Riwayadii | Naagtaada casho gee | 😂😂😂 deeq maroojiye , murqaan , widhwidh , fadxi

  Рет қаралды 396,946

Diraac official

4 жыл бұрын

#Share #subscribe #Like

Пікірлер: 334
@diraacofficial1659
@diraacofficial1659 4 жыл бұрын
Riwaayadii madaxda Puntlad xalay ka qoslisay idin soo wadda dhammaan my Team insha Allah beri galap ilkahaa idinka soo daadanayee Diyaar ma tihiin 😂😂😂😂
@saciidbollayzte9929
@saciidbollayzte9929 4 жыл бұрын
Ha
@miskimohamed8682
@miskimohamed8682 4 жыл бұрын
Haah wll diraac ❤
@bilecabdi4780
@bilecabdi4780 4 жыл бұрын
Haa af qadhmuune diyar 😄😂🤣🤣😎👉👈👋👌👌👌👌👌👌👌
@saafisiciid5226
@saafisiciid5226 4 жыл бұрын
Fute xumoow haye
@mahmudali7503
@mahmudali7503 4 жыл бұрын
Ha pro horu mar inta ka sisiyad san ban ku rjaynaya zxp
@ahmedabdirahman9295
@ahmedabdirahman9295 4 жыл бұрын
Inta reer soomaaliland ah like iisaara dad la aqoonsanyhy guuuuuuul
@abdikafimohamudahmed2133
@abdikafimohamudahmed2133 4 жыл бұрын
Inta aragtay in riwayadan maqayada lagu xayeysinayo like dhac😁😁😂
@subairabdilahi7705
@subairabdilahi7705 4 жыл бұрын
Cuntada Yaan La Tuurin Riwaayad Layne Qosol inTaad Badhayzaan Yaan alle idin Cadhoone Subxanallah
@hodonahmed1477
@hodonahmed1477 4 жыл бұрын
runtaada weeyaan wll
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Like miyad rabtaa zxp runta iska sheeg
@jimcalemaxamed516
@jimcalemaxamed516 4 жыл бұрын
runta wlhi
@kadawomohayare5182
@kadawomohayare5182 4 жыл бұрын
hahhaHh bizza lugu cuna qando iyo fargedo qof ila argtay like ha isarto
@foosfrosfros626
@foosfrosfros626 4 жыл бұрын
Gofkii ii soo jawaabey in ay magaalada tahey garowe . Thanks you very much🇸🇴❤ Nice Town garowe
@abdulaziizabdlaa8846
@abdulaziizabdlaa8846 4 жыл бұрын
Anigu waxan soo booqda un Commonte in akhristo keliya fadln igu deeqa like 😁😂❤👍👌💯
@mrseefxaytalleadership9280
@mrseefxaytalleadership9280 4 жыл бұрын
Aniga iyo xaaskaygu hudheelka mar baanu Iman doonaa garoowe
@caashacaasha2159
@caashacaasha2159 4 жыл бұрын
aar yarta cashogee?
