10 SANO HILIB IYO CANO GADAYAY NINKEYGA LACAGTII 8 DABAQ KU DHISTAY WUUNA ISKU QORAY

  Рет қаралды 11,943

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@HawaYusuf-p1q
@HawaYusuf-p1q 4 ай бұрын
Asc abaayo waan kudaawadaa illaha huku dhowro run baadshagtay dumarku waad ushagtay wixii anfayo illay hagaran siiyo aamiin
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 4 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z 4 ай бұрын
Jisaakalaah walaal sidaad noo dhiiri galisay waan ka helay waayo niman ayaa basbaas na soo wada mariyay Hadaan dumar Mahay
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 4 ай бұрын
Warunta rumiyey baryahan dhaqalaha wadka ga use noso badi xabibti aniga wa kugula jira ❤❤❤❤❤
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤👍
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 4 ай бұрын
Reer yurub barwaaqaa ku jirtaan Mansha allah.
@farax6361
@farax6361 4 ай бұрын
Asc xbbtii ruumi snupka kaalasohadlay waa gabadhii macalimada quraanka ahyd ee numberka isoo dhig link kulahayd wllshy iso jawaab
@Meme-w7v
@Meme-w7v 4 ай бұрын
صح كلامك اختي جزاك الله خير ❤
@Amounnouh
@Amounnouh 4 ай бұрын
Masha allh wll 10 sano waabad so koobtaye hooyoyinka qaar 30 sano 25 sano ilaahaw idin caawi culayska reerko dhanbay sidan iyo qorshahoo ka kalo daadsan
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 4 ай бұрын
Thanks sis
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 4 ай бұрын
Waxad ilawday dumarka somaliyed kuwaa ragooda qaba ama raga la dhashay haay hayaan ooy masuul ka yihin anigayga kula hadalya shiliin meel ima yaalo 5 ciyalan waan dhalay markan meel awadaba meel kalay ii kenan 😢
@khadraali8373
@khadraali8373 4 ай бұрын
Alx illahow adigaa nagakeenay Nina gacantiisa nagakoriyey iyo bina aadan oodhan hanabadin
@saadeaali9231
@saadeaali9231 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iskufilandumar1434
@iskufilandumar1434 4 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 ай бұрын
Manshaallah 👌
@saadarachid2436
@saadarachid2436 4 ай бұрын
Mâcha allah
@nasracali1316
@nasracali1316 4 ай бұрын
Noo wad abyo dhiri galinta❤❤❤❤❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 4 ай бұрын
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadio949
@sadio949 4 ай бұрын
Walalay dowladau nama caawiso waxan shaqeeyo waa waxan cuno iyo waxan wax barasho ku dhiibno leeba waayee malaha gabdha Europe jooga ayaa hela taas
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 4 ай бұрын
Sadio abaaye intaasbaaba loo dhimanayaa hadaad intaa sameeynayso
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
WCS WALAAL SCW ❤SCW SCW❤
@hoodamahamud-l4b
@hoodamahamud-l4b 4 ай бұрын
Thnks huno waxbdn ba no fa idysy adiga darta ba isu❤ badly on qof fakarysa ba noqdy o mel waxdhigata lacgtydi baba ideqdy ano mel waxkadhigaya ayayba igu filan tahy wayo wan xisabtamay shukrn alaha ka ajar siyo ❤❤
@halimosalad6076
@halimosalad6076 4 ай бұрын
Walhi waa runta xataa haday dhaqaalo haystan xataa. Wax macno Lahey kubixiyan
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 4 ай бұрын
😂😂😂 Ana waxee cuneen maan uxisaab sho 😂😂😂 subxaanallaah wa ilmo wax bartay kulahaa yaahuu waa shuqul gaalo yur dheh Naa ilmahiina somaliya keen sada 😢
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 4 ай бұрын
😂😂😂
@Umo580
@Umo580 4 ай бұрын
WALAAL WAXAN KORINA WARAG XAKASTA WAN KADHACAYAN XOOLAHA
@IqroSiciid-tl1uk
@IqroSiciid-tl1uk 4 ай бұрын
Ruumi abyo waa ku tagera tiktok baa kaa daawan jiray youtubeka manta igu hortsa Abyo talo Baan ka rabaaa abyo waxa iqaba nin qayila oo marna qayila marna hurda mana shaqaysto hal ilmo ah baa udhalay Marka dhaho shaqayso wuxuu dhaya mawaxa cuntaa wayday wuxuna SAS uleyahay aabihis baa na biilo marka fakar baa ku nolahay waxa odaygu nasiiyo naguma filna marka see yeelaaa wllashey ila talo😊😊
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 4 ай бұрын
Wllo ma ado hal ilmo le nin qayil sexad kujira waliba abihi biilow jah wllo qali noloshada ciyar maha shaqayso kudhe abaha ilel adu abaha yhaya wana nin raxaysanaya wllo hurdo qayil adiga dhalow shaqo guri wllo alaah sharf bu kusiyey lakim qofka masulka masexdo manaqayilo midka qayila shaqaysta wqxbu kusin kara wllo anu waxan ku odham laha rerkaaga ad haysta ninka runta usheg naftaada sharaf
@IqroSiciid-tl1uk
@IqroSiciid-tl1uk 4 ай бұрын
Abyo ani abbe ma lihi hoyadayna waa qof xanuusan maxan sameya qli
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 4 ай бұрын
@@IqroSiciid-tl1uk istiqfaarta badi waxba maxumanayan abayo aniga hoyo wa qof dhulyaal xanusan abo xanusan hadana nolosha yey kuciilin adkayso waxad kaheli xaga aleh sabir madama sida tahay sabra sadki hela qali wad nasan adunka wa darul imtixan waxyar biilka lagusiyo 05 hanoqote qali waxyar meel kugunud madama wali hal wiil ad haysata chance ka nolosha marbu kusomari wacadi taas dumarbadan kulaqaba culays walba fudayd xiga rabi ku idhi quran kiisa qlabiga daji hacaban haniyad jabin hana streesin fadlan buuq kafogow arag waxwalba dhaf meel walahela wana lwaya irsaqada wayqoram tahay kolay xas tahay wuxun hawaynado hayarado wuxun meel dhig wad ku aflixi qali faraxsanow dholacaday wayo adunka wa darul imtixaan aniga xas ahay ilmo yar haysata xalad noloshq arkaysa 0.5 xata meel kuturta marka helo geeri ba inodambaysa qali aduunka faraxsanow si akhiradaada ad u ilabin salada tuko quran ka badi saliga nebiga scw insha alah talo uma bahnid talo walalnimo cadi noloshada secret haku ahato
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 4 ай бұрын
Anigba wllkay waa noocas marku guursaday baan biil uu bilabay ilaa hada oow sadx ciiyala leyahay anigu korka iga saran yahay ilmo hadu bukodo aniga la iso wacay wallo talo waxa kugu filan niinka jadka cunaya ama abihiba ku qaba miise isga awaya masuliydiisii niinka hadu barii abihii dhiinto maxad ilamahd dhasho siin naawshaqayso dhee wallkay nagtu qabo iskagag taag baan ku idhii walhi bilkiina waan ka yareyay 😒
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 4 ай бұрын
​@@Hodanmoh15ani wani layabanahay shaqesyo deh walalka ila intu 10 kadalayo sas bad ubili hada Xamalo.deh Ila meshan dibka laguxamlo wad aragte. Dulkena shaqo wey tala walibo stress iyo pressure laan ah
@whome4851
@whome4851 4 ай бұрын
Anaa kaaga markhaati ah inaad waxaad sheeygeeyso run yahay waayo 25 sano kadib guurkeeygii waxaan soo ogaaday arintaan.
@barliinnurmohamed7225
@barliinnurmohamed7225 4 ай бұрын
Allah haka dumiyo dawaqa uu dulmiga kudhistay
@FatumaDj
@FatumaDj 4 ай бұрын
Masha Allah ♥️
6 BIL KADIB MAXAA GALAY SANDUUQI ? QEYBTA DHAQALAHA REER AFRICA
10:35
WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay  Intadan Falin KA Fiirso
12:33
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 21 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Alabtii Wajiga Ku Cayilineyso Watana #my_rajo
13:01
MY RAJO
Рет қаралды 193 М.
Challenge Timaha Part 6 Habenki io malinti timahaga sidan uga shaqe siay dhaqsi kugu baxan
9:41
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 10 М.
HADEEY GABAR WALBA INTESAN SIDAN KU DHICIN KA HOR ISKU TASHAN LAHEYD
16:51
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 21 МЛН