Soo tan faadil ku leh waa shidanthy 😂 ma iyadaba u joojisa
@ayaansalad106228 күн бұрын
@@Mirhan777 waa run ayada xataa hada kahor iqbal baa doortay lkn isaga kamusan hadlin lkn iyada way ay usoo hadal qadaysaa KZbin keda uso dhigaysaa wan ogahay sundus waxas makala jecla lkn inay kamaseerta loo malaynayaa 😂😂😂
@Mirhan77728 күн бұрын
@@ayaansalad1062 ani wiilka miskiinka e crushka ku ah bn rabaa inan uso celiyo ila shaqee sxby macalimoow lee raba iny sunmoo isku noqdaan🤣🤣🤣
@rahaafhusein70528 күн бұрын
Sundus wa iska qaraxeesan
@khaalidcabdi251028 күн бұрын
Wiilku markuu yidhi qaza ayaan ka imid waan ka naxay jidhkoo dhan I jidhiidhicooday cumeer hadal fiican bu ku yidhi gaza one day will be free 😢😢
@manaaLinamoha28 күн бұрын
Sundus ayaaanle ful respect yaqey💕👰♀️❤️
@AlvaroYaya928 күн бұрын
Sundus Ayaanle xidigta la holin wayey e malaysia u kala xiran kaligeed wn kuu jeedna abayo waqtigaga lagu jiraa e ku raaxeyso taagero weyn baan ku ahay from Uganda🥰🥰😎😎
@King-cayda1029 күн бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@lavieestbelle-neutre343129 күн бұрын
❤Scw
@Naxriisleyyyyy29 күн бұрын
Scw scw
@Xafzaamaxamed29 күн бұрын
Faadil inee caadi uqadatay maa umaleesa kulahaaa cumeerow gabartaas naga reeb waka maseer sanehee hada team sundus ayaanle nahay😂😂😂😂😂
@LiluyuAsad28 күн бұрын
Ina ayanle cumeer waa wiil fiican lkn haysku soo dhisin please wuxu raaco iyo wuxu kufarxaba haka hadlin inaa masertay baa loo qadanayaa kadhac abyo ❤😊
@idilmohammed687326 күн бұрын
Hoy waad warertan umaleyna
@shqarBoy29 күн бұрын
Kusali nabigaaga mahaneth csw 🕋❤️
@lavieestbelle-neutre343129 күн бұрын
❤Scw
@ayaanmuhumed17428 күн бұрын
Scwscw ❤❤
@hiboabdi35029 күн бұрын
Sunduseey biryahaan wamashkuule wasolaabte quruxey love you 😂😂❤❤❤
@Yazmin0_629 күн бұрын
Sunduseeey apayoy jirkaaga qarso wll il io cadaab taag uma heysiye Horey usoco sidaada kale wlshy❤
@Alisha-abdalla28 күн бұрын
Cumeer waa wiil wanagsan marwalbana ku garab tagan oo ku xushmeya lkn sundusey maxad ugu masayrtaa marwalba horta hadad masayrtay xitaa ha dareensiinin nagtu la hadlo iyo afariisa ka bax isba kuma waydiyo qofkii ku doorta iyo waxa la hadashide Caadi iska dhig Qalbi Miya lagu helay yabaye❤
@ayaansalad106228 күн бұрын
Views kuhel bay isledahay iyo kaftan hada kahor xataa ciil bay igu dishay maruu ishaa aziiz walasheed lashekaysanayay sano kalay usoo dhigtay inay kamaseertay camal ninkan waa lagu xantaa inay waxas soo hadal qaado xataa maha dadka layskuma soo dhiso 😢
@Alisha-abdalla28 күн бұрын
@@ayaansalad1062 Views Kama ahan sidaan filayo Tiktok live xitaa wan arkay iyado u masayrayso isna Wuba raba inay u msayrto Wu kusii wadwada inay iska indho tirto bay ahayd waxan cml😒
@Queen-m.j29 күн бұрын
Cumeer wuu nagu kibray bastarka xly anagaaba maseernay sunduzteyda xaqa u leedhay ina maseertid aqwaan sunmeer forever 🫀❤️🔥
@Bahjuuniindhadeeqa21229 күн бұрын
😂😂😂 ma ujeedaa naagtii sawir keduba iidawan
@HothanMahamet-g3b28 күн бұрын
𝐦𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐧𝐚𝐪𝐞 𝐱𝐚𝐥𝐢𝐦𝐨😂😢
@Bahjuuniindhadeeqa21228 күн бұрын
@@HothanMahamet-g3b may xanaq maaha waxas waa iska kaftan
@Mirhan77728 күн бұрын
Naaa macalimoow dheh anagu cumeer marabno
@HelanzakariyaHelan28 күн бұрын
Ayada qaldan inay kahadsho waxas maha ciilay igu dishay asaa nasiib leh haduu Ina ayanle helo ilmahan 😂😂😂😂
@SunishCadey29 күн бұрын
Sundus kiki prank ku sosame plz intaa igu racsan one like ❤😢
@AmiiroMuhumed28 күн бұрын
waliba nin kle so kaxee dheh😂 bal wan arkeynaa wuxu samenayo😂😂
@sacdiyomaxamed385329 күн бұрын
Sundus maseer maa bilawday Qofta cumeer doratay😂😂❤
@SuleekhaXasan-tz3yu29 күн бұрын
Boqordaydii alle ha ikaa daayo mcnto noloshu Kuma xumeyso qalbiyyy noloshydiii boqorad baad thy queenyyyyy❤waan ku jecelhy mcnto Homar wacan mcnto ❤❤
@DuniyaAbdiCiimow29 күн бұрын
Sundusey kiki pranki ku soo samee intii igu racda one like
@munomacalin853629 күн бұрын
Boqoradeena👑sundus hormar wcn Aboyo❤❤❤❤
@ayaansalad106228 күн бұрын
Sundus naag karti badan horay usoco quruxay ❤❤❤❤❤❤
@AsturMahamed29 күн бұрын
Team sundus Ay lou fiiyow team sundus one like❤😢
@NimcoDheman-e2k28 күн бұрын
Abaayo hanni ka waran xaladeeda cafimaad waaan u soo ducaynayaa ❤❤❤
Sundusy mascud hooydisay abaayo sharftada dhowaro wiilkaga sidas kale suu uu kaftamo marki weyndo iska ilali ina rag lagu so dha dhajiyo hada maseratay wa la Qarasada maserkaga wuu ka si maserasinay hadu ku arago marawalib Ina umaserasida hooyo adaga TahAy garawa sanow ABAAYP CADI AHOW MASERKAGA ITO JECELKAGAB QARASO ABAAYO INA LA YIR CUMER UMASERATAY SHARAF KUMA AHAA ABAAYO
Sundusey quruxy abyo pls wan ku jecelnahy e asturnaanta ku dadaal oo raga ka fagow oo iska dhowr oo isdaji tan kale abyo sundus ba cumeer u masayrty in lagu dhaho walahi sharaf kuma aha hoyo baa tahay hda masayraysid xataa qarso abyo
@Sabnacabdi-qy1ip28 күн бұрын
Nolsoshan xukunka ku noshahay iska daa wixi wax dhahahayan waxkama galin kaliya raga ka fogow wa talo fican😊
@IlwaadMohamed-t8f28 күн бұрын
Abyo ma xukmin wanaag un bn la jeclaht
@Sabnacabdi-qy1ip28 күн бұрын
@@IlwaadMohamed-t8f sisaxan uhadlosaa wa ujeda lakin sundus noce tahay iska ficantahay dadka isma badalayan abayoy ilahey qanci kado
@rahaafhusein70528 күн бұрын
Sundus waa qof ween wxy rbto iyda Lee anface ee muquuninta kada
@MustanaySafar28 күн бұрын
Sundusay cumeer hanagu soo dhisin waxyahas haka hadlin ninkas awalba kuma qalmine wanba ucodaynaynay naga daa dee inaa ubahantaha loo malaynayaa kadhac ninka wah 😂😂😂
@XamdiAbdinur-y5p29 күн бұрын
Team sundus ayaanle❤❤❤❤😊
@kaysekaka28 күн бұрын
Hore u soco sister
@HabiboAhmed-j1s28 күн бұрын
Cumer waaba doqon aan weligi la dooran uf anagi u camireenay ayuba nagu ken keene balo ku dooraty dheh waka sundus teeni maseer ku beeray bax dheh ciyaal wye🤬💔😢