RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 10

  Рет қаралды 144,954

RTD WEB TV

RTD WEB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@xamdakaldeeqa8694
@xamdakaldeeqa8694 5 жыл бұрын
islaanta hinaastay wn kahelyba wle ❤reer jabuti waa reer hargeiso idin taagerta 💪
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Xoriyo waa so funny....si wanaagsan ayey umatashaa ruwayadaha 😂😂👍
@somaliahanoolaato2323
@somaliahanoolaato2323 5 жыл бұрын
RTD iyo walaalahayga reer jabuuti salaan sharaf iga gudooma
@umushakir107
@umushakir107 5 жыл бұрын
waan kaa qaadnay wll shukran
@channeldadwaynaha9820
@channeldadwaynaha9820 4 жыл бұрын
Hhhhh walahi wan qoslay 😂😂🤣 mamada cadi maha i love you Djibouti
@hamdimiguil114
@hamdimiguil114 4 жыл бұрын
Maman wlhi j sui ts vos scketh et j vs supporte mam......👑👑👑👑🙏
@NasserAhmedIlwad-jb7vq
@NasserAhmedIlwad-jb7vq 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdulghaniabdulkadeerelmin2023
@abdulghaniabdulkadeerelmin2023 4 жыл бұрын
What is the name of the song that the woman sing very nice
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 4 жыл бұрын
Naa girgiraha galaaserka igeli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdihakiinbadal1767
@abdihakiinbadal1767 4 жыл бұрын
zuwaara ahmed quruxey
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 6 ай бұрын
😂❤😂
@naimoismael7778
@naimoismael7778 5 жыл бұрын
Funny Horryo hinasuhu wa sunne Halka kaga haay kkkkk
@jasmine-007
@jasmine-007 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk 2 neef ban qaley oo galaserka ku jira kkkk axankiisi Wan diyariyey kkkk macbuudkow hinasuhu limit kii bu dhafay
@lenfantci282
@lenfantci282 5 жыл бұрын
J'aime ses deux dame
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 5 жыл бұрын
Hooyo alow hooyoyinka noo daa amn amn
@idirisfarah335
@idirisfarah335 5 жыл бұрын
Islaantani takhasus bay ka haysata masayrka cajiib say u jishay
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 5 жыл бұрын
Maashallah hooyadan waa aktarad wanagsan jilida way ku fiican tahay sida loo jilo masayrka soomaalida reer jabuuti noolad
@ZumayaHusein
@ZumayaHusein 2 ай бұрын
Na girgiraha galaserka geli😂😂😂😂
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 4 жыл бұрын
Qeylo badanaa dadku energy baa ka buuxa
@shariifahmed868
@shariifahmed868 4 жыл бұрын
Kulaha dacsah😂😂😂
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Fariid weeye wllhi maamadu
@hamsemouse685
@hamsemouse685 5 жыл бұрын
😂😂😂
@abdiwaasac2697
@abdiwaasac2697 4 жыл бұрын
Fariid aa fariide kadheer
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Kkkkkk girgiraha galaserka geli kkkkkkk
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Girgiraha galaaseerka ii geli kkkkkkkk
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 4 жыл бұрын
dumarka reer djabuti waa wada BBW half naag oo dhuuban m.a
@aminamaxamed3372
@aminamaxamed3372 3 жыл бұрын
waarmayaal
@fardowsamuse9529
@fardowsamuse9529 5 жыл бұрын
Mum so fun walahay
@hamsemouse685
@hamsemouse685 5 жыл бұрын
Islaantu waa khatar wlhi allow gabdhaha haka dhigan sidan oo kle 😂😂😂😂😂
@khaalidaden9769
@khaalidaden9769 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 kulaahaa girgiraha galaaseerka i gaali
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@sharmaarkeahmed5558
@sharmaarkeahmed5558 5 жыл бұрын
Alow Hooyo noo daa
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Labo Neefbaan galaserka galiyay waa Axankiisi orod dad cuna ugu yedha la Hinasuhu cajiibsanaaaa illahayaw taas oo kale Ha igu kenin
@hanaomer5719
@hanaomer5719 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 pilo kadarta iyadaba
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
@@hanaomer5719 Anu waan Walanba illahay iguma Kene
@hanaomer5719
@hanaomer5719 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 5 жыл бұрын
Ayad ku leedahay wlhi qosolkii bay iga dhamaysay
@cawaaleadan3440
@cawaaleadan3440 5 жыл бұрын
Naa girgiraha galaseerka ii gali kkkkkkkkkkkk
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 5 жыл бұрын
Heesaha Cawaale Adan waa heer sare. Nin culus iga dheh. Islaantu madaxay ku socotaa. Alla jecliyaa reer jabouti. Alla beerka wallaahi waan qosley.
@fahiimoali6961
@fahiimoali6961 5 жыл бұрын
Girgiraha galaserka Gali max laga wadaa tolow
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 5 жыл бұрын
@@hiboibrahim1983 mila wa talagada
@umushakir107
@umushakir107 5 жыл бұрын
@@mariammohmut7946 haa wllo waa talaagada
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 5 жыл бұрын
@@umushakir107 hhh afquruxbdn weyi
@user-mu4ci8dp1t
@user-mu4ci8dp1t 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 “ila hinaas”
@queenhamda1630
@queenhamda1630 4 жыл бұрын
Kkkkk islantan wan ka hela siday u jilaysaa caadi ma aha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shukrisimplelife7367
@shukrisimplelife7367 5 жыл бұрын
Mashallah 👏👏👏👏👏👌👌👌👌
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Waa 8, girgiraha galaaseerka.....😂😂😂😂
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Girgiraha iska bay galaserka lagalinayo
@somalighosht999
@somalighosht999 5 жыл бұрын
Cadhay la buuran thy kulaha ee usoo celiya riyoolaha muu dhaho anoo dhintay baan riiyoaday mrkan xildhibanka wayaay hala gijiise bahalka
@leishadjama759
@leishadjama759 5 жыл бұрын
Ala girgiraha galaserka gali 😂😂😂😂
@owsaalaxofficial8117
@owsaalaxofficial8117 4 жыл бұрын
Girgiraha Maxaa laga wadaa galaseerka wa fahmay fariijka laga wadaa😃😂
@queenhamda1630
@queenhamda1630 4 жыл бұрын
Ka cuntada lagu kariyo maxad u taqaana adi
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 5 жыл бұрын
Hiinasa iga dheh hhhhhhhhhhhhhh
@dumaaltv393
@dumaaltv393 4 жыл бұрын
Wuu iska daba barjeeyay
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
22septembre 22
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Girgiraa ba,ay galaserka geli ku lahaaa islaanta yari funy
@nasraa.mohamed8689
@nasraa.mohamed8689 5 жыл бұрын
Maxaa lgwda girgiraha abyo
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
@@nasraa.mohamed8689 mxa lga wada
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 intaaba laga qariyay🤣🤣🤣
@minahersi4086
@minahersi4086 5 жыл бұрын
Qaybti 11aad mel igu sheega
@didiraki7491
@didiraki7491 4 жыл бұрын
SUBHAN MAYA KULA XİNAASA ...))
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Kkkkkk girgiraha galaaseerka gali kkkkkkk !!!
