Ciiro ha noqon abaalawe, Hirisi shaala bu wadani yeemi Mr Jirida deserves first priority
@zupermax37102 күн бұрын
Siyasi cabdiqaadir jirde legend
@Lightyagami5603 күн бұрын
Geesi cabdi qaadir jirde cimriga iyo caafimaadka ilaahay adeer ha kuu raajo
@Ahmedwali-ji2sf3 күн бұрын
he is useless
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Xildhibaanadii hore ayaa sharaf lahaa kuwan ilaahay wax khayr qaba ha noogu soo badalo
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Ileen Etiopía ayaa ina haysata maantaan quustay kolay badana xoog baa lagu qaadanayaa
@IbiEntertainment2 күн бұрын
Wll waxba yanan niyadda naga dilin odayaashan wada sirdoonka u ah Ethiopianka uraya walahi wll InshaAllah dhicina’mayso rinyada Ethiopiyanka 🇪🇹 in loo’fuliyo dhimashaan ka’xignaa wll qarankanna SOMALILAND geesiyaa jooga ilaalinaya oo habeen iyo maalin heegan u ah alhamdulillah Dhalinteenu walahi diyaar ayaannu nahay inaan u dhimano diinteena 100% Islaamka sunnida ah iyo Dalkan Somaliland bad & barriba cadowga soo milicsanayaa wuuku gungoobi oo halaag ayuu kaga carari wuuna og’yahay meeshan maaha koonfurta ay ku xaaraan, walahi wll taa ku seexo cadowguna wuu ogyahay anoo reer Somalilander ah kuna sugan Hargaysa ahna Ciidanka heeganka ah 💪🏼 InshaAllah wixii Ethiopia 🇪🇹 ay soo kiraysato ee nagu dhex’jiraa sida odayaashan oo miidhan way ku hingoobayaan walahi wll InshaAllah wayna ku halaagayaan iyaga kab’laalaadin walahi ayaad arki oo baryootamaya in wado lasiiyo ay ku’baxaan InshaAllah kuwanna way raaci qudhmuunkaas ama way la’dhiman walahi ku Seexo kuna’soo’Toos hadalkaygan guushuna waa Somalilanderka xalaasha ah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hallad59820 сағат бұрын
@@IbiEntertainment wiilal yaryar Ak 47 wata ayaa Goojacadde kaa soo eryaday ee ma dawlad weyn ayaad iska celin kartaa? War beenta iyo khayaaliga dadka kala tag. Haddaad run sheegayso qunsuliyadda Hargeysa Amxaarada uga furan xidh. Oromada dhulkiinna ku soo qulqulaya xitaa waad iska tarxiili la'dahay adoo Itoobiya ka habranaya.
Somaliland iyo halkay usocoto Dadka la wadaaga wax kale Reer Somaliland dhegeysan karaan majirto
@zupermax37102 күн бