No video

Ruwayad cusub WALAC JECEYL part 1”

  Рет қаралды 161,145

QAYS QARNI

QAYS QARNI

4 жыл бұрын

#Subscribe #like #share

Пікірлер: 173
@QAYS-i7g
@QAYS-i7g 4 жыл бұрын
Sharafta mahan in aad shatigada cadado ee waan in aad sameysa xaskada waxay ku faraxdo ✌🏼asxaabtena waan idin jecel nahay ❤️
@dagandheman6514
@dagandheman6514 4 жыл бұрын
Wa sidaas bro
@indhauroonabdullahi5858
@indhauroonabdullahi5858 4 жыл бұрын
Masha allah walalkey waxatahay wil sharaf badan ilahey haku xafido aniga wakutageera viva qay yare
@shankaroonyaasiin3917
@shankaroonyaasiin3917 4 жыл бұрын
Waa saxiix aaway amran
@cayunisharaf7312
@cayunisharaf7312 4 жыл бұрын
dad aan ku fano qays hore u socda asxabta fikradihina wan jeclahay
@haboondeeqachnnel6595
@haboondeeqachnnel6595 4 жыл бұрын
sx wlhi wlkyga hory usocda
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 4 жыл бұрын
Amraney xagee aade,,, the ladies who were best in acting mmepeleka wapi my dears ,the likes of amran, fardowso...
@dagandheman6514
@dagandheman6514 4 жыл бұрын
Qof ka ugu horeyay ban noqdy like igu qbta
@farxiyocabdi7549
@farxiyocabdi7549 4 жыл бұрын
Intii somalinido kujirto like iisaara
@midnimotv9841
@midnimotv9841 4 жыл бұрын
Subscribe ii sar wll
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qays waxba kuqabsadhe.........it is too funny wlh... Hormar wacan asxabta qaali aah...Sanka xasidsanaa xaskadha cuntadha sidhi lokariyo baar kulaha
@macalimow1788
@macalimow1788 4 жыл бұрын
Jcyl walaal malahan
@cayunisharaf7312
@cayunisharaf7312 4 жыл бұрын
dad aaan u xisay wale waan idin jeclahay qays walac wax ka qawasho maleh u samir qofta
@hamdikorio2727
@hamdikorio2727 4 жыл бұрын
Somali media hore usocta manshallah ruwaydahina wajecel yahaye runti
@mahadhoabdinoor9576
@mahadhoabdinoor9576 4 жыл бұрын
Guriga ya igu daran manshlh 🔥🔥
@ayushjosph2684
@ayushjosph2684 4 жыл бұрын
Wll subscribe isaar ado mahadsan
@somali_legend_official317
@somali_legend_official317 4 жыл бұрын
wlaahi waa fuuray waa soo waayay ayan dhahaa waxii ka dhacaayo hala dhacaan kulahaaa lkkkkk
@zeyruqkhn1339
@zeyruqkhn1339 4 жыл бұрын
So smart somali media👍 xor usocdha wainajcleh💝
@abdifatahmoalimali5356
@abdifatahmoalimali5356 4 жыл бұрын
Asxey gabar saan u qurxan igu so duceya .
@bishaarocooking4232
@bishaarocooking4232 4 жыл бұрын
Ifka walal lagu yahay subscribe iisaar asxaabey
@Mohamed-wx2ll
@Mohamed-wx2ll 4 жыл бұрын
Asc 👍👍👍👍👍👍👍
@nuurokhalif6832
@nuurokhalif6832 4 жыл бұрын
bishaaro cabdulahi
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Wanku saray wll
@mariamhassan5633
@mariamhassan5633 4 жыл бұрын
Walidii walaaac ma noogu badasheeen
@shankaroonyaasiin3917
@shankaroonyaasiin3917 4 жыл бұрын
Manta guri shidan ayaa ruwaayada ku jilaysaan 💔💙💙💙💔💙👈
@mohammedabdirashid2820
@mohammedabdirashid2820 4 жыл бұрын
Haa waa runtaa
@raliyodumarwani8790
@raliyodumarwani8790 4 жыл бұрын
Mashalaha alow idinxifti waxatahiin wllo qalbiwanagsan jecel iney marwalbo bulshadoda qanciyan❤❤❤❤👏👏👏👏🙏🇸🇴
@FartunHussein1
@FartunHussein1 4 жыл бұрын
Qays Qays,maya maya,you are dealing with pregnant women,wax ka qabasho malaha 🤣 you have to do what she wants or also🤣🤣🤣 good job as always guys! Much love 💕
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 Жыл бұрын
M.a quruxley
@najuubbe8811
@najuubbe8811 4 жыл бұрын
Mi TeaM❤❤❤❤ Nigu ahy mi Walaloz😘😘😘😘😘
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
2badina waa isku nureysan wlhi😁
@Abdiwadud99
@Abdiwadud99 4 жыл бұрын
ManshaAllah Riwaayada Qatar eeh wayo runti
@updullmanka6083
@updullmanka6083 4 жыл бұрын
Wow what a nice acting
@aminokhalifabdi5941
@aminokhalifabdi5941 4 жыл бұрын
Walac walee waa San ninkan wa bari yaa I radiya dariska u dirsadee anigana hehehe ruwayadahina wale maskax socota dad aan tageero hore u socda ❤️✌🏼
@cabdiraxmaanmaxamed7797
@cabdiraxmaanmaxamed7797 4 жыл бұрын
Keep Going🙏👏
@mahircade3099
@mahircade3099 3 жыл бұрын
Keep Going Zxpky LefTy 💗
@abdikey6255
@abdikey6255 3 жыл бұрын
Guurkaba waa nanacsiiseen masaana walaca
@sundusabdalla4673
@sundusabdalla4673 4 жыл бұрын
Qofki ogo horeyan ahay filin ana garanaynan iskala qabsaday wa kalsoni an uqabo chanalkan horay usocda inta iga danbaysa likta👍
@ayushjosph2684
@ayushjosph2684 4 жыл бұрын
Sundus abayo subscribe isaar
@mowlidqasin7605
@mowlidqasin7605 4 жыл бұрын
Kkkkk qosol igumaharin waxmaaidin kagubty kuye kkkkkkhhhhhh
@foossheikh8613
@foossheikh8613 4 жыл бұрын
Alla waayo waayan daawaday kama daalo walee
@abdilahishekh9904
@abdilahishekh9904 4 жыл бұрын
Ceeeeeesh calaaaafilim thanks Sxp qli
@fatimamohammed8366
@fatimamohammed8366 4 жыл бұрын
Wlhi waa dhibato walaca 😢qofkii soo mara garan ilaahow walidkeyna cafi hooyinkeyna yaa rabi 😩🤲🤲🤲🤲🤲
@abwaanhanat2438
@abwaanhanat2438 4 жыл бұрын
Hhhhh lkn 📷 camera manka a misha kalen wen kaqaday
@mowlidqasin7605
@mowlidqasin7605 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkhhhhh maansh alaah
@user-me4nu3qv2f
@user-me4nu3qv2f 4 жыл бұрын
مضحك جدا جدا 😃😃
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
Bisinka walaca waa wax xun walahi ile ninka ba nace 🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂😂
@atuswe2539
@atuswe2539 4 жыл бұрын
Qays waxbaa helay😂😂😂
