Riwaayadihii Axmaddey Gaashaan kuwii ugu adkaa iyo Reer Woqooyiga oo aad uga helay. Q-1AAD

  Рет қаралды 15,674

Madal TV

Madal TV

Күн бұрын

Riwaayadihii Axmaddey Gaashaan kuwii ugu adkaa iyo Reer Woqooyiga oo aad uga helay.Q-1AAD

Пікірлер: 41
@Cadnan114
@Cadnan114 3 ай бұрын
Ustaadka soo celi mahadsanid calow
@mardaadismuslimumaciine8631
@mardaadismuslimumaciine8631 3 ай бұрын
Taariikh iyo waayo waayo. Mashaa Allah ❤
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Xusuus baad gasheen abwan axmadey iyo cali xarare dawladii somaliya cajiib bay ahayd allaha unaxariiste dhamantod
@CabdulaahiCaanoole
@CabdulaahiCaanoole 3 ай бұрын
Aabehey laashin axmedey cabdi gaashaan waxaan leeyahay alle haku xafido
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Allaha unaxariiste dheh dhamantod abwaan axmadey laashin
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 3 ай бұрын
Abwan axmadey cabdi gaashan alle caafimaad taam ah ha siiyo insha allah sido kale saxafi sare ali harare alle caafimad ha siiyo waana salamaya labadoodaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@abdikarimali3740
@abdikarimali3740 3 ай бұрын
Waa ku salaamey laashin ahmadey abdi gaashaan
@Cadnan114
@Cadnan114 3 ай бұрын
Abwaanka ruwaayadihiisa waan fiirsan jiray
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 3 ай бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤
@SadiiqCabdoow
@SadiiqCabdoow 3 ай бұрын
Laashinkii weynaa ayaad maanta noo keentay mahadsanid cali xaraare
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 3 ай бұрын
Abwaan Axmadey gaashaan waan salaamayaa. Cumar beere waxaan ku maray lug 1985 tii aniga oo ka soo lugeeyey yumbis,,, xiligaas abaar dhacday ayaa baabi’say lo’dii ku dhaqnayd deegamadaas,,,cumar beere waxaa dhinac kasta ka daadsanayd lo’dii bakhtiday,,, aad ayay u murug badnayd…
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 ай бұрын
Odey Culus Oo Soomaaliyeed Baad Maanta Soo Qabatey, Harare Mahadsanid Sxb🎉🎉🎉🎉
@NasraFaisal-x4d
@NasraFaisal-x4d 3 ай бұрын
Waad mahadsatihiin weriye Ali iyo Abwaan ka Ahmedey
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 3 ай бұрын
Ali you are the Best wlhi
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Abwan xamarey cabdi gashaan wankusalamay waa raage salad barakow bulow
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 3 ай бұрын
Thank you
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 ай бұрын
Rawaayadii shumaay
@Awoowe21
@Awoowe21 3 ай бұрын
Abwaanadu waa bad intii dhimatay AHUN to ee. Inta noolna caafimaad iyo nabad qab baan u rajeynayaa. Waa barnaamij hiiso leh oo aad noo soo xasuusiyey, da'yarta aan nasiibkaa helina wax ka tusayadda berisamaad abwaanaddu siday u sameeyeen riwayadaha iyo heesahoodaba. Mahadsanidiin
@bulshadenamedia9514
@bulshadenamedia9514 3 ай бұрын
Abwaan gaashaan
@sahalade4245
@sahalade4245 3 ай бұрын
❤❤❤
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Dowlad waa cajiib waqti fiican ba lasomaray abwan axmadey cabdi gashan laashin waqti fiican bad soqadatay
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 ай бұрын
Ilaahy dalkii hanoo hagaajiyo.Ruwaayadihii Xamariga aan uxiisnay
@munaabdi855
@munaabdi855 3 ай бұрын
Sangub iyo Axmadeey waxay is kaga midyihiin 1 Quran ayey barteen 2 Cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ayey ku fiicnaayeen 2 labaduba waa lashing (gabyaa) 3…waxbadan ayey is ka shabahaan 4 Sangub waxaa lagu xasuustaa labada ruwaayad xoriyo iyo masiibada Nyaga 5 Axmadeey Cabdi gaashaan waxaa lagu xasuustaa 15 Shumeey iyo warbixintii jacaylka
@CabdulaahiCaanoole
@CabdulaahiCaanoole 3 ай бұрын
Aduunyo waaye
@Cadnan114
@Cadnan114 3 ай бұрын
@@CabdulaahiCaanoole reer qoryooley miyaad tahay?
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Shebley aade
@CabdulaahiCaanoole
@CabdulaahiCaanoole 3 ай бұрын
Luul iyo leyla
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Cabduqadir binder weye
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 ай бұрын
Weligaa ma arkin
@abdikarimabdi1556
@abdikarimabdi1556 3 ай бұрын
Axmadey Cabdi gaashaan waxuu matalaa calanka Somaaliya qof kasta oo Somaali ah xushad wuu laabtiisa ku qortay. waxaan xasuustaa maalin isagoo u socda baar juba yuu soo maray boostadii juba u dhawayid dadkii yaa shaqadii joojiyay si ay u arkaan Axmadey Cabdi gaashan ilaa xitaa baabuurtii jidka xirtay maanta isagoo qaxooti ah yaa lagaran waayay
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Cali xarare abwaan culus oocaan ah baad soo heshay
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Cali cararen xamarey lambarkiisa iisoqor an salame
@GareenMedia
@GareenMedia 3 ай бұрын
Sharafta dowladnimadu waa taas. Muddo yar ayuu intaas oo dal isku maray!
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Axmadey cabdi gashan nanestiisa muxu u ahlaanshan
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 ай бұрын
Isku af matihiin Yaa idin tarjumaayo
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
It's not longer Woqooyi sheekada nacasnimaada ee Somalida iska dhaaf waa la kala tegey aduun iyo akheera
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 3 ай бұрын
Meshaad rabto aad yaad utirsantahay.
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 3 ай бұрын
Waa runtaa laftangaa oromo amxaaro ayaad noqoteen soomaali ixsaan baad u samayseen xitaa waan arkaayey sakariye nuur saajin oo niman oromo lahaa gabadha isaaqa ah ayaanu siinay markaa halkiinaa naga jooga cid idiin baahani majirto
@Cadnan114
@Cadnan114 3 ай бұрын
Aw batiiqow bocor iiga keen waa kuu bukaaye ma i baanisoo, ayey ahayd
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 37 МЛН
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
Kooxdii Jirdilka kacaanka  Maxamed Cabdi Caynab - Qaybtii 2-aad
21:11
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 26 М.
Ali Harare oo waraystay wiil Maraykan ku soo galay Group 5.
18:49
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН