ROUTEN//; BASTO //;IYO TALACBILASH🍅🍅🍅🍅💋❤️🥰😍

  Рет қаралды 29,005

Xabeeb official

Xabeeb official

11 ай бұрын

#challenge #comedy #funny #youtube

Пікірлер: 97
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp 11 ай бұрын
codkaaga dhib malaha waa xabeeb Ayaan dhahnay.laakiin please gabar camal ha u hadlin gacmaha dhaq dhaqaaqooda yarey sida nin rag Ah uhadal
@sahraahmed4752
@sahraahmed4752 6 ай бұрын
Mansha allah walaal insha allah waad ka baxeysa duruufta Laguna waro❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saabriinaaxmed6713
@saabriinaaxmed6713 11 ай бұрын
M.a wll keep going 💪
@sadammuminahmed3833
@sadammuminahmed3833 11 ай бұрын
Wow ilike it the way your confident
@AmrancrahmanAmran34-nx7ng
@AmrancrahmanAmran34-nx7ng 10 ай бұрын
Tik ilaa youtpe 6kun maa iga daba wadaa 😫🤣yareyyy
@ayushupdy
@ayushupdy 11 ай бұрын
Waw❤ nasobdi video yda
@user-ix7dn8nu7x
@user-ix7dn8nu7x 11 ай бұрын
Masha allaah aboowe nooso badi waan ku fiirsanaa waana kula soconaa❤❤
@user-oi5vp2ub5o
@user-oi5vp2ub5o 11 ай бұрын
M.a wll qaali
@user-sk8br4po7r
@user-sk8br4po7r 11 ай бұрын
Alla ilahow maskinkaan faraj qeyr qabo ufur dafka ka codkarsan waaay usaaran savscrbka kan camalaaa muda e
@filsanfilsan7694
@filsanfilsan7694 12 күн бұрын
hore oo soco huno
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 daymo badannaa naagaha shaqadoodaa ugu timid iyo hadalkoodii🎉❤🇸🇴
@nasriinaofficial508
@nasriinaofficial508 11 ай бұрын
Keep going wll❤❤
@Maxamedcabdirsaq
@Maxamedcabdirsaq 10 ай бұрын
Maasha allah
@naimaabdullealasow4360
@naimaabdullealasow4360 11 ай бұрын
Nin naag isku ekeysiiñaya ma wanagsano Dadka m.a uso qoraya la yaabanahay yaahuu
@rahmacige9251
@rahmacige9251 11 ай бұрын
Masha Allah wall hore u soco 😭
@Aasa3954
@Aasa3954 11 ай бұрын
Inalilah sidn mxy ahyd😂😂😂😂
@Amiish-hq9pr
@Amiish-hq9pr 11 ай бұрын
Wll hèesaha ka daa pleas
@IfaaxNuur-kp5lo
@IfaaxNuur-kp5lo 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂sax waaya
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Woka guwaya
@user-hg8wy6ep2q
@user-hg8wy6ep2q 11 ай бұрын
Noso badi rotinka
@kaifmofarax8569
@kaifmofarax8569 11 ай бұрын
Balo kaa budbud siisay😂😂
@user-sk8bn2bj2u
@user-sk8bn2bj2u 11 ай бұрын
Maskiin ilaahay hasaacido
@fatmahassan7241
@fatmahassan7241 11 ай бұрын
gabdhoow joojiya mashquulka 🤣🤣🤣🤣
@duniyohasan6192
@duniyohasan6192 11 ай бұрын
👏👏👏👏👏
@wll.gaaldile
@wll.gaaldile 11 ай бұрын
Lajan
@Minagamzel
@Minagamzel 10 ай бұрын
Dalac bilash dheh
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 11 ай бұрын
Bal maxaan fiirsanoya hada
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 10 ай бұрын
Akhas waxan abasiibo miyaa😂😂😂
@user-ez3do2jh5d
@user-ez3do2jh5d 11 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@user-qg6dm8xw9w
@user-qg6dm8xw9w 11 ай бұрын
Aboowe ani I imow afgoye joga waku jeclahy walal nimo guri kusiina wlh😊
@FarxiyoAxmed-po9pp
@FarxiyoAxmed-po9pp 11 ай бұрын
Baato.dalcbilsh.labodeb.loshidayo
@user-ib7os3vi9b
@user-ib7os3vi9b 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@Xabeebofficial
@Xabeebofficial 10 ай бұрын
Tiltaka iga laso hadl kingxabeebyare waye mesha aan kugu sodira
@Queen_mahiraa
@Queen_mahiraa 7 ай бұрын
M.a❤😊
@user-uj3ye9md7p
@user-uj3ye9md7p 11 ай бұрын
Alaabta saabuun ku dhaq hadii oomadu ku dhibeyso saabuunta ayaa fiicnae
@user-zc2qd6wt2m
@user-zc2qd6wt2m 11 ай бұрын
M.a 😊
@umusaara6789
@umusaara6789 11 ай бұрын
maxa qaldan is adke dee 😮😮😮 jiljileca maxa wye
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 11 ай бұрын
Muqdisho oo buush buush layaab
@shamsucade5115
@shamsucade5115 11 ай бұрын
🌹🌹🌹🌹
@user-yo1nu1pi6u
@user-yo1nu1pi6u 10 ай бұрын
M.a❤
@nuuraabdilaahi9193
@nuuraabdilaahi9193 11 ай бұрын
Bisinke kana been badana war nin waynbathye iskada Penta 😊
@user-ez3do2jh5d
@user-ez3do2jh5d 11 ай бұрын
Wixii kufiiryo waykaa masersiyihiin hori cusoco oky
@user-bf2le1lu4q
@user-bf2le1lu4q 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@zuzuelmi3919
@zuzuelmi3919 11 ай бұрын
Is adkeey yahuu nin rag Cml udhaqan
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 11 ай бұрын
Oo ma cid baad u shaqayn jirtay😢
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Jubaha woguwaya marka dalcesid malagu daro
@haeaw1632
@haeaw1632 11 ай бұрын
Bisinka magalada qashiin badanaa 😂
@rayaanabdirahman9475
@rayaanabdirahman9475 11 ай бұрын
Garbakakag allha galo😊
@hannaismail4482
@hannaismail4482 11 ай бұрын
Jow war miyaad nin ahy bisiinke
@user-ko1dm9ef1f
@user-ko1dm9ef1f 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@Axlaam__koko
@Axlaam__koko 11 ай бұрын
War kadaa hesta muqalka 😡💔🥵😢🥺
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 11 ай бұрын
Walaalkey qalad waaye wexey kufiriyaan wiil somaliyed oo boqolow ayad tahay adiga waxa laga raba bis is adkeysid cod iyo socodba naag jiljileec yey kugu arkin hadey arkaan wiil jiljilicean wax Kaley u maleynayan
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 11 ай бұрын
Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil maxaa qaldan
@hindamoha8357
@hindamoha8357 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Amiish99
@Amiish99 11 ай бұрын
M.a hore u soco wll dadkaan warkooda iska dhaaf dadka inay ku mashquulaan waa caadadooda❤😊
@naajaofficial1148
@naajaofficial1148 11 ай бұрын
Wuxuu ku soo kariyo ma cunee😂
@Amiish99
@Amiish99 11 ай бұрын
@@naajaofficial1148 hhhhh saas maxaa u dhahee cunada inay macaan tahaa laga yaabaaye
@user-sk8br4po7r
@user-sk8br4po7r 11 ай бұрын
Siduu shaqaala u ahaa naag un ugu qeylineysi ayuu ku hagaagay waahi maskinka
@user-ph6ct5fn6e
@user-ph6ct5fn6e 10 ай бұрын
Kan khanis miya
@Cilmibarta
@Cilmibarta 11 ай бұрын
Waa yaabe maxaa isla jajabinee sidii dumarka! Waryaa is adkee oo nin oo kale udhaqan, maxaa hoowlihii dumarka ku galiye cara Alle kama baqeesid miyaa inee kugu dhacdo, Subxaanallah Ilaahow na hanuuuni.
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 11 ай бұрын
War maxaa ku heley wll illaahey kabaq sidaan views ha ku raadi ninee
@HodanAbdilaahi-rc1tf
@HodanAbdilaahi-rc1tf 11 ай бұрын
Ma Sha allah wax thy wiil fican Lakin shaqadan dumarla max ku dul saray bisinka ❤
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 10 ай бұрын
Dumarka maxaa shaqada kaligood saaray 😂😂
@fatuush9664
@fatuush9664 11 ай бұрын
Gamaha daji imanka beleh😢
@nadiaomar7244
@nadiaomar7244 11 ай бұрын
Dambigaaga makugu yaraadi walaal zaid marabta micnaha...iskagatag hadad rawin fiirsashaalkis ilaahey owga baq
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 11 ай бұрын
Acoodu bilaahi maxaa sidii dumarkii isku qalqaloocinesaa war noqo nin raga
@faraxcali9811
@faraxcali9811 11 ай бұрын
dhinac aan ku qaado ayaan lahay 😢
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 10 ай бұрын
😂😂😂
@samiirohassan3459
@samiirohassan3459 10 ай бұрын
Rubac basto miyaa xmrwyni o aday 😅
@hendaahmed4002
@hendaahmed4002 11 ай бұрын
Waa ku report garaynayaa adna subscribe bad ka hadlaysa😂😂😂😂
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 10 ай бұрын
Warya kadhamow wiiilka xooloyahow
@raxmataali8598
@raxmataali8598 11 ай бұрын
Wallal sow matihid nin raga ah Marka u hadal sidii ragii Oo iska daa is walaaq sida dumarka Adba waa og tahay sida ay Dumarka u hadalaan Ileen waaba rag iyo dumare Waa iga waano
@Mulki1111
@Mulki1111 10 ай бұрын
🤐🤐🤐🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Mulki1111
@Mulki1111 10 ай бұрын
Masha allah it is good for you 👍 🙏😅😅😅
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 11 ай бұрын
Cunto karin flog lagusoo qoraayo😅
@user-wv1lw6mm1m
@user-wv1lw6mm1m 11 ай бұрын
Gus yare siil keyga maxaa ka qadeesa😅😅😅
@user-hg8wy6ep2q
@user-hg8wy6ep2q 11 ай бұрын
Mada aragty mise ado kuwasay dadka dhamaow noloshoda
@user-ix7dn8nu7x
@user-ix7dn8nu7x 11 ай бұрын
😡😡😡🤫
@yaska144
@yaska144 11 ай бұрын
Abyo qali hore usoco
@sacdiyaxasan3149
@sacdiyaxasan3149 11 ай бұрын
Alle kacabso wll
@canabyaroow3901
@canabyaroow3901 11 ай бұрын
Rag ragashada waa ceeb alle ka baq
@hudarahma2465
@hudarahma2465 11 ай бұрын
Xamar,iyo wasaaq melkasta bulacad qashin
@Miskiineey13
@Miskiineey13 11 ай бұрын
Adi ma ka gur lagu dhagaha wa dhaqan xuntahy gurigaga ka adkow xamar afka haku tagine😏😏
@hudarahma2465
@hudarahma2465 11 ай бұрын
Somali odhan ayaa wasakhdina kayabtay iska nadifiya casimadaa anagu subax kasta guriga iridisa iyo jidaadka lanadifiya🤮🤮🤮🤮🤮
@DucaysanAli
@DucaysanAli 11 ай бұрын
Adi silka kaga iskadhaq candhayahy xmr afkaga urayo haku tagin wsaqadyey
@hudarahma2465
@hudarahma2465 11 ай бұрын
@@DucaysanAli wasaqdaa iska hagajiyaa rer Xamar af dadka lagucayo maidinku yalo iidnko casimadi uriyay haba isku hadlina🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@ahmedbile
@ahmedbile 11 ай бұрын
Koleey reer gobol wey dhaantaa😂😂
@nimcocabdullhixasan7551
@nimcocabdullhixasan7551 11 ай бұрын
Dalac bilshka kabsar laguma daro wall
@quenisquen7184
@quenisquen7184 11 ай бұрын
Waa lugu daraa. Dalac bilaash sharftiisa hadaa rabto kabsar iyo bar barooni kudar iyo basal cad. Carat iyo mcn❤❤
@fowyahiilo9805
@fowyahiilo9805 10 ай бұрын
Asc hooyoo number kaaka isoo diir WhatsApp
@Xabeebofficial
@Xabeebofficial 10 ай бұрын
Wcs hoyo tiktaka iga laso hadl mesha kugu sodira kingxabeebyare waye
@munafaysal3638
@munafaysal3638 11 ай бұрын
Mashalah
@shamsucade5115
@shamsucade5115 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@user-bh6cv4bu5i
@user-bh6cv4bu5i 8 ай бұрын
M.a❤
@randaclaahi7756
@randaclaahi7756 11 ай бұрын
😂😂😂😂
ROUTEN//;KALAMUTO #MACAN#💋🥰😜
23:48
Xabeeb official
Рет қаралды 14 М.
Daawo Riwaayad  cusub Eed hooya laga galay Part 9
20:23
QASAAL TV
Рет қаралды 29 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 44 МЛН
routine somalia qado (basto isku karis)@Xakiimoxuseenmaxamad
8:12
@Xakiima xikma
Рет қаралды 1,8 М.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 139 М.
ROUTEN//;BOOS IYO CALOOLEY 🐫🐫🐪🐪🐪🍎❤️🥰🥩🥖🥕
15:24
SIDA AAN USAMEEYO CUNTADA AAN ISKU CAATEEYO
15:25
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 98 М.
WARAYSIGII UGU HOREEYAY IYO EHALADA FANAAN OOMAAR BAR BAR
13:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
ROUTEN  / CANJEERO IYO BEER🐫🐫🤪😍
14:52
Xabeeb official
Рет қаралды 30 М.
Daawo Riwaayad  cusub Eed hooya laga galay Part 14
24:20
QASAAL TV
Рет қаралды 29 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 200 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 73 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 201 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 221 М.