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 4 жыл бұрын
Hhhhhh😂😂 kac maamada deriskaa wax kaaga dirsanaa kulahaa wlhi kal iyo laap baàn u qoslay🤣🤣🤣🤣
@abwaanhanat2438
@abwaanhanat2438 4 жыл бұрын
Hhhhh waxbakadacay misha
@abwaanhanat2438
@abwaanhanat2438 4 жыл бұрын
Lkn amraney a kamaqan misha
@ayanahmed7160
@ayanahmed7160 4 жыл бұрын
Ar bariga anaa u soo horeeyo
@ayushjosph2684
@ayushjosph2684 4 жыл бұрын
Ayaan abaayo subscribe isaar 100 21 iga dhiman
@ayanahmed7160
@ayanahmed7160 4 жыл бұрын
@@ayushjosph2684 sharci aa ka yaalo
@ayushjosph2684
@ayushjosph2684 4 жыл бұрын
@@ayanahmed7160 thanks abaayo
@mohammedyare9092
@mohammedyare9092 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@somalianboyee9542
@somalianboyee9542 4 жыл бұрын
Ayush ikuqabo walalo anigana
@najuubbe7872
@najuubbe7872 4 жыл бұрын
Love idiiinku ahay walahi
@abdallah.khaledhaitian1874
@abdallah.khaledhaitian1874 6 ай бұрын
❤❤❤
@Hazelhazeal
@Hazelhazeal 4 жыл бұрын
Wa idin xisay 1bil Ka dib
@jiijocumar4649
@jiijocumar4649 4 жыл бұрын
Kkkkkk dulqad samey abowe qeys dulqad lagaraba
@Faridomahamed
@Faridomahamed 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhh alaaa wilka abtigey way ka ya bisay gabdhi 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 ala feraha i xanunany
@nurdincadde9254
@nurdincadde9254 4 жыл бұрын
Hhhhhh hhhhhhhh wllhi qosol iguma harin
@mayayusuf8531
@mayayusuf8531 4 жыл бұрын
I am just watching because of iqraaa ...and I too missed fardowsa ...where is she
@somali_legend_official317
@somali_legend_official317 4 жыл бұрын
saxaneee u dhiibeeeen qayr laguu walac kkkkkkk
@dekoomar4527
@dekoomar4527 4 жыл бұрын
mansha alh
@faadumomaxamuud5785
@faadumomaxamuud5785 4 жыл бұрын
Wooow qatar
@Zuheyb_Aden
@Zuheyb_Aden 4 жыл бұрын
Qey anigey igu dhacey waana ku waye willkeyga abahisa wey xanunbadantahey
@kashkajr4425
@kashkajr4425 4 жыл бұрын
Alaaa!!!....qusul igumaharin wlhi.......quracda ayaka myaa karsadheen mise idhinka leh😅😅😅😅😋😋😋❤❤💘💘💘💘💘💘
@bilanbeautyproduct8713
@bilanbeautyproduct8713 4 жыл бұрын
Qatar
@kashkajr4425
@kashkajr4425 4 жыл бұрын
Bro biritona wxa lagudahaa kac State house duxul igasoqaaad😋😋😅😅😅😅😅mxaa sameeyne.....kal iyo laaaab uqusli wlhi caaaawo
@frahiyanur6110
@frahiyanur6110 4 жыл бұрын
Mugdi kow boodshabkax ahaa hee xalqada koobad iyo walac kkkkkkkk ilaah xalqada 5 maxaa loga dhiga waayi walaca keep going iqra iyo qeeys👌👌👌👌👌👌👌
@iqrakeydsan1195
@iqrakeydsan1195 4 жыл бұрын
Wooow horey u soco huuuno 🙏🙏🌸
@omarfiola8810
@omarfiola8810 4 жыл бұрын
Kulahaa maamada dariska cuntada iiga soo qaad mise guriga hooyadeey ayaan aadaa 😂😂😂
@midnimotv9841
@midnimotv9841 4 жыл бұрын
Inta wanaga jacel SUBSCRIBE isara illah ha idn bara keyee
@hafsomohamed8571
@hafsomohamed8571 4 жыл бұрын
M.a waa nixisay intaa niga maqnaa walhi
@somali_legend_official317
@somali_legend_official317 4 жыл бұрын
way naga dhamahnaayaan kulahaa kkkkkkkkkk wlaahi waa fuuray
@LeyloBashiir
@LeyloBashiir 15 күн бұрын
Hhhhhhh
@bishaarocooking4232
@bishaarocooking4232 4 жыл бұрын
Aniga cunto kusiinaayo abyo run miyaa walac 😂😂😂👈👌hhhhhh
@salwacadey7384
@salwacadey7384 4 жыл бұрын
hhhhhh funny wlhii horay usiisocda qeys cwa iqraa melkusaarty
@zaki5590
@zaki5590 3 жыл бұрын
Qado wada cuneynaa iyo shaah bigeys meesha yaal maxaa ka qaldan director ka ama editor ka
@canabmaxamuud453
@canabmaxamuud453 4 жыл бұрын
👏 somal media
@aasiyogaabey4768
@aasiyogaabey4768 4 жыл бұрын
qeesoow wayku haysataa yaa Ku dhahay uur uyeeel
@ayaanabdilaahi2311
@ayaanabdilaahi2311 4 жыл бұрын
Hhh ala idin jeceliyaa azxabta hore usocda kkk islaanta dariska igasoqad cunto kkk fani walahi waxa ma idinka gubty qays nin bariya hhh sanka iso celi saxanka
@ruweedaruun478
@ruweedaruun478 4 жыл бұрын
Lkin iqro secml walac diris lagadoonayo maimaday waxkale waayee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣malintii ladhameesto adigee kutalaa kumalaho iqro waxkale ayaa thy 🤣🤣🤣🤣
@ahmedmohamud587
@ahmedmohamud587 4 жыл бұрын
Kkkk wlh qsl ayat igu dishn
@emonshops4460
@emonshops4460 4 жыл бұрын
Intey canjeero kuu diri lahayd bal mey ku dhahdo Ilkaha iii xir.
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 4 жыл бұрын
Wanka helay wlhi
@queenhamdiina5386
@queenhamdiina5386 4 жыл бұрын
😹😹😹ala marki lukeno kisto ireb cida diriska cuntadoda macn mii iqro😹😹😹ar manoli
@munnaameen7828
@munnaameen7828 4 жыл бұрын
im.
@munnaameen7828
@munnaameen7828 4 жыл бұрын
m
@sareedomire1495
@sareedomire1495 4 жыл бұрын
Waxa so xasuustay wiilkeyga uurkiisa markaa lahaay sab dariska qabeen iga doon waa ka xishona oyiin 3 days ilaa uu badarkii meelkale iga sokeeno 😂😂😂😂
@QAYS-i7g
@QAYS-i7g 4 жыл бұрын
heheheh funny tahay wlhi
@fatumaosman680
@fatumaosman680 4 жыл бұрын
😀😀😀😀
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 4 жыл бұрын
Lkn naagaha qaarkood way ka badbadiyaan wallaca markay uur qaadaan waxay iska dhigaan bakhti cml.
@abdifitahkolkoliyow7877
@abdifitahkolkoliyow7877 4 жыл бұрын
Sax waaye markasta xaskada wexey rabto wa inad u sameysaaaaa
@oskabulle6831
@oskabulle6831 3 жыл бұрын
Qeys hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatimaahmed2608
@fatimaahmed2608 4 жыл бұрын
Kkkkkkk riwaayad aan caadi aheyn walac saana AAA!
@zahraabdi5629
@zahraabdi5629 4 жыл бұрын
Kkkkk qaays farid iga dheh hory usocda
@nimcoaxmed9605
@nimcoaxmed9605 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk kii qays wa gacan galay dariska cunto ka doon
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 жыл бұрын
Waisdhibaa aaa aar ninaa 😂😂 iyadana wesugu ladahy
@fardowsasiciid7390
@fardowsasiciid7390 4 жыл бұрын
Kkkkk qays waa udhamaatey career com.hhhh✋
@foosiyoaxmed2006
@foosiyoaxmed2006 4 жыл бұрын
Kkkk hakadoni
@ahmedmohamud587
@ahmedmohamud587 4 жыл бұрын
Kkkk kalii an qadeynaa kulaaha aydaa myaa karsatiii
@somali_legend_official317
@somali_legend_official317 4 жыл бұрын
ayaga karsaday ma anaga karsanahay kulahaa qays kkkkkkkkkkkk
@luulacali9616
@luulacali9616 4 жыл бұрын
Hhhhhh ala qosol badanaa
@munizahonast2974
@munizahonast2974 4 жыл бұрын
Iqro 90ka maxee udaalantahay caajis lee😂😂😂😂
@fadmafariido2546
@fadmafariido2546 4 жыл бұрын
hhhhhhh hogey qays saxan baa loodhiiby
@iftingaraar8304
@iftingaraar8304 4 жыл бұрын
cajiib iga dheh
@hodanmaxamed4789
@hodanmaxamed4789 4 жыл бұрын
Waxa habon in xaaskada wxy ubaahnthy usameysaa markay xaalad walibo kujirto Ninka ragga ahne waa kan xaaskisa dhb waliba umaro
@hanaibraahin1687
@hanaibraahin1687 4 жыл бұрын
Qays caawunbay ka badiyeeen kkkk kulaha sanka cunta karis ma taqaanid
@QAYS-i7g
@QAYS-i7g 4 жыл бұрын
wale wa la i helay sheb iska dheh
@ashaali6972
@ashaali6972 4 жыл бұрын
Kkkkk wlhi wad iga qoslisen
@nimcoaxmed9605
@nimcoaxmed9605 4 жыл бұрын
Aar gabadhi gabnayd away wa u xiise hello amran
@hooyosucadochannel
@hooyosucadochannel 4 жыл бұрын
Qeys manta sahan qaad malagu dahay wan fuure kkkkkkkkkk
@haboondeeqachnnel6595
@haboondeeqachnnel6595 4 жыл бұрын
wlhi fero igum harin wan donaaa akdhcdy hhh
@ruqiyocalixashi8853
@ruqiyocalixashi8853 4 жыл бұрын
Hhhh iqro dariska cuntada IGA doon kulahaaa hhh
@faadumomaxamuud5785
@faadumomaxamuud5785 4 жыл бұрын
Qeys waxbaa kuheysto daris miyaa cunto udoneysaa
@ahmedmohamud587
@ahmedmohamud587 4 жыл бұрын
Dariskaa cuntaa igu don kulahaa
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 жыл бұрын
hhhhh wd iskala kiciseen
@ubaxlula6103
@ubaxlula6103 4 жыл бұрын
Masha allah
@munoxusen4709
@munoxusen4709 4 жыл бұрын
Qees wacdaro ayuu dhigey
@aasiyogaabey4768
@aasiyogaabey4768 4 жыл бұрын
wad tahay ninki loo walicilaahay amaba uur looqaadi lahaay
@trescowtrustnun5891
@trescowtrustnun5891 4 жыл бұрын
Haye
@ruqiyaismaaciil4200
@ruqiyaismaaciil4200 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@abwaanhanat2438
@abwaanhanat2438 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wlhi waxbakadacay cuntada tareska an u bahanahay
@akayoutubechanel7518
@akayoutubechanel7518 4 жыл бұрын
Guriga yaab waye😐
@shuushuuqaali1767
@shuushuuqaali1767 4 жыл бұрын
Kkkkk
@somali_legend_official317
@somali_legend_official317 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkklll wax maaa idinka gubtay kkkkkkkkkkkkkkk
Ruwayad cusub WALAC JECEYL part2
14:54
QAYS QARNI
Рет қаралды 76 М.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 2 МЛН
DAREEN JACAYL PART 1 FILM CUSUB.
25:00
Royal Team
Рет қаралды 325 М.
Ruwaayada walac & wareer part 1 2024
21:27
Yahye Tiger
Рет қаралды 113 М.
FILM CUSUB DAKANO QUBIIL PART 20| REVIEW\RECAP
9:09
Hafsa's talk show
Рет қаралды 1,1 М.
Ruwayadii maseer iyo qayano dumar part 1
17:26
QAYS QARNI
Рет қаралды 751 М.
Ruwayad cusub WAALI JECEYL qaybti u dambaysay 12
15:25
QAYS QARNI
Рет қаралды 117 М.
HINAASE NEW SHORT FILIM
17:37
Aayatiin Tv
Рет қаралды 114 М.
Riwaayad qosol badan.
30:45
Murti Media
Рет қаралды 441 М.
GAF IYO GARDARO PART 1
29:11
Asad Family Channel
Рет қаралды 124 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 18 МЛН