Sheeko Jaceyl ah oo qabsatey fanaanada Farxiya rasta ( wareysi xiiso badan)

  Рет қаралды 122,012

RSTV09

RSTV09

11 жыл бұрын

waxaa qaaday wareysigan wariyaha caanka ee ka tirsan HCTV marwo Nimco Samriye

Пікірлер: 59
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Waxan daawanayaa qisadan 28/6/2023 habayn khamiis anigoo ah dhibane jacayl wiilkaan jeclaa nolol geeri midna kuma ogi waxan ku kala noolnahay laba mgaalo Qisada farxiyo rasta iyo kooshin yare kolay waxan ogahay inuu dhintay allah ha unaxariisto kooshin yare farxiya rasta xaggee ku danbaysay😢❤✌🏼
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 9 ай бұрын
Hada Muqdisho ayey joogtaa
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye Жыл бұрын
Farxiyaay, waan ka xumahay in aan qisadaada iyo fankaagaba barto maanta. Aadbaan u jeclaadey fankaaga, codkaaga, heesahaaga, qosolkaaga iyo qisadaadaba. Ruuxa wax jeceli weligii waa ka gobsanyahay ruuxa aan waxba jeclayn. "Waji furan ayaan kusoo dhaweyn lahaa isaga oo aan 14sanno isoo salaamin." Qof wax jecel mooyee cidkale gobonimadaas lagama helo. Hadimo jaceylna waxa ugu daran qofkaaga oo kaa aamusa sabab la'aan. Dibna aad muuqiisa iyo maqalkiisaba u weydo. Eebbaha weyni qalbigaaga ha adkeeyo, jaceylka iyo naxariista korkaaga ka muuqatana badal khayr leh hakaa siiyo. Ma fahmi doonaan badankoodu qisadan, se inta jaceylka iyo naxariista u saaxiibka ah ayay heesahaaga dareenka kudhisan iyo qisadaaduba qalbiyadooda dhaqaajin doontaa. Farxiyo.❤
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 9 ай бұрын
🥺🫶
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
24 miyey siimareysa qisadan Wxn rajeynya after 10 years wxn rajeynaya in ay heshey bogsiiye Ka meydhey 14 kiii dhipta ahaaaa😢😢😢
@sonsaynab3993
@sonsaynab3993 8 ай бұрын
Wxaan dawaday qisadan 1/11 2023 wxana laduuby 10sano ka hor cajiib iyana wxay qaaday 2002 wxayna soban dhigty 2010❤dhibadanaaaaaa😢
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 Жыл бұрын
From tiktok kuu xiisey nimco samriye😢❤❤❤❤
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 Жыл бұрын
😂😂waakula socdaaye fanaanka magaciisa isheeg farxiya jectlaaty
@HodanAhme
@HodanAhme Жыл бұрын
@@kaltuunhaybe7558 Kooshin Yare
@haniabdi1114
@haniabdi1114 11 жыл бұрын
nimco samriye waa wariyeeh wanagsan mashalaah waxey daremeysa dhibta gabadha si degen ayeey u wareysan farxiyo rasta samiir nooloshu waa samir long live
@shankaroonmaxamed6777
@shankaroonmaxamed6777 Жыл бұрын
Wlh wa qiso xanun bdn gabadha wa gabar qalbi fcn naxaris bdn qisadan hda iguhoreyso iyo fananadaba wxn leyhy noloshu kuma xumeyso
@Xususmedia2
@Xususmedia2 8 жыл бұрын
Jacayl wuu jiraa wuuna macaan badan yahay marka qofka aad jeceshahay wax garad yahay
@rayancadeyrayancadey2600
@rayancadeyrayancadey2600 7 жыл бұрын
Hanad kassim sax wall wax garad
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 5 жыл бұрын
Farxiyo rasta waa shaqsi aan aqoon fiican u leeyahay waa gabar aad u naxariis badan oo dabeecad fiican oo aad cod macan wa fananiinta fara ku tiriska ah qiso jaceyl oo dhab ah soo martay reer adisababa ayan is laheyn farxiyo noolow walal
@HassanIndhacadde-el6wn
@HassanIndhacadde-el6wn 3 ай бұрын
Heestan oo markii ay soo baxday 2012/2013 aan daawaday maanta oo ay tahay 2024 ayaan dib u daawanayaa. Waa dux sugaaneed oo cajabteeda leh, waxayna igu noqotay xasuus ma guuraan ah
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 2 ай бұрын
Anigana cawa dawanayaa 😢
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 5 жыл бұрын
Sorry sister Waa aduunyo iyo wajiyo badankeedee looma baxo jaceyl kale ood Ku ilowdaa iska sameyso
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 Жыл бұрын
😭😭😔ax alla jacayyyyLoooow mxd dad ciishayyyyy oH😥😓💔
@ridwaaniid5231
@ridwaaniid5231 3 жыл бұрын
Cajiib Waa Qiso Damqashadeeda leh. Farxiya Rasta kama Daalo dhagaysiga heesta Nafta waxaan ku sasabaa. Cod macaan iyo Qurux is Raacday waxay soo Baxaan Ashqaraar .
@sihimiyotaybaiyosamiirbarr8552
@sihimiyotaybaiyosamiirbarr8552 4 жыл бұрын
Wow nico love ❤️ farxiyo 🥰😘🥰🥰🥰🥰
@ifraahguled9948
@ifraahguled9948 8 жыл бұрын
wlhi waa ka xumahay lkn is ka sabir sabraa ayaa sad hele
@rahma-ww5uf
@rahma-ww5uf 7 жыл бұрын
hp
@raahoosman1351
@raahoosman1351 11 жыл бұрын
oooooooh salka kama dagani sadaal kunool baan ahaa alla qalbiga
@fasalabdi1311
@fasalabdi1311 11 жыл бұрын
way yaqaanaan raga soomaalida wayna sameeyaay dhibkaas laakiin galaan milix ah ayaa lawaraabiyaa haw joojin eeka tasho walaal
