SIDEE U GARE HADAFKAGA HADII AD SANADKI 2 JEER 540 DOLAR KU QARSH GARENYSO DAAQAD NO dhibta deenta.

  Рет қаралды 10,953

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@SihaaamsimanMaxmed23
@SihaaamsimanMaxmed23 6 ай бұрын
Waa igu dhacda bil walba kamana soo kabto oo isma badalo bal fataxada iiimara in allah iga madoobeyo daynka illahow iga madobey xaqa bini adamka walahy waxa igu dhacda inan lacag qaaty oo an hadana ilmahayga qandha jabin u awodi wayey wax la an ima hayse farsama xuma i haysa ee iii fataxeeya
@freuhassan8175
@freuhassan8175 6 ай бұрын
Aabayo Allah kamadoweyo aniga allah iga madoweyo deenta waa dabiin xuun inta aan deen qadeyno heer magareyno allah naga madoweyo aaamiin
@nasracali1316
@nasracali1316 6 ай бұрын
Ilahey ajar haka siyo ani 3di bilodba 10garm dahab gataa alx sanadkan marku dhamado waxa rajenaa inaa 40 garam dahab heysto inshalh❤
@nimofarah8193
@nimofarah8193 6 ай бұрын
Wlhi 5 sano ayay daahyada ii xidhnaayeen shilin dayn ahna maqaato Alxamdulillaah
@nimodubed5847
@nimodubed5847 6 ай бұрын
Jazakallahu kheyr Aqlibadan Feced karood Allaha kuxifdiyo huno
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Manshalah deen ma jecli ilahay baa ileh 😍🥰
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 6 ай бұрын
Maasha Allah ruumi Waa igu socdaa dhaqaalaha deyn ma qaato laakiin wax gadashadeyda iyo lacagaha bilaa xisaab isticmaasha baa ahaa intaanan ku baran laakiin wax weyn baan badaley hada jzk❤❤❤
@hawamohamed415
@hawamohamed415 6 ай бұрын
Ilahay ha ku xifdiyo qali
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 6 ай бұрын
Waa runtaa maanlin dhowayd baan meel dankasoo qaatay wllahay wadadii ayaamaanka go ay
@MunaDAHIRBADE
@MunaDAHIRBADE 6 ай бұрын
Asc wll ruumi fariideey aĺle haku barakeeyo dumar waano dhinacwalba kala hadashaye alle hanaga dhigo kuwo talada suuban iyo dhiirigalintle qaata ❤❤❤🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@kariimabilan469
@kariimabilan469 6 ай бұрын
Masha Allah walaashey mahadsanid Video xaqiisa siiyo ❤❤❤
@shafoallasow2431
@shafoallasow2431 6 ай бұрын
Maasha Allah
@habibaabdulla875
@habibaabdulla875 6 ай бұрын
Thanks abayo.
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 6 ай бұрын
Masha allah walaasheey ruumi waan kusalaamay dhiiragalisadeeyda waan kahelaa what barmaamijyadaada dhaqaalaha❤❤❤❤❤❤
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln 6 ай бұрын
Alx waxaan karoonahay dayn kajidho hadaaba qaato kurbo maseexdo
@BarlinQasim
@BarlinQasim 6 ай бұрын
Ruumi cadeey abyo wlaahi waarintaa deyn inta aad qaadaney sid faqri makabaxeysid taa anigaa isku arkay alx hada wan iska joojiyay deyn tii waxban aruur sadaa gabdhow deyn iska daaya
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 6 ай бұрын
Majecli Ilaahay ha iga badbaadiyo
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 2 ай бұрын
Malintaa dayn.jojiso ayaa hormar gari kartaaa xaqiqdii
@SarahaAdan
@SarahaAdan 5 ай бұрын
Sax walhi walale waxn jaclahy inan dahbka an gata lakin asago qali ah wan kurafasanahy wana iska gonlahy sen yaela
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 2 ай бұрын
Alx daynta wakanaxay hada maba qato aniga hada marabo dayn aniga
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 6 ай бұрын
Masha Allah abaayo sax😢💯
@Hawo-lula
@Hawo-lula 6 ай бұрын
Wcs ❤Masha Allah keep going sis❤🥰
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 6 ай бұрын
Ruumi waa ku jeclahaay❤❤ masar aa ku noolahay lacaag seen u save gareen kara bank akount ma heysano xawaalaad lacag laa dhigto ma heysano gurigana waa cabsi 😂
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 6 ай бұрын
Santuuq iyo quful soo gado 😂
@BarlinQasim
@BarlinQasim 6 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wassalam
@Iqrahcadey
@Iqrahcadey 6 ай бұрын
Alla illhow anigaa hada barte wlhi lkn hda kadib laiguma ogo
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 6 ай бұрын
ABAAYO RUUMI HALA DHAGESTO HADAL KEEDA ADIGA MAXA KU BAR BAR MARINAAYO ABAAYO RUUMI DHAGEESO
@sahrosaleh2268
@sahrosaleh2268 6 ай бұрын
Naagaha soomaalida daahyadooda iyo maryahooda foolxumada badan maba gato saas ay tahay beecooda waa kulul yahay qaali mana qurxana iska daaya aniga maba ka qaato daahyo iyo dhar dukaamada soomaalida.
@Yanissweet
@Yanissweet 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@hindaomar1725
@hindaomar1725 6 ай бұрын
Wcs 👑😍
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
Rumiyey maanta vedio ga anuu igusocdaa 😂😂😂😂 daynka
@Iqrahcadey
@Iqrahcadey 6 ай бұрын
Iskumidaa nehe😂
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
@@Iqrahcadey 😆😆😆😆
@ZaynabmursalFarax
@ZaynabmursalFarax 5 ай бұрын
Iisooduceeya daybaalaiguleehay
@hindaomar1725
@hindaomar1725 6 ай бұрын
One ☝️ 😂🎉
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 6 ай бұрын
War imisad dhigateen gabdho intaad rumi dawanaysen haduu nin rer leh iwanayo message kayga kasara mesha yaan xantena lamaqline
@Siham487
@Siham487 6 ай бұрын
Aniga jug jug meshaada joog ahay
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 6 ай бұрын
@@Siham487 bisha socota 10 doller mel dhig
@fatxiya8881
@fatxiya8881 6 ай бұрын
​@@Siham487kul mid 😢😢
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
Naa wllo inaa wax dhigto iska daaye dayn baa isii gashay 😂😂😂
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 6 ай бұрын
@@afnaanmohamed9765 wad iga qoslisay waxsan dhahnee dayn gal shekadu ma ahayn😁😁😁😁😁😁😁
@umuabdilhi3911
@umuabdilhi3911 6 ай бұрын
Waa rental walaalo
@UmumuniraAden
@UmumuniraAden 6 ай бұрын
Kkkkk beentaa ma aha ruumiyeey Ani waanba kaxishoodaa denta qof wax maweydiinsankaro
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 39 МЛН
SIZE DOESN’T MATTER @benjaminjiujitsu
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 4,7 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 13 МЛН
12 BILOD OO DHAQALAHA AN WADAY MEEQA FAAIDA SAMEYAY💸👈
12:40
GABARTAN SIDEY UGA BAXDAY GACAN NIN NAAG NOL INTAN KU DHAQAQ
16:04
Ruumi Channel
Рет қаралды 36 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:45:26
DAHABKA QAMAR BINT AMIIR  KUSOO DHAWAADA 👑
9:09
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 19 М.