Masha Allah guulyso huno noso badi dhirigalina 😊❤❤
@Sahraqueen70814 күн бұрын
Gabar barakesan ❤❤❤❤1m kabadan ayaa uqalntaa
@FatumoAli118 күн бұрын
Masha Allah 🎉🎉
@abaneymahamuud961519 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
@fadumagaryare984118 күн бұрын
Masha Allah xabibti 100 iska daye bilyanis baad u qalanta meshas dadalka ka sii wad dadala wuu garaa sabir iyo dadalbaad ku gaaribdoontaa bilyan insha Allah ❤🎉🎉
@@FarhiyofartazHappy wllo man sha allah i dheh dee waa ku side
@Hawo-lula17 күн бұрын
@@ruumichannelm.a waxaa laga soo gaabiya masha Allah weeba ku dhahday gabadha
@Caliya52918 күн бұрын
Aniga bank account so furte lcgta ku ururiya Ruumi dhirigaliso tahay abyo
@NastehoFarah-p4d19 күн бұрын
War gabdhow gabadha ukala kiciya
@EngShukri18 күн бұрын
Abaayooy waxaan deganahay 10 sano odagan ka codsaday inuu guriga qurxiyo lacag 3000k isiiyey ana damac baa I galay inaan Mel dhigto oo lacag ku darsado boos ku Gato ila tali
@hanideeq948218 күн бұрын
Gur ad qurxiso wax faido kumaso kordhinayo lacag yar kudarso bos ku gado guriga adiga aya ayar ayar u quruxsan kartid
@ShamisShamis-lp9rh18 күн бұрын
Abayo boos ku gado guri qurxis lacag ha ku qasaarin ee booska gado ani iyo gabdha kuso jawaabtay isku fikrad aa nahay boos gado abyo