@fartunadontiialle2288
@fartunadontiialle2288 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@adnanmoha1622
@adnanmoha1622 8 жыл бұрын
i'm sorry sister
@raahoosman1351
@raahoosman1351 11 жыл бұрын
qof 12 hayey jaceel saan uma buurna
@ayanwardhere9673
@ayanwardhere9673 2 жыл бұрын
Sorry sis hope ur well now
@tushinaali2895
@tushinaali2895 Жыл бұрын
From mona
@bashkahared5121
@bashkahared5121 11 жыл бұрын
wlhi dhaqan xumada mawanaagsana in ay iska daoolato soo lama wada jecla
@mahdiaden27
@mahdiaden27 11 жыл бұрын
awlaad jacayl
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 9 жыл бұрын
Waleee nin somali baanan sanad iskadaaye habeen na xataa sugin waxay daneyan kaliya iney kugu daneystan let's play the game calaacal nin kaa tagy walaguu dhama 14sano noloshadadad hormar kagadhi karty nimco samriye adban u jeclahy daganaan tada
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 6 ай бұрын
Huuno, waa awood ina dhaafsan ha danbaabin. Qof qalbi nadifa le uun ba wax jeclada, ee waxad ku ducaysata ilahaw qofka aan jeclahay igu guule oo dhibtisa ha igu soo beegin. ❤😢
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 9 жыл бұрын
Those r somali men.....
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hanamustaphe4377
@hanamustaphe4377 7 ай бұрын
Raga somaliye wllhi waji malha
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 Жыл бұрын
Fanaanku waa kooshin yare Lakin kooshin yare waxa uu sheegay AHU in aanya wax ciyaala isku dhalin Farxiya Rastana waxay sheegtay in ay ciyaal u dhashay keen raacnaa
@loveumom2746
@loveumom2746 9 ай бұрын
Malaha ilmahu ka shakiyay iney asaga u dhashay ama maseyr bay kukala tagen
@gbgstar7316
@gbgstar7316 9 ай бұрын
Wil bey bey uu dhaashay wuuna kaa saaqiiraay
@fasalabdi1311
@fasalabdi1311 11 жыл бұрын
farxiya rasta waxay rabtaa bal inay su aasho sababta uu u sameeyay arinkaa laakiin isagu jawaabmahayo aniga ayay isoomartay arintaa sookale ciil uun baad kasiiqaadaysaa galaan milix ah waraabi baan ku idhi ninka walaal kana tasho
@bashiroromo9337
@bashiroromo9337 11 жыл бұрын
kk abdi nuux salan asc bro ninka wa dhurwa
@shafeyali679
@shafeyali679 8 жыл бұрын
l'm sorry
@ozilmesut3086
@ozilmesut3086 8 жыл бұрын
nayaa hdan nin somaliyed"nocaga"sedhahaa"nocaga"wan"aqaan
@sareedoothman403
@sareedoothman403 Жыл бұрын
Bisinka gabadha mxa ku cuntay
@raahoosman1351
@raahoosman1351 11 жыл бұрын
toloow yaa ii qarxiya ninka qurunkaa gabdha sidan yeelay
@HiboAbdi-lu5rk
@HiboAbdi-lu5rk Ай бұрын
Kooshin yare
@abdinuux8171
@abdinuux8171 11 жыл бұрын
waar waaba gabadh quruxbadan ee maxaa ninka ku dhacay tolow
@najah140
@najah140 Жыл бұрын
After 10 years ago 🫣
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
After 10year😢😢😢😢
@najah140
@najah140 Жыл бұрын
@@neamaabdullahi6441 ma Ila yaabtay 😀but I hope that he’s a live🫰🏾
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 Жыл бұрын
Woow 10 sano kadib😂❤
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 Жыл бұрын
wuu dhintay ninki ay jecleyd waa fanan kooshin yare
@faadumoxagaayo1069
@faadumoxagaayo1069 Жыл бұрын
Wlhi been ma.ahan nabsiba ubaree 😪
@MsAbdikadir
@MsAbdikadir 11 жыл бұрын
Rasta ku soo noow somaliland halka lugu dilimaayo timahaga. Xamar mindi ayaa lagu goon lahaaa. Kkkkk
@nadamuctar5602
@nadamuctar5602 Жыл бұрын
war fananka magacisa i shega? 😂
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Kooshin yare😅😂
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 9 ай бұрын
@@daweya12waso arkay ma qurxana beeh🥹
sheeko gaaban oo  qosol badan 2013
45:07
RSTV09
Рет қаралды 161 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 74 МЛН
Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta HCTV Iyo Nimco Samriye
50:34
Horn Cable Tv
Рет қаралды 65 М.
Sooraan iyo cabdi jawaan | Wareeysi kulul
10:18
Kobciye Media@
Рет қаралды 4 М.
QISO JACEYL AH FARXIYA RASTA QAYBTII 1
32:46
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 73
23 Sano ka dib ayey ku guuleysatay jacaylkeeda Yaasmiin Tina
41:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 96 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Wareysi xiiso badan iyo Fannanaaddii Ruun Xaddi. 2013
48:48
FARXIYA RASTA IYO HEES AAN CAADI AHEYN ( WAA II BISHAARO )
9:02
OGSAN MEDIA
Рет қаралды 46 М.
II WAD SHEEKADA-21-03-2013
44:46
Universal Somali TV
Рет қаралды 29 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН