Robot Nolosha Aadanaha Bedalay | Caalamka Tiknolojiyadda

  Рет қаралды 39,989

Bile TV

Bile TV

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@Asad_haaji_abokor_3007
@Asad_haaji_abokor_3007 8 ай бұрын
Video Yada noocan ah dadka wax kusoo kordhinaya aad bay uficnnuihin nosokoba todobadkina 2 ama 3 cisho nooga dhiga si xisayn aada uyeesho daqiiqadahana intan kayareeya muhiimadana saara wax faaido ah oo dadka caqli ahaanna dhisaya aragti ahaanna fahmayaan danynayaan aad ayaa umahadsan tihiiin bile TV 📺 waad salaamn tihiiin
@yusufabdulkadir1404
@yusufabdulkadir1404 8 ай бұрын
Xaqiiqatan video gan wuxuu ahaa mid aaan waxbadan ka bartay, qaasatan teknolojiyada iyo sida bani aadamka u koobi gareeyaan noolaha kale ayagoo adeegsanaya aqoonta iyo teknoloji yada. Mahadsanidiin Bile Tv iyo Mr. Jaalleyaal👍
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad waxbadan ayaad ii faa'ideysay.
@garaadosman3813
@garaadosman3813 8 ай бұрын
bile aad baad u dadaashey howshaada aad baad ugu muhadsantahay raadinta aqoonta iyo soo gudbinta horumarka dadka
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta 8 ай бұрын
M.a ustaad noo soo badi adinkoo mahadsan barnaamijyadaan waxaan kafaa idey iot❤❤
@daadir2020
@daadir2020 8 ай бұрын
Barnaamijyadaan aad ayey muhiim u yihiin Guuleysta
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 8 ай бұрын
Ustaad nosoo badi İnshallah.
@asha3777
@asha3777 7 ай бұрын
Maasha'aa Allaha Allaha ku Barakeeyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Robotka qatar miyuu ku now on doonaa nolosha? Maxay kula tahay?
@crisaaq3877
@crisaaq3877 7 ай бұрын
Asc Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 masha allah allow dhawr cimrigana u siyaadi cidkasta oo ka shaqaysay heshiiskan oo uu ugu horeeyo madax wayne xasan sheekh maxamuud iyo raysalwasaare xamse cabdi bare baarlamaanka federalka soomaaliya Somalia 🇸🇴 golaha wasiirada taariikhda ayaa xusi doonta
@Englishfudud777
@Englishfudud777 8 ай бұрын
Codkiisa yar nin jileeca mooyee waa very informative
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 8 ай бұрын
Nosobadi ustaad
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 8 ай бұрын
AAD AYAAN KUGU MAHADCELINAYA CILMIGA AD I KORDHISAY
@mohamedhassan6457
@mohamedhassan6457 8 ай бұрын
Thanks 👍
@wiil9335
@wiil9335 8 ай бұрын
Dolphin waa Hoonbaro saaxiib. Saw maad maqal Hoonbaro Libaax bay soo waddaa? Dolphin Hoonbaro.
@abdishakuurmuuse3653
@abdishakuurmuuse3653 8 ай бұрын
Waa honbobaro
@mohaabdi247
@mohaabdi247 8 ай бұрын
Maxaa diidaya inuu Jiro Rabi naga wayn oo wax kasta abuuray oo nala xisaabtami doono, anagoo biniaadam daciif ah oo qurun caloosha kuwada hadaan samayn karo wax kasta. Subxaanalah! Allahu Akbar!!
@garaadosman3813
@garaadosman3813 8 ай бұрын
Inaga aan isku dayno aqoonta iyo in aan waxbaarno hubsano abuurno waanala mid kuwaas abuuraya wax
@Guhaad34
@Guhaad34 8 ай бұрын
3:26 somali ahaan waxa ladhahaa hunbo baro
@sulthandaade6228
@sulthandaade6228 8 ай бұрын
Music yar eed saartay video ga ka taa please
@Zaakirpro
@Zaakirpro 8 ай бұрын
Ustaad azhari❤
