Asc macalin Muse waxan ku riyodaay Faraska cad iso fasiir janada allaha hanugu bishareeyo InshaAllah
@faaizasabriye89368 ай бұрын
❤
@ayaanmahad92397 күн бұрын
Hooyday illahy Haa ii xifdiyee ayaa maasaska naftaa kuukeeneey xitaa mar ayuu qaniiny Igu soo duceeyaa hooyday in illhy Haa. Ii xifidiyee sheikh maxaa n hooyday usameey xitaa huurda weey katagay habbeenki xita maserxato ritaad ayuu ugu yimadaa isago qaniinyaa😢 weey qalisaa xitaa
@HudaKaize2 күн бұрын
ale haka kaxeeyo wllo Oo Hakadul kaxeeyo
@HudaKaize2 күн бұрын
Yaa rabi Irumeee qayrkaa
@umumuraad89132 жыл бұрын
Kheyr allaha ku siyo
@faysamaxamuud79092 жыл бұрын
Asc shekhaw riyad mas ka way igu soo noq noqatay
@istahildagan2083Ай бұрын
Allh shiiqow masba nafta ekeny
@Bishaaro-de2xb2 ай бұрын
Ilahayow ii sahal😢😢😢
@garaadsan.6191 Жыл бұрын
Marwalba masas mad-madow oo aad u fara badan ayaan ku riyoodaa! Aniga ima cunaan mana iisoo dhawadan, laakin wey ordaayan iyagoo wadada isku ciriirinaayo.Marmar ayagoo dhulka buuxo ayaan ku dul ordaa si aan uga baxsado, iyadoo meel lugta la dhigo laheyn! bal ii fasir Sheikh
@kadarmoha-h4v2 ай бұрын
Ani cml ayaa tahy mxa samreyna hadana Riyada habeenki Awgeed meeel walbo malinti xita wan ka baqa faraha lama gali karo inu ku jira umaleeyna cabsi. Cabsi ayan daremaaa
@garaadsan.61912 ай бұрын
@@kadarmoha-h4v abyo qof xaasid ama cadow kugu ayaa jiro oo laga yaabo inuu guriga kula joogo ama qof banaanka kaa joogo.Adkaarta kudadaal InshaAllah.
@Feynuska-diinta.4 ай бұрын
Walaga yaba macalin mosow in ad iisofisirtit.sedex mas kuriyody mid kobra iyo labo kale lkn wax imayelin lkn fadhiga iyo miiska.hoostisa.iiga.leen.allaha.kubarakeeyo ❤❤
Tik tokaga aan saka kawaydiyay shekada maska maska I qaninay oon ku riyaday kalarkiisa ma aqaan mas caadi oo ila ahaa lakiin familkayga idhow sida walalhay hoyaday sowjakaygaa waa dad diinta ku ficaan lakii daris aan fiicnayn aan daris lahaa oo xaga diinta ku fiicnayn waxana la ishegaa aygoo noloshayda ka xun oo dhahaa naagta ninka waa kacabsada waa naag kul kulul ninkayga ima cabsadee waa nin fican oo ilmihiisa jacel heesta marku janis heesto ana waxaa bartaa
@qadanwarsame37792 жыл бұрын
Sheeqo khyr ale hakusiiyo sida wacn eeaad noogu fasirtay
@SaudaSiman-ps5gt15 күн бұрын
Asalam aleikum Sheikh muse waxan ahay xas waxana kuriyode xaley maska cagar ah o lugta igaqanine,iyo maska wein o jibisa loyaqano Aya I ceyrsanaye,kadib hadan waxan kuriyode anigo mel saxara badhan daxqadahayo 😢
@KarenMartinez-v7r21 күн бұрын
Caleb Divide
@farahali39032 жыл бұрын
Mas green ah oo igu soo ordiya ayaanku riyooday iisoo fasir shiikh
@shugriabdi88887 ай бұрын
Ani xataa cawaan ku riyooday 🥺🥺
@aminaomar4172 жыл бұрын
Allah kubarakeyo sheikh inshallah
@ladaneylady6709 Жыл бұрын
00000qq¹s by
@Hiboali-hw9ji5 ай бұрын
Asc macalin musse waxan kuriyoday xasa yar au abohay qabay waxadhimatay 2019 marwalib rigole iyay igu imata ee fasil allh kubarakey kher
@khalidabdirahmanofficial4050Ай бұрын
Asc sheekh waxaan dhawr jeer ku riyooday mas ladilay oo meel wado ah yaalo oo iqaniinaaya fadlan iifasir
@raaqiyodahir3298 Жыл бұрын
Macalin wxn rby inn wax kuwey diyo oo kusaabsan riyo igu soo noq noqty 😢
@asmamohamedmahamoud73932 жыл бұрын
Sheekow waad mahasantahay waxan ku riyoday riyo adigu mudo farabadan habeenki markan seexdo waxn ku riyoon jirey biriij dhul hoose biyo cas hoos marayaan oo masas aad ufarabadan ay ku jiran kolba anoo birijka ka dhacya oo masasaki ay isleeyin cuna ayan mar walba toosa ee ii fasir adoo mudan sheekh
@cawomohaeth6625 Жыл бұрын
Sh ii fasir ridyda odygayga gabdha uu qabo anoo dilaya
@sundusasad8402 Жыл бұрын
Garobada maku so dartan ano iska turayo kuriyoday qorta iguso boday isku dudubay wa turayay ana 😢cabsi kuso kacay ilaa ano sojedo an cabsado
@caashocali63582 жыл бұрын
Asc shiq wan rabaa inad riyo iifasirto wan kuriyoday anigo nin shiqa gursanayo shiqasna asaga imayaqano balse aniga dhagesto quran aqriskisa
@macalinmuseofficialchannel84892 жыл бұрын
Shiikhaas niyadaa ka jeceshahay
@Happ1476 ай бұрын
Macalin xaley ban kuriyodey mas marba gees igaso galayo Ninkeygana baryahan iskuma ficnin
@hibomahamed75222 жыл бұрын
Alaaah kahayr hakusiyee fadlan ma II fasiri kartaa waxn kuriyooday wiilkayga yar oo uu qaniinay maska jalahaa ana aanan qaylin karayn
@nuria7486 Жыл бұрын
Asc sheikhow waxan kuriyoday anigo chameleon iguso ortay Ana kahararikarin isofasir Allah hakuhifdiyo.
@AyanCadey-u3m9 ай бұрын
Asc sheikh waxan ku riyooday mas sharaxsharax ah cad iyo madow ah aad u weyn is buufinaayo inuu biibayo aad moodo qof kale ayaa dilay asago dhintay hadane gurigeyga lakeenay iso fasir jasakallah
@MustafeMustafeindho9 ай бұрын
Maanta ayaan ku riyooday wllhi mas cad oo i Eryanaaya sheikh markaa maxaa noqon kartaa talow
@luulfarah98838 ай бұрын
Shim how waxa ku wedin mashalh bulugah qofki riyodah maxa wayo mikah igasojawba bilsi
Sheekh k waran mas gacmaha lagaa saarayo aad leedahay iga daa walaal qof kuna ku leeyahay waxba kuma yeelayo
@mahmedsaleban4804 Жыл бұрын
Sheesh maxiitahi adhiga laracayo
@cashacali517 Жыл бұрын
shekha xalay baan ku riyod masa mado
@WizMaamud-yi6yw9 ай бұрын
ASC sheikh macalin muse mxa Jira riyo aan wax aan Ku fasilo aan garan waayey waa xaga riyooyinka maska waxan arka maska,maska oo aan wax iyeelen lkn ifirinya waxa uu leyahey midabka hahabka sheikh arinta fasilaad ma IGA siin karta adiga oo mahadsan Asc
@farhiyaali66522 жыл бұрын
Sheekh ka wran mas sariirta kula jiifo maxa waye oo jaale ah
Sheikh gabadh aan laqabin haday ku riyooto iyadoo wado socota taashka arooskana xiran dad badana ag socdan oo dadkasi waa wada dumar wxyna kaga joogsanayaan taashaka inta dhulka taala riyadasi mxy noqon kadha
@sagalbashir7905 ай бұрын
Asc sheeq mas cad oo bowdada midnig kaaga socda laakìn aan waxbo ku yelling maxaa lagu fasiri karaa
@fartuunmohamed72822 жыл бұрын
❤️❤️👍👍👍
@magaclaay28733 жыл бұрын
asc shiikh please riyadaan ifasir waxan kuriyooday jidka gurigeeyga soo galaayo iyo qol qolalka aan daganahay kamid ah waxaa yaalo masas cadcad oo badankooda dhinteen qaarka noolna waxa cunaayo mas cagaleey ama mas lugaaleey masaskana ma ahan kuwo sun ah qaniinyadooda
@nordaacad21083 жыл бұрын
Xaas ahy
@leylohassan85712 жыл бұрын
Thnks
@umuanas7767 Жыл бұрын
Alx
@maryamcalawaash1972 жыл бұрын
Khar alh kusiiyo
@zainababdi69132 жыл бұрын
Thank you
@yrrasabri48262 жыл бұрын
asc wll sheikh waxan ku riyooda saali sijaayo oo quruux badan dabaaq dheer laga so turaay hoyadeeyda qabaneyso into dhulka0 ku dhiciin markeey saliiga qabaneysaa weey gabgab beeysay waxan dhahaay hoyo maxaa sidaan ugu oradaay waxeey ugu jawabtaay waa nasiib kaada ee iso fasiir riyadaan wll sheikh.
@kaamilkaka94852 ай бұрын
Mas aana I cuneenin Aya Ku riyode o lugteyda gorayo kadib sida let dhahayo maskan Yu Ku cunin mar danbo ayan dile halna Wu fakade
@MaryanmaxamedMaryanmaxam-ed4wt4 ай бұрын
Maska waa isoo weeray nin Ayaa iga cilshay iisoo sheeg
Shiqo waxan ku riyoday mas madow iyo cadan ah dharga igalaya siba sirwalak waan iskabixina abayo udhmayesay waan dhahy maxaa udishay wali iga cadgoyana isofasir gabar ahy
@abuukarsamale6996 Жыл бұрын
Shekhow ani xale ku riyode masas bdn ano arkayo o hda ani cadow ma leyhy 😮
@urejahussein6121 Жыл бұрын
Waxana ima yelaayo
@xareedsheekh59332 жыл бұрын
asc sheekh waxaan ku riyooday mas isku kay duubduubaya oo aan iqaniinaynin waxaana igacelcelin haya xaaska kadib meel sare anigoo saaran ayaan ka booday wuu iga soo daba booday wuxuuna galay dhulka maxay noqon fasiraadiisu
@RndUdf10 ай бұрын
M.a Ustaaad ad bad' santahay
@qalbidajiya1432 Жыл бұрын
Asc sheekh waxad ifasirta gabadh yar oan dhalay waxay jirta 6 sano sheekh waya ku riyota sadex caruurtayda kamida oka wayn o mas cunaayo habeen kasta iyo maalin kasta maxay noqonaysa sheekh jasaka laah
@khadraali6202 жыл бұрын
Maska madow hadow gacntamidig ka qanino od isku daydo inaad ceejiso lakiin ma dhimanin maskana midka sunta leh uyahayna? Suntana waxan ka baqay in ay idisho.
@falastiincali6341 Жыл бұрын
Ani waxaan kuriyoday maska cad oo ween mana leyguursan gurigeyga ayuu soogalayna 🥺
@mariaqorane18532 жыл бұрын
Shiiqow aniga waxan ku tiyodaa markasta maska jalaha isagoo jirkeyga iyo dharka aan wato udhexeyo waan iska soqabtaa inta badn
@mohamudawil47732 жыл бұрын
Sheqow inte kalasoxirira
@abdisinigalmahyudiin.shuri58022 жыл бұрын
sheq kawaran hadan ku riyoto adoo dool tagan masas badan
@caydaruusmaxamedsiraad22672 жыл бұрын
Asc Macaln ninkega aya ku riyodye mele biyo ka so burqanyo oo hadana waye kasi sikanyan waxana ka so baxye mase mado ah waxana kuma samne
@ifrahdolal16802 жыл бұрын
Asc sidee ku helaa su al baan aqabaye wkl
@ashaaweis65632 жыл бұрын
Holle Sheikh mussa last night I drama snake to running back to me what does mean, I'm worried it , I cant sleep.?
@aminonoor30512 жыл бұрын
Shiq xalay 2 abeso ano dilay aku riyodey iso fasir plz
@farxiyoibraahinahmedfarxiy60292 жыл бұрын
Maclin waxaan kuriyoodaa nin aankala tagney asagoo ikortaagan iga jwb
@nordaacad21083 жыл бұрын
Sheekh waxan ku riyody anigo dhalaya xanuuna ma daremin wiil iyo gabar waxy yihin ma ogi markan soo rixy hora ku soo dhacy plss iso jawab
@najmamohamudhassan39659 ай бұрын
Mas guriga gadaal kasoo galaayo ayeyo dukaneysa cuni rabay wey kabad baaday ilmaha ayuu iga weeraray gurigana waa kala cara ray guri kala geeyaay
@ashwaqabdi66962 жыл бұрын
Sheikh lkn maska hadu afarta dinac kagaimadho o nocisa neh cadaan yehe o guriga jiranka ad jugtit mxey turjumi
@DeeqaMahamett-v2z9 ай бұрын
Sheikhoww dhawar mar ku riyoday
@quruxsaninaadam91652 жыл бұрын
Waxan ku riyoday nag abtigey qabay o ila dagaleysa kadibne waxa iso baxay mas ad u weyn o gurigeyga so qalay cunug ey ida dhashay ayu afka ku waday maska mana cuneynin maska cunugeda waday anigane wa la dagalamay wana yaradey marki gurigeyga ow so galay maska maxey noqon karta shekh
@halimamaxamed9456 Жыл бұрын
Asc macalin carocaro oo sanka iga galeso iyo wilkega oo rabo ino idilo hadane mas isku badalyo an daqda ka turaye Mas an iga harenenin wu dhibaye
@sahroxassa19262 жыл бұрын
Asc sheekh waxaanku mas madow oo madaxa kacad
@sahroxassa19262 жыл бұрын
Waa dili rabey waana iga baxaday
@macalinmuseofficialchannel84892 жыл бұрын
@@sahroxassa1926 Waa Sixir waxaana laguu soo adeegsan rabay qof sxb kaa ah Waana ka badbaadee insha Allaah
@sahroxassa19262 жыл бұрын
Xasbunulaah wacima wakiil waxaan kala oonku riyoodka rati geel oo doobinaayo oo raba in oow idilo
@xurriyo162 жыл бұрын
@@sahroxassa1926 SubxaanAllah cadaw baad leedahay dad ku neceb is ilaali Illaahay na bari inshaAllah
@buleeycismaan62972 жыл бұрын
asc macalin waxaan raway meel aan kaasòwoco
@husseinabdi50942 жыл бұрын
Halke lagaso wici kara sheikh
@kinglopez51552 жыл бұрын
Shiikh numberkad nasiii
@maxamuudxaaji4627 Жыл бұрын
Wadaadka warkiisa waxaa ubadneed dumarka aa laqawin marka taas waxey cadeyn utahay in cadowgiina badanyahay dumarow kala raga cadow malaha miyaa
@MarwaAhmed-hg2bz Жыл бұрын
Sheekh waxan ahay marwo waxan ku riyooday mas casan iyo cana ah oo afka iga si galaya dedna wan so qabtay banankan u so turay
@dagancali754 Жыл бұрын
Abayo hada marwo tahay maskuna cadyahay wa mashalah
Asc sheekh waxan rabaa inaad ifasirto riyo aan ku riyoon jiray yaraan taydi ilaa manta oon jiro 20 sano hadaba yaraan taydii waxan ku riyoon jiray wax jidhkiisu wada indho yahay oo icunaya imikana waxan kuriyooda jidhkayga oo indho kasoo bexeen tusale markii hore waxan ku arkay isha bidix ee dhaforka oo il igasoo baxday hadana riyadii labaad oo indho badani laabtayda kasoo baxeen wanan kanaxay sheekh markaa riyadaa fasirkeeda isoo hel war war badan bay igu haysaaye thanks sheekh
@ayanabdullah39792 жыл бұрын
shekh masas wan kuriyodaa lkn madaw uun buu ahaa kaladh kale ma arag
@bukharicade18362 жыл бұрын
Asc sheeq 2 mas aan arkay daashka kaboodayo ana waan qeeliyay waan tuuryeyay maxaa lagu fasira
@khadaija23822 жыл бұрын
ص
@IbrahimMohamed-r6f8 ай бұрын
Waxa kuriyoda injir badan barkinta hosteda ku arurayo o aad ubadan
@SeynabCali-bf9pu5 ай бұрын
allahu akbar
@dhameysdumar37952 жыл бұрын
Shikhow xalay ayan ku riyoday anigo mas dilayo oo madaxa ka goynayo oo intan cusbo kushubay iyo biyo oo maskii babay
@amalabdalla15022 жыл бұрын
Asc sheekh saaxiibaday ayaa ku riyootay anigu oo mas haysta kaas oo u ekaa inan rabayasaystay oo uu ila nool yahay maska
@barwaaqoaxmedmuuse82852 жыл бұрын
Yadoo dilayn haday kuriyooto
@aminasuhule9248 Жыл бұрын
Waxan ku riiyoday 3 masa oo guriiga ku jiira
@tiititiiti19552 жыл бұрын
Asc macalin waxanku riyooday 4 mas guriga safida ku dhagan iyo aniga dhahaayo hala dilo mid aweeso ahaay 3kale maxusuusto hala badbadsho aya dhahay qolkane kaligey ku jiray ifadri riyadas
@mohamedolad77072 жыл бұрын
Maanshalaah. Ajar badan Alle ha ku siiyo. Xalay oo bisha ramadan ahayd 27 waxa aan ku riyooday mas gaaban oo leh geeso horteydana ka yimid. Kama cabsan lkn maxaa uu rabaa baan iri. Waxa la iigu jawaabay waxa aad haysato mana arko waxa ii jawaaba. Midakiisa waa yara dahabi. Mxay ku la tahay fasiekeeda