@cabduljabarisak2288
@cabduljabarisak2288 4 жыл бұрын
Reer garoow ma maalinkii bay casheeyan.😃😃😃
@faalbood
@faalbood 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wllhy wanrun
@abdirizak8407
@abdirizak8407 4 жыл бұрын
Hhhh waar waan yabe ma yaabtay 🤣🤣🤣🤣🤣
@hodanali840
@hodanali840 4 жыл бұрын
Wanigan yabane waxy cashada duhurkii lasii qadimaya
@nuurmohamed1412
@nuurmohamed1412 4 жыл бұрын
Waa iga qoslisay
@liibaanismaaciil8329
@liibaanismaaciil8329 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@farduusabdi3110
@farduusabdi3110 4 жыл бұрын
Gorowe wàn uxiisay after 4 year iam came back my home inshallh deeq murxiye widhwidh Dirac dhamn waidinsalamah ianmadaydii
@liibaanabdigooni6153
@liibaanabdigooni6153 4 жыл бұрын
Intaan rog rogi laheyn inoo sheeg inta Ku qozoshay liketa dhac hadana dhac igu siiya
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 жыл бұрын
Wlhi in taad sooqrty Anoo akhrinya ayuu yiri ninku🤣🤣🤣
@somali1615
@somali1615 4 жыл бұрын
Xoqadaan qaadsiyey hhhh subscribe and like intii igula qososhey intaas
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 жыл бұрын
Inta Channel kan ku xiraan ✊🏻✌🏻
@boqortoyoofficial285
@boqortoyoofficial285 4 жыл бұрын
inay hotelka cusub ay xayeysinayin inta ila aragti liketa sar hee
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
iLaahaw gabadh iga dheer ha i raacin.... wlhi waa laydh markay gabadhu kaa dheertahay.😂😂😂😂😂
@mohamoudjama4010
@mohamoudjama4010 4 жыл бұрын
Zxpow xaaskyga,wa 2 mitir and 1.5🤗🤗
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 жыл бұрын
Riwayada targad Miya malgalisay
@happygargadud5793
@happygargadud5793 4 жыл бұрын
Lamaane haddii loo wada socdo ama qofka kale kula socdo oo aad meel fariisanaysaan waxaa qurux badan in la iska soo horjeesto
@zamzamcadeh1459
@zamzamcadeh1459 4 жыл бұрын
👄👄👄👄👄
@yasmiinargsaan1475
@yasmiinargsaan1475 4 жыл бұрын
Mursal iyo hoodan heesohodi
@sulubfilms4374
@sulubfilms4374 4 жыл бұрын
*Msha allh Adeer Horumar wcn ayaan Kuu Rajeynayaa,M.diraac*
@abasabdikarim4526
@abasabdikarim4526 4 жыл бұрын
Ma akhriyi taqaaanaa kulaa Noo yeedhi😁😂😂
@harbistudio8755
@harbistudio8755 4 жыл бұрын
Kkk
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 жыл бұрын
War kursiga ay ku fadhiyan maxan KU casheeyay Ani iyo qoftayda targad hotel jira
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Hhhhhhh ree Burco Caadi Mahan waa Dad qosol ah wlhy😃😃😃
@azmamohamed4865
@azmamohamed4865 4 жыл бұрын
Hhhh xarapo noo yeedhi kulaha wuxu ma higaad baa marka la yedhinayo
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 4 жыл бұрын
Mashal keeb going
@ismacilmaxamed9107
@ismacilmaxamed9107 4 жыл бұрын
Kkkkkkk walehniga qoslisy kulaha waxdhanan Waa balan inan markan burco imado inan ku horeyo huteel targed reer burco salan sare 🥰🥰 ima form hargeysi
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 4 жыл бұрын
ragani garowe ayay aaden target na halkaas buu ku yaal
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 4 жыл бұрын
Waxay pizzada afargetada lagu cunayo
@aminahasan1394
@aminahasan1394 4 жыл бұрын
soomali waa walaalo ilaahoow xumaan da iyo cuqdiga ka dhexbixi amiin
@axlaamcabdi3094
@axlaamcabdi3094 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁alla xumaa siday jacaylka umatalayaan cunada ayay Ku naxsanyiin
@zulthanzuriya9289
@zulthanzuriya9289 4 жыл бұрын
Axlam ka qle calaamada waaweyn haku galine
@maxamuudkheyr2944
@maxamuudkheyr2944 4 жыл бұрын
Ruwaayad bay matalyaan hailaawin taas
@foosfrosfros626
@foosfrosfros626 4 жыл бұрын
Restaurang fiican oo nadiifs åh cuntana macaan.waaa magaalada??
@somalilyricsgroup1661
@somalilyricsgroup1661 4 жыл бұрын
Garowe huuno
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 4 жыл бұрын
War zxp meesha waa qabsateen burco haku laabanina nala jooga zxpayaal kkkk
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 жыл бұрын
War comment na ugu horeya kooxdena Samadoon horay usocda
@yusrakhadar4011
@yusrakhadar4011 4 жыл бұрын
Wllhy baanda heleen meel burco iyo kashidan iyo xaafadihii caqaayda
@salaadjawle9793
@salaadjawle9793 4 жыл бұрын
Rer buro garowe uso guura plz 😂
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
SOMALIDU inta nabada haysata inay isdhex gasho way wanaagsan tahay REER BORAME ayaan galkacyo gayn si aan usoo dalxiis geeyo ayaguna sidaas ookale ayaan ka rajayn
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 4 жыл бұрын
Wale reer Burco duhurkii ayay baasto ku casheeyaan😂😂
@yasinali7432
@yasinali7432 4 жыл бұрын
😂😂
@ayaanqurux6595
@ayaanqurux6595 4 жыл бұрын
Istaqfuralh😂😂😂😂😂
@sharmoak4713
@sharmoak4713 4 жыл бұрын
Sacad waa reer burco lkn kuwa kale maya
@nafizafood
@nafizafood 3 жыл бұрын
Accent ka caadi ma ahan😀😀
@camaare9815
@camaare9815 4 жыл бұрын
Ruwayaad mahee waa xayaysiis tani 😆😆😆😅😅😆😆
@shugrishire3592
@shugrishire3592 4 жыл бұрын
Oo gabadhu wa xaamile mise wa indhahayga 😏🙊
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 4 жыл бұрын
Haa urbay.leday.kkk
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
Ma harakoopa mise wa paasto🤣🤣🤣
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanibrahim5902
@abdirahmanibrahim5902 4 жыл бұрын
Harakoo wamaxay wll
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
@@abdirahmanibrahim5902 hhhhh ka buur buuran ee cad cad🤣🤣
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
@@mss_zu7184 hhhhhh haragoo wad usharaxday
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
@@albertoyahya exactly🤣👍👍
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 4 жыл бұрын
Nimankaa reer burco hadalka meel fog kama doonaan😁
@mariaqueen5486
@mariaqueen5486 4 жыл бұрын
Gabadha uur ledahay inta ila aragto like dhc hygu siiso
@cawaalemaxamed7099
@cawaalemaxamed7099 4 жыл бұрын
Hhhhh ninkan pizza guriga logu geeyay sidaan customer umoodaayay ayuu manager cali kasoo baxay 😂
@ابنحلالصومالنذي
@ابنحلالصومالنذي 4 жыл бұрын
niyaw cali ma reer garoowe ayuu noqday waxan ku ogaa hargeisa ee
@himiloprod9790
@himiloprod9790 4 жыл бұрын
Ruwayad lama dhaHo Tani waa xayaysiin Hotelka loo smaynaYo Lkn waa fikrad fcn xayaysiin in ruwayad ahan loo dwado
@nuuraxmed7131
@nuuraxmed7131 4 жыл бұрын
Garowe dad nasab jooga insha allah marbaan passport somaliga so donan Nin reer burco ah
@farduusabdi3110
@farduusabdi3110 4 жыл бұрын
Welcome wllo
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 жыл бұрын
Beriba soobax sxb waa kusugyna
@yahyeiprahim7045
@yahyeiprahim7045 4 жыл бұрын
Ha eegine zacad ahaan ku liq🤣🤣
@nimcaanmohamed4621
@nimcaanmohamed4621 4 жыл бұрын
Soo cunsiiH qosol badan
@hodanmuuse2349
@hodanmuuse2349 4 жыл бұрын
Muuna and madar and najma hob film 👍❤
@somalilanderpurre5769
@somalilanderpurre5769 4 жыл бұрын
Aargoosato ayaa taala kulahaa miyaanay tii,bahalka ahayd ahayn mise waa waxkale? horumarka somalidu biluu caasha badhina galaa,alaw noosahal
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@asiamohammed7095
@asiamohammed7095 4 жыл бұрын
Cuntada ha tuurin wllo meel baa xanuuntay marka cuntada laba jeer dhulka ku tuurtay😭😢
@mubaarigapdirahman8610
@mubaarigapdirahman8610 3 жыл бұрын
Wllhi waa run Wll 😥😥😥
@aliqiyamahaliqiyamah8965
@aliqiyamahaliqiyamah8965 4 жыл бұрын
Intaad is dhaafiso indhaha iskuqabo 🤣🤣🤣🤣😅😅😅
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 4 жыл бұрын
Diraac official iyo asxbta waxaan ka codsanaya inaad subscribe ii saartaan Dadkii cadaanka ahaa ayaa igu yidhi waad yartiin somalidu markaa Meel badan ii gaadhsiiya walalayaal Dad ajinibi ayaan tartan ku la jiraa Waad Mahad santiin
@maanigaaiskaleh2255
@maanigaaiskaleh2255 4 жыл бұрын
Kuu saaray wll Magacga ayaan ka helayba Adiga iyo Diraac ba waxaad magac somaali wacan jeclay dadka afkooda ku faana
@suhuuraxmed6839
@suhuuraxmed6839 4 жыл бұрын
Hhhh jecliya dadkayga reer burco
@alibadarheyf2001
@alibadarheyf2001 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay in weytarka kaamirada ka cabsanaayo
@shacbanofficialchannel7341
@shacbanofficialchannel7341 4 жыл бұрын
this is not comedy but is advarsement😫
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
9:21 meeshu waa A hhhhh
@aminayanleofficial3625
@aminayanleofficial3625 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀
@rayanali8402
@rayanali8402 4 жыл бұрын
Xagey kutaal marka somalia markaan imado baan imane hotelka insha allah
@azmamohamed4865
@azmamohamed4865 4 жыл бұрын
GaroweH
@farduusabdi3110
@farduusabdi3110 4 жыл бұрын
Gorowe wllo welcome
@abdirashiidcali5039
@abdirashiidcali5039 4 жыл бұрын
Waxay ku taal luuqa kaso bax agteda
@abdirashiidcali5039
@abdirashiidcali5039 4 жыл бұрын
Growe wy ku tal lkin xfda
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 4 жыл бұрын
Anigu xayaysii leenba arkaa riwayad ma arko
@bishaarsaidahmed9495
@bishaarsaidahmed9495 4 жыл бұрын
War deeqow widhwidhkanna yunoahaa balnososheeg
@guleidabdichannel4754
@guleidabdichannel4754 4 жыл бұрын
Waar Reer Burco Waa Zhaqo TaG tooza 😂
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Qalinle hargeysa joga ma quraanbuu dhigayaa dadka hakala qeybin burco and garowe waa isu abti 50% boqolkiiba
@updirizakdejong4437
@updirizakdejong4437 4 жыл бұрын
Reer Burco Cunay Ka Dhargeenee Garowe Cuntay Udoonteen Deeq Maroojiye Xitaa Wn Naaxay Suu Garowe Utagey Ar Ma Ila Aragteen Wn Iska Kaftamayayee 😂
@niilashiriifyassin3375
@niilashiriifyassin3375 4 жыл бұрын
Hhh garoowe riyaha bay ku caan tahay 🤣🤣iyo orgiyo qadh qadhmuun
@aminoxareed2652
@aminoxareed2652 4 жыл бұрын
Hhhh walalaey orgida hanacaayin
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
Liiskaaaga yaka qamuuna😂😂😂😂
@ahmedalimohamed2353
@ahmedalimohamed2353 4 жыл бұрын
Heer burco waa yahaadhi gaajo kukortay
@jaamacfaarax4346
@jaamacfaarax4346 4 жыл бұрын
Ar sxp target waa teeda waa tayda waa teena oo dhan xaga cuntada
@fatimae6905
@fatimae6905 4 жыл бұрын
Garoowe wa beautiful masha Allah dhir un ba ka maqan.
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 4 жыл бұрын
fatima E beenta sama guryaha halgeed ah kumayaal waxa la rabay dhir lagu beero blicdu wey sobixi lahayd
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 4 жыл бұрын
Anigu markaa garanay waayayo waxay tirinayaan kuwa ka shaqeyo meherad waxaad ku dhagaa magac u dambeyo 😂😂waxkasta IgA soo baxay sidoo kale sharaabka 😂
@Ahmett990
@Ahmett990 4 жыл бұрын
😅😅😅😅
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 4 жыл бұрын
Labis xumaa gabadhu😂😂😂 mayba diraceedi kuso baxdo
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 жыл бұрын
Deeq maroojiye full Respect
@chapirzhakur3930
@chapirzhakur3930 4 жыл бұрын
Ilaa imisa mitir bay ka dheertay inoo sheega 😂😂😂
@muktarmuse7871
@muktarmuse7871 4 жыл бұрын
War ninkii sacad ee v8ka burco ku waty sowka indhacde kaxayste
@yooofalcon.
@yooofalcon. 4 жыл бұрын
The best
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 4 жыл бұрын
Maxay gabadhu isku kala haysa oo qaska gacanta ugula jidha may sidi gabdhihi u fariisato waxa nijasada 😡
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@fatushmohamud2881
@fatushmohamud2881 4 жыл бұрын
👀😂😂😂🤣
@maanjama
@maanjama 4 жыл бұрын
Hory usocda
@Xaajidigaalemedia
@Xaajidigaalemedia 3 жыл бұрын
Dee tani riwaayad maahee waa xayeysiise
@apdimajidosman7919
@apdimajidosman7919 4 жыл бұрын
Garacdu duhurkiipay casheeyaan🤣
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 жыл бұрын
manshalah amni badantii garoowe
@naasirsuleiman1032
@naasirsuleiman1032 4 жыл бұрын
Mar hadaanan u dhawayn ama anaan tagayn waxba kama jiraan khuuriyahaygaa ka dhaw deeq maroojiyaw
@siciidbusho7190
@siciidbusho7190 4 жыл бұрын
Oo hada dadkii naagaha lahaa baad ku dirteen target i geee
@najo-kw5ur
@najo-kw5ur 4 жыл бұрын
Kooxda samadoon keep going
@8yearsago649
@8yearsago649 4 жыл бұрын
Garowe maalinki. Cashada. Cunaan Waa yaab. 😂😂😂ciise Riyoole
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 4 жыл бұрын
War way qawadaysa midhaa
@AxmedDhalxa
@AxmedDhalxa Ай бұрын
😂🎉
@crahmanaadan8952
@crahmanaadan8952 4 жыл бұрын
*DadKaYGi* #JecLiyaa reeR puRc0#
@CabdiTahliil-es1io
@CabdiTahliil-es1io 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@saodemarcos8018
@saodemarcos8018 4 жыл бұрын
Waw
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 4 жыл бұрын
Waa riwayad lid ku ah ama ku ciyarid nimcoyinka alle iyo yasid ku jirta ceeshka alle shills ku tuurid
@maryanshino5202
@maryanshino5202 4 жыл бұрын
Alla maxan uxisy target iyo garwe
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
Nio daaartaaasaa no xayaysiiin miyaaana madan ninweyn ahyna diraacw Tuuladaadii iskaga labo shubaa kudhashaye😂😂😂😂😂👇
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
O yarkaas dheer o cuntada sharaxaya waxn ku arki jiry hotel kle midu aha bn ilaowsanhy
@farhiayasin4369
@farhiayasin4369 3 жыл бұрын
rugsan hotel
@farxiyadahir9133
@farxiyadahir9133 4 жыл бұрын
Reer Burco mahadhkacad CashaYzan😅Yab iyo amakag😁
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 4 жыл бұрын
Kkkkk wa riwayad.kkkkk.fahan
@mustafexasan3468
@mustafexasan3468 4 жыл бұрын
Adeer waa reer burcoo eemahaa reer butlaan
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 4 жыл бұрын
Mustafe Xasan rer Puntlnd io rer Somalilnd wa dad walalo ah wax ma kala ahn
@Yourchoicelife
@Yourchoicelife 4 жыл бұрын
Wlhi ragani waa funny.
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Target xaguu kuyaal waan ka helay runtii
@ziqqisomaliland9140
@ziqqisomaliland9140 4 жыл бұрын
Ma taargetbaa kharaska bixisay
@calixuseen2179
@calixuseen2179 4 жыл бұрын
ma hadalka dadka ban dhegaysana mise cida riyaha
@shantakundishay2425
@shantakundishay2425 4 жыл бұрын
Target center waxaa iska leh kolay majeerteen dhargay dadna waxaa u gooya cashada isla Garooowe dhaxdeeda waanan aaday ilaahoow dadkaaga baahan u maciin
@hudamahamed5195
@hudamahamed5195 4 жыл бұрын
Hhh lkn izku kursi lama fadhisto walysaka zo hor jeesta
@xiinfaniin7757
@xiinfaniin7757 4 жыл бұрын
Lamaanuhu Inay isku dhow yihiiin baa fiican... Haday gabadhu laf ku istaagto kawaran.... Wa ina isla markiiba bad baadin karta.... By love expert dhinaca lamaanaha.... 💕
@youngmoneyproduction9644
@youngmoneyproduction9644 4 жыл бұрын
Pizza gaado lagu cunaayo naga Cilmi badan