Mesha Allah abaayo I miss you welcome back walahi waa ku farxaay marka. Arkay routine kaga waa ku dawado marka kasta routinekaga aad baa u jeclahay anigao joogo mareykanka USA 🇺🇸 intaa routine arkay routine kaga isoo jiitay walahi intaa ka maqnad kuwagii hore fiirsan jirtay markasta waa ku ceshan jirtay abaayo waxa ka codsaday inaa nooga sheekeyo Quraanka waqtiyada dugsiga aado iyo sidaa ku xifdisay Quraanka waa kasugena Inshaa Allah Allaha ku siiyo duriyad saalixiin ah Allaha ku xafido adiga iyo sowjkada ❤❤❤❤❤
@safaosman7001 Жыл бұрын
Wankulasocday abayo masha alah
@Fiya_flower Жыл бұрын
Waa kula socday mudo bdn byo alla ha ku xafido❤
@roodanuura120 Жыл бұрын
Manshaa Allah xbbti barigaas waan kula socday
@hafsaahmed6340 Жыл бұрын
Hormar wcn apyo mcnto ❤🎉
@naziahaji9005 Жыл бұрын
Abyo swrkeed natus bahasha musqusha lagu nadifinayo
@umumanalixtiraamcaruurta4236 Жыл бұрын
Msh allah sis
@NasmaMohmex Жыл бұрын
Masha allah nazteexo wn ku jecelahay ❤❤❤❤❤wnan ku taagera
@munnasheikhosman4858 Жыл бұрын
Masha Allah Abaayo Allaha Kubarakeyo Lkn Jaamaca Hasaarin Meesha Salka Lasaaro Ugu Yaraan Barkin Kahoos Mari
@emannaabdi Жыл бұрын
Haaa hppti noo so badi❤
@dytffttg6491 Жыл бұрын
Masha allh gabadhan wa gariyad wlh
@suadoabdirahman1600 Жыл бұрын
Masha llh that time kula socan jirtay walina wakula socana❤
@nabiilaibrahim4351 Жыл бұрын
Masha allah abyo hore usii soco xbbti❤
@salwaarab6435 Жыл бұрын
Yees wakulaa socdaay e saxibey dugsigaa inte ka aaday markstaa an wilkega so dono waku raadiya ❤❤😂
@queensafa3852 Жыл бұрын
Salwo inta malaga helaaa
@salwaarab6435 Жыл бұрын
@@queensafa3852 haa aqwaan 😂😂
@nasiihaali-qb7sh Жыл бұрын
Welcome back ukhti ❤❤❤
@iammoha6844 Жыл бұрын
Waa kula socday wlahie ❤
@saciidomohamed3996 Жыл бұрын
Maasha Allaah Allaha ku barakeyo waan kuu xiisnay❤ Abaayo cajiinka kor gasho dhagaxu noqona waasax, hal xabo kasoo baxso koob biyo ku dhex rid 3daqiiqo wuu ku dhalaalaa
@Naroora Жыл бұрын
Mahadsanid qrux🫶🏼
@saciidomohamed3996 Жыл бұрын
@@Narooraadiga mudan qaali😘
@mssdhukuro3401 Жыл бұрын
@@Narooraxagee ka heli karaa fadhiga mesha kaso iibsatay
Dad kii kula bilaabay KZbin ka ku jiraa naruurooy ❤ allaha ku barakeeyo abaayo
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Masha allah tabarak allah abyo 😍 nasteho
@asuumaabdi4985 Жыл бұрын
❤❤❤❤ sis si walbooo ahaataba wan kugu garab tagnhy queen ❤❤❤❤
@DeganDarajo Жыл бұрын
Waan kula socday xiligas❤
@RunAli-d4g Жыл бұрын
Xilgas Ila hda ku dawadaaa❤
@yurubhasenmuhummed5501 Жыл бұрын
masha allah nasteexo xbbti hory usoco ❤
@yusraabdiwali-o5p Жыл бұрын
Routine ka soo badi abyo ❤
@shshss1192 Жыл бұрын
Xiligi hore ba xasuusta wa kula socon jiray routinadada iso jiiten mashallah awal qurux bay ahayen hadana kaba si daran❤❤❤❤
@aishakeef Жыл бұрын
Caadi maha routine kaada allahuma bariik❤
@deqaabdi2368 Жыл бұрын
Wlhi wa ku dagera wana u xiisnay routinka waxa ka hela in an kaco o hosha dhan an qabto wlhi marka wa ku farxay in a noso labaday welcome xabibti hore u soco insha allah wana gare boqol iyo ka badan♥️♥️
@amiiroabdi719 Жыл бұрын
Wakula socday Ila hadana wakula socda Wana kula socon dona I.a
@nimcamaxamed5650 Жыл бұрын
Waaw waaa u xiisnay routine kaaga nasteha
@fartunmaxmed1137 Жыл бұрын
Masha'Allah nasta waa ku xiisney wanaga tagtey welcome back qaali❤❤
@deqadalka9953 Жыл бұрын
Team ki kula soo bilaabay KZbin ka aaku jiraa👍✅❤ routine kaada waaku heesanaa quruxeey gurigaada alaha kuu barakeeyo ilmo qurux badan caafimad leh alaha kusiiyo ❤❤❤
@Naroora Жыл бұрын
Allahuma amiiin ❤
@AminoIsmail-m9c Жыл бұрын
Nasteexa abyo hooyo iga xanunsan igu soo duceya adi io asxptaa 3sano ayey iga xanunsan thy ilah hanoo cfiyo dhaman inta xanunsan 🤲🤲
@naemooz Жыл бұрын
habiibatii wanu ku xiisnay soo laabasho wacan🥹🫶🏽
@Najma12-o8e Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah routine qurux badan hore usoco abayo guuleyso allah idin barakeeyo ❤❤❤
@dheemanothman7380 Жыл бұрын
ماشاء الله abyo lkin jubha ma fiicno li dhhy
@SucadCabdullahi-w4q Жыл бұрын
Waaw masha allh
@Anuush143 Жыл бұрын
Haa walhi xiligaan xatii waa ku daawan jiray❤
@MiskiAbdulahi Жыл бұрын
Waa kula socday xiligaas ilaa hada routine ku heystaa soo badi i.a❤
@ikk22-cd9pf Жыл бұрын
Alleh ha ku barakeeyoh Awlaadna khaar qabta ha ku siiyoh huuno ❤
@HiboAhmett-b4s Жыл бұрын
Waan kula socon jiray
@sacidanor6930 Жыл бұрын
routine inooso badi abayo❤
@afnaanahmed2705 Жыл бұрын
KZbin kaba routine ka la aan Tiis wa abaar ❤mana kala soco naayo adba wa ogtahay Nastexooy aqwaan marka noso gali waku wadanaaye ❤
@umumohamedumumohamed4167 Жыл бұрын
Wlhi wannku xiisay saan ku radin jiray ilahy og mcney hanaga maqnaan plz❤❤
@miskicismancilmi3765 Жыл бұрын
Qatar masha allah 🥰✅
@nadiacumarcabdalla1528 Жыл бұрын
Masha Allah tanks qurux ❤
@maryanruun2524 Жыл бұрын
Masha allah wankula socday wagaa gabdha aheet
@AmiirahCqaadir Жыл бұрын
❤❤qofka wanaag san dad wanaag san aa ku soo aado ❤❤ماشاء الله ❤❤
@Hamdajirde Жыл бұрын
Waan kuuxiisanay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamaabdulaahi4929 Жыл бұрын
Wnkula socoday wlllhi wqtigaas ilaa hada❤❤❤
@maryamahaaji7966 Жыл бұрын
Www Mashaallah xafada hoyo ❤❤❤ wan kula duqowi rabnaa 😂😂
@fartunmohamed5936 Жыл бұрын
Xbbti markazka aad ka dhamysay taxfiidka isoo jwb qayr Allh ku siiyo ee
@FaraxsanGirl-ny3hy Жыл бұрын
Masha allah routine markan arkay which wan farxiyo welcome back routine
Masha allah abaayo allaha ku xafido waan kula socday xilligaas
@isramowliid4231 Жыл бұрын
Mashallha wllo noo sobadi rotinad ❤wa ka hela daganatada wĺlo
@shshss1192 Жыл бұрын
Hadaa rabtid ina 50k dhakhso ku gaartin ..wada routine lee so duub ama routine kadibcado routinka sharxesid qiso yar nooga shekey intu routinka socdo cml. Ka waran fikradan? Ama mawqif kuso maray oo la yaabty adi ayi mawduc so diyaari oo ka sheekey ❤❤❤ love from Oman
@sundisqalanjo5111 Жыл бұрын
Aayyyyy sidaas u farxay waad yabi markan routine argyay 😂 heer wxn gadha in aan dawada vedio yaada horeya yqiii noo sonoqo plz❤😢
@laylaahmed7318 Жыл бұрын
Welcome back nasteho
@saciidocabdimaxamed2230 Жыл бұрын
Waa ku firsan jiray😂😂😂 hore
@MunaAbdirashidhilowle Жыл бұрын
Waa kula socdy ❤😊
@SaphiyaGuure Жыл бұрын
Waan ku jeclnahay masha allah
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Waan kula socdaye❤
@sumayaahmed5264 Жыл бұрын
Aniga xataa wagii hore aan ku dawan jiray ilaa iyo hada kama caajiso 👍
@HindaxuseenHindaxuseen Жыл бұрын
Mash alah
@mariaothmaanupdy5544 Жыл бұрын
Wan kula socday😂❤
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Maansha allaah❤❤❤
@NawaalSulaiman-yp5lj Жыл бұрын
Mashallah ilahey nabad haku kala keeno abayo madaxaga madax alle hakudaro❤❤
@حبيبهيوسفاحمدمحمدمحمد Жыл бұрын
Wakula socday😊😊❤❤
@CaashcuudHassan Жыл бұрын
Marka yutup bilabese Ila hada kula socda apyo nastexo Allah ku xafido ❤
@IqroMohamed-r9s Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤
@sadiaadam3922 Жыл бұрын
Mash Allah ❤❤❤ inaba caadi ma ahan
@Umu-abdirahman Жыл бұрын
Xabiibatii❤❤❤ ilaa waqtiga wan Kula Socday
@fardowsaomar1928 Жыл бұрын
Midnimo supermarkets soope waakaheee bacaha qashinka oo dustpin ka
Routinedada hore ilaa hada kula socdaa xppti guuleyso❤❤😢
@naimojamal1870 Жыл бұрын
ani nastexoy wxn ku dawan jiray ado 3k maraya ila hdana wan ku dawada m.a wxn rabay inan ku waydiiyo malintii dhawayd aad quran ka dhamaynaysay ma jiray jadwal aad lahayd
@Sapriinisse7 Жыл бұрын
I miss you Abyo ❤️😩
@zeynaacqaadir97 Жыл бұрын
Abyo Cajiibka qeebta sare ayaa la kashataa then qasitaanka cajiinka markey kaaga dhimantahy one hour cml ayaa lala soo baxaa banaka ayaa la dhigtaa then asaa kuu dhalaalayo then waa qasanee