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 5 жыл бұрын
Hmmmmmmmm Girgiraha iska baAy
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 жыл бұрын
Maamo malyuun 222222 hhh
@djamasaiddjama8870
@djamasaiddjama8870 5 жыл бұрын
Arrête de mettre en tête la tribalismes même dans les sketches il faut que les nouveaux générations s adapté sans l tribalisme
@souleimanabdi585
@souleimanabdi585 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
Albaabka ku yaala inantaa diraca huruudaa xidhan baan ka yaabay ee uu qabo ninka hurdada badan ee muqayilkaa
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Waar islaantu waa qosol Wllhi Lkn asturnaanta haku dadaasho maamadu
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 жыл бұрын
Girgiraha garaserka iigali maxa laga wada
@sahradaahir8167
@sahradaahir8167 5 жыл бұрын
Bahalka sunada lagu karsado ayaaaa firiijka la galinayaa
@omarhuseinmohamed8863
@omarhuseinmohamed8863 5 жыл бұрын
Suheylo Osman dab qaadka filinjeerka ii geli
@shukrisimplelife7367
@shukrisimplelife7367 5 жыл бұрын
😍😍😍😊😊😊😊😊
@ADIGAA-ANIGA
@ADIGAA-ANIGA 4 жыл бұрын
Girgiraha glazerka no gali 😂😂😂😂😂😂😂
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Galzerku wa maxaY🙄
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Galazerku wa maxay 🙄
@ADIGAA-ANIGA
@ADIGAA-ANIGA 4 жыл бұрын
Glazerku wa, qaboojiye lo isticmalo qabojinta raashinka ama cabitaanka, barafkana lagu sameyo
@djoharnuur
@djoharnuur 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Galaseeer maxa laga wadaaa
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 5 жыл бұрын
Talaagad Ama Qaboojiye ayaa laga wadaa walaal
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 5 жыл бұрын
Talagada😂😂😂
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 5 жыл бұрын
@@abdirhmnismail6831 miyaad la yaabtay talaagad
@farxiyogaafaa240
@farxiyogaafaa240 5 жыл бұрын
kkkkkk girgiraha galaaseerka iigali waxay kawadaa firijeerka burjikada iigali
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
@@farxiyogaafaa240 firijeer iyo burjiko maxa laga wadda
@a.h.ggoita9879
@a.h.ggoita9879 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@cabdiqanicumar2990
@cabdiqanicumar2990 5 жыл бұрын
Omg habarta naaso aan cadi ahayn baa kuyala hadad ila aragtay like iisaar hhhh
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 5 жыл бұрын
Cabdiqani Cumar war xishood waa mamo hoyda oo kle ah
@cabdiqanicumar2990
@cabdiqanicumar2990 5 жыл бұрын
@@hafuuuuzahmed1623 mabern bn shegna ilahay baa nalee hhhhhh
@barwaqochanle84
@barwaqochanle84 5 жыл бұрын
Galseerka iyo awoh waxy bil i micneya fahmiwayey
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 жыл бұрын
Galaseerku waa qaboojiyaha
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 жыл бұрын
Waxey tiri burjikada qaad oo firiijka geli ka wadaa is ma oga. Hinaasa hayaa duqda
@madinahousssein9409
@madinahousssein9409 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@shukrisimplelife7367
@shukrisimplelife7367 5 жыл бұрын
🤣🤣😂😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qaalimohamed3885
@qaalimohamed3885 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 11
20:25
RTD WEB TV
Рет қаралды 60 М.
Ruwaayad Jabuuti-WIFI
23:47
Universal TV
Рет қаралды 41 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 12
18:11
RTD WEB TV
Рет қаралды 60 М.
Djibouti: Telefilm Somali Shaqo Baajiye
1:01:56
Assajog Studio
Рет қаралды 193 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 9
17:31
RTD WEB TV
Рет қаралды 124 М.
Djibouti: Somali film
1:26:50
Assajog Studio
Рет қаралды 453 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 6
16:31
RTD WEB TV
Рет қаралды 105 М.
Riwaayad Cusub | Maroojiye | Mudhxiye | Murqaan
17:48
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 127 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 21
16:19
RTD WEB TV
Рет қаралды 76 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 19
16:42
RTD WEB TV
Рет қаралды 51 М.
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Universal TV
Рет қаралды 746 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 20
20:27
RTD WEB TV
Рет қаралды 82 М.