HADEEY GABAR WALBA INTESAN SIDAN KU DHICIN KA HOR ISKU TASHAN LAHEYD

  Рет қаралды 16,055

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 7 ай бұрын
Waan ku jeclahay ilaah dartiis Ruumiyeey, sida aa jiifka gabadha Somaliyeed uga kiciso 🥰🥰🥰
@IstaahilNaasir-n9f
@IstaahilNaasir-n9f 7 ай бұрын
Ruumiyay manta wad nala talisey thnks wllshy
@munamohamed4850
@munamohamed4850 7 ай бұрын
Mnsha allh mamo fican ayaathy anig ba hooyady ha isoo dhawan bay igu tidhi Wayne ikorsadaty 😢😢😢
@aishahassan9
@aishahassan9 5 ай бұрын
Maantaa iigukaa horaysa maanta ayaana dib ugu wdaa noqday programla dhaqalaha waxbadan kaa faaiiday abayoy waad mahadsanthy wanaaga dumarka somaliyed wadaa ilahay hakula jiro
@nasab6929
@nasab6929 7 ай бұрын
Dumaraw wax meel ku leexsada plzzzz waxano kale qaracan 😢😢😢
@hodancabdinuur2689
@hodancabdinuur2689 7 ай бұрын
Mashaa allh keeping going my dear labadii walalah kiin lacag leh baa weyn allow adano ha na badi yaa allh 🤲🤲🤲🕋📿
@Ugaasobilqeyar
@Ugaasobilqeyar 7 ай бұрын
Shaqo in alh ishahlo iiso duceya wlloyal hoyo ilma haysta ahy wxna haysane
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Maasha alaah walalo rumu aad baad u djiti halisaa hooyo soomaali shugran asc
@aishaabdikadir1579
@aishaabdikadir1579 Ай бұрын
Waa idin wataa adinkoo dhawra
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t 7 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله يارب الله ماشاء آمين يارب ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 7 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@ifrahyusuf4052
@ifrahyusuf4052 7 ай бұрын
Marshall alaah abayo ruumi qof qeeymo badan ayaa tahay
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 7 ай бұрын
Awey ninkii ilmaha dhalay alah nimanka somalidu kheyri masuulsanaa war ragaw ilahey ka baga oo haba guursanina hadii aydaan daryeeleen caruurtiina oo ilahey ooga baga meel kasta gabar iyo ilmaheedii baa ku dayacan awey masuuliyadii ilaahey idiin saaray subxaanalaah
@filisbintuulusow3288
@filisbintuulusow3288 5 ай бұрын
Wlhi aniga labo carur hesto aa 7 boqol waxbo dhar ah kaso gedin rashin bisku is ticmalijiray lkin 2bil ugu dambeysay waxa is dhahay jadwel sameyso bishi hal Mar adego wlhi 5boqol baa is ticmalay alxm anago xti baby naguso bitay bishi 5 boqol waaw wlhi alle kasogo adiga usabab ah waayo wax badan baa ka faiday qeer allah kusiyo
@CalmTreeSwing-gk5bn
@CalmTreeSwing-gk5bn 7 ай бұрын
Gabdhooooooy iskutashta biyo sacabadada looga oonbaxaaa balanteeno waaa shaqo kaca gabdo gabdo disan noqda
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Walalo soomaali shaqa wey nuuxdaa ee dumarka naga ma fakaraa wax yar oo qudaar, ah hadii meel dhigato wax faa,, iidow ah wey helee baati haday xaafada dhigato waa faa,, iidi haday uunsi kariso lacag wey hilee marka dumarka nagu raaxo uu bey rabaa iyo ninkaas gacan hoosigiisa hooyo fakar oo dhabarka xiro ha ciishoon har iyo habeen asc ​@@maxamedciise2310
@fardowsaahmed4431
@fardowsaahmed4431 7 ай бұрын
Thankas walashey qaliii❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsohussin1941
@fardowsohussin1941 7 ай бұрын
Masha allah
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 7 ай бұрын
Manshaallah illahayow shaqa nasii anago guryahena jogna
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 7 ай бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 7 ай бұрын
Waaruunta abaayo ❤❤iskuhaleyna iska dhaf dumaruuw
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 7 ай бұрын
Weelkaagu markaanu buuxin Waxsaarku ku qaban ogaa Weedhaadu itaal yaraa.😢😢😢
@HassanAbdullahi-t9s
@HassanAbdullahi-t9s 7 ай бұрын
Walahi waa run
@FadumoAxmed-qd6cv
@FadumoAxmed-qd6cv 7 ай бұрын
Mansha alaah wallo❤❤❤❤❤❤
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr 7 ай бұрын
Ruumi waa runbadantahy mashallh abaayo xagaan kaalasoo xiriiraa sheekadaan waa itaabaneysaa
@ruumichannel
@ruumichannel 7 ай бұрын
Ruumi_kitchen my isnap
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 7 ай бұрын
Mansha allah
@Safiyoahmed23424
@Safiyoahmed23424 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 7 ай бұрын
Masha Allah 🥰 ❤❤
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 7 ай бұрын
Waa sax gabdhuhu korha isku qaadeen ❤
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 7 ай бұрын
Asc abyo xgee kla soo xirira waxan kuwiidin lahaa please contact ii shheg
@marwo2285
@marwo2285 2 ай бұрын
Rumeeyay taas kuguma raacsani way jiraan hoyoyin ka qaar lkn inta badan hooyoyinken waa dahab lacagna naguma qiimeeyan hablaha wax u sheeg o wax dhaqda dhe o wax meel dhigta lkn dadka sida wax hawgu sheegin walal
@HawaSalah-n6u
@HawaSalah-n6u 7 ай бұрын
Rumiyey anigabo hoya dey wey ideri say qisa dey da rawa ina kula wa dago inte kala so xarira 😢
@HawaSalah-n6u
@HawaSalah-n6u 7 ай бұрын
Lambarka iso qor pls😢
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 7 ай бұрын
Walidka hadalkiisa lagama xanaqo hadalka hoyada ku dhahdo mahan nacayb xumanta hoyaded iney media ka sheegto waa ceeb
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 5 ай бұрын
Hadaa maxay u soo caydhisay? Ma jacayl bay ka tahay,
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 7 ай бұрын
ماشاءالله
@shafoallasow2431
@shafoallasow2431 7 ай бұрын
Waa runtaa abaayo
@baismail7521
@baismail7521 7 ай бұрын
Ruumi hore u soco wll ❤
@nimo5432
@nimo5432 4 ай бұрын
Hooyo wax kawanaagsan marag Hooyo wax hakasheegina waxay Qoftaan dhex maray maogideen Hooyo wax kakeena Adiga iyo wiilkagaba Albaabka kadaga wax yarmaha malagayaabaa inay Waalidkii ugacan qaaday
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 7 ай бұрын
Cid kale waxad ka baridana baahi kaama gayse balanteenu wa shaqo
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 7 ай бұрын
Wa runta abaayo
@LayloCabdullaahi
@LayloCabdullaahi 7 ай бұрын
Abaayo group wathsup noo sameey
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Hah wlhi calosha ihurisay ilaa shalay baan fiirsanaye 😢😢😢😢 ilaahay ha caawiyo
@Ikraanxasan610
@Ikraanxasan610 7 ай бұрын
Abayo program yadada playlist usamey
@ruumichannel
@ruumichannel 7 ай бұрын
Haye abayo
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 7 ай бұрын
😢😢😢hooyo wanaagsan baa tahay
@Jeceel
@Jeceel 7 ай бұрын
Xaqiiq isku tashi waa muhiim
@Iqroifkq
@Iqroifkq 21 күн бұрын
Abayo wlhi warun 😅😅
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 7 ай бұрын
WAAW ABAAYO RUUMI WA I RAALI GILISAY
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 7 ай бұрын
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Caawa waxaan fiirsan yutubka horo maasha alaah habbo wax tara yutubka waa sidaas wax kastoo faa, iidow leh lu sheeg ileen hooyoyinkii wax baa ka qaldan badan qurbo waxaan joogaa in badan dhaqaalo ma jiro kkkkkkk
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 7 ай бұрын
Asc
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 7 ай бұрын
Sorry 😞 😔 wlh wan ka xumaday
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MakoMumin-u5h
@MakoMumin-u5h 7 ай бұрын
Rumiyey wa run wa la is ku tashtaa
@nasraabdi2970
@nasraabdi2970 7 ай бұрын
Ruumi
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 7 ай бұрын
Xbbti
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 7 ай бұрын
Sax 💯😭😭💔
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 7 ай бұрын
Waad wanaagsantahay lkn hadii aad leedahay 40 jir Ayaa ladabasoconayaa goormuu Is anfacayaa walidkana gartiisa gar gardaradiisana gar waalid maba xuma hakayaabin
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 lol indhaha is qabo
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 7 ай бұрын
Walhi been taa ma ah
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi 7 ай бұрын
Ragga iyo dumarka is qaba faraha halaga qaado hadiikale fitmo ayaad ka dhex abuuraysaan heer ninku naagtiisa gubo
@khadraali8373
@khadraali8373 7 ай бұрын
Waxasi marmarsiinyo manoqdaan Qofbahani wa baylah aduunka waxanjoogna qaymahaaga iyo wax hayntaadu iskuxiran yihiin Hooyadana ha hayse haybin baykarabtaa
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi 7 ай бұрын
@@khadraali8373 Ninku biilka uu xaaskiisa u dhiibey hadey waxkale galiso waa dambiile khaayimad ah Haday rabto lacag ay kaydsato haw sheegto u diidyaa iyo siiyaaba Middakale xaaska maxaa kayd ku kalifay Reerka nin baaka mahsuul ah hadey qadaan iyo hadey dhergaan. Haduuba dhinto dee waxa uu kaydsaday ayey dhaxalkiisa leedahay iyada iyo caruurtuba War dumarkan qurbaha joogow qaysaska haysku dirina Qoysaska is gubaya adinkaa fitmo ka dhex abuuray
@Saadiaaden-s4w
@Saadiaaden-s4w 7 ай бұрын
Mansha allah
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 7 ай бұрын
❤❤❤❤
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 49 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
WAAN KU KALSONAHAY NINKEYGA QARASH KAMA BAQAYO
13:41
Ruumi Channel
Рет қаралды 14 М.
GABARTAN SIDEY UGA BAXDAY GACAN NIN NAAG NOL INTAN KU DHAQAQ
16:04
Ruumi Channel
Рет қаралды 35 М.
9000K SIDEE U ARUURIYAY MUDO 4 SANO AH #DHAQALAHA#
11:23
Ruumi Channel
Рет қаралды 40 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 49 МЛН