Ruushka iyo Nato kee awood badan cudud ahaan? Isbarbar dhig awoodeed!

  Рет қаралды 93,129

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Ruushka iyo Nato kee awood badan cudud ahaan? Isbarbar dhig awoodeed!
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 160
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Halmar aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw❤
@ukhtiimuslimah494
@ukhtiimuslimah494 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@muhanadfarah1553
@muhanadfarah1553 2 жыл бұрын
𝐒𝐜𝐰
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 8 ай бұрын
اللهم صلى علي سيد نا محمد وعلى آله وصحه وسلم
@cadraxmaancumar438
@cadraxmaancumar438 2 жыл бұрын
🇷🇺🆚️🇪🇺
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Qofka hal mar Nabiga ku saliya allah ba 10jeer ku salinayo aan ku salino nabiga SCW🤲
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
Scw
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
Scw scw
@MaxamedYuusuf-z1i
@MaxamedYuusuf-z1i 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amgame5160
@amgame5160 2 жыл бұрын
1 dal iyo 32 dal 😅 Ruushku wa waxgale Hadii Ruush iyo shiine isku biraan Nato walaga Falaxalan 🤣🤣 Noto danbe lama maqlidoono 😂
@0name530
@0name530 2 жыл бұрын
Ruush iyo China danbana ma maqlaysid
@Fahima-hd5vx
@Fahima-hd5vx 3 ай бұрын
North Korea iyo China 🇨🇳 Russia 🇷🇺 noto danbe lama maqlidoono wllhi😂😂😂
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Waxaas oo dal ah ma gaadhi karaaan Russia 🇷🇺🇷🇺💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪💪💪💪💪💪 Viva Russia🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪💪
@amgame5160
@amgame5160 2 жыл бұрын
Hadii Ruushka xabad xabad loogu fasaxo u wala burbur 😂💪💪
@alaalemohamoud7517
@alaalemohamoud7517 2 жыл бұрын
Thanks
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@amgame5160 hhhh viva russia🇷🇺🇷🇺💪💪🇷🇺
@asmaralisulaymanali8462
@asmaralisulaymanali8462 2 жыл бұрын
Waraysi uu bixiyey maa mulka Asmara oo socdy muddo 3 saac ah wuxuu ku sheegy in 10 sano ee soo socda laga bilaabo 2020 uusan ahaan doonin mamulka London mid awood kuleh aduunka , Barnaamijku wuxuu isbar bar dhigay qadan io 30 dowlad taasi wexey caday naysa in maa mulka London uusan awood iska cabin wadan haysan Taasi wan san aa minsanhy
@dianaandromams4049
@dianaandromams4049 2 жыл бұрын
Hal Mar aan ku salino xabiibkeena muxamad scw
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
Scw
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
RUUSHKA IYO CADAABTABA WAA LAGA DUCAYSTAA🤣🤣🇷🇺🇷🇺🤣🤣🤣
@lionman6813
@lionman6813 2 жыл бұрын
🤣🤙🏻👌
@apdikariimmohameddahir2127
@apdikariimmohameddahir2127 2 жыл бұрын
Keep up bro ur voice is emotionally
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 2 жыл бұрын
NFD VS SRS (NFD VS Somali region State) (Somalida kenya vs Somalida Ethiopia) Walaal waxan ku wareeray Somalida kenya iyo Somalida Ethiopia maxay ku kala duwan yihiin yaase nolol fiican labadoda kadib website somali ah oo badhitan sameyay wuxu qoray somalida Kenya dhulkooda ayay qaxoti ku yihiin sida ifo iyo dhagaxley xaga somalida Ethiopia yihiin kuwo ismamul leh oo haysta madax u gooni ah (mustafe cagjar) ciidan u gooni ah ( liyuu bolis) iyo calan u gooni ah (🇬🇶) Xagga somalida kenya aynalahayn intaas sido kale somalida kenya kama dhalan waligood halyay ama gabyaa ama suganyahay amaba Fanaan caadi ah xaga somalida ethiopia ay ka dhasheen halyeeyo iyo suuganayahano iyo fanaaniin Sido kale dhamaan iskulada somalida dhulka kenya waxa ay ku qoran yihiin english iyo sawaxili xagga deeganka somalia ethiopia ay ku qoran yihiin dhamaan buugaagta iskulka Afsomali sida kimistariga fisigiska iyo xisaabta dhamaana imtixankana loogu keeno xagga somalida kenya ayna Aqoon Qaabka loo qoro xuruufta farta Af-Somaaliga ilowsho ay ilobe awged kadib marki laga saaray iskulada barashada luuqada soomaaliga sido kale somalida Ethiopia waxay ku fanaan luqada somaliga kuna hadlaan waxana ka tagan Taalada sayidka magalada jigjiga lkn say wax u jiran somalida kenya luuqada somaliga walaga fana sawaxili ba lagu hadla ilaa heer ag gareen in qofki aan sawaxiliga aqonin la dhahayo ceeb maxad luqada dalka u baran wayday Talada sayidkana kama tagno somalida kenya iska daayee lama xuso sido kale dhamaan iskulada somalida kenya garonka dirada xarumaha sida maxkamadaha waxa loogu magac daray magacyo gaalo lkn somalida ethiopia dhamaan xarumaha sida iskulada waxa logu magac daray halyeyo somaliyeed tusale garonka jigjiga ee magacisa yahay Garaad wiil waal iyo dhamaan iskulada sida iskulka xuseen giire walal xagay wax ka khaldan yihiin sido kale somalida kenya shaqo ma hayan badankod ilaa heer ay gareen qofki qalin jabiya inu furto dugaan shaqa la'aanta jirta awged lkn somalida Ethiopia haday inyar shaqo la'an noqoto dowlada aya shaqo abur u samaysa oo wakan tv yada ka aragno say wax u jiraan Walaal?
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@IzitaRussian
@IzitaRussian Жыл бұрын
Ruushka ka taxadar waa quwad laga yaabanyahaye😅😅😂😂😂
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 2 жыл бұрын
Best voice ever my blood
@cabdulaahicaad2167
@cabdulaahicaad2167 2 жыл бұрын
Sxb ruushka kaalinta 2aad waaye aduunka oo dhan ee ma'ahan 3aad 3aad waa china 🇨🇳 1aad=🇺🇸 2aad=🇷🇺 3aad=🇨🇳 4aad=🇮🇳 5aad=🇯🇵 6aad=🇰🇷 7aad=🇰🇵 8aad=🇫🇷 9aad=🇬🇧 10aad=🇵🇰
@abdixayi8453
@abdixayi8453 2 жыл бұрын
Ruushku waa hal wadan kaliya hadii la barbar dhigayo sodon wadan taas macnaheedu waa inuu sduunka ugu awood badan yahay markii uu midiwga sovieti jiray ee uu warso ahaa waa la barbar dhigi lahaa laakiin hada way kala tagtay warso
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 6 ай бұрын
Waa dalka 3aad China iyo America 🇺🇸 ayaa ka horeeya dhanka qalabka miliitery iyo ciidanka dhulka .
@dianaandromams4049
@dianaandromams4049 2 жыл бұрын
Waxaa jiro Dad Ahlu kheyr sida adigoo kale
@abdikarimomer2732
@abdikarimomer2732 2 жыл бұрын
Waxba siyee isoo duceeya wllyal aduunka wll lagu yaheee
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 жыл бұрын
300k coming soon in sha allah 💖
@alaalemohamoud7517
@alaalemohamoud7517 2 жыл бұрын
C/raxmaan ka soo hadal isbarbar dhiga Turkey vs france also Turkey vs Britain USA vs Russia only last China vs USA
@cabdifitaaxcabdullaahi6549
@cabdifitaaxcabdullaahi6549 2 жыл бұрын
Waxaa awood badan raashiya
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 2 жыл бұрын
Ruushka Asigoo kaligiis Ayuu halhaasa hub ah heestaa ka waran
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Wax kle weeye🇷🇺🇷🇺💪💪
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
Cabdi raxmaan waaberi wll ilaahy haku xiftiyo toos ayaan kuugu xidhanahy🥰
@updeynaser6502
@updeynaser6502 2 жыл бұрын
Awalan asalamu caleykum magaceyga wa Abdinasir Isse Mohamed waxan Ku noolahay somalia run ahanti nasiib Uma anan yelanin walidkeyga in aan manta la kulmo wayo anigo yar oo sadex bilod jiro aya isbitaal leygaga tagay meshasna dad aya iga so qaday ayagana meel kale oo college ah ayey iska keey geyen alhamdulilaah intii an an collage kaas Ku jiray wax wan bartay ilaa an Ka dhameyay wax barashadeydi manta aniga college ki wan Ka baxay walidkeygana garabkeyga ma tagno dhowr jeer ayan isku dayay inan radiyo balse xog amaba xitaa caden an Ku radiyo ma garanayo anan Ka aheyn isbitaal leygaga tagay manta aniga waxan Ku noolahay qol yar oo kiro ah oo 4bilod leygu leeyahay wlhi blhi tlhi ilaahey unba ii maqan alle wuxu yiri isku naxarista midkinba midka kale anan waxba awodin ha cawiyo manta wlhi waxan ubahanahy cawimad dadka qaar wey ifaquuqan ayago igu yiraahda wecel aya tahay meel aya laguugu so turay lknse aniga alhamdulilaah waxas dhago uma dhigo wayo alle aya wax kasto qoray wixi ii qorana wey igu dhacayan manta hdii an shaqeysan laha xita markan shaqo radsado waxa leygu dhaha yatahay heybtada sheeg intee kaso jeeda yaku yaqano damin kenso runta hdii laga hdlana dadka qaar qabiil qabiil ayey isku saacidan halka dadka anigo kale ahna uu ilahey un umaqan yahay naxaristi eebe kama qusanayo xili wliba asagan gacanta utaganaya balse waxan idinka codsanaya cawin waligey qofna wax ma anan weydisan mantana dan iyo daruuf iheysato awgeed aya igu kaliftay wlhi waxa idinka codsana duco in ilahey faraj qeyr qabo ii furo Insha allah an isku duceyno intii xanuunsan allaha cafiso intii culees daremeysana alle haka dulqado
@MaxamedYuusuf-z1i
@MaxamedYuusuf-z1i 8 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Waxa awood badan nato
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 2 жыл бұрын
Another level ruushka
@faraskacadinacade6998
@faraskacadinacade6998 2 жыл бұрын
Turkiya iran iyo falastin dhamaan mislimiinta guul Ayan Urajeyneya insha Allah
@yussufmohammed8361
@yussufmohammed8361 2 жыл бұрын
Ilaahay haisku jibiyo kufaarta
@sicidcabdilahi7667
@sicidcabdilahi7667 2 жыл бұрын
Dadka somalia waxa dib u dhigaya waxa dadka u fican ma taa geran balse waxey tagern wax aan dan u aheen 😄
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شباب 🥰❣
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
Wll miyaad ilaawday kanaalkii Waaberi news? 🤔
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 2 жыл бұрын
Wa 1 dal iyo 30 dal Lkn waxaa aamin sanahay Inu rush ku ka awood badan yahy 30 kaas dal
@anabnuur5521
@anabnuur5521 6 ай бұрын
NATO soo tiri
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 7 ай бұрын
Been baad sheegtay ee ruushku waa number 1 halka uu yahay America 🇺🇸 2 China 🇨🇳 3
@abwaanmohamedofficial8240
@abwaanmohamedofficial8240 2 жыл бұрын
Horey usoco Ustaad ❤️💯😇
@apdiqanimohamed6133
@apdiqanimohamed6133 6 ай бұрын
Scw scw caleehi salaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤llove you ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@samatarahmed1345
@samatarahmed1345 2 жыл бұрын
masuul majalada global fire power maqaalkeedii u dambeeyey wxa ay ahayd inu USA RUSIA CHina sidaad sheegty kaalinta sadeexaad ayaad gaysay ruushka halka aad kaalinta 2aad gaysay chiniiska taasina waa xog qldan
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 жыл бұрын
Labadaba Russia aya ka awood badan wuu qaldamay filaya inanku
@yusufmaxamed6071
@yusufmaxamed6071 3 ай бұрын
🎉😂🎉🎉
@AbdiGaladagalka
@AbdiGaladagalka 2 ай бұрын
2303
@muuseapdi90
@muuseapdi90 2 жыл бұрын
Nin weyn ayd tahee wax rasmiya so gudbi Mxa yelay dalna hubkiisa iyo awoodiisa uma so bandhigo aduunka
@maxamedaadan8760
@maxamedaadan8760 Жыл бұрын
Sodonka dal ruushka ayaa ka naato afka iyo beenta ayaay afka haada ruushka ayaa adag dalka ruushku rag iyo dumar gedigo waa ciidan dalka ruushka hubkiisu waa casri hubka NATO waa kii dagaal weynih 2 waxba islamahyan
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 жыл бұрын
Wll waad qaldantay Russia waxad ka dhigtay kaalinta sadexaad waxad ka horaysiisay USA iyo chaina lakin maaha waxa dhanka ciidan iyo awoodba sadeya Russia oo kalinta koobad ku jira hadi dhaqale noqotana waxa saraysa USA
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Sax🇷🇺🇷🇺
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi laasaawi raashiya 🇷🇺iyo reer Darwiishba🐎🐎💪 waa laga ducaystaaa 😀😀 darwiishnimo 😏
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 mesha darawish lagama hadlin Wax yahay walan
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 fardusey lascanid ba kugu arkay wllo 🤣🤣😳
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi been badanaa 😂😂😂
@kabiirlaki8204
@kabiirlaki8204 2 жыл бұрын
Saaxiib wax badan ayaan ka faa,iidnay ruuntii hormar wacan wabari media
@Hsn1224
@Hsn1224 2 жыл бұрын
goormuu shiinihu katalaabey ruussha Russia ayaa kaaalinta 2aad world power rank uga jira
@mr-marcus6385
@mr-marcus6385 2 жыл бұрын
🇨🇳🇰🇵🇷🇺🇮🇳!isbahaysigana ka waran
@zawdafuadmaxamed8166
@zawdafuadmaxamed8166 10 ай бұрын
Rashia
@DuulaneMoohamed-zg7fr
@DuulaneMoohamed-zg7fr 23 күн бұрын
Waaxa isu keenay nato dad maaha waarso baa xog weyn
@mr-marcus6385
@mr-marcus6385 2 жыл бұрын
Kolayba ruushka kuma dhacaan inay dagaal la galaan!!🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪💪👌
@alaalemohamoud7517
@alaalemohamoud7517 2 жыл бұрын
We are Russia
@ReemRaineyes
@ReemRaineyes 2 ай бұрын
Sidaaso ay tahay hadana ruushka kuma dhaci karaan 😂
@mohamedabduqadir3782
@mohamedabduqadir3782 2 жыл бұрын
Taani waa faalo faaido bdn waqtigaad galisay badalkeesa allehakaasiiYo zxp
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 ай бұрын
I wish Russia a lasting success, God willing
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
Rushka dhamaan cidamadiisaa waa 3,00000 waxanaa Diyaaraa 1,000000 Keydna waa 2000000...
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 2 жыл бұрын
Wax bdn Ayan Ka faa.idnay runti allaha ku dhowro
@hussein3078
@hussein3078 2 жыл бұрын
Ma shiinahaa dhaafay ruushka
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw 2 ай бұрын
Yaah yeah kalita 3 aad 😂😂😂😂😂
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 жыл бұрын
Wa laal jecel channel Wan kuso boqanay e nasoboqo
@sicidcabdilahi7667
@sicidcabdilahi7667 2 жыл бұрын
100/60
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad Ай бұрын
Dglka somalia kaso hdl❤😂
@Wardiabdirahman_
@Wardiabdirahman_ 3 ай бұрын
Yes Russian federation
@cabdiaxmed9793
@cabdiaxmed9793 3 ай бұрын
1vs33dal 😅
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Mahadsanid zhp
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
Macquul maaha inay iswajahaan NATO IYO RUSSIA Dagaal xun ayaa kadhacaya Lkn ugu danbaynta ruushka aya laga adkaanaya BRICS vs NATO
@faraskacadinacade6998
@faraskacadinacade6998 2 жыл бұрын
Keeb going wll, abd raxmaan waabare
@hoomeyozil6356
@hoomeyozil6356 2 жыл бұрын
Reer waaberi hadaa tahay like iisaar
@faraskacadinacade6998
@faraskacadinacade6998 2 жыл бұрын
Gaashanbuurta ha,burburto
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 2 жыл бұрын
1 dal vs 32 dal🤣
@MukhtarHaroon-yx8qd
@MukhtarHaroon-yx8qd 3 ай бұрын
Waxa kasidaran taas dalwaloo NATO kamida wuxu leegyay da ,ahan ruushka😂
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 3 ай бұрын
​@@MukhtarHaroon-yx8qd maleeka Maykanka best baa leeg
@omarhaye6994
@omarhaye6994 3 ай бұрын
NATO ❤❤❤❤
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Shuruud waxay Ka ilaabeen haddii labo dal oo NATO Ku jira ay is dagaalaan kuwa kale inay indhaha kafiirsadaaan🤣🤣🤣🤣
@nuurcaddenuurcadde4354
@nuurcaddenuurcadde4354 2 жыл бұрын
Wariyaha adunba kama war hayo military USA 1 Russia 2 China 3 sidaas ula soco
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 2 жыл бұрын
Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir
@lionman6813
@lionman6813 2 жыл бұрын
Ruushka iyo china hadey isbaheystan ciidan ahaan nato dhuusadaa lagu celinaa 🤣🤣🤣
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Warbixantan ku noqo oo soo akhri warbixinta glopal fire power aya ka qortay nato iyo russia
@siyaadbilleodowaa5625
@siyaadbilleodowaa5625 2 жыл бұрын
Adiga maxaa kaasiya Neto waa wadamo isbahaystay ruushkuna waa kaligiis that is great 👍
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@eliasmukhtara952
@eliasmukhtara952 2 жыл бұрын
𝑊𝑙𝑙 please waxaan kaa codsanayaa inaa isheegto meshaad video ga aad codka saartid kasoo qaado iyo sida usoqaadato please and please 😢
@gsnkulmiye3716
@gsnkulmiye3716 2 жыл бұрын
Sxp rassia 2baad ayey kujirta dhanka millatry
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 2 жыл бұрын
Xogtan website khaldan bad kaso ururisay
@abdigadarmohamedali9071
@abdigadarmohamedali9071 2 жыл бұрын
Azaaxpta muraad baan leeyahye isooduceey please
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 2 жыл бұрын
Af reer galbeed ayaa ku hadleeysaa maraxoow lalabadaada mid la dhageeysan karo maaha
@abdirashidahmed8888
@abdirashidahmed8888 2 жыл бұрын
Zxb waxad so sameesaa wadanka uku xooga bada gaashaan buurta vs ruush kadib aan arakno awoodahooda
@abdiesharif7213
@abdiesharif7213 2 жыл бұрын
30 wadan iyo Hal wadan isku mid ma aha 1 1 may uku imadaan hehehe
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
Talow somali maka dhashay mana ka dhalan doono nin heer kaas gaarsiya ?
@Mr_Cawed
@Mr_Cawed 2 жыл бұрын
Goorma chinne kaalinta labaad galay ruush ku ogayne
@abdifitahsharif4227
@abdifitahsharif4227 2 жыл бұрын
Cwa ku so bireY chanelka iso dhoweYa
@maxamednuur6734
@maxamednuur6734 2 жыл бұрын
Wabeeri media hore uso zhp wa meel wax lg faido ✌️✌️
@omaari155
@omaari155 2 жыл бұрын
Hal dal iyo dalal side isku bar bar dhigte marka?!
@xamsemustafeaxmed774
@xamsemustafeaxmed774 2 жыл бұрын
M:alah wllky c/rhman wllhi somali qofkaa tabin wacan mahayo
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
🇷🇺 💪 ✌️ Z
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Our free journalists and political leader thanks .
@cabdulaahifaysal6279
@cabdulaahifaysal6279 2 жыл бұрын
Ruushka ha guuleysto
@awabdimukhtaarabdilahi1394
@awabdimukhtaarabdilahi1394 2 жыл бұрын
Maxaa kadan ah haday nkaxoogbasan thy
@cabdulaahifaysal6279
@cabdulaahifaysal6279 2 жыл бұрын
Waaberi sxp waa n jeclahay nice sound
@cabdirixmanabuubakar4491
@cabdirixmanabuubakar4491 2 жыл бұрын
Ina waabiriYow zxp waxa kaso hadasha wadamada iskandaneefiyanka la isku dhaho
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 6 ай бұрын
Waxa la isku dhaha 4 wadan oo kala ah Sweden 🇸🇪 Norway 🇳🇴 Finland 🇫🇮 Denmark 🇩🇰
@mohamedshire8774
@mohamedshire8774 2 жыл бұрын
The difference is T-Sar or ivan
@maxamedcabdi462
@maxamedcabdi462 2 жыл бұрын
Ruushku waa kaalinta 2aad ee ugu quwada badan aduunka ayaa ku ognahay sida kuu kaalinta 3aad ugu noqdey nomaad sheegin sxp
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 6 ай бұрын
China ayaa ka badan xagga ciidanka cirka iyo kan dhulka ama infantry .
@abdulaahiafgooye542
@abdulaahiafgooye542 2 жыл бұрын
Wat.mahatsantahay 🙏
@mohannuure121
@mohannuure121 2 жыл бұрын
Facebook ayan kuso dawaday
@sicidcabdilahi7667
@sicidcabdilahi7667 2 жыл бұрын
Haa way dhici karta
@maxamadaamiin3788
@maxamadaamiin3788 2 жыл бұрын
Guulayso saaxiib bel
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 2 жыл бұрын
Legend abdirahman waabari
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 22 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
Ruushku ma wuxuu ku dhacay godkii reer galbeeku la rabeen?
13:29
Waaberi Media
Рет қаралды 102 М.
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
Special Address: H.E. Hakan Fidan, Minister of Foreign Affairs of Türkiye | XI Global Baku Forum
36:32
Ukraine Vs Russia | Isbarbar dhig awooda ciidan ee labadan dal
7:27
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 116 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 22 МЛН