Ruushka oo Dagaalyahano YEMENIN ah u diriya Furumaha Dagaalka & N-Yahu oo is dhiibid ku dhow |

  Рет қаралды 53,956

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 3 күн бұрын
❤illaahow❤islaamka quluubtooda isu keen aamin aamin aammin❤yaa rabi❤
@abdirahmanibrahimali4854
@abdirahmanibrahimali4854 3 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤ mahadsanid Akhi
@shamsatravelandtours3960
@shamsatravelandtours3960 3 күн бұрын
This brother deserves millions of followers. Malwalbo wada watha MashaAllah walalo Ilahey kubarakeya sitha wararka nogasogudbiso
@wolfclever782
@wolfclever782 2 күн бұрын
Somali inats ludheh xolo 💀
@shamsatravelandtours3960
@shamsatravelandtours3960 2 күн бұрын
@wolfclever782 wara maxas iga rabta
@shamsatravelandtours3960
@shamsatravelandtours3960 2 күн бұрын
@wolfclever782 athiga xita si qaldan uso qorti
@wolfclever782
@wolfclever782 2 күн бұрын
Luqada english aya cilmi uhysta xoolo 💀
@shamsatravelandtours3960
@shamsatravelandtours3960 2 күн бұрын
@@wolfclever782 athiga cilmi hadii heysato maxa af somaliga uqaldeysa
@YuuBaadicade-p8c
@YuuBaadicade-p8c 3 күн бұрын
Allaha jabiyo yahuud io mareykan io reer Galbeed ilahow muslimiinta guusha sii ❤🇸🇴
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 3 күн бұрын
Ali khamenei waa runtiisa Ismail Haniyeh saaxiibkiisa Allah ha unaxriisto janooyinkiisan hakucazoomo isaga iyo shuhadadiikale 💔 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 😭😢اللهم آمين 🤲🏻😢😢
@Darwiish777
@Darwiish777 3 күн бұрын
Allaha Jabiyo Gaalada Allaha Guuleyo Muslimiinta
@UmuAasiya-c1k
@UmuAasiya-c1k 3 күн бұрын
Allow ugargaar walalaheen reer qaza
@mohamedameen3784
@mohamedameen3784 3 күн бұрын
Hadi halki sec u jari kar 2-3km sacadi wuxu jari kara 10800km ustad maracade halka error yarba ku jira mahadsanid sidad warbixinta nola wadagto. 👍
@absame28ahmed36
@absame28ahmed36 3 күн бұрын
Haaa anba taas unbaa rabay Inaa ustaadka ka saxo thanks adaa iga hormaray
@bashiircismaanyuusuf4823
@bashiircismaanyuusuf4823 3 күн бұрын
Khumayni waa geesi aan hadalkiisa la gaban waxaan ka jeclaan lahaa isagoo suni ah
@Maandheere24-js3lp
@Maandheere24-js3lp 3 күн бұрын
الهم انصر اخواننا في فلسطين❤
@Husseinibrahimhusseinyare
@Husseinibrahimhusseinyare 3 күн бұрын
Waa sax in nafta ladhaafiyo waan kuracsahsanahay hogaamiyaha cali qomani
@KhadracaliCabdilaahi
@KhadracaliCabdilaahi 2 күн бұрын
Rabiyoow ugar gaar wll falastiin
@hassanmohamedigo9021
@hassanmohamedigo9021 3 күн бұрын
Mara caddwow mahadsanid akhii walaaleheena waa ay guukeysqn doonaan bi idnillaah
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 3 күн бұрын
Ascwb walaal. 3 km/s, 13km waa kaliya 4 secondes. saacadii wuxuu jarayaa 10 800 oo km ( 3 x 3600s). Baarak'Allaah fiik.
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 3 күн бұрын
Ruushku gantaaladan inukuharqiyo ayey aheyd caasimadaha reer galbedka kuwaso isasiiyay mamulka caalamka taaso eysan cidiudiran labawajiilayashaas reer galbedka guul & gobanimo dagdaga ayan urajeynayaa walaalaha falastiin insha alaah
@MaxamedCabdi-v7t
@MaxamedCabdi-v7t 3 күн бұрын
Waan dhawahay zxp mohamed ciise
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@MustafeAbdilahi-f2v
@MustafeAbdilahi-f2v 3 күн бұрын
Sacadi hadu jarayo 13km sidu bu halki il bidhiqsi kujarya 3km
@FadumoNow
@FadumoNow 3 күн бұрын
Alle cadow ga alle ha jabiyo
@KhadracaliCabdilaahi
@KhadracaliCabdilaahi 2 күн бұрын
اللهم ٱنصر إخواننا في فلسطين
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p 3 күн бұрын
Ku sali nabigan maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 күн бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MaftuuxAli-v6t
@MaftuuxAli-v6t 3 күн бұрын
Ilahay ha uu gargaro walahen yuhuudana ha jabiyo
@kawsarmed686
@kawsarmed686 3 күн бұрын
masha Allah wauku saxsan yahay masulkayi hadalkisaa waxy ahaayd iladilo oo malinba qaayb laa gooyo jiirkoda diilan horay loo arag oo aan xabad lagu qasariin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 күн бұрын
Aamiin insha Allah
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg 3 күн бұрын
Mahadsanid sxp maxamed ciise
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 3 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@AliNoor-m4y
@AliNoor-m4y 3 күн бұрын
Waa eywar kis ee haladiido hana ladies mahat said maracade show
@ShiineGabeyre
@ShiineGabeyre 3 күн бұрын
Masha alah guul xisbilaahl alow jebi yahuuda
@Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k
@Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k 3 күн бұрын
haguuleystaan iraan iyo garabadeeda xisbiga xutiyiinta xamaas iyo xogaga shacabka ciraq INSHA ALAAH GUUUUUL AAN U ALABARINO
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 күн бұрын
Aamiin insha Allah
@CabdiCasiis-s6b
@CabdiCasiis-s6b 3 күн бұрын
ILAHAW REER FALASTIIN U GARGAAR
@KhaalidMaxamed-f6k
@KhaalidMaxamed-f6k 3 күн бұрын
Ayago SARMAT HAYSTAY AYEEY ORESHNIG KUDARSADEEN CABSI CABSI WEYE WLAHI
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Understand somali language maraacae show🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@AbdiAgood
@AbdiAgood 3 күн бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 3 күн бұрын
Guul fastiin inshaa alaaha guul xusbulaahi inshaaa alaaaha
@cabdidaacad1334
@cabdidaacad1334 3 күн бұрын
Meeye barnamijyadi kan kahoreyay sxb
@ZakariyeEnowAbdullahi
@ZakariyeEnowAbdullahi 3 күн бұрын
Waa saxan yahay Ali Qubeeni
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 3 күн бұрын
Alla haburburiyo yahuuda
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 күн бұрын
Guuulaysta xutiyinta Yaman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saacidsaacid7711
@saacidsaacid7711 3 күн бұрын
Sxb sare waad ku mhdsan soo gudbida marnaamijka aduunka
@faismaeltallan
@faismaeltallan 3 күн бұрын
Hal minute wuxu jaraya 180km saacad wuxu jaraya 10800 km
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 3 күн бұрын
Orishnik massales, maahan kaas hadba noomuuqanaya ee gaarigaa tayarada badan saaran ee waa midkale lkn kan noomuqda waa mid kawayn kii hore
@AsmaXasan-j3i
@AsmaXasan-j3i 3 күн бұрын
Uh sax San yahay ayatulah Cali khumani
@Kourechojimcalle-tu1ue
@Kourechojimcalle-tu1ue 3 күн бұрын
Waa runtii xasan haladilo butin
@FalisfaraxOdowaa
@FalisfaraxOdowaa 3 күн бұрын
Wan dhawnahay
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 3 күн бұрын
Warar cusub mahaydi wixi hore
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 3 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين يا رب العالمين ودمر حساد ألإسلام.الخاصة يهود.ومع بنميم أهل النار والأمريكيةومن معهم يا الله 🤲🤲🤲
@KhadarIlkacase-h5n
@KhadarIlkacase-h5n 2 сағат бұрын
In nafta lagu silciyo ayan jeckaan lahaa wlhi waliba aniga laiguyidhahdo gacantada ku dil
@AmiinMuhammadAbuud
@AmiinMuhammadAbuud 3 күн бұрын
Asc maracade aniga waxaa ila fiican dhalan yara doonaya yurub iyo mareykan in loofasaxo kadina in loo askareeyo shey kada sheeyka kadambeey neesa
@maxamadaxmedxasan8634
@maxamadaxmedxasan8634 3 күн бұрын
Janada alaha inagu kulmiyo dhamanteen dambigeenana alaha dhaafo inta dhibataysanna alaha u gargaaro
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Janada allah hakugucasimo walal wadnowada ducaise masha allah🎉❤
@maxamadaxmedxasan8634
@maxamadaxmedxasan8634 3 күн бұрын
@Fouziaabdi-bq1rz dhamanteenba walal amin
@CshakurAadam
@CshakurAadam 3 күн бұрын
Viva ruushka😂🎉😢
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
May allah swt save the peopal of palestine insha allah
@yacqubmohamed3352
@yacqubmohamed3352 3 күн бұрын
Mudane maracade Hadi gantaalkaas u second ki qura jarayo 3km sidu saacadi ilaa 13km ku jarayaa Waad mahadsan thy
@OsmanAdanAbdulahi-r4o
@OsmanAdanAbdulahi-r4o 3 күн бұрын
Guul allah siiya Muslimka
@MystroNzar
@MystroNzar 3 күн бұрын
1 kii second markuu Jari Karo 2 illaa 3km saacadii Suu u Jari karaa 13km.... Daqiiqadii inuu Jaro ayay ahayd 120 ilaa 150km Halkaa Dib ugu noqo zxp
@claahihuseeb220
@claahihuseeb220 2 күн бұрын
Macalin maracade Hadii uu 3km 3 seconds kujaro gantaalku 1hr 13km miyaaa?
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 3 күн бұрын
Arinta ruushka yamentiyinta waa sax waxaan askar yamani ah rushka dagaal kula jiro ka cabanaayo waa nala qiyaamay shaqo ayaa nala so waday waxan nala so waday shirkad an ka shaqeynenay kuweyt ruushka markaa tagnayne side nola waday dagaal ayaa nalagu shubay yameney nacaawi ayey lahayen 😢
@shucaybsamawade
@shucaybsamawade 3 күн бұрын
In la dilo natiniyahu waxay noqon doontaa dhamaadkii iyo dabar go ii yuhuuda israiiliyiinta
@NimcandahirNimcandahir
@NimcandahirNimcandahir 3 күн бұрын
Yaa maxad tidhi maxa khaldan sxp waxad tidh 1 daqiiqo waxa usoconkara 2 .3 km 1 sacna waxa ujarikara 13 km
@JamaalMaxamedxassan
@JamaalMaxamedxassan 3 күн бұрын
Wlle yuhdi way ku jabaysa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 күн бұрын
Allahu abkar
@JibriilsicidCige
@JibriilsicidCige 3 күн бұрын
Ok sxb
@AaminsuldanAmiino
@AaminsuldanAmiino 3 күн бұрын
Allaahu akber❤❤❤
@abwanmuhamedbudin
@abwanmuhamedbudin 3 күн бұрын
Xisaabtaa kaa qaldan haduu halkii second jaro 2 ama sdex km siduu saacadii 13 kmbu jaro kkk edit garee wll warka ta kale halka aad xisbiga ka leedahay dgeh xisbulah,,,
@CabdulaahiNeymar-cv3qi
@CabdulaahiNeymar-cv3qi 3 күн бұрын
Mahadsand
@ainanshehassan170
@ainanshehassan170 3 күн бұрын
Halkii second waa 3km ayu jarayo halkii saacna 13km ayu jarayaa sidee isu qabanayaan
@MrFaxan
@MrFaxan 3 күн бұрын
Kuwa ruushka ku dhimanaya waxaa uga khayr badnayd gaza oo ay walaalohood garabsiiyaan
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 3 күн бұрын
Waa gurigaaga aan kula maamulo,adigu se gurigayga hayla maamulin weeye,waa nin la yidh xaaskaaga aan kula maamulo,lkn taydu waa bir magaydo
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 3 күн бұрын
Waxaad tiri sekenkii inuu gooyo 3km marka see 13km saacdii in uu gooyo u tiri 1secx3km x60sec lamid ah 1min =180km
@SuulayQamam
@SuulayQamam 3 күн бұрын
Sxb iska sax saacaddii wuxuujari karaa 180 saacadu waa 60 ilbiriqsi ×3=180
@faisalmassay-gl8vw
@faisalmassay-gl8vw 3 күн бұрын
Waa runtii in la dili wayp
@abdilaahiibraahim7788
@abdilaahiibraahim7788 3 күн бұрын
Thank you for the update ❤❤
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r 3 күн бұрын
Waa saaxanyaahy
@KayseHuriye
@KayseHuriye 3 күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 күн бұрын
scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@CabdihakinMohamud
@CabdihakinMohamud 3 күн бұрын
Galo jabkeedi ayaa gadhay yuhuudana illahay dhulka Haa la jaro Muslimintana Allah guuleyo
@ABDIABDIABDIABDI-ss8sd
@ABDIABDIABDIABDI-ss8sd 3 күн бұрын
😊
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 3 күн бұрын
Orashnic reer galbeedka walaac ayuu ku abuuray
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 3 күн бұрын
Kaasi heshiis maaha ee waa sheeko caruur iyo aqliga dad aan ogahay
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 3 күн бұрын
Putin wa in u rida hubka 🦁👌 uraa
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 2 күн бұрын
Culayska gantaalka inaga sax
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 3 күн бұрын
cidlagu shaqaysituu helay ruushku yaabanay illahayow Muslimita dib u soo celi waylidane
@cabdallaxasan7678
@cabdallaxasan7678 3 күн бұрын
Aniga waan isla yaabay mar allaale markay telaviiv gubanayso ama gumaystaha waxyeeli xoogan gaarto aad baan u dhoola cadeey halka dhanka kale markay gumaystuhu geysto gumaad aad lakala soocin aan kamurugoodo
@NadiifoKiin
@NadiifoKiin 3 күн бұрын
Gantaalkaan israaiil halagu garaaco si dhibtooda looga raystoh
@IbnurayaaleIbnrsyaale
@IbnurayaaleIbnrsyaale 3 күн бұрын
Abandoned nama heesho
@MaxamedShankar-ot6bc
@MaxamedShankar-ot6bc 3 күн бұрын
Ilahayow cadilbatahay cuqubada falstiin casha Usar carabta rabiwo
@AxmedTarenle
@AxmedTarenle 3 күн бұрын
Haaa inlaadiilu weyaan
@AxmedTarenle
@AxmedTarenle 3 күн бұрын
allaaha ugaargar wll qs
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 күн бұрын
Altaalku Halkii saac 13 km u jarayo qof lugynayo aya ka dheereya Ee maxa qaldan
@Abdinoor51
@Abdinoor51 3 күн бұрын
Russia 🇷🇺 ha baabiiso munaafiqiinta reer galbeedka najaas khashin ah weeye
@mohamedgedihassan
@mohamedgedihassan 3 күн бұрын
Free Free Free Palestine 🇵🇸 ♥️ 🙏
@cabdiqaadirsheik1924
@cabdiqaadirsheik1924 3 күн бұрын
Meelkasta halaga jafo yuhuud iyo reer galbeedba Ruushku hal haada iyo hal haybsha hakadhigo furuuqda banaystay muslimiinta dilkooda iyo baabiinta maatida iyo birmagaytida
@AmiinaxmedCumar
@AmiinaxmedCumar 3 күн бұрын
Wokuzxzanyaha shekhu
@DeeqMaqadin
@DeeqMaqadin 3 күн бұрын
Waa runtii
@abdulshakurabdi3985
@abdulshakurabdi3985 3 күн бұрын
Halki saac 10,800 km jari karaya 13 km ma aha wa khalad
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 3 күн бұрын
Is dhiib isdhiib laga waye
@badmaceyeofficial8950
@badmaceyeofficial8950 3 күн бұрын
sheeko kale ma haysaa aan gataalkan ahayn
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 3 күн бұрын
Sax marykan iwm habaaba aan
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 3 күн бұрын
Aad iyo aad in la jar jaro waaye nataniyahu. Iyo garbahiisaba kuma filno warqad la ,soo saaro
@mahaddeeq2567
@mahaddeeq2567 3 күн бұрын
kusooli nabiga maxamed scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw ❤❤❤❤❤scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw ❤❤❤❤❤❤scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw ❤❤❤❤❤❤scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw ❤❤❤❤❤❤scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw ❤❤❤❤❤❤scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw saw scw
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 күн бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 күн бұрын
Mawaalatay maracade? halki sikin ama ilbiriqsi 2ila3km bujaraya iyo sacadiba 13km busoconaya kalada sxb 60×3=180km 60×2=120km 1kidaqiiqo okaliya ayuu 120 ilaa 180km soconaya sacadkudhufo
MAXAA CUSUB OO RUUSHKA & DAALIBNAAN KARKARINAYAAN? XOG XASAASI AH
24:28
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,7 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 60 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,6 МЛН
3-GABDHOOD OO ARIN LAYAAB LEH OO AAN LAGA FILANAYN SAMEEYAY
22:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,8 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUSSIA | UKRAINE | NATO
9:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
Новости дня | 29 ноября - утренний выпуск
11:40
Euronews по-русски
Рет қаралды 41 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04