Sheekooyin qosol badan Baraha bulshada RTN Iidle Yare Farhia Abdalla Abiyoow

  Рет қаралды 92,774

RTN Somali TV

RTN Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@Gn_171
@Gn_171 5 жыл бұрын
Ilahey hadad taqaniin farxiyo wan jeclahy iga garsiiya hadey ii maqasho love you so much ❤❤❤
@bishaaral-asad1102
@bishaaral-asad1102 5 жыл бұрын
Idle yare fanankeyga qali ga ah iyo aabow sheko Macan iyo farxiyo farsamada qurxuun Mahad alaah
@ahmetzakisolveradde4302
@ahmetzakisolveradde4302 6 жыл бұрын
Iidle yare lacag jecel inta ila aminsan like ha ila dhafina💯✔
@faisaabdi6176
@faisaabdi6176 6 жыл бұрын
baraha bulshada iyo eglan goormeey soo gashaa please isoo sheega maalimaha ay soo kala galaan
@ibraahimdalaqdalaq7327
@ibraahimdalaqdalaq7327 6 жыл бұрын
mash alah waa shekooyin cajeeb ah idla yare iyu frxyo abiyow alaa yaqaliikum
@Footycrazy-dc2vr
@Footycrazy-dc2vr 6 жыл бұрын
Anas waa magac waxaana la dhihi jiray Saxaabi caan ah. Anas Ibn Malik ibn Nadar Al Khazraji Al Ansari
@jamacmaxamud4284
@jamacmaxamud4284 3 жыл бұрын
Iidle kaligii baa dhahay😁😆😅🤣
@aminjama5230
@aminjama5230 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh iidle u are very funny
@qaalalmuqtaar1811
@qaalalmuqtaar1811 3 жыл бұрын
ما شاء الله
@ascaddahir2104
@ascaddahir2104 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh masha alaah iidlayare noolaaw saxib
@seynabxasan7003
@seynabxasan7003 6 жыл бұрын
Barnaamijkaan noosoo badiya idle iyo farxiya
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
*Idle wlhi wa nin adag 😀 funny*
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 жыл бұрын
Waaw barnaamikan wan uxiiisay
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 4 жыл бұрын
Waaw
@mohammedhadijellyboy8753
@mohammedhadijellyboy8753 Жыл бұрын
Bayerische motoren werke
@nehalcadawe1301
@nehalcadawe1301 6 жыл бұрын
Hhhhh idle cadi mhn qosol
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Please, barnaamijkan nooso celiya RTN tv,
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 жыл бұрын
Caaadi maaha
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
qeybta sida loo jarjaro basasha an maraayay marka basashaa indhaha iga gashay ayaa ugu qosol bdn
@abdimajidguuleed6750
@abdimajidguuleed6750 4 жыл бұрын
Anas carabi waaye we English ma ahan macnaheeduna waa wehliye
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 4 жыл бұрын
Idle weye kaas Hada kahor adigoo cedher Kuwado damer wada lasoo wcy joogana ceeldhere qeb katirsan mdno
@shuebhussein7889
@shuebhussein7889 6 жыл бұрын
Xaqiiqdi washeekoyin dhamantoodaba funny ah wad mahad'santihin sida aad uwada dhantihin walalo
@ayaaniitalastiqueen2477
@ayaaniitalastiqueen2477 5 жыл бұрын
Sheeko ayaan idin hayaa ee intee idinkala soxariraya iso gudbiya numbarkina wasappka
@bisharoali6180
@bisharoali6180 6 жыл бұрын
asxpy barnaamijkan oo full ah ama dhameystiran xagee ka helaa?? plzz ii sheega
@hanilastqueen2802
@hanilastqueen2802 5 жыл бұрын
RTN tv
@feisalharar3792
@feisalharar3792 6 жыл бұрын
qosol badana
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
9:11 *anna wan ka aqaadi laha kadibna waa aqrin lahaa anna basasha indhaha hA iga gashe hhhhhhh iidle wlhi waa funny buuuxa*
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 6 жыл бұрын