@suldanyare6855
@suldanyare6855 8 ай бұрын
Background music kadaa waxba laga maqlimaayo
@Guhaad34
@Guhaad34 8 ай бұрын
Hunbo baro waaye somali ahaan dolvinka
@abdiwadudabdulkadir2037
@abdiwadudabdulkadir2037 8 ай бұрын
Ustad malagu so gudbinkaraa fakradaha qaar
@cxakiinaadan3685
@cxakiinaadan3685 8 ай бұрын
Haa jaalle waad soo gudbin karta
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 8 ай бұрын
Dunidaas horomartay kaharnay
@zakihussein9591
@zakihussein9591 4 ай бұрын
Qabiil iyo qabyaalad iyo unukaa leh baa naga reebtay dunida
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 4 ай бұрын
@@zakihussein9591 Unukaaleh Abgaal maad cuqdad laabta ugu heysaa Ladhimo cuqdada
@garaadosman3813
@garaadosman3813 8 ай бұрын
Waxwalbe waa dhiiri galin kala duwan oo in aan isku dayno ah sida ugu wanaagsan falka oo aan hadalka u duwno hal abuur
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 8 ай бұрын
Dadkeena soomaliyed waxaa kubadan maxaa layiri iyo kaas waxaa sameyay yuuyahay ciddiisa dhibkaas allaha nagabixiyo
@cilmixuseen7199
@cilmixuseen7199 8 ай бұрын
"Jaalayaal" ereygaan yaa ii macneeya jaalayaal?
@sakariyesudaysi1924
@sakariyesudaysi1924 8 ай бұрын
Means wll
@wizkhalifa045
@wizkhalifa045 8 ай бұрын
Awesome 🫡
@EngxasanMahamud
@EngxasanMahamud 8 ай бұрын
In aan gaarno waa wax aad u fudud waxan haasanaa maskax wanaagsan waa hadii aan ka tagno qaɓiilga loo adeegsado sida xun
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 7 ай бұрын
🎉🎉🎉
@AbdisameyAbdisamey
@AbdisameyAbdisamey 8 ай бұрын
Bad baadiso uma aqaane hoonboro ayaan u naqaan
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 8 ай бұрын
Mhdsanid
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 7 ай бұрын
Jaale.markan.maqlay.jalayal.waan.naxay.waxan.xasuustay.mujrimiintii..dalka..xukumi.jiray
@mahamedgurey553
@mahamedgurey553 7 ай бұрын
Hobboboro
@nimcocadoon6570
@nimcocadoon6570 7 ай бұрын
Soomaali kudheh xeywaanka aad sharaxeyso dadka aad arkeysid dadkale erayadood qaarna ma isticmaali qaarna makategine😂😮
@AhmedJk99
@AhmedJk99 8 ай бұрын
What he say kkkkkk muxuu idhi robots 🤖 badali doona ama adabargoyn doona aadamaha goorma ayay ka awood bateen abuurka Allah swt don't forget robots ka waxa sameeyay waa aadami Allah swt abuuray aadamaha ad leedahay way dabar go'ayaan ayaa cilad tiri doona robots ka maan gaab subxaan Allah
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 8 ай бұрын
😅😅😅 yutuber kan ka sheydaan san wali ma arkin. Music. Ee. Xaaraanta aheyd ayu ku qurxinaya. Filim ka. Allaha so hanuniyo muslimiinta somalida
Sirta Dabargoynta Aadanaha | Caalamka Tiknolojiyadda
16:09
Bile TV
Рет қаралды 13 М.
Dhacii weynaa ee suuqa Amazon I Caalamka Tiknolojiyadda
18:57
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 59 МЛН
Gemini; Mucjisada cusub ee Google I Caalamka Tiknolojiyadda
22:13
How do QR codes work? (I built one myself to find out)
35:13
Veritasium
Рет қаралды 6 МЛН
هذا الهكر فضح اسرار امريكا للعالم !!
17:42
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 622 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН