Wallaahi waxaa ceeb ah, in uu xasan sheekh, Awood u helay in uu kala qaybiyo oo uu hadana isku diro Ogaadeen!! Subxaanallaah
@Khdarcrashiir96Axmed2 сағат бұрын
Axmed Maxamed islaam ayaa guusha qaadi
@C.shkauurCumar2 сағат бұрын
Xamse❤❤❤❤
@Somfox12 сағат бұрын
Xamse Canbaashe Ina Suuban Sabriye!
@CabdiWСағат бұрын
Xamse & Axmed Madoobe oo ku jira dagaal mid kastaba kursigiisa ku badbaadsanayo,Yaa adkaan kara? Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay😊
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
axmse wa horgalka irir samaale ee daaroodow dila doqonkas wayo wakii puntland burbuin rabay ee danta hawiyu fulinaya ee daarood difaacada dhulkina
@fordoosabdalla981919 минут бұрын
Meeshaan waxa isku haayo xamse iyo axmed madoobe maaha ee waa xasan oo rabo dano isaga ugaara kadibna xamse adeegsanaayo
@fordoosabdalla981918 минут бұрын
Waa xamse oo xasan u adeegaayo
@CabdikhadarIsmaaciil-f5iСағат бұрын
WAXA LISKU HAYO WAXA LISKU YAHAY KABADAN EE WALALAHAA ISHASTO ALLE HA KALA QABOJIYO HADI HADA DALAGAAL LA ADO LABADODA IYO CARURTODABAA KU DHIMAN MAYAAN EE WAXA KU DHIMANIYO WAA WIIL SOMALIYEED OO AN UQALMIN DAYAAC ALLOW NABADBAADI AMIIN YAAA RAPI ❤❤❤
@Ayuu-wd8mh50 минут бұрын
Ilhy ha u naxariisto marxum ahmed madowe 😂
@Selelfiaxmed2 сағат бұрын
Ninka gurigiisa lagu duulay ayaa guulaysan kara waana axmed madoobe
@abdihafiidahmed89502 сағат бұрын
Sidaa weye
@Somfox12 сағат бұрын
Runtii aniga oon ku faraxsaneyn Sayid Axmed Madoobe Siyaasadiisii uu ku hanan waayey Gedo, iyo fogeyntii Deni iyo Puntland Hadana Axmed Madoobe Waa laga Gardaran yahay! Waa Nacayb beeleed oo Xasan Sheekh usoo maray Xamse JuucJuuc!
@ahmedmahad319720 минут бұрын
Xamze has to go when it comes to Jubbaland head of State of Somalia 🇸🇴🫡
@barwaqosoran3134Сағат бұрын
sadaqo uu madixiisa Ku badbaadsado maxa ula jeedaa warka cadee, wariye dhexdhexaadnimo ma tihid warkaaga cadeyso ??????
@deeqabdikariimjama490256 минут бұрын
Meesha waxaa ka socdaa ma dagaal eega udhexeeyaa horta 😂😂
@FreemanV9927 минут бұрын
My sad prediction on this tense political chapter is that there will be only one winner, and that's Mr Madoobe. And that's to do with Mr. Uluso's political myopia that's unable to prioritise issues by their weight, time, and merit.
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
Axmed madoobe geesiga qarniga bal dahabu taariikhda kakalay alloow xifdi
@barrewarsame1520Сағат бұрын
Ahmed waa nin adage isi soo adkeeyay Vila mesha waxa Kuma hayee ciidan kiina la laabta
@BashiirDiiriye-p1xСағат бұрын
Hala taageero axmad madoobe
@mcxliye4903Сағат бұрын
1:23
@ZamzamAbdiwali-il4iwСағат бұрын
axmed libaax hagulaysto anaga garabjogno wageesi halyeye haguulaysto wagashan libaxe axmed hagulaysto guul🇬🇲🦁💪🇬🇲💪🇬🇲🦁🇬🇲🔥🇬🇲🔥🤍💙🤍💙💪💪🦁🦁🦁🔥🔥💚🤍💙♥️♥️🤝✌️🙏
@YusufGabobeСағат бұрын
This is a derby game and so difficult to predict, meanwhile it shows the empty mind of so called politicians of somalia.
@BallBoys-m7nСағат бұрын
Ahmed dhuxuleyste waa Inu mesha kabaxa ninkan Melna kama sogalo jupaland dhuxuleyste Ethiopia ayu kudashay waxan waa in Dalka laga qabta
@axmedmuusecali57472 сағат бұрын
Number 1😂
@wayyoarrag7574Сағат бұрын
Axmad geedo naar ha la soo qabto
@firdowsmusay-ze9gsСағат бұрын
horgal ina cambaashe iyo horgal xamse wa iskumid. ee jubland waxay ubaahanyihin gabdha fahiima guuje oo kale inkaso idoor sixren marki dambe fahiimo
@Xaajiwarfaa2 сағат бұрын
Xame guul
@MaanHersiСағат бұрын
Ogaadeenki Shalay xamse Difaacayay Maantey afkoodi Bay ku caynayaan Kkk
@mohamedgacamey433153 минут бұрын
Warka majeerteen kaliya ku socda naga daa inta aan kanaalkaaga cidlaynin.
Nothing you can do to that legend man who is a hero to the people of juballand state and somebody who is in the pocket of a the big corrupt actor in the people who ruled somalia government so hamza has no any power or authority of power to hold or represent himself and his people in the government and he died early years from now xamse wa marxuun marxuum marxuum
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
dadku waxay ogayn ama iska indho tirayan xamse inu horgal irir iskuqarinayo hayay laakin xaqiiqada wain daarood gumaad lagu hayo iyo dagaal ee beeshan daarood wa dad jugta uun kutoosa
@adrahilowle10837 минут бұрын
Ahmed madowe dan Ogaden umajogo Kismayo dan shaqsi iyo dan rer abdille ayuu mesha ujoga.wahan hasusta ereygi fahad yasin "Ahmed waa cancer kudehjira umada Somaliyed"
@ashaahmed602 сағат бұрын
Balaayadu shalay uu beertay baa manta hor taagan Xasan Munaafuq
@abdihafiidahmed89502 сағат бұрын
Isaga isu aasay miinada. Kkkkk
@mahadqafqaf238Сағат бұрын
Gaylanow wariye sare falanqeeye sare nin sare ayaan arkaa inaad tahay A. Madoobe waxaan kamaarmi karin dawlamaraykan ka iyo keen yaa oo sidii uu kismayo utagay walwalkii iyo cabsdii Safaarada maraykanka Nairobi Ay ku dhex daganayd 1. A.madoobe waa ku xigeenkii Xasanturki ee raaskambooni Xiligii ay wahaabiyadu haysatay Waayo ogaadeen ahaan kuma aysan joogin raas kambooni ee Ururadii wahabiyada ee maalinba magaca sheeganayay Ayay ku joogeen raas kamboni 2. Xasanturki wuxuu kadambeeyay qarixii Safaarada Nairobi USA da ugutiil sida uu markanku bargaas sheegay A.madoobana waa ku xigeenkii xasan turki 3 A.mad madoobe waa as aasihii Alshabaab sida uu A.madoobe waxbadan ku faanay Hadaba A.madoobe kursiga Wuxuu kubadashay in uu Safaarada maraykanka iyo keenya kawaardiyeeyo Allshabaab oo waliba dakada kismaayo iyo canshuurta kismaayo ay sidig wadaag ku ahaadan A.madoobe iyo alshabaab taasna A.madoobe Waa fuliyay 200% Hada sida aanu xogta hoose Ku helayno A. Waxanuusan yahay walaw anaan diyaar u Ahayn nooca cudarka in aanu shaacino waayo wajiga A.madoobe daal badan ayaa Kaga muuqda hadana arintani walwal bay maraykanka iyo keenya ku haysaa A.madoobe na geeri mooye mesha kama socdo cidkalana uma diyaarin waligiis Waana taas mida dhabta ah ee Uu xasan ka faa iidayso is yiri Waana taas sabata uu uyasay M.xasan shiikh Awooda A.madoobe Sideedaba JL waa kismaayo kismaayo waa kamaarantaa afmadaw iyo Gado iyo buu aale intaba Waana sabta 35 sano beelaha mareexaan iyo ogaadeen ay kismaayo iyo goo isbahaysi Wata ay hartiga uga bara kicinayaan deegaanka kismaayo A.madoobe wuxuu u arkaa in Usan tageero dhaqaale uusan ka waayayn PL iyo beesha harti Keenya iyo marakana cidna ku badalan mayaan Je.A.M. islaam Ugu dambayn xasan 5ta sano Ee Amed ayuu sixiixa ku duugin