ROOBKA SOMALİA İN LA XADDO MA RUN BAA? CİLMİ AHAAN ROOB MALA XADİ KARAA?

  Рет қаралды 77,096

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 219
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Qofkii Amiinsan in Roob ilahay meel ugu talagalay in qof kale leexsan karo waa qof lunsan oo an wacyi laheyn AArinta Allah qof fara gashan kartana majirto
@nimcaabdirashiid2695
@nimcaabdirashiid2695 2 жыл бұрын
Waa sax
@cabdirisaaq6523
@cabdirisaaq6523 2 жыл бұрын
Sax
@suudi2683
@suudi2683 2 жыл бұрын
Xaqiiq wll
@mohamedAhmed-ss9wx
@mohamedAhmed-ss9wx 2 жыл бұрын
Ebe waxaa ubaray ibnu adamka waxwalbo . In cuthur ebe kenay ladaweyo qofkii aminsan ma lunsanyahay . Quranki ebe wuxuu tusale bathan kutusay quranka in ibnu adamka wax barto . May be possible with Allahs permission
@fardowsocali8119
@fardowsocali8119 Жыл бұрын
​@@mohamedAhmed-ss9wx sax
@mohamudmohamedshroble4699
@mohamudmohamedshroble4699 2 жыл бұрын
Alxamdulilaahi manta roob ayaan helnay baydhabo
@saacidcabdiweli4643
@saacidcabdiweli4643 2 жыл бұрын
Ya Allah forgive our sins and grant us in Jannah
@mr.zuriya1053
@mr.zuriya1053 2 жыл бұрын
Waabeen malaxadin roobka soomaalia waabeen abuur
@saacidcabdiweli4643
@saacidcabdiweli4643 2 жыл бұрын
@@mr.zuriya1053 war walaxadi karaa oo sababto ah geedaha somalia wee yaryihin .xita China wexe xaday roobka India
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
@@mr.zuriya1053 😂😂😂😂😂😂. War roobkii baa la xaday😂😂😂😂😂😂dadkani been jecelaa roobkii baa la xaday kuye 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hafsaabdirahman9316
@hafsaabdirahman9316 2 жыл бұрын
@@saacidcabdiweli4643 subwanallaah walaal roobk qof xadikaro majidho ee hadalada qaar naar aya kumutaysanaysaa ee waxadan akhoonin haku hadlin adoon rabi ayatahay 🤬 hadu bani adaamku wax xadayo nukluyerada ayeey kalaxadli lahayen ♡ ﷲ♡roobkuna allaha awoodaha iskaleh aya xukuma ee maxukuman chinas & waxla mida
@saacidcabdiweli4643
@saacidcabdiweli4643 2 жыл бұрын
@@hafsaabdirahman9316 madiidni Taas lkn kac meteorologists (scienceka roobka ) soo aqriso .roob lamaxadikaro lkn walalexsanikara yacni magalo robekeda magalo kale aya lexsaneeso .
@axmedcabdicumar1508
@axmedcabdicumar1508 2 жыл бұрын
Mowduuc loo baahnaa ustaad inaad ka Soo hadashid mahadsanid Abdirashiid Thanks
@abdifitahmoalim5246
@abdifitahmoalim5246 2 жыл бұрын
masha allah aadbaan kaaga mahadcelinayaa ustaad jazakallah kheyran waxaa cajiib sida quruxda bdan ee aad usoo diyaariso barnaamijyadaada marka hore waxaad sameysaa inaad si guud usharaxda aslka waxa aad ka hadli rabto si fahanka hadhow usoo dhawaado kadib waxaad uguda gashaa ciwankii ujeedadiisa marka udanbeeyso waxaad islaheysiisaa diinteena xaqa ah iyo ciwankaas sida ay isku waafaqayaan adigoo raacinaya in laga digtoonada si qaldan ufikirka thanks a lot ......
@osman_abdirahman
@osman_abdirahman 2 жыл бұрын
وَسَخَّرَ لَكُم مَّا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ جَمِيعًا مِّنْهُ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ )) " هذا تسخير من الله سبحانه وتعالى "
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@nidaamiye8443
@nidaamiye8443 2 жыл бұрын
Annaga Production: Macluumaad muhiim ah oo ay adagtahay in uu hal qof soo aruuriyo ayaa inoo soo gudbiseen, waana ku mahadsantihiin. Codsi: Fadlan Markaad macluumaadka soo gudbineysaan, codka musica-da ah ee codka caadiga ah aad kor saareysaan ka daaya.
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 2 жыл бұрын
Aqoonyahan masha allaah sifiican ayaad faahfaahisay sharaxaada
@abdihakimmohammed3389
@abdihakimmohammed3389 2 жыл бұрын
Jazaa'akallaahu Kheyr bro for putting it in crystal clear
@ArsenalTV949
@ArsenalTV949 2 жыл бұрын
Anaa ugu horreyo manta Waa aamini la ahay wllh🥰🥰🥰
@zharmacreation6870
@zharmacreation6870 2 жыл бұрын
Cimilada Alle Weyne Ayaa Maamula💖😊
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
Bani aadamkuna wuu saaamayn karaa .
@zharmacreation6870
@zharmacreation6870 2 жыл бұрын
@@samiraige4360 Haday isu Tagaan Bina Aadamka Oo Dhan Ma Sameyn Karaan Dukhsi🪰
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
@@zharmacreation6870 maalinkasta ayay samayeen. Lakiin Ilaahay maamulkiisa iyo maamulka bani aadamku isku mid maahan mana isu iman karaan in lays bar bardhigona maba ahan.
@zharmacreation6870
@zharmacreation6870 2 жыл бұрын
@@samiraige4360 Alle SWT Hakaa Raali Noqdo Wll Mcn🤲😊💖
@baassmidioonline9431
@baassmidioonline9431 2 жыл бұрын
Waa arin dad badan jahawareer galisay balse si fudud ayad hada noo fahamsiisay MASHA ALLAH CAQLIGA ALLAH HAKUU SIYAADIYO
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Jahwarer ino ku galo ayaba qalad ah wayo qof bini adab ah ma lexsan karo roob ilahey wato adunka rabi ba xakumo gal waxo ku shego marnaba ha aminin
@wllahmed7024
@wllahmed7024 2 жыл бұрын
Niyow adigu wadanked kunoshahey bro please 🥰❤ inta ilamidah in uu sheego isooraca likta
@AM16CX
@AM16CX 2 жыл бұрын
🇺🇸 America 🇺🇸 ayow jogaaa
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 2 жыл бұрын
America ayuu joogaa
@ahmedbm6875
@ahmedbm6875 2 жыл бұрын
Somalia ayuu joogaa
@siyadabdullahi344
@siyadabdullahi344 2 жыл бұрын
Turkiga joga anagarana
@AM16CX
@AM16CX 2 жыл бұрын
@@ahmedbm6875 dhalasho America 🇺🇸 ayow hestaa
@luulhassan4071
@luulhassan4071 2 жыл бұрын
Waa mowduuc Aad iyo Aad muhiim u ha , waa mahadsanthy Ustaad.
@luqmaan1935
@luqmaan1935 2 жыл бұрын
Wixi aadan aqoon ulaheen lama beniyo lamana aamin lkn hada waad naga jahil bixisay Allah haku xifdiyo ustaad
@cabdirisaaq6523
@cabdirisaaq6523 2 жыл бұрын
ALLAH KA BAQ BEENTA DHAAF SHALAY ROOB AA IMAADAY
@mohamudmohamedshroble4699
@mohamudmohamedshroble4699 2 жыл бұрын
Mahadsanid imbadan ustaad Allaah haku barakeeyo wll
@yasin3rdabdala130
@yasin3rdabdala130 2 жыл бұрын
Aniga degen Jamhuuriyda somaliland gaar ahaan caasimada Hargeisa waxaan ku faraxsanahay sidaad xil wayn isaga saarto mowduucyada waxtarka leh Maansha allaah cabdirashiid walal si cilmiyan ah ayaad barmaamijyada noogu soo gudbisa wax badan oo naga daahna ayaad si qiimo leh noogu soo gudbisaa walal mahadsanid
@mscdy301
@mscdy301 2 жыл бұрын
Masha allah ninka somali ugu aqbaarta saxsan allaha ku xafido
@hamuudisheik7089
@hamuudisheik7089 2 жыл бұрын
Mashaalh wax badan oo igu warersana ayad igu bayanisay muqalkan aqontada Alle haku siyadiyo Ustaad.
@cabdullahieeraan8165
@cabdullahieeraan8165 2 жыл бұрын
Ustad mahadsanid alle cilmiga hakuu Barakeeyo
@salaadbashiir2613
@salaadbashiir2613 2 жыл бұрын
Masha Allah aadbaa ufican Tahay ustaad😍😍😍😍
@aliabdulahimohamed8902
@aliabdulahimohamed8902 2 жыл бұрын
Mawduuc aan wada sugeynay mahadsanid
@all-ng3gr
@all-ng3gr 2 жыл бұрын
Wa qalad ugu horen in layirahdo bani adam aya roob keensan karo roobka wa naxariista allah mareykanka o isku shego hoyada taknalojiyada aya wadan kiisa abaar kajirtaa wax yalaha qaarna in mowduuc ahan loso qato wa laga fiican yahay nooga sheketa cilmiga beraha shidalka iwm mahadsanid
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 2 жыл бұрын
Waa wax iska caadi ah hadii aad lasoo socon jirtay isbedelka iyo horubarka cilmiga saniska in la dhaho roob aya la kala hadayaa. Lakin waa ariin dadna ka qoslin kuwana ka yabin
@abdulrahmankhan3958
@abdulrahmankhan3958 2 жыл бұрын
waxasi
@mowlidyare618
@mowlidyare618 2 жыл бұрын
اللهم لاما نع لما اعطيت ولامعطي لما منعت taasi Aya xaqiiqa ah
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 2 жыл бұрын
Dowlad awoodleh oo biyaya bada noosi feyso malihine naxariista alla ayaan rajeyneynaa.
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 2 жыл бұрын
Mzha Allah great information teacher.
@kaletupdi438
@kaletupdi438 2 жыл бұрын
Inta qadarka alle aaminsan izo raaca
@caliyare9049
@caliyare9049 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cilmi badan ayaan kaa faaiidaa marwalba
@diidiahmed16ciise98
@diidiahmed16ciise98 2 жыл бұрын
Thanks ustad wax yaalo badan inoo faideysay
@ilyessalaxaheqabukar7021
@ilyessalaxaheqabukar7021 2 жыл бұрын
Maashaa,allaah aadbaad umahadsantahay ustaad
@mmcf504
@mmcf504 2 жыл бұрын
CAAWA WAA JIMCO AAN KU XASUUSIYO SALIGA NABIGA SCW
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@dekoshire4934
@dekoshire4934 2 жыл бұрын
Mahadsanid teacher
@maxamedcqaadir747
@maxamedcqaadir747 2 жыл бұрын
Legend waxa Badan Baan Kaa fa iday 😍keep going
@cabdilaahixeefoow9056
@cabdilaahixeefoow9056 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad maclomaadkadi wn ka helny
@daadiraweyskoffi8296
@daadiraweyskoffi8296 2 жыл бұрын
M.a ustaad c/rashiid arintaan mal mahaan aan ku warersanaa oogu dambeyn waan kaa fahmay waan filaayaya inaa so aqrindontid mowduucaa m.a mahadsanid 1001jeer my ustaad
@hodhas
@hodhas 2 жыл бұрын
As.aniga oo haysta MBA Kuna shaqeeyay 11 years. Sida aan aqoonyahankan wax UGA fahmo wali gay kama caajiso . dhagaysiga barmaamujyadiisa Allaha kuxafido
@xasanbritish2773
@xasanbritish2773 2 жыл бұрын
maasha Allah alaha kuxifdiy wankaheh
@deeqoowmuqtaar4950
@deeqoowmuqtaar4950 2 жыл бұрын
Mahadsanid-ustasd 🙌🏼🙌🏼🙌🏼
@Aza_7
@Aza_7 2 жыл бұрын
Haddan Soo dhcy ustaadkeep going 🥰💞
@cabdilaahixeefoow9056
@cabdilaahixeefoow9056 2 жыл бұрын
Allah ku xafido ustaad
@arafadsiadmusesaid8153
@arafadsiadmusesaid8153 2 жыл бұрын
Great lecture 😘
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Alle ayaa Awood leh,!!
@mohamedapdiqadir579
@mohamedapdiqadir579 2 жыл бұрын
It's true 💯👍 Thanks my dear teacher
@seyidcali-se2by
@seyidcali-se2by Жыл бұрын
Alle haku barakeeyee adiga intee kasoo baray maadadey kusoo taqsuutay barafisoore
@samirpoy3301
@samirpoy3301 2 жыл бұрын
Wuu ku jeclaa wuuna ku soo duceyn jiray Adigoon aduunka joogin CID kle ma,ahan ee waa NABI MUXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@goldkey1451
@goldkey1451 2 жыл бұрын
diyaaradasi wa ti abi ahmed shegayay
@amancrn8715
@amancrn8715 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay
@abdullahishiekhowahmed9516
@abdullahishiekhowahmed9516 2 жыл бұрын
Shukran. It is great lecture.
@zamzamalihassan3308
@zamzamalihassan3308 2 жыл бұрын
7x7x
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy 9 ай бұрын
Jezakalahu kheyr❤
@ahmedibnoumedahmedibnoumed1000
@ahmedibnoumedahmedibnoumed1000 2 жыл бұрын
Thanks my favorite teacher
@abuuzahuur7715
@abuuzahuur7715 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyr
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
11:23🌧️ Hadi kimikada Daruraha Lagu Dadinayo Ey Ka Dhalaneyan Xanuno KU DHACA XAYAWANADA IYO SHIMBIRAHA XAGA CAAFIMAAD ITOBIYA MADAMA EY SHEGATEY INEY ROOBAB GACAN KU RIMIS AH SAMESTEN WAXA IS WEYDIN MUDAN KALINKA SHANAD DHAWAN BEY AHEY MARKI LAGU ARKAY IN SHIMBIRIHI XANUNO SO REITEN OONA HOREY LOGU ARKIN DEGANADASI KALINKA SHANAD 🐦🐦🐦🐦🐦🐦 CAJIIB ⚫🌐
@qorshoproduction7551
@qorshoproduction7551 2 жыл бұрын
First comment sxp tagera weyn aya ku ahay arima rawa ina wax ka weydiyo intee kalaso xiriraaa
@aadanxasan6496
@aadanxasan6496 2 жыл бұрын
Waxaan waa qalad qof alle awoodisa lamaamulikara majira sxb
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Ustaad Abdirashiid Axmed sheekh 🎤🌐 Salan sare 👏 Wall
@mawliidomermilano4663
@mawliidomermilano4663 2 жыл бұрын
Macalin rashiid kasoo hadal mysterious vortex in golf aden
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 жыл бұрын
Hadalada gaaladu wada run ma aha ... inyar o illahay u iftiimiyey bay buunbuuniyaan ilaahaw naga qabo
@daacadxaji6134
@daacadxaji6134 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdihakim7761
@abdihakim7761 2 жыл бұрын
Thnks wll umadda ayaaa kuu baahan
@warda67
@warda67 2 жыл бұрын
Manta ana uhoreye oo like sare oo comments na kabixiye
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW ALLE ROOBAB KHAYR QABA ALLE HAYNNA SIIYO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 жыл бұрын
tnks ustaad 🙏
@samatarxuseenxuseen4980
@samatarxuseenxuseen4980 2 жыл бұрын
Ustaad dambi miyaa in la abuurto roobka thanks 🥰
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
Keep going my pro
@amishaqarandoon2247
@amishaqarandoon2247 2 жыл бұрын
اللهم أغثنا غيثاًمغيثاً
@apwaansaadaq2219
@apwaansaadaq2219 2 жыл бұрын
Shukran
@abdallaaw73
@abdallaaw73 2 жыл бұрын
Yaa yaqaan caasha dheer
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 2 жыл бұрын
Libaax wasd ku mahadsnthy waxan ahayn dadkii shalay ka codsaday barnamujkan
@mustafemaxamud456
@mustafemaxamud456 2 жыл бұрын
walahi waa duni akhiri saban roobki somalia yaa xaday kulaha ilahay uunba og dee
@sahayaakhiromedia.3861
@sahayaakhiromedia.3861 2 жыл бұрын
ASC MUSLiMiiNTA ALLAAH RUMAYSAYOOW DiiNTA ALLE NOLOL MAAL~MEEDNEENNA SAAD UGU DHAQANTiD AYAA LOO SOO DAJiYAY EE WAXAA LAGU BARANAYAA CHANNELKA SH MAXAMED SHARMAARKE SALLACALEE EE KASOO QAYB GALA ALLAAH HA'iDiN XiFDiYO MEEL WALBA OO AAD JOOGTAAN.
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 жыл бұрын
Somalia roobka ka soo hadal macalinka
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Roob Allah aya haya wax kama sheegi karo ninkan
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 2 жыл бұрын
Roob ayaa ka muuqto qaxootiga Kenya alle hana siiyo roob iyo Nabad iyo caafiimad
@yuusufadam7594
@yuusufadam7594 2 жыл бұрын
Ilaah unoqo hadaad waxan aaminsantahy wllahi wado naarbad kusocotaa
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
Maxaa wado naar ah? Ilaahay abuurkiisu siduu u shaqeeyo qofkii ogaadaa ma naar buu ku jiraa? Waxaadan adigu aqoon u lahayn malaha maahan wax jira
@S.muse1
@S.muse1 2 жыл бұрын
قال تعالي في السورة الواقعه أفرأيتم الماء الذي تشربون(68) أأنتم أنزلتموه من المزن ام نحن المنزلون (69) والله أعلم
@hafsaabdirahman9316
@hafsaabdirahman9316 2 жыл бұрын
Subxanalaal wll seeniska aya madaxa kaagalay waxyabaha qaar lagamahadlo inaay dabi wayn kugunaqoto ayalagayaba wll oo u allah kugucaroodo kanafirso sayniska inta adaan dadka lawadagin(ﷲ) min bilow ilaa dhamad ka aduunka qur aanka ayalagahelaya waxwalbo aad baaraysid qur aanka kafiri marka hore roob cid aan allaah eheen ma maamulikarto akhii qof joojinkartana malahan qof sodaynkarana majirto ooallah eheen allaah hakudambi dhaafo walaal ayadaana aqri 😭 ♡() وَهُوَ ٱلذِي أرْسَل الرّياح بُشْرا بين يدي رَحْمتٍهِ وَأنْزَلْنَا مِنَ ٱلسَّمآءِ مَآءً ظُهُوْرًا♕لِـنُحـيي بِـهِ بَلْـدَةً مّٓيـِتٓا وَنُسْقِيـَهُ مِمـَّا خَلَقـْنَـا أَنـعـَامَا وأُناسِيًّ كَثِيراً ♕)وَلَقَدْ صَرَفْنَه َبَيْنَهُمْ لِيَدَّكَّروُٱ فَأبـىٓ أكـَثرُ ٱلنَـاسِ إلَّا كَـفُـورًا♕♡
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@ahmedguhad7250
@ahmedguhad7250 2 жыл бұрын
Good
@badrishakaal5103
@badrishakaal5103 2 жыл бұрын
keep going ustad
@NKante-yv1fh
@NKante-yv1fh 2 жыл бұрын
Wat mahat santahy wall
@roblox.5881
@roblox.5881 2 жыл бұрын
Walahay wanqosley somaliyey ilaashada roobka
@maxamedibraahin8494
@maxamedibraahin8494 2 жыл бұрын
Mahadsan zxp waxaan ku fashilmay roobka Hindi. Japan iyo USA Soo popto oo ah daadka iyo duufaanta is wadii khaladka ay galeen
@mahamedali6516
@mahamedali6516 2 жыл бұрын
In illaahay maamulkisa uu bini-aadmigu ku qabsado wax nagu cusub ma aha ee waa wax marar horaba soo dhacay, Balse adigu ninkan waxan soo turjumayow ee beenta gaalada sii faafinayow alle u noqo
@maahirhassan4121
@maahirhassan4121 2 жыл бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@MOOSAAlimoosa-r1i
@MOOSAAlimoosa-r1i 2 ай бұрын
Masha allha
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 жыл бұрын
Maanta dhan ku sugayey ustaad intaad barnamijka so diyaarinaysey
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 жыл бұрын
Walall cabdirashiid wallall somalia oo shaqo an heya lakin kuma faraxsani hadan qasab ayee igutahy sxb talo isii sxb qarash ka an hestaneh wa shaqada sxb maxa ila Gudbon sxb cbd rashiid
@qanjayxuseen6913
@qanjayxuseen6913 2 жыл бұрын
Waax jira ma ahan
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 2 жыл бұрын
Waxan aad iyo aad ula socda barnaamijka aad sii deyso ee cilmiga iyo aqoon korodhsiga ah. Alla yubaarik fi dunaya wal aakhira. Please bisha ramadaan ayaadaha quraanka si daa.
@bidhikofficial5542
@bidhikofficial5542 2 жыл бұрын
Wll ilahey ka cabso
@saadaqjaama5818
@saadaqjaama5818 2 жыл бұрын
Ustaad abdirashiid waxaad vedio inooga soo sameysay maxaa sababay in wadamada qaar uu baraf ka da'o kuwa kalana uusan ka dain
@mahdifaysal4255
@mahdifaysal4255 2 жыл бұрын
Taas wey iska cadahay macdan la aanta waye😂
@AbdirisakFaras
@AbdirisakFaras 2 жыл бұрын
Aqoon yahan ka lasoo istaagay roob ayaa la xadaa sharaxaadaan oo kale ayaa laga rabaa hadii kale umada yuusan la hor imaan cilmi uusan sharixi karin waxaan la hadlayaa odaygii sheekadan hore u dhawaajiyay.
@mohayara9856
@mohayara9856 2 жыл бұрын
Macquul matahey in aduunka daruuraha ka dhamadan Sababto ah hadii daruur walbo roob aahaan loosodajiyo
@Fx_xikaam
@Fx_xikaam 2 жыл бұрын
Intay bad dunida ku taalo daruur tu ma dhamaneyso sxp wayo daruurti waxay kasamaysanta uumibaxa badda
@yuusufadam7594
@yuusufadam7594 2 жыл бұрын
Roobabka ilaahba haaayo adiguna marwalba awooda alle in bani aadam lawerigi karaan inaad nagu dhaadhicisa rabtaa sheeg hadaad qandaraas soo qaadatey ilaahba meeshi doono roobku ku amraa dabaaal okyaale weyn waaxid
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
Maahan awooda Ilaahay inay Cidi la wareegi karto. Saynisku waxa weeye uun Ilaahay shuruucda oo aduunka ku maamulo uunbaan wax ka ogaanaysaa hadhowna ka faaiidaysanaysaa. Tusaale waakaas wiilka inoo sharaxay siday dhirtu usoo baxdo ayaa loo fiirsanayaa oo la darsayaa hadhowna laga faaiidaysanaya. Taasna Ilaahay quraanka wukusoo celceliyaaba. Miyaydaan Ilaahay abuurkiisa u fiirsan
@bolatsarkan8000
@bolatsarkan8000 2 жыл бұрын
Rob aya laxadhay miya kentay manta respect wlh 😅😅😅
@abdiazizmahamed6059
@abdiazizmahamed6059 2 жыл бұрын
Waxas waa shirki waye qofkii aamino waa gaal roobka ma wax lahadi karaa
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 2 жыл бұрын
Hadii la dhaho waa ruun na. Maha la samayn oo na arko iyado lakala hadaayo roobka
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 2 жыл бұрын
🤨🤬
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 жыл бұрын
Jabab ta xagee isodhigee sxb
@cabdicasiis1276
@cabdicasiis1276 2 жыл бұрын
Waa Suuragal Dadka Dhahaya Ha Gaaloobin Waxaan Leeyahay Cilmi weye waxan Shalay 100 Sano Ka hor Cilmiga isgaarsiinta lama Rumaysneen Maantase Waa wax Jira Cilmiga Sayniska Waa wax Jjra
@xasanmahamed9521
@xasanmahamed9521 2 жыл бұрын
Thanks legend
RUUSHKA AYAA QAADAY TİLAABO REER GALBEEDKU AY DHİBSADEEN.
20:07
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 71 М.
أسئلة عن المجموعة الشمسية | حلقات مجمعة
1:59:22
أسئلة نص الليل
Рет қаралды 1,3 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
الحكومة الخفية التي تحكم العالم | بدأت من الدارك ويب
39:37
BİRİQDA CİRKA SİDDEE AYEY U DHACDAA AAYADAHA ALLE
28:28
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 42 М.
Barnaamijka Saadaasha Xidigskja Sanadka 2024
28:11
SAAB TV
Рет қаралды 34 М.
Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan
8:01