taa yare farxiya ha layso qabto
@maguuraanmediatv2392
@maguuraanmediatv2392 6 жыл бұрын
Ninkan Iidle kuma fiicna riwaayadaha ee heesihiisa udaaya
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
BMW is means *Bavarian Motor Works*
@alisaki8854
@alisaki8854 4 жыл бұрын
Wllhi qosol igu disheen
@hamdiladan3762
@hamdiladan3762 6 жыл бұрын
Axabta kaliye e iga qos liso viva love you
@yusufali884
@yusufali884 6 жыл бұрын
Waan ka qaadi lahaay ani indhaha iga gesheee 😄😄😄😄😄😄
@abdirahmanhirsi4129
@abdirahmanhirsi4129 6 жыл бұрын
Aaa
@cumardheemow513
@cumardheemow513 6 жыл бұрын
iidle caaadi uwaalanyhy wlhy
@fartunnur466
@fartunnur466 6 жыл бұрын
Qofwalba waxbu kuqoslay aniga waxa aad iga qosliyay ninka qurbaha kayimid ee layabay kirishboyga qaburayasha un kudajinaayo dadka 😁😁😁 war nagajooji kulahaa garigan Aqiruu usocdaa tii igu qosolka badneed waaye 😂 ya igu raacsan shekada ugu qosolka badan in ay tahay
@boqornunazi6463
@boqornunazi6463 5 жыл бұрын
mnshlh idle yare u r so funy
@aliabdi4376
@aliabdi4376 6 жыл бұрын
Qabuuraha barakaad yaa dagaayo 😂😂😂😂😂😂
@khaledguled8629
@khaledguled8629 6 жыл бұрын
BMW- Bavarian Motor works
@Painkiller23248
@Painkiller23248 6 жыл бұрын
Khaled Guled better motor works is the BMW factory in 🇩🇪
@abdimohamedabdi8046
@abdimohamedabdi8046 6 жыл бұрын
German factory
@ayannaika3152
@ayannaika3152 6 жыл бұрын
Kkkk ajab sana idle iyo farxiyo
@engahmedmuse9721
@engahmedmuse9721 6 жыл бұрын
Sheekooyin funny ah weeye
@feysalabdille8348
@feysalabdille8348 6 жыл бұрын
Maala yacnii
@akramofficial7024
@akramofficial7024 6 жыл бұрын
runti shekadha damerkaa anigaa aye igu dacheee hada ka hore blse nin kas wu iga xarifsan yahay wayooo fikradas igu ma so Dicin.....ma istiri
@hamzaaden2038
@hamzaaden2038 6 жыл бұрын
Akram Official hhhhhh
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
Wxa oogu qosalka badal sheekada qabuuraha 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@ascaddahir2104
@ascaddahir2104 6 жыл бұрын
Sheekadaan waxaa uguqosolbadan sheekada dameerka hhhhhhhhhhh
@lamafilaanfilms9227
@lamafilaanfilms9227 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh EADLE YARE wllllllllllHI U R so funny
@abdirahmanhirsi4129
@abdirahmanhirsi4129 6 жыл бұрын
Kulahaa
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
12:25 canada 🇨🇦 mesha kanaaca ku nacay hhhhhhhhhhhhh kanaaca koronta laaan hhhhh
@alma12cado12
@alma12cado12 4 жыл бұрын
Anas dabada la idhaa
@hayfacadey9898
@hayfacadey9898 6 жыл бұрын
Gabadhan Farxiyo Qozolkeedaa Ku Haystaaaa
@namiirahmed1936
@namiirahmed1936 6 жыл бұрын
Bmw means both man and women 😂😂😂😂😂👨‍❤️‍👨👫
@abdullahimuse9352
@abdullahimuse9352 6 жыл бұрын
1:43
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Iidle iyo cali xaraari waa isku dabci dadka lafadhiyo oo wax caben eey cabaan hal clip mahan kaa arkoba wey cabayan ya ila arkay
@abdurahmaansuleiman7181
@abdurahmaansuleiman7181 5 жыл бұрын
Farhiya Qosolkeeda😍😘
@user-vx7pr9lt9b
@user-vx7pr9lt9b Жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@kafiiomar4447
@kafiiomar4447 5 жыл бұрын
9:32
@mohamedmarkaawi342
@mohamedmarkaawi342 6 жыл бұрын
Shaqalaha ama gudoomiyaha RTN Su'aal baan wataa iidle ma reer muqdishaa mise waa rer marko?
@wiilkasanadka6078
@wiilkasanadka6078 4 жыл бұрын
No idle no qosol 😂😂😂😂😂😂
@Painkiller23248
@Painkiller23248 6 жыл бұрын
Idle wa miskin walaahi wax Qurbaha keeno u la’yahay. Mar walbo Qurbaha u caaya.
@Painkiller23248
@Painkiller23248 6 жыл бұрын
Last King war wuxu qabo maleh, walaahi gabdhaha Yurub iyo Mareykanka joogaa ayu baryo ku diley. walaahi wan ka naxay muskinka
@abdalla7878
@abdalla7878 5 жыл бұрын
@Last King baadogaan u sheeg inasan wax ku qaadayn
@deeqabdulkadir3658
@deeqabdulkadir3658 6 жыл бұрын
waryaadha magacyadii suubanaaye azxaabta ilaaliya
@cumardheemow513
@cumardheemow513 6 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁
@suldancadeh6473
@suldancadeh6473 5 жыл бұрын
Rtn marecanka lee sheekoyinka ka imaaneysaa lol msxa waýe saas
@maslahmohamed9648
@maslahmohamed9648 6 жыл бұрын
Fadikan maxad kadaremaysa Inta aqli uu zaxibka
@lamafilaanfilms9227
@lamafilaanfilms9227 6 жыл бұрын
kuteeee ANUS ishaHa hooos teeda Libaaaaax baa thy wlllllhi cbarashada luuuqada waa inan kuugu soooo tahriiibaaaa KKKKKKKKKK
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
hahahaha Funy IIDLE
@aasiyaiid8898
@aasiyaiid8898 6 жыл бұрын
kkkkk
@maxamedyare1672
@maxamedyare1672 6 жыл бұрын
hhhhh dhabtii waa iga qosliseen
@robtv9634
@robtv9634 6 жыл бұрын
3:40 *listen to you bro* hhhhh
@mahamudahmed4048
@mahamudahmed4048 4 жыл бұрын
Iidle shaactirada dhankeeda aad buu ugu fcnyahay 🤣🤣🤣
@faruunabshirgullet5022
@faruunabshirgullet5022 6 жыл бұрын
Bayrische motor werke BMW aa la dhahaaa
@abdirahmanhirsi4129
@abdirahmanhirsi4129 6 жыл бұрын
Aaaa
@abdirahmanhirsi4129
@abdirahmanhirsi4129 6 жыл бұрын
Kulahaa aya
@princemax1096
@princemax1096 6 жыл бұрын
Sheko ayan haya ee masoqora
@istahilahmed3869
@istahilahmed3869 6 жыл бұрын
Kkkkk
@Maxamedist
@Maxamedist 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@lamafilaanfilms9227
@lamafilaanfilms9227 6 жыл бұрын
been my wife kkkkkk
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh 😂😂 mxa xaas &baabur isku keny idle cadi ma aha
@aliabdi4376
@aliabdi4376 6 жыл бұрын
Gaaroga aaqiroo u socdaa iga joojo 😂😂😂😂😂😂
@Guledgk
@Guledgk 6 жыл бұрын
bavarian motor works...not be my wife
@seynabxasan7003
@seynabxasan7003 6 жыл бұрын
Barnaamijkaan noosoo badiya idle iyo farxiya
@madyare6673
@madyare6673 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
IIDAADI & IIDLE YARE OO BAALAHA ISKA RIFEEN MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA PART 1
18:02
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 29 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
EGLAN SHOW full Sagal Mustafe iyo Idle Yare
39:35
Eglan Show
Рет қаралды 947 М.
BEESHA MAREXAAN OO U TANAZUSHAY AOMALIA
9:11
Arwaax Tube
Рет қаралды 2 М.
Sheekooyinka Juxaa | Qisooyin Qosol Iyo Murti Leh.
10:40
Sahanka
Рет қаралды 396 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 29 МЛН