RIWAAYADII ..NINBA TACABKII TOOGOY KAAMAAL

  Рет қаралды 39,921

Foore channel

Foore channel

4 жыл бұрын

Waa fikradii abwaan maxamuud c/laahi (sangub)fadlan si aad ugu xidhnaato channelkan subscribe taabo siina share garee videogan

Пікірлер: 33
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Woow xasuus dheer Waxay ahad markii dhigay 1980_82
@sahrasalah2580
@sahrasalah2580 3 жыл бұрын
Gari makaa baxdaa saalax qaasim qadrA daahir dhabarlow xasan aadan samatar aamina Cabdullahi cadar axmed Kaahin Waa heesaha riwaayada
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 2 жыл бұрын
W
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 2 жыл бұрын
Abwaan singub Ahu.
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Riwayada magaceda waa qalad Halka aaad ka dhigtay ninba tacabki togeey kaa maal waa "ninba tacabki talooy kaa maal"
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
RIWAYADII NIBA TACABKII TOOGOY KAAMAAL riwayadan waxa samey AHN maxud c/llahi siise (sangub)waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxey Aheyd Riwayad Qaliya intii dhigeysay ee dhimatay AHUN
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Riwaayadda dheeg baa leh.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
@@engmustafahassan3945 yaah Kkkk yan lugula yaabin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
​@@engmustafahassan3945 iyado Live ayan ku dawadey National theater hargeysa wax Alifay AHUN maxud cabdilahi cise sangub
@mukhtaarabdi9421
@mukhtaarabdi9421 4 жыл бұрын
Waah waah sxb halkaa kaga hay waayo waayo ayaad na xasuusisay
@asadcali4609
@asadcali4609 4 жыл бұрын
Funny riwaayad
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Riwaayad xusid mudan. Alle yarxama intii dhimatay
@aliaweys1211
@aliaweys1211 2 жыл бұрын
Waxan u heystay riwayadan in uu laha Cali aflow magacedana hablaha maantiyo nin Holladay guur
@mustafesucuudi4678
@mustafesucuudi4678 3 жыл бұрын
Horfadhimi
@saidmohamed1641
@saidmohamed1641 2 жыл бұрын
Hasan Ganey ayaaleh
@Isko790
@Isko790 3 жыл бұрын
ceebtiinii baa lamaga maraysa oo hoonka garaacaysa
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Qolyaha dislike ga saaray miyey fahmi waayeen?
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
sanadkay ahayd riwayadan ninkii garanayow
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Sxb 1982
@axmedkadawoxasan8395
@axmedkadawoxasan8395 Жыл бұрын
1980/81
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 4 жыл бұрын
Wahwah
@iraadabshirjiirow2794
@iraadabshirjiirow2794 4 жыл бұрын
Gari ma kaa baxdaa iyo nin ba tacabkaa tolooy kaa maal. Ma isku midbaa waaba garanwaayaye
@Foorechannel
@Foorechannel 4 жыл бұрын
Haa walaalo magacii la soo dhajiyey ee dawlada la horkeenay ayuu ahaa Ninba tacabkaa toogoy kaamal Gari ma ku gashaa, adiga ma ka baxdaa Kanina waa kii u qarsoonaa wallalo
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
@@Foorechannel saas maaha magaca riwayada wa ninba tacabkii toogooy kaamaal Gari makaa baxdaa adiga maku gashaana wa hees ku jirta dadweynaha ula baxay
@Foorechannel
@Foorechannel 3 жыл бұрын
Waa laga yaaba mahad dirir inaad iga saxantay saaxiib Waad mahadsantay
@Foorechannel
@Foorechannel 3 жыл бұрын
Maya isku mid ma aha ee laba riwaayadood bay kala ahaayeen walaal
@abdulaahiafcase5079
@abdulaahiafcase5079 2 жыл бұрын
Waa isku ruwaayad ee heesta gari maku gashaa waa hees kamid ah ruwaayada magaceedu waa ninba ttacabkii talooy kaamaal waxaana alifay abwaanka ugu riwaayadaha badan soomaali Abwaan maxamuud cabdulaahi singub qayb ayuuna ka yahay ruwaayada magaca uu kumatalaayana waa mutux maygaag ala haw naxatiisto abwaan qaran ayuu ahaa waxaan kaloo meesha kaxusayaa dhamaan fanaaniinta soomaaliyeed ee qaybta ka ah
@saidmohamed1641
@saidmohamed1641 2 жыл бұрын
WAA QALAD MAGACA RIWAAYADU. WAANA MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA UMACALINA
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Maad garan, Magaceeda rasmiga ahi waa "Ninba Tacabkii Talooy kaa Maal", naaneysteeduna waa " Gari Makaa Baxdaa".
@mohamedsalah230
@mohamedsalah230 Жыл бұрын
Masiibada aduunyada waxa lahaa xasan ganey ninba tacabkii talooy Ka maal waxaa lahaa abwaan sangub
@tijaabotijaabo4014
@tijaabotijaabo4014 4 жыл бұрын
Laqabso
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 131 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
Abwaan hadraawi maansadii geedi baaboo
34:44
Foore channel
Рет қаралды 47 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD
22:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 213 М.
Ruwaayada Warbixintii Jaceylka Or. Full: iyo berisamaadkii
3:03:01
Xusuus media
Рет қаралды 380 М.
WABARI XISHOOD & JACEYL
2:56:21
Universal TV
Рет қаралды 435 М.
riwaayadii ninba timihii xamar oo hadana xiir iyo boon xirsi
36:01