555 2 жыл бұрын
Horay usocda runtii sifiican ayaad umatasheen sidaas ayaa looga baahan yahay ninka somaliyeed inuu yeelo
@rodamahamed7388
@rodamahamed7388 2 жыл бұрын
waa ruun waa dhongo
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
PLZ Ruqiyo office SUBSKREB like ISARA walalaheyga somaliyeed 👈
@siciidaxmed8654
@siciidaxmed8654 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@waa_tacab_noloshu
@waa_tacab_noloshu 2 жыл бұрын
Hhhhh
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
Kkkkk edeb daradaadu edeb daro way dhaafeen oo edabdRoooyin by marayaaan kkkkkkkkkkk
@ayaanmaxamed9289
@ayaanmaxamed9289 2 жыл бұрын
Keep going
Challege Fanaanin Iyo Jilayaal Maxa Kala Qabsaday Ada Yaabi 2022
13:54
Guri Barwaaqo Iyo Saydhiye [Full Film] {Qasab Waa Kubsi!!} ||2021||
29:46
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 27AAD
25:13
Universal TV
Рет қаралды 272 М.
filinka la qabso magaalada
15:09
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 54 М.
NEW FILIM |MAALMA DHAAMA MANTA!| COMING ZOON Taxane ||2022||
6:53
Maadshe Films
Рет қаралды 14 М.
Waad Adaa Qoslidoonee Iskufilan Iyo Ceegaag 😂
11:44
CADAANI SHOW
Рет қаралды 129 М.
Riwaayadii madhaleyska | By murqaan,maroojiye iyo mudhxiye
12:30
Murqaan & Maroojiye Official
Рет қаралды 252 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН