RTN TV: Eglan Show Su'aal dadka kawada qoslisay. YAAB

  Рет қаралды 74,518

RTN Somali TV

RTN Somali TV

Күн бұрын

RTN TV: Eglan Show Su'aal dadka kawada qoslisay. YAAB

Пікірлер: 73
@fanprojbashi1564
@fanprojbashi1564 7 жыл бұрын
waxa tilmamay waa indhaha waxa soqadayna gacmaha waxa qatayna waa hunguriga
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 6 жыл бұрын
Afka qaatey lkn waa kugu raacsanahey
@jinawdayib3455
@jinawdayib3455 5 жыл бұрын
Ana wan kugu racsanahy
@sawdaabdihukun6702
@sawdaabdihukun6702 5 жыл бұрын
ana wankugu racsanahay👏👏
@ridwanabdullahi166
@ridwanabdullahi166 3 жыл бұрын
Istaqfurulaah bisadkutee
@mahamedrashiid7685
@mahamedrashiid7685 5 жыл бұрын
Waa tilmaamaha lawa indho so qaadasha waa lawada gacmaha midka ayaa qaaty waa afka
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 3 жыл бұрын
Goga cagaley inata xamar xanifay waa xiidigahay waa yee 😎✌✌✌
@xasuusoqabriga2180
@xasuusoqabriga2180 7 жыл бұрын
wa indhaha iyo gacmaha kan kale wa afka
@Ayanawalle
@Ayanawalle 7 жыл бұрын
Mmy Mmy sax
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 6 жыл бұрын
Sax
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 3 жыл бұрын
Xidigaha xanifay waa xidigaha
@ridwanabdullahi166
@ridwanabdullahi166 3 жыл бұрын
Labada soqady waa gacmha lbada soctilmmtyna indhaha halkuna waa afkaa
@hodansiciid4347
@hodansiciid4347 5 жыл бұрын
Qalbiga
@nagmaaabdullahi4636
@nagmaaabdullahi4636 5 жыл бұрын
Waa tuugo kulahaa qosol badanaa😂😂😂👍🏿👍🏿
@maamgulaid2431
@maamgulaid2431 5 жыл бұрын
Jawabta aan u malaynayaa waxa weeyan #Labada tilmaantay waa labada indhood oo cunto meeltalay tilmaameen #labada qaaday waa labada gacmood oo cuntadii soo qaaday #ka qaatayna waa afka oo cunay cuntadii 4 tuna kama soo qaadi karaan
@manhaahmed1393
@manhaahmed1393 6 жыл бұрын
Waxa tilmaame waa indhaha waxa soo qaade waa labada gacan waxa qaate waa afkada
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 6 жыл бұрын
I love you
@ismailibrahim9676
@ismailibrahim9676 6 жыл бұрын
Eglan su aashega lagama jawaabo maxa sababey waxa ay dadka weydiineydaa iyaduba mataqaano qofki kajawabo iskudeyana mashegin weli bey ledahay ya ila arkay
@xamdixubi2474
@xamdixubi2474 6 жыл бұрын
macnee tuug miya ku teh
@hamzaqurbaawi1985
@hamzaqurbaawi1985 5 жыл бұрын
Waxa tilmaaney waa indhaha Kuwa qaadeyna waa gacmaha Kan qaadeyna waa Afka
@libaanabdi5236
@libaanabdi5236 6 жыл бұрын
Lawa argati wa. Indha lawa soqadey gacmaha hal kalbixi duniga
@haybeyare13
@haybeyare13 7 жыл бұрын
dadkan miyaanay af somali ku hadlayn aboo aboo kkk
@barkhadusherlyrics277
@barkhadusherlyrics277 6 жыл бұрын
Waxa tilmaamay wa indhaha wxa so qaaday wa carabka iyo ilkaha waxa ka qaaday wa Hunguriga
