RUWAAYADII | LACALLA | GURI BARWAAQO IYO MADAR . QOSOLKII ADUUNKA 😂😂😂😂😂😂😂

  Рет қаралды 945,790

Guri Barwaaqo Tv

4 жыл бұрын

fadlan haddad ku cusubtahy channelka fadlan subscribe saar

Пікірлер: 2 576
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 4 жыл бұрын
*Hhhh FADLAN NALA WADAAG KALMADII KUUGU QOSOLKA BADNAYD*
@craxmaanbidixo5426
@craxmaanbidixo5426 4 жыл бұрын
La CaLLa Aar madaroow wlhi ma Nooli😂😃😂
@Ms_Ahmed203
@Ms_Ahmed203 4 жыл бұрын
😂😂lacala hadaan kuraaco maxaad samayn lahayn
@iamhaazhimohamed9025
@iamhaazhimohamed9025 4 жыл бұрын
Lacalaa hadaan dhiman lahayd xagee lagugu mee dhayaa
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
Xabalaha reerkiina laygu aasayaah 😀😀😀🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 4 жыл бұрын
AMA KOLEY KULA MADAR 🤣
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 жыл бұрын
Madar :Jannada makula socday Guri barwaqo : mayee halkasad ku hadhey 😂😂😂😂😂😂😂😂
@zuzumoh6518
@zuzumoh6518 4 жыл бұрын
kkk😂😂😂
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 4 жыл бұрын
Intasuunbaan riwaayada dhanba kuqoslay
@najuu_maanka441
@najuu_maanka441 4 жыл бұрын
Hhhh🤣😂😂😂
@user-xh7it6cy6k
@user-xh7it6cy6k 5 ай бұрын
Hhhhhh
@bigaasefilmsvlogs3600
@bigaasefilmsvlogs3600 4 жыл бұрын
Dhaman wan idin salamay walalahay melkastod adunka ka joogtan waa walalkin bigaase oo idin leh one love😍😍
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Actor Pigaaze 🤣🤣🥰
@mohammedrashiid43
@mohammedrashiid43 4 жыл бұрын
😎boqortoYo bigSe
@hassanhussein2174
@hassanhussein2174 4 жыл бұрын
Pigaaze keep go apti
@ayaanlemohamed9448
@ayaanlemohamed9448 4 жыл бұрын
Haye love
@casiisaxmed8375
@casiisaxmed8375 4 жыл бұрын
too ✌prothar
@kingmukhoinacumar2857
@kingmukhoinacumar2857 4 жыл бұрын
Lacala haddad comment aqris usoo gashay like saar😂
@yaxyeyaxye1062
@yaxyeyaxye1062 3 жыл бұрын
lacalahadaan madaxwayne ahaanlahaa jhhhhhh
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Lacalaaa hadad commentigeyga aragto like isar dee😥🤦‍♂️👍
@extriplexhd4733
@extriplexhd4733 4 жыл бұрын
😀waa arkay wa kuna sry
@qhmethkahink9850
@qhmethkahink9850 4 жыл бұрын
Qurux daada markaaan arkaybaan like kuusaray Balse meelan kaala soo xidhiidhan waaye FG IISHEG MEEL LAGAALA SOO XIDHIIDHO
@mahirsalaad5679
@mahirsalaad5679 4 жыл бұрын
lacala kuu maaban saareen ba
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@qhmethkahink9850 thanks wll qlli🙏🥰😰
@qhmethkahink9850
@qhmethkahink9850 4 жыл бұрын
Xatal alaan macaanto kaama hayo meelan kaala soo xiriiro
@user-ij6pg4uz4o
@user-ij6pg4uz4o 4 жыл бұрын
Lacala bariiiska hdaan kaa dhamayn lahaaa 😂😂😂😂 lacalla Like hdad ii sartan kwrma🤣
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@zakivicpilot7834
@zakivicpilot7834 4 жыл бұрын
Lacala hadad comment tiga akharinayso like izaar😂😂😂
@GenyoXarago
@GenyoXarago 4 жыл бұрын
Qali Subscribe isaar please thanks 🙏❤❤🙏 isoo booqo waad kaheli doontaa
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Wlhi ma Nooli Keep going inmadeydi ♥️🙏 Lacala hadad I aragtan qoralkyga wn idin jclhy🙏♥️
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
Lacala hadaan ku guursado kwrn wlloh😁
@yasiinmaxamed49
@yasiinmaxamed49 3 жыл бұрын
Hada lacala lacala haday tagan tay iskada waxba hana jeclane
@salmaancali5202
@salmaancali5202 3 жыл бұрын
Hmm xad ku cadenaYsa inan ku jecalhay
@abdinasirabdullahi9410
@abdinasirabdullahi9410 3 жыл бұрын
Qurara xeey lambarkaaga isi
@hanadofficial422
@hanadofficial422 3 жыл бұрын
Lacala hadii aan telkaga helo maxa samen lahayd😂😂
@abdullahisaidhiirad5346
@abdullahisaidhiirad5346 4 жыл бұрын
Lacala hadii ad ka heshay Ruwaydaan Fadlan Like ii saar
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 4 жыл бұрын
Lacala hadad komantigayga aragtay like manad ii saarteen kkkk
@Khierovic_74
@Khierovic_74 4 жыл бұрын
War maya maya, walaahibaan kuu saareen
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 4 жыл бұрын
@@Khierovic_74 waad iska ciyaaraysaaye noo saar sxpka maanan ahayn kkkk
@mashahiryoutube5139
@mashahiryoutube5139 4 жыл бұрын
mye wan ku saarilahaa😂😂
@Soloman2001
@Soloman2001 4 жыл бұрын
Kuuma saareen 😂😂😂
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 4 жыл бұрын
Xaniyo waynaan kuugu saaray 🤣
@shukrimohamed7274
@shukrimohamed7274 4 жыл бұрын
Waa markii tobonaad ee aan maanta daawaday walaaahi, riwaayadani waa another level. Tabtii sooraan iyo jawaan jiibta isku heli jireen buu madar iyo Guribarwaaqo isku helaan. Maanta laga bilaabo labadiinu noqda jilaaysha actorska ah riwaayadahooda.😍😍
@buunicabdi9577
@buunicabdi9577 4 жыл бұрын
kkkk Walaal ma dhiirigeliye nololeed ayaad isku badashey😂😂😂
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
Walaahy waa markii saddexaad ee aan daawado Riwaayadan Qosol iguma hadhin😂😂😂
@muniirmohamed4147
@muniirmohamed4147 3 жыл бұрын
Wlhi wan qoslley inpadan lacalla hadii ad qosodhyy like isaar😅😅😅🤣
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 4 жыл бұрын
LACALLA HADDAAD LIKE ISAARTO KAWARAN😂😂
@kadermohamed1953
@kadermohamed1953 4 жыл бұрын
Lacala hadan ku jclado kawarn
@manozxikmad822
@manozxikmad822 4 жыл бұрын
Lbx isar aan kuu sare subscribe lbx
@barwaaqojamac8440
@barwaaqojamac8440 4 жыл бұрын
Hadan ku saro lacala lacagta wan kula leyahay 🤣🤣🤣
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
Lacalla haddan ku saari waayo maxaad samayn lahayd 😂
@dheemanluula2004
@dheemanluula2004 4 жыл бұрын
Lacala hadan diido kawaran🤣🤣
@maygaagtupe6491
@maygaagtupe6491 4 жыл бұрын
Lacala hadaad like isaarto waan qoslilahaa 😂😂😂
@whatislifebuttheenjoymento3405
@whatislifebuttheenjoymento3405 25 күн бұрын
Lacala hadaad qosli weyso kwrn
@guulaysoooguulgaadh197
@guulaysoooguulgaadh197 4 жыл бұрын
Ninmankani way dhimanyaan iyagoo wada socda waliba Ninkii qaaday heesta (Safrbaa latagayaa iyo socto dheeraa) Markuu sidaa u qaaday ayuu dhintay laclal weeye tanina ee wali way noolyiin
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
😂😂sheeko
@mahadxaragooffical8877
@mahadxaragooffical8877 4 жыл бұрын
Madar iyo guri barwaaqo iintii taagero buuxda u hyzaaa like ssr
@jamalcalixuseen128
@jamalcalixuseen128 3 жыл бұрын
Like
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
Lacala hadaan youtuber caan ah ahaan lahaa like ta maysaari lahaydeen 😂😂
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
May disliketan kugu caawin laha taasa la iibsada imikee 🤣🤣🤣
@Khierovic_74
@Khierovic_74 4 жыл бұрын
War maya maya
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
Mya kumaan saareen dee
@abdiqafarmohamed8137
@abdiqafarmohamed8137 4 жыл бұрын
Adiga shoutout ma isamayn lahayd 🤣
@waayeelkajaqafsada7849
@waayeelkajaqafsada7849 4 жыл бұрын
Maya nio maya .. Ilaahay baa i dilayee noocaagaa like ma saareen😂😂
@nasraapdikadeir1627
@nasraapdikadeir1627 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo iyo madar wlh dad talent leh weye Keep going Legends❤💋🥀🥰🤴😍😍
@Fadmiina
@Fadmiina 4 жыл бұрын
Lacala hada commentiyadina aqri laheyn like ma heli laheyn😂👍
@ayaanbintucaano9924
@ayaanbintucaano9924 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk wlhy wada qosol baad tihiin hore usocda baan idin leeyahay
@salafiyare4461
@salafiyare4461 4 жыл бұрын
Inta Nabi Maxamed (NNKH) Jecel Like Saara ❤❤
@ninaabdi1529
@ninaabdi1529 4 жыл бұрын
Hotelkaasi wakii uu cabdirahman istay weelka u xali jiray 😹👍🏼👍🏼👍🏼
@ibra_ace
@ibra_ace 4 жыл бұрын
Alla illahayow Hada dadkeyga tihiin subscribe iisara 🙏 kzbin.info/www/bejne/eGjRiZeGpc1qbZo
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 4 жыл бұрын
😅🤣🤣Meeshu kuuliga ka gali jirrey Abdiraxman stey Ma U Jeedaaan
@oumalkairemahamoud8685
@oumalkairemahamoud8685 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wlhi rag jiira iga dhee machallah inolada Guri iyo Madar Big respect
@xamdixanaano4424
@xamdixanaano4424 4 жыл бұрын
San u qoslayey wallhi wan raftay 😂😂😂😂 Alle haydinka farxiyo
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
Hadad ku qososhay Waryaaa makula socday like isar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@suhaypsant0s468
@suhaypsant0s468 4 жыл бұрын
NaaYeH GuriH paRwaaQoH ma aPaHaPa
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
@@suhaypsant0s468 My adi buu hooyadaa yahay 😉
@suhaypsant0s468
@suhaypsant0s468 4 жыл бұрын
NaaYeH GaPaDhaH miYuuH kuH QaPaH HaDaH
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
@@suhaypsant0s468 hhhhh waryahee kuma fahmin inantu mata riwaayadada ku jirtaa😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@suhaypsant0s468
@suhaypsant0s468 4 жыл бұрын
HaaH inikaD wxiiH FaHaNtaY😂😂😂😅😅😄
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 4 жыл бұрын
Lacalla haddaad part 2 soo saMayN lahyden Maxa dhici lahaa🤣😅😁🤩🙏
@hayaadhazzan8748
@hayaadhazzan8748 4 жыл бұрын
Lacala hadd iguurzan laheeed like maanad iizaarteeen🤣🤣🤣
@abdisalam18dahir17
@abdisalam18dahir17 4 жыл бұрын
😂😂 mxa like ah isku yaacdenbe
@sulekamohamed915
@sulekamohamed915 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@cabdikarimmodrich7402
@cabdikarimmodrich7402 4 жыл бұрын
Ilahy sixni wayn aya lagu baraya hdd ku qosozhay like i saar🙏
@Askaraawi
@Askaraawi 4 жыл бұрын
Qala dadka qaar baa qosol dhiman waan kaa sugay naa zhp
@maxamedxaashi7489
@maxamedxaashi7489 4 жыл бұрын
Amadi laca la hadad Germany ka iman lahayd o Borama iman lahayd kwrn kkkkkk
@Askaraawi
@Askaraawi 4 жыл бұрын
@@maxamedxaashi7489 hadaan iman lahaa waan guur san lahaa
@suhaybmaxamedsulaymaan3686
@suhaybmaxamedsulaymaan3686 4 жыл бұрын
Lacala amadow hadad guursan lahayd gabadha manan kula qaben
@Askaraawi
@Askaraawi 4 жыл бұрын
@@suhaybmaxamedsulaymaan3686 Gurigayga kuma tuseen qabitaan iska daayo
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Hhh ruwaydii lacala bn sooxasiisty ILLAHOW idiin naxariso
@ridwanmoha341
@ridwanmoha341 4 жыл бұрын
Lacala hadad gabadhahanlayd
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
@@ridwanmoha341 hhhhhhhh ruwayad qarami ah bey soocusboneysiiyeen
@kevserkevser4520
@kevserkevser4520 4 жыл бұрын
pls qaraamiga tageeraye chanalka ii yara sheeg aan daawadee
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
@@kevserkevser4520 kzbin.info/www/bejne/pmayqWWfiZKGia8
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
@@ridwanmoha341 linkgas kudhufo ina ader waa kaheliye
@xamdiitohibraahim3205
@xamdiitohibraahim3205 4 жыл бұрын
Lacala Hdaan Hotelkaa Joogi laaH MarkeY biYaha isku shubaYen waan kala Celinlaa 😂😂
@noobinho3515
@noobinho3515 2 жыл бұрын
imikana wan ku ceshtay😂lacala hadad ila mid noqoto kwrn
@nuurasiciid4532
@nuurasiciid4532 4 жыл бұрын
Wlhi qosol naguma hadhin 😂😂😂😂😂😂😂two legends keep going
@khalidabdirahman1021
@khalidabdirahman1021 2 жыл бұрын
Wakaa
@hazardoffical4810
@hazardoffical4810 4 жыл бұрын
Inta madar iyo bigaaze uxistaya like saar👍👍
@forthemind720
@forthemind720 4 жыл бұрын
LACALLA haday Somaliland aqoonsi hesho ka warama
@olaadali3507
@olaadali3507 4 жыл бұрын
Waa Waxaan dhici karayn Nio
@forthemind720
@forthemind720 4 жыл бұрын
@@olaadali3507 waxkastaa way dhici karaan haduu ilaahay qoray
@olaadali3507
@olaadali3507 4 жыл бұрын
@@Art_of_life_________0 Aduunku Dal Danbe Kala Gooyn maayo Qodobkaa Dal Dal Ka Go'a Waa la xodhiay Oo Albaabka loo laabay Soomaliyiina Cidkala Goysa Uma Baahna Sis Maad Fahantay
@olaadali3507
@olaadali3507 4 жыл бұрын
@@Art_of_life_________0 Sorry Sis Meelkalaad ii Qaaday Maan ihi Anigu Reer Koonfureed Waligayna Xitaa Maan Arikinin Wllhi Ee Anigaa Ah Reer Soomaliland Kuna Dhashay Una Dhashay Mana Aan Doonayo inaan Walaalahayo Koonfur Somalia Ka Goosano Waayo Kalinimo Iyo Koobni Waxba iima tarayso Waxaan Wax Ku ahayna Waa Ayaka waxay Waxkuyihiina Waa Aniga Sidaan Kuu Fahmay Adigu Waxaad tahay Reer Kilinka Ama Reer Ethiopia Adiga Laftaada Waxaan Rabaa in Soomaali Wayn Laydinkusoo Celiyo Oo Shantii Soomaaliya Ee Kala tagtay Dib Laysugu Keeno Markaa Idinku Hadaad Reer Jogjiga Tihiin Xoogaa Waad Naga Fogaateen Anaguna Hadaanu Nahay Reer Hargaysa Reer Muqdisho Wali Maanu Kala Fogaan Waanu isu Dhawnahay Xoogee Afgarasho La'aana Moojee inzha allah Taasina Waanu Xalinaynaa Ee Hanakala Goynina Walaalo Aan Kala Maarmin Baan Nahee isukaaya Keena Waanu isjecelnahee Hadaydaan isu kaaya Keenayna Please Nagala Aamusa Munaafaqada iyo Xaasidnimada Sis🙏🙏
@abdirahinkhadar8480
@abdirahinkhadar8480 4 жыл бұрын
Wasiirbaan noqon lahaa tolaay
@mohayarre2985
@mohayarre2985 4 жыл бұрын
Lacalla ka Indha adg weligy ma Arg 🙆🏾‍♂️🙆🏾‍♂️😂😂😂😂😂
@Narkoedits
@Narkoedits 2 жыл бұрын
Sanad kadib hada ayaan daawanaya mar kale wlhi waan nii xiiznay😭❤️
@xaliimocabdi5926
@xaliimocabdi5926 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Lacalla lacalla lacalla lacalla lacalla lacalla lacalla hadaa qaladaadka nooso bandhigi lahaydeen siday noqon lahayd
@nemoupdykader1723
@nemoupdykader1723 4 жыл бұрын
Way so wadaanpa wll isaga ka qosol padane
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Kkkkk
@mubaarikalphamubaarik6144
@mubaarikalphamubaarik6144 4 жыл бұрын
LacaLa Hasan Like Ta LahaaN Lahaa waN isku wadi Lahaa uuN dhac kusii LacaLa
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Lacalla hadii xanuunsan lahaa, daawadeydana ahaan leheed subscribe, walaal ma ii saari leheed.... Waa LACALLA!!!
@ilkacase8212
@ilkacase8212 3 жыл бұрын
Ha
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Qoomu luud bay isku sheegeen inaa lillaahu wa inay raajucuun 19:45😓😓😓
@soultimanabdillahi4076
@soultimanabdillahi4076 3 жыл бұрын
Wax hubso lacala hadaad gabadh ahaan lahyd buu yidhi
@mahomedyusuf7098
@mahomedyusuf7098 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo jilaa caana🙋‍♂️
@Shihapshacir
@Shihapshacir 4 жыл бұрын
Lacala Hadaan gurey Ahaan Lahaa Like i Saara 😂😂
@axmedboy8357
@axmedboy8357 4 жыл бұрын
Masha Allah guri barwaaqo and madar waxan ku qosley madar kaa dheer ee qoomu luudka
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 4 жыл бұрын
Lacala Hadan Like Ii Sar Ku Idhaa Ma Ii Saari Lahayd aduu😂
@mohakaynaanKaynaan
@mohakaynaanKaynaan 4 жыл бұрын
WayeeL___dhac__kuugu__ziyay.....😂😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 4 жыл бұрын
@@mohakaynaanKaynaan Libah 2 Maahan
@user-kk6sx2yq7l
@user-kk6sx2yq7l 4 жыл бұрын
Wlhy ninkaas guray alle ha barakeeyo ka qoslinta uu ka qosliyo isagiyo madari maha mid iska keenkeen ahee hipo alle usiyey weye alle ha idin xifdiyo Idin taageeraa wlhy inbadan حياكم الله
@sheekhbuurta6050
@sheekhbuurta6050 4 жыл бұрын
I'm in bed and I think we have 0
@majeitttehmettaadan5386
@majeitttehmettaadan5386 4 жыл бұрын
HHHHH WAR REERBURCO INKAAR WEEYE ANBA AHE KEEP GOIN SHBYL
@GenyoXarago
@GenyoXarago 4 жыл бұрын
Wll Qali Subscribe isaar please thanks 🙏❤❤🙏 isoo booqo waad kaheli doontaa
@nemoahmed1443
@nemoahmed1443 4 жыл бұрын
18:49maxan la oyayaa kulaha 😂😂😂 de walidada....sorry madr😂
@habooncayuuni6019
@habooncayuuni6019 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh Timapay kaqaad alla madaraw lacalla Haday kugu dhacdo kawarn Tinpaydu🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@musabnormahadalle7237
@musabnormahadalle7237 4 жыл бұрын
Nin aan ka helay sxp muqdishaan kaa soo salamayaa
@najmasaed4733
@najmasaed4733 4 жыл бұрын
Waar labadeenu lacaleynu dhuunta isugu dhufaneynaa😂😂ka heley👍
@zuaadzhiino8864
@zuaadzhiino8864 4 жыл бұрын
Xabaalihiin reer nuurka iyo cadarkii. Maydkan zoo iibiyey. 😂😂😂😂😂😂😂
@user-tn8wv4js4c
@user-tn8wv4js4c 5 ай бұрын
Who is watching since 204
@angeldimaria2421
@angeldimaria2421 4 жыл бұрын
La cala hadii an gurey arki lahaa waan diLi laHaa kkkkk. Plz lik£😂
@raxmamaxmed6409
@raxmamaxmed6409 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@angeldimaria2421
@angeldimaria2421 4 жыл бұрын
Kkkkk
@cabdiqaadiribraahim6473
@cabdiqaadiribraahim6473 4 жыл бұрын
Lacala hadaan walaashaa qabi lahaa saw seedigaa maan noqdeen kkkk
@aliyaanofilimsvlog5151
@aliyaanofilimsvlog5151 4 жыл бұрын
guriburwaaqo nin culus huray usoco🤔🤔😘😘😍😍
@najma4832
@najma4832 4 жыл бұрын
Lacala oohinta madar hadii aad ka heshaay iisar like ta hhhhhhhhhhh
@najuubea962
@najuubea962 4 жыл бұрын
Lacala hadad Comment akhrisanyso like isar 😂
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
GURI BARWAAQO MADAR BIGAASE 3 LAGEND LACALLA HADII SIDAYDA QOSOL AWGII ILKUHU KAA QUBTEEN MXD SAMAY LAHEED #LIKE ISKU MUUJIYA 😂😂😂
@user-mb9bh9rv5l
@user-mb9bh9rv5l 4 жыл бұрын
WllHi perKa IcazaaDay inta Ku qozozhay intii udampayzay like dhac kuzii😂
@abdihussein8020
@abdihussein8020 4 жыл бұрын
Gurayoow qayb labaad ka soo zamee wllhi beer casaad weeyi😅😂
@Chanariofanny
@Chanariofanny 4 жыл бұрын
wlhi dip u daawaday...riwaaayadii qosolka.badnayd...ee lacala😂😂😂😂😂😂...riwayadii..hore lacala🙂
@faraxismail1967
@faraxismail1967 4 жыл бұрын
Kalmadii iga qoslisay waxay ahayd madar isagoon gabadhaba garanayn ayuu ku leeyahay naa isku afbaynu nahay kulaha waryaa beerka i casaaday
@cumartaajir208
@cumartaajir208 4 жыл бұрын
Hadaa comment akhris use gashay Nabiga ku sali scw scw scw
@faatimaabdiqaadir8845
@faatimaabdiqaadir8845 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@najaxzan6733
@najaxzan6733 4 жыл бұрын
Lacalla hhhh wlhi madar iyo guri barwaaqo waa the best actors
@hamdayousuf4526
@hamdayousuf4526 4 жыл бұрын
Wlhi qosol igumuu hadhin madar an guriparwaaqo idin wataa wlhi 🥰♥️📍👅🥰
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Arooska wanka ciyaaraya inaanay askartu I celinayn oo wlhi ah nin iga badiyay guri barwaaqo 😂😂😂
@triplek3107
@triplek3107 4 жыл бұрын
Gurow zhp markad barizka cuneyzaan harkoo aan ka meer meerayay oo xafada yalay ayaan ku waabiyay wllhi 😁😄😁😄😁😄😁😁😄😁😄😁😁😄😁😄😄😄😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣
@slaveofallah5725
@slaveofallah5725 4 жыл бұрын
All manooli qosl ban dhintya rabi ha nookiin daayo 🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂madar and guribarwaqo 😂😂😂😂lacla iigu qosl badan
@nimcoali4487
@nimcoali4487 2 жыл бұрын
Kkkkk mansha allaah ❣️❤️❤️ waa fanny
@munaabdiofficial9896
@munaabdiofficial9896 4 жыл бұрын
Lacala hadad gabadh ahan lahay ma igursan lahay 😂
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 4 жыл бұрын
Ladan nin laba nin aad u jeclahay waaye madar iyo guri barwaaqo masha Allah tabarakallah ilaahay ha idin xifdiyo
@abdirahmanjama764
@abdirahmanjama764 4 жыл бұрын
RiwaaYadan Maskaxdii ka FekerTeY waa 100💯
@hassanesmail2906
@hassanesmail2906 4 жыл бұрын
Waayo waxaan ahay wiil hiigsi le lakiin aan haysan wuxuu ku soo bandhigo
@user-vu1nc4ni5w
@user-vu1nc4ni5w 4 жыл бұрын
Gurow zxb qaybta labaad zxb qaali soo geli inslaah
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 жыл бұрын
Halkaasaad ku hadhey Kulahaa 😂
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 4 жыл бұрын
18:12 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhy si aadaan ugu qoslay intaaaa. 18:21 guray barwaaqo siduu gacmaha leeyahay eega
@dhoolabdilahi3993
@dhoolabdilahi3993 4 жыл бұрын
Anba intaasaan ku qoslay waan oyay
@exxiiinfaniinchanel7735
@exxiiinfaniinchanel7735 4 жыл бұрын
Waaan rafty🤣🤣🤣
@sagalabdinour9819
@sagalabdinour9819 4 жыл бұрын
4:5 guriygaygad ustag laso donanysa kulha wlhi wn qosly 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Naif-so8yk
@Naif-so8yk 4 жыл бұрын
Wllhi 30 daqiiqo qosol ayan ku dhmysty wax kla tihiin guri & Madar ❤
@sayidosman233
@sayidosman233 4 жыл бұрын
Lacala hadaad gabadh ahaan lahayd Ma iguursanlahayd walhi maanta farxadayduu kataliyay 😂😅💪guri barwaaqo horay usoco wllo🤙🏾🙌🏽❤️
@hdsport2523
@hdsport2523 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo go forward soo badi riwaayadaha zhp😍
@muxiyonacas1531
@muxiyonacas1531 4 жыл бұрын
Hhh
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 3 жыл бұрын
wlllhy ciyaar qalayinayzaha kulah guri barwaaqo xagaad noo ciyaarzin madar rag jira 😍😍😍😂😂😂rabi haa idinka farxiyo
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo nasab legend miidhan ❤️❤️🙏
@waheliye44
@waheliye44 4 жыл бұрын
Keep going Bro from Cardiff
@impossiblechannel8117
@impossiblechannel8117 4 жыл бұрын
Lacala hadad prti2 soo samyn lahydeen way wacanan lahyd
@mohudediriz1807
@mohudediriz1807 4 жыл бұрын
Hortaa waD Zalmntehen MadaR iyO Goray Parwaqo walhi Cawa Nolashaysa seanan oQsliin oqslaaaaY waxan EdinleyhaaY Inshallah Nolasha HalkaD Oga Pahnteen Gadhaa walalyaaL 🙏🙏🙏
@somalilandguul9688
@somalilandguul9688 3 жыл бұрын
Lacala hadaad like ii saarto ka waran 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍
@salmakelli8600
@salmakelli8600 4 жыл бұрын
Guri barwaaaqo and madar jilayaal an tageero💖❤keep going pro🙏💚
@mohamarre8624
@mohamarre8624 4 жыл бұрын
Gurayow Qaladaadka nooso dHig 😂😂❤️
@unitedfamilyfuns6344
@unitedfamilyfuns6344 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh guri barwaaqo funny waye wlhi sacad ban qoslayay 😅😂😅🤣🤣🙉🙉
@khadarhasan7062
@khadarhasan7062 4 жыл бұрын
Grow lacala hadad khaladaadka noo soo dhigi lahayd fiicnaan lahyde😅🙋❤
@hodanxasan3157
@hodanxasan3157 Жыл бұрын
🤣🤣🤣😱🙈🙈🙈
@mustafemaxamed8363
@mustafemaxamed8363 4 жыл бұрын
Wlhi inan been idin sheegayne. Waan iska gartay inu hadhow odhan doono wan dhinto janada ilamad socon. 😁😁😁🙄🙄🙄💔
@Abdirahman-Koronto
@Abdirahman-Koronto 4 жыл бұрын
Jilbehaygii maxay la xoormeen BALAAYEY LA XOORMEEN KULAHAA 😂😂😂GURI BARWAQO CADI MAHA
@abdiwakiil2263
@abdiwakiil2263 3 жыл бұрын
Xabaalaha reer nuurka laftarkoodaan ka daawanayaa🤣🤣🤣🤣
@husseinheefo9999
@husseinheefo9999 4 жыл бұрын
Hhhhh qosolku waa qayba Ka miida nolosha Beer casad ASXBAATA qaaliga ah SUBSCRIBE 🔔 PLEASE LIKE 👍 guri barwaaqo and madar dayax weerar halka Ka siiwaad hore u gadha Halkaad higsanysaan Hamigeda leediin
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 4 жыл бұрын
Janadaan galnay markaasaad iga hartay 🤣🤣🤣🤣waan raftay
@dearmum3320
@dearmum3320 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Haaf waan cunayaa, Haaf na Safari 🤣🤣🤣🤣
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 2 жыл бұрын
Alla Beerka Aad baan Uqoslay wlhi
@xariiroofficial6528
@xariiroofficial6528 4 жыл бұрын
Gurayow hargeisa looma lugeeyo dee
@khalidismail3832
@khalidismail3832 4 жыл бұрын
Wixii akhiro kutagayah wa leyska qurxiyah😂😂kulaha guri😜
@cashaadan612
@cashaadan612 4 жыл бұрын
Lacalla iguu qozol badneeD madar iyo guri barwaaqo sharafi. Kortiina ha ahaato wlladay🙏👏