Walaladay Suhayb iyo Eng hudhud shukran. 😇🤗 Walhi, xaqiiq ahaan riwaayadan wax yaabo badan bay xanbaarsantahay, in qofkastee barigu yaraa quranka uu maclinku ku dili jiray xagay ka ahayd in uu wax u sheego soo dhawaysto ee uu ul ku xalin wax walba. Ciyaalkuna waa caqli soo koraayay saamayn wayne way ku yeelaynaysaa asna wax uu ka fikiraya sida marka uu waynaado ardayda u dili lahaa ileen isagaa lasoo diree waa kaa waynaaday ee circle-kii xagaa ka bilaabmay. Waxn rajaynayaa in dhalin yartan ka duwanaadaan maclimiintii hore oo ay waxyaabo badan dadkooda iyo dalkoodab u qabtaaan insha Allah........🤗