ROUTINE IYO VLOOG MANTA O XIISO LEH WASH IGA DHAHA😂😂

  Рет қаралды 54,759

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@hudaabdirashid3891
@hudaabdirashid3891 11 күн бұрын
Markaad sexanayso saliga nabiga 1000 ka aqri hurdada iyadaa kasoo dhacaysee I.a
@MiskiAhmed-m3q
@MiskiAhmed-m3q 10 күн бұрын
Wlhi been maaha aniga arkay iyo Saliga Nabigeena Suuban SCw Waliba Saliga ibraahimiyada
@abdiabdi1926
@abdiabdi1926 11 күн бұрын
Quran Surah Al-Baqarah sh Mishary Rashid Alafasy
@nimoizmail4849
@nimoizmail4849 12 күн бұрын
Inantan yar waxan ku Jecelhay ♥️ waaa qalbi wanaagi oo qofa we love you 😘 hbbti ❤
@JamacYasin-s6s
@JamacYasin-s6s 11 күн бұрын
Yrey sidaa dukanka ufurate waa nagu boode moho 😢mcney wlhi marwalbo KZbin imado adile kudawan jiry
@queensafa3852
@queensafa3852 12 күн бұрын
Naya walalo qorxdada wee siisiyaaady m.a Ilahey ha ku deysto ❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 12 күн бұрын
Masha Allah 🎉❤🎉❤
@NajmanajiibNajmanajiibismail
@NajmanajiibNajmanajiibismail Сағат бұрын
Mashallah allah haku barakeyo anaga hana siiyo❤❤❤
@ladansaid3338
@ladansaid3338 12 күн бұрын
Sabuunta Kaligeed hanagala ibiyo from Somalia riyaqeyy
@MomtasOmar
@MomtasOmar 12 күн бұрын
Riyaaqey si fiican wax noogu soo duub wllo maalin kasta channelkaga fiirinaa 😢❤ waan ku jecelnahe
@duniyakordahab
@duniyakordahab 9 күн бұрын
Mash allah quruxey horay usoco
@HothaHappy
@HothaHappy 10 күн бұрын
M.a walhi riyaq wa gabadh qalbi wanaagsan oo karti leh wa gabdh kudayasho mudan❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 12 күн бұрын
Nice vlog 😊😊😊🎉🎉🎉😊🎉..Magnesium cun oo iibso waa vitamin Hurdo ah oo fiican 2 saacadood ka hor wakhtigaaga Hurdada Cun...Magnesium cun
@UmuNaimaofficial
@UmuNaimaofficial 11 күн бұрын
KZbin iisoo booqdo walaayaal mahadsnid 🙏
@NastehoAbshir-vi6fd
@NastehoAbshir-vi6fd Күн бұрын
Shampadaas ma ficn take care sis
@Filsan6236
@Filsan6236 9 күн бұрын
Sister chamomile tea tijaabi sharoobooyinka side effects ayay leeyihiin iska daa
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 11 күн бұрын
Hargaysa makeentid miyaa products kaaga wl
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 11 күн бұрын
Masha allaah❤
@ArliElmiHuseinArliina
@ArliElmiHuseinArliina 8 күн бұрын
Alle haku xafdiyo abaayo❤🎉
@SadiaAli-g4n
@SadiaAli-g4n 11 күн бұрын
Magnesium qaaado abyo capsol ah wllhi hurdo jasagana kahelayaaaa
@XafsoAbdicaziz
@XafsoAbdicaziz 12 күн бұрын
Riyaaqey i miss you mcnto❤
@amiinabdi1546
@amiinabdi1546 10 күн бұрын
Qofta zaalax sanaaG routine noga zoo duub nazeexo taazha plse gabdhaaz wan tageera ee mss dumaashidaay❤
@Suweyscali-fp7nz
@Suweyscali-fp7nz 11 күн бұрын
Qurux badan ku jeclhy❤
@FatoumaAliFarah
@FatoumaAliFarah 3 күн бұрын
Maschallah ❤😊
@cawoali6544
@cawoali6544 9 күн бұрын
Use Magnesium complex Waad seexan
@zainabmohamudjama-bu3nm
@zainabmohamudjama-bu3nm 7 сағат бұрын
Magnesium istimaal xbbti 😊
@ifkahalane6528
@ifkahalane6528 3 күн бұрын
Magniziyow kaniiniga ladhaho cun abaayo
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 12 күн бұрын
Riyaaq naag noola thy queen🎉❤
@SaredoCisman-l7l
@SaredoCisman-l7l 10 күн бұрын
Waa la daaahirsanaya period 😂
@InaSanbaruur
@InaSanbaruur 12 күн бұрын
Riyaaqey Sidan kuu sugaayay wan daalay xppti mxaa kugu dhacay malmahan 😢😢😢😢Videoyadada iska fiirsadaa wllhi malin walbo youtube kaga soo fiiriyaa😢😢😢
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 12 күн бұрын
Riyaaq naag thy keep going Abayo 🎉❤
@hodannuur4191
@hodannuur4191 11 күн бұрын
Mashallah
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 Күн бұрын
Bady wash mey tiri😂
@AmlaHassan-s3d
@AmlaHassan-s3d 12 күн бұрын
KZbin kaaga saa u soo boqanaaye waa daalay rayaq pls noo soo dhaqso 😢 we miss you girll😊
@nadanuura5870
@nadanuura5870 4 күн бұрын
Laalilaha ilaallah gacantii cad ceeda loo dhigayey iyo tan suuliga maba is lahaaaa 😅😅😂
@maryancaligele1094
@maryancaligele1094 11 күн бұрын
Allah kucaafiyo qaali
@WasKan-vl1so
@WasKan-vl1so 11 күн бұрын
Masha allah ❤🎉💜🎉💖💙
@leylaqaali9567
@leylaqaali9567 11 күн бұрын
Inaa kuxisay makeyga daremoya❤
@SabiriinmaxamedSabiriin
@SabiriinmaxamedSabiriin 7 күн бұрын
Ilove digir bariis😂😂
@Rubiqaalifamily
@Rubiqaalifamily 11 күн бұрын
Rock qashiinka ma qadhe ee walakudaqa 😂
@maancishqi2137
@maancishqi2137 12 күн бұрын
Mashaalaah riyaqey malmhn mxaa nagu nacdey🎉❤🎉❤
@UmalkhayrAbdi-f5i
@UmalkhayrAbdi-f5i 3 күн бұрын
Qur aan is ku akhriy iyo ducooyin ok
@ZumayaahmedZouahmed
@ZumayaahmedZouahmed 12 күн бұрын
Riyaaq miss you wlhi noso padi ❤
@Fardusafaraxsan
@Fardusafaraxsan 12 күн бұрын
So badi❤😂
@shukri1316
@shukri1316 11 күн бұрын
Mashaa allah
@quenmaido2022
@quenmaido2022 12 күн бұрын
Na riyaqey intan dhan inte Ku maqneyd waku xiisne😭❤
@Amiira331
@Amiira331 12 күн бұрын
So badani sis 😢😅😅
@fadricaisse5750
@fadricaisse5750 11 күн бұрын
Wakugera dum or indr😂
@Elhaam_aadam
@Elhaam_aadam 12 күн бұрын
We miss you riyadeyda wlhi❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 12 күн бұрын
Abye KZbin ma so dhigtit mxa ku hely 🎉
@shukrihannah7504
@shukrihannah7504 9 күн бұрын
Use magnesium
@AmiiraAlie
@AmiiraAlie 10 күн бұрын
Riyaaq malin walpa in aad wx soo dhigtay eegi jiry wd na ilwday 😢❤😂
@Ariijiina
@Ariijiina 9 күн бұрын
Rayaq antii dii dukanka nadiifin jirtay ma u xiisin miyaa 😂😂😂
@najmaali17
@najmaali17 4 күн бұрын
Caano iyo sanjabiil isku kari ayagoo qandaca cab sidoo kale melon 🍈 cab hurdo fiican bad helee
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 11 күн бұрын
Riyaaqey yutobka maxad ku nacdeh abyo adiga ku firsada wax dhan ma so galineyso😢
@hodannuur4191
@hodannuur4191 11 күн бұрын
Allahumabarik
@AishaAbdu-pc7zm
@AishaAbdu-pc7zm 5 күн бұрын
Magnesium glycinate
@FarhanDhalugaas
@FarhanDhalugaas 11 күн бұрын
Thanks eedo mcn
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 12 күн бұрын
Quraanka wa laga aamusaa wlo ka aamusa xumana hay fahmin wlshy bad tahey
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 12 күн бұрын
Horta suaal dadka vidio editingka barty ban la hadlaya nimanyahow side lo sameya vidio ga markad kor ka arkeysid inta uu ka kooban yhy cml sawira ahaan u saran vidio ga😮 side lo sameya iga daba geeya plz😢❤ Hadad I fhnsiso abaal ba ii gashay ogow❤ Pro und sis😊
@aishahassan6216
@aishahassan6216 12 күн бұрын
Abayo @amira’s cuisine gabdhan aya aniga ka bartay channel keeda waka helee
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 11 күн бұрын
​@@aishahassan6216 ha abyo mhdsanid lkn ciwaanka hadad xasuusato ii soo qor ❤😢
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 11 күн бұрын
​@@aishahassan6216 abyo shukrn horta lkn ciwaanka ku qornaa ma xasuusata😮
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 күн бұрын
Abayo sabirin cabaas gabadha la dhaho waa ka helee asoo si fiican usharaxan
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 8 күн бұрын
@@afnaanmohamed9765 shukran abyo lkn ciwaan ka maxa ku qoran hadad xasuusato
@Abdifatah3
@Abdifatah3 11 күн бұрын
7:49 adeer hadaan ba shampo iyo saabuun ku soo qubaysano ayaanba nasiib leenahay suuliga dalaq shaabada dhar balaq ka bacdi fakatax dumarkuna saanay iskaga shaqaynooyan markaasu hadhoow nin rabaa inuu bilaasha iskaga raaxaysto iyo jacayl qalayl ah😂😂😂😂😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa run
@Abdifatah3
@Abdifatah3 11 күн бұрын
@@quruxdiihablaha1234 sow mahan🤣
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 8 күн бұрын
Adi nin aaba tehe mxa u firsane 😂😂 routine
@Abdifatah3
@Abdifatah3 8 күн бұрын
@@AnuuAbshir waa u camiraayay lee gabadha🤣🤣🤣
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 8 күн бұрын
@@Abdifatah3 horta ma argtay dhibka na haysto 😭😂
@NimcoNuura-s5g
@NimcoNuura-s5g 12 күн бұрын
Naa hedhe xagee ku maqned intas oo dhan video ka sugaynee
@Mushtaqabdimaganenoor
@Mushtaqabdimaganenoor 12 күн бұрын
riyaq no so bdn
@warsanhassan164
@warsanhassan164 11 күн бұрын
Magnesium cun hurdo cafimadleh seexanaysa
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 3 күн бұрын
reer nairobi iyo originol maxa ka la haysa. original maxa idin diiday?
@zahraahmed2037
@zahraahmed2037 9 күн бұрын
Subaxnimo hore kac kadibna hool qabo habed kii idigaaba iska seexanaayo oo isdaali maalintii
@zuleeqa6733
@zuleeqa6733 8 күн бұрын
laroxyl amitriptyline abaa kaniinkaan ayaan aniga isticmaalaa mudo 5 bil ah habeen walba ayaana cunaa dhaqtarkeyga iisoo qore
@sowdaali1224
@sowdaali1224 11 күн бұрын
Abayo dukanka Kenya 🇰🇪 xage ku yela
@SucaadAbdirxmaan
@SucaadAbdirxmaan 10 күн бұрын
Riyaaqey alaabta man cabuduwaq la keeni karin😢
@XaawoXaawoxireey
@XaawoXaawoxireey 11 күн бұрын
Riyaaqey hpo youtube maxaa kunacday babi dee 😂😊
@Sheekhada
@Sheekhada 11 күн бұрын
Riyaaqey waan ku xiisney waa na nacde😮😢
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 12 күн бұрын
Bls wy qalnta riyaaq 1m bls ku turaa mar hore furty😢😢😢😢❤❤❤
@hodannuur4191
@hodannuur4191 11 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@hawaabdirashid
@hawaabdirashid 2 күн бұрын
Wll riyaaq waa igatalo 2-3 oo bits cab hadii kale waxa aad la kulmikartaa anal fissure
@Kajol833
@Kajol833 11 күн бұрын
Abyoyal KZbin ina furta rabaa ila talaiya pls 😢❤❤❤
@ikhlaasShukri-ff1qd
@ikhlaasShukri-ff1qd 11 күн бұрын
Furo qaali wan kgu dhiirigalineynaye
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 6 күн бұрын
Adoo caafimaad qabo maaba sharoobo cabee caafimaadks maa ku dhibay? Cancer yuuna kugu dhicin
@jamalabdikalaq413
@jamalabdikalaq413 12 күн бұрын
So how does it concern if u wake up 8 this is bullshit
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq 8 күн бұрын
😂😂😂ii think she can
@CADAAWE1200
@CADAAWE1200 12 күн бұрын
Asxabta plz riyaaq shere iigu dhaha Abyo waxaan inaaan kula hadlee ee imsgramka qeybta messegwrka fura plZ
FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE
25:21
Hamda Home Decor
Рет қаралды 30 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 42 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 119 М.
TRAVEL VLOG| FROM KENYA 🇰🇪 TO CANADA 🇨🇦
14:27
Salz World
Рет қаралды 2,4 М.
VLOOG MARKI IIGU HOREYSAY ON AADO (Minnesota State fair )
37:48
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:52:36
GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 
15:06
SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
44:09
AS PODCAST
Рет қаралды 56 М.
WEEKEND ROUTINE/ 3DA MAALIN O FASAXA WAXA QABTO 
30:03
Riyaq Abdi
Рет қаралды 66 М.
ROUTINE MANTA 💃🏽
17:04
Riyaq Abdi
Рет қаралды 40 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 42 МЛН