@fanprojbashi1564
@fanprojbashi1564 7 жыл бұрын
hunguri waaye
@fardowsashariffnoor1819
@fardowsashariffnoor1819 7 жыл бұрын
masha Allah walhi cadimaahan
@fuadsaman2586
@fuadsaman2586 6 жыл бұрын
Afkaa waye
@nasteexoahmed9568
@nasteexoahmed9568 6 жыл бұрын
Indhaha iyo gacmaha iyo afka
@ccasiisaxmed1251
@ccasiisaxmed1251 6 жыл бұрын
Waa runtii waxba mad waydiin wali odayga qaab suaaledkana ma taqaaanid
@Af-S1
@Af-S1 6 жыл бұрын
Gabadhu say dadka su'aalaha uweydiinayso waa khalad boqolkiiba boqol
@sweetyanwar8848
@sweetyanwar8848 6 жыл бұрын
Afka iyo gacmaha iyo indhaha
@xuseenmandela8168
@xuseenmandela8168 6 жыл бұрын
Walee waan ka jawaabay leyma oga ma ahane
@jinawdayib3455
@jinawdayib3455 5 жыл бұрын
Indhaha arkay Gacmaha qaday Afka ka boobay
@hodanomsan8854
@hodanomsan8854 5 жыл бұрын
Indhahaa tilmaamayo arkay labada sooqaaday waa gacmaha dee midkana kala tagayna waa dee afkiiiiii
@moerocks3210
@moerocks3210 7 жыл бұрын
Asc marka hore wllo iglaneey wlhi waaka helaa barnaamij yadaada sida su aalaha ad adag...horta nasiib umaba yeesho marka an suqa uso boxo inan halmrna bar naamijkaga kaqeyb qaato ax ciil badnaa
@jimaleabdiyussuf7295
@jimaleabdiyussuf7295 6 жыл бұрын
Congratulations
@cabdiqaaliqcabdullahi6413
@cabdiqaaliqcabdullahi6413 6 жыл бұрын
waa indaha kacmaha iyo ............?
@muktarabdi2035
@muktarabdi2035 6 жыл бұрын
habaryar. wAnkukasa. wa. hooyode. saxibateda. somaliya. eislajoken
@roothaabdi8524
@roothaabdi8524 6 жыл бұрын
Indhahaa tilmaamay gacmahaa suuqaday afkaa kaqatay
@makaftameofficial7554
@makaftameofficial7554 6 жыл бұрын
Inta iyo xamar xaniya fay hhhhhhh waxaa waaye xidigaha
@xamzaanzal8574
@xamzaanzal8574 7 жыл бұрын
Afka
@bosskinewhargesia527
@bosskinewhargesia527 5 жыл бұрын
Hunguriga ama wadnaha
@quruxdumar7157
@quruxdumar7157 7 жыл бұрын
eglan dadkan ay suaalah waydiiso halkay kunolyin maan garan dadkani ma somalibayna ahayn oo luuqad kale rasmayay leyuhin afsomaligu waa ku gabaabsu suaashani waa fudayd laba idhoodba arkay laba kacmodba qaaday afkuna wuu cunay ciyaalka garanya tan
@mohamedabdullahi709
@mohamedabdullahi709 6 жыл бұрын
Islii Waaye
@khalidkp4067
@khalidkp4067 6 жыл бұрын
Ina adeer reer islii hadan nahay somali sujuu baan ubadan nahy! Una sikia
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 5 жыл бұрын
Kulahaaa su,Aal ima waydiinin wali Dad Tuuga Ahaad ii sheegtay wlhi waa Qoslay Gabadhna waxey Tiri 2 indhood Baa tilmaqmay Gacmahaa Qaaday Bisad Baa La carartay kkkkkkkkkkk
@Af-S1
@Af-S1 6 жыл бұрын
Su'aasha? Waxay labo Tilmaantay labo sooqaaday halna kaga xoog badnaaday. Jawaabta Labada tilmaantay waa labada indhood, labada sooqaaday waa gacmaha, ka kaga xoog roonadayna waa Hunkuriga
@ahmedhusein9276
@ahmedhusein9276 6 жыл бұрын
odagas xarif weye wuu iga qosol siyay
@lynx5208
@lynx5208 5 жыл бұрын
maxawaa labada indho labada gaacmo iyo afka
@bakaracade9688
@bakaracade9688 6 жыл бұрын
Hhh xidiga waay mataqano waa rer wa qoyo
@muktarabdi2035
@muktarabdi2035 6 жыл бұрын
wamacalinkena. nodhiki. jiray. schoolka. iqra la. muslim. macalin. waku. salame. macalin. cabdi. fatax
@ilyasadam1414
@ilyasadam1414 4 жыл бұрын
H
@manhaahmed1393
@manhaahmed1393 6 жыл бұрын
Tuug miyaa kulahaa😂😂😂😂😂
@mcalinmaxamad2014
@mcalinmaxamad2014 6 жыл бұрын
Midka qatay wa afka
@maxamadamiin2223
@maxamadamiin2223 6 жыл бұрын
Bisas baa la carartay kulahaa hhhhhhhh
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@kaahinyare7566
@kaahinyare7566 6 жыл бұрын
Waar naagtani dadka maxay u dagaashaa
@maxamedbulbul9850
@maxamedbulbul9850 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@cdigta
@cdigta 5 жыл бұрын
Odayashii hore ayan kahela xaraabo weye wlhi
@wiilkareercaliwiilkareerca5169
@wiilkareercaliwiilkareerca5169 6 жыл бұрын
Ota dheere iga qosolsiiyay hhhhhhhhhhhhhhhhh
@sakariyecadeh190
@sakariyecadeh190 6 жыл бұрын
Hergysaa Somaliland ku sugysa
@halawibashka3830
@halawibashka3830 7 жыл бұрын
wa afka
@adanismail7814
@adanismail7814 6 жыл бұрын
Carabka
@hodansiciid4347
@hodansiciid4347 5 жыл бұрын
Maskaxda weye
@abdifatahabdull4393
@abdifatahabdull4393 6 жыл бұрын
haraka haraka kulaha
@sweetyanwar8848
@sweetyanwar8848 6 жыл бұрын
Hhhh
@nimaamana3686
@nimaamana3686 6 жыл бұрын
Kkkk lawada tilmantay waa indhaha lawada qaday waa gacmaha waxa qadatay o xogbanaday waa afkii mise calosha
@zahiliyano22
@zahiliyano22 6 жыл бұрын
Hhhhhh inta xamar naxiifay
@dayibmaalimdahirkeinan5212
@dayibmaalimdahirkeinan5212 6 жыл бұрын
Kkkkk
@saabrinnasrudiin8449
@saabrinnasrudiin8449 7 жыл бұрын
Gaari kula ha hus dheh
@hiboaden5551
@hiboaden5551 6 жыл бұрын
Was shakaaa athaag wlh
@bakaracade9688
@bakaracade9688 6 жыл бұрын
amran. wa rer xamar way waayay wa garana
@rumeysaruun4447
@rumeysaruun4447 6 жыл бұрын
Dee waa nafti
EGLAN SHOW SU'AALAHA DHALINYARADA ISLII
12:51
RTN Somali TV
Рет қаралды 73 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 50 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 7 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
RTN TV: Eglan Show Su'aalaha dadweynaha qeybta 2aad.
5:38
RTN Somali TV
Рет қаралды 64 М.
XUSKA IYO WEYNAYNTA NABIGA C.S.W DAAWO SIINA SHARE GAREY ###
4:51
أبو بكر الجامعي :هكذا أعادني جدي بوشتى الجامعي إلى الاسلام
16:31
Eglan Show iyo Reer Hargaysa maxaa kala qabsaday Barnamijka Suuqa
21:07
EGLAN SHOW SU'AALAHA DHALINYARADA XAAFADA ISLII
10:22
RTN Somali TV
Рет қаралды 146 М.