CELEFWEYN: Guddiga Garxajis iyo Habkiii Ay Codka u Waydiisteen Beelaha HJeclo

  Рет қаралды 16,064

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 81
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 12 сағат бұрын
Tolkay garxajis gobtii Laandheere yaashii isaaq we love u Fr HJ solomadaw waa balan in aanu idin saarno si hufana idinla shaqayno
@Reallander1991
@Reallander1991 11 сағат бұрын
❤❤
@shadiaali2750
@shadiaali2750 11 сағат бұрын
😅😅😂😇😇😇
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 2 сағат бұрын
😂😂😂Nimankaas Maanta Codkoodu waa naga diyaar waaye 😅💯👏 Sifiican bay uhadleen runtii 🌹😚🙏🥰
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 сағат бұрын
Guul reer abtigeey Garxajis from Garoowe
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 11 сағат бұрын
G36 runtaa kujeclahay, waa dad dhaqankii haysta... Salaan katimid Borama gudaama🙏
@ZooyaaAhmed
@ZooyaaAhmed 27 минут бұрын
Geesiyada samaroon waxaynu isu nahay laabta ka ogsoonig36
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 сағат бұрын
Maansha Allaah Guul iyo Gobanimo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Masha Allah tabarak Laah labeentii Garxajis iyo Habar Jeclo ayaa goobtan ku kulmay guul iyo gobanimo
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 10 сағат бұрын
Masha allaah guul gobaanimo soomaaliland is raacaday guul wadani iyo kaah 🙏🏼🙏🏼🌷🌷🌷
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y 10 сағат бұрын
Isaaq ha midoobo mashaalh guul Durayada sh. Isaaq ❤
@ahani7515
@ahani7515 10 сағат бұрын
Tolkayoow hadaanu nahay subeer awal waxan rabi lahayn inaanu bilaa doorasho ifiinku dhiibno laakiin meerka dalka ayaan ogolaanayn laakiin sidaad uwadaan ayaanu eegi laakiin sidii inin nasab caayi mayno
@idiristiigsi1436
@idiristiigsi1436 53 минут бұрын
Garxajisoow codkii waa la idin siiyee,idinkuna Arinkeen iyo Aqbal keen noqda. Oo xukuumadiinu xidhe iyo marjac loo noqdo yeesha.
@ZooyaaAhmed
@ZooyaaAhmed 20 минут бұрын
Maalinta adag waa astaanta in laygu aamino ee ducada iiraaciya
@Saeed-n2y
@Saeed-n2y 10 сағат бұрын
New jeegaan welcome awwoyaal
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Waa cadaalad
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 4 сағат бұрын
Khudbaddii suldaan yuusuf ee ugu qaalisanayd casdi looma maqlaayo. Fadlan codk hagaajiya
@abdinoor2194
@abdinoor2194 10 сағат бұрын
Ilaahay hortii ninka Cabdiraxmaan waa nin adag Muxaafadku waxay yidhaahdaan waa nin jilicsan taas oo ah been Cabdiraxmaan waa Feedh yahan dalka inuu kasoo carraro lagama yaabo
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 10 сағат бұрын
Walaal waxaan unecbay walaalka markuu wax kaa helayo isku kaa dhejiya marka uu kaawaayana taayir baabuur laga badalay aanad uga duwanayn walaalnimadu waa dhiig ama ka hel ama kawaa Dalkana waxaydun xumaysaan mooyee waxba maydaan hagaajin Meesha dabka kaco baatroolbaad kula ordayseen
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Yaad ka hadleysaa?
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 11 сағат бұрын
Maansha allah guul iyo gobanimo
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 3 сағат бұрын
CIRO WALAHAY CODKA WANU SIINAYNA XAQ AYU LEYAHAY WANU U SAMRAY from sacad muse
@rodaahmed198
@rodaahmed198 11 сағат бұрын
Allah tuugi gudcuur guude oo indho adaaygiisi mesha la soo fadhistay miskiinka wale ceebti sanduuqa ku gashay way ku sugaysa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Cada Gudu waa geesi geesi dhalay oo aan biidhi qaate ahayn ee naagey edeb yeelo
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 10 сағат бұрын
Qolayadii H Awal Haw Adag Baa Sugaysa 100 Sano Yidhi Suldaan Xiiray Waar Kadaaya Baanu Leenahay Yaanan Buuraha Galine😅
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 11 сағат бұрын
Muuse,iyo inakahin, dhiigiina ayey rabaan inay kusoonoqdaan ee kuaargoosta fartiina labadiina reer ee ceelafwayn wadadegaa oo umidooba cadawga qudhmiye fartiinaa mardanbe haeedin . Codkiinu maanta hanoqdo aargoosi muuse oo dhaca craxmaana sooboxo. Alle kabaqa reer ceelafwaynow oo mustaqbalkiina dhista iyo noloshiinaba qudhmiyena kaaargoosta maanta codkuna waa craxmaan cirro.
@seryu8204
@seryu8204 10 сағат бұрын
Somaliland ma waxay ku danbeysey in habro iyo beelo uun ay ku mashqulan iyo reero aan wax micno leh soo kordhineyn reero dawladnimo kuma dhisanto saxibayaal khurafad iyo reero uun baad ku mashquusheen maxaa idinka qaldan suldano iyo caqilo iyo wax isu bixiyey madax dhaqameedyo ayaad ku mashquusheen xagee ku socotaan maxaa isu af garan weydeen imisa luuqadood ayaad ku hadashaan maxaa isu fahmi ladihiin saxibayaal caqligu ha shaqeeyo 64 sano ayaad jirtaan welina caqligiinii ismuu bedelin maxaa idinka qaldan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 12 сағат бұрын
Garxajis oo baryada bartay masha allaah
@Charkherad
@Charkherad 9 сағат бұрын
😂😂
@s.tafare5219
@s.tafare5219 9 сағат бұрын
Haday bahasha halkaa marayso,doorashada aan iska dayno,kolba reer aan ugu shubno,waayo waxaa ii muuqata in dib loo noqday,ma jirto wax cod iyo qof la yidhaahdo,dawladiiba waxaa ka awood batay koofiyad baclayaal.
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by 3 сағат бұрын
Why ku xaarayaa kursa
@eliasfarah1789
@eliasfarah1789 53 минут бұрын
Ahaha. Samaroon maxaa dan u ah markaa inleen Isaaq wakaase.
@mhamadahala
@mhamadahala 2 сағат бұрын
Anagaa hooyadiin wasna waa inoo dagaal anigoo wax dili kara duco qaadan maayee dabci qoriga hay faro ilma garac xajisoow
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
XARAAS NOQDEY SULDAAN WAXAAS BAA KU DANBEYNAYSA IN ISAAQ COLOOBO
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 11 сағат бұрын
Qowmulud ku caanbaxay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
ABDIRAXMAN MA XOREY AALYA RAXMEE ISAAQ BAA DHAMAN ISKA XOREEYEY XADWAGII ISAAQ
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 11 сағат бұрын
Cidlo gude qol madoow ayaa wax lagaag iibiyay xalaal malinbaa la quutaa aaway saladiibtii HJ oo isku dhan maalinta doirashada yaan HJ la waayin
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 9 сағат бұрын
Waar kuwana reerkii way bahdileen meelkasta waxay layaaganyihiin garxajis
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 сағат бұрын
Heshiiskan waa badbaado somaliland
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 сағат бұрын
Craxman wa la dhisayaa laakiin intii ku xeerayd ee xiiranayaasha ahaa yaanu soo dooran
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Сағат бұрын
Niyoow nimankanni wey waalleen qarankan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
GARXAJIDIW WADANKA KUMA AMIN KARO CIRO IYO XIRSI TAAS OGAAD
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 10 сағат бұрын
Adigu Markaa Qoti Baad Tahay
@dayroday8133
@dayroday8133 12 сағат бұрын
CIRRO YAA DAMAANAD QAADAYA IN AANU marin Halki DUUR maray.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
SIIRAANYO LACAG XAARAN BUU SIIN JIREY KOOFIYO BACLAYAASHA MUUSE WUU IDINKA QUFUSHEU XOOLAHII SHACABKA OO DALKUU GASHEY IYO CIIDAMADA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
HORTA MIDEYNTA MA GARXAJIS MADAXWEYNE U DOORTAA KKKK
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 сағат бұрын
Sowdinkii dagaalamai waayay ee yidhi idinkoo gudoomiyaha naloo dhiibo mooyee dagaalami mayno dalkana keligiin maydan xorayne dalka waa la wada xoreeyay
@nathra7351
@nathra7351 9 сағат бұрын
Halkuu maray xaqsoor ayyu wadani marayaa qaranka ragii soo cunay iyagaa dhulka somaliland laga waayi doonaa ishalah wadani down 👇 ishalah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Ragga Wadanka halkaa dhigay ee soo cunay waa Kulmiye ee Allah ummadda ha ka qabto kuwa Kulmiye ka yimid ee hadda Wadani joogaa siyaasadda Xisbiga ayay ku shaqeyn doonaan Insha Allah
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 11 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@WadoCad
@WadoCad 11 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo.
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 8 сағат бұрын
Tuugo isbahaystey weyaan
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 сағат бұрын
Reerkiinan yar ee sacad yoonis ee habar lamaan ee aad dabada ka wadaan qabsada oo edeb iyo basar ha kula noladan baho
@Charkherad
@Charkherad 9 сағат бұрын
😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
SHIRKIIGACAM LIBAAX SAWDINKII LAHAA SHIRKA HARXAJIS MARKAAD XIDHEYSEEN AWAL IYO HABER JACLO MA CASUUNA
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 сағат бұрын
Waxaa waa laga soo tegey hurdada ka toos oo isbedelka la jaan qaad sxb
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 12 сағат бұрын
👌👋👋👋
@AmaalAden-d6t
@AmaalAden-d6t 9 сағат бұрын
Caaqilka axmed maxed hdlkii ku fidhaye
@shadiaali2750
@shadiaali2750 11 сағат бұрын
Ictisaam Madax tooyadu xaaran bay ka tahay Illaahay baa idin qabanaaya .
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 10 сағат бұрын
Sidan Adoo Baroortaa dhaanta
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by 3 сағат бұрын
Waar doofaardan hodhleelashan ayaa lahadala
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 сағат бұрын
Hadhow keligiin ha fushuuqsanina
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by 3 сағат бұрын
Janada alla bixiya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
HABER JACLOW MAANEY AHEYN TII .MARKII DAROOD SOO WEERRARET CADE GUDE YADHI WAAN KA SOO TISHANEYNAA IN HABER JACLO U HIILNO SANAD BAA KA SOO WAREEGEY WALI WAA IDIN SUGAYAAN
@sheikhadamali5693
@sheikhadamali5693 10 сағат бұрын
Habarjeclo maaha dad cuqdadi ka buuxdo sidiina huuno,
@abham8021
@abham8021 6 сағат бұрын
sheikhadamali lol inader waan layaabanahay ninkan dib u eeg inta comment uusoo qoray waana oday weyn sideetamaad kuddow maalin uu comment taariikhdiisa kasheegay hadana sidii carruur buu usheekaynayaa, waar anagaa HJ cadde gude iyo iyo cidkalo garxajisa hadal si khaldan loo turjumay uqabanmayno. adna abdullahiomaroow inader nin weyn baad tahay wada tol baynu nahay cuqdada iska saar muuse iyo cirro waa ilmaadeere cirro hadduu soo baxana dhib kugaadhaysaa majirto suldaankaagii guud ayaaba wata
@cabdirixmaancabdullaahi3943
@cabdirixmaancabdullaahi3943 2 сағат бұрын
Adiguba wllihiin bey ahaayeen habarjeclo hiilkaagii saw ma noqon xasiid🌽 dhacday ood lo'daadii lasoo nacday makaasaa hiil utaqaan huunooy😂😂😂😂😂
@sheikhadamali5693
@sheikhadamali5693 Сағат бұрын
@@cabdirixmaancabdullaahi3943 imikaanu dagaalka wada gelaynaa inshallah ee idinku xasiida iska cuna huuno
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by 3 сағат бұрын
Gudi xaaray
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 12 сағат бұрын
Hahahhhahhahahhah😊
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 9 сағат бұрын
Been been waar waaben
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by 3 сағат бұрын
Beenaale
@said1498ify
@said1498ify 9 сағат бұрын
Waxan oo baryo ah baan ka yaabay. Sawdinkii lahaa Shirkii Gacan libaax H jeclo shirkayaga iman mayso.
@Halgame334
@Halgame334 11 сағат бұрын
MEESHU MA XAFLAD MEHERBA SHACABKU MANU CODAYNAYN CALACAL KU RAGA KU XUMAA
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 10 сағат бұрын
WAA HAGBADII AYNU BARIGII LA GALNAY H JECLO KALE BOOWE
@Charkherad
@Charkherad 9 сағат бұрын
​@dhaqan😂😂😂😂emedianews1570
@CabdiqaniAxmed-t8u
@CabdiqaniAxmed-t8u 42 минут бұрын
Hh
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 33 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 22 МЛН
Ma dhab baa in Beesha Habarjeclo u Digo rogatay Waddani?
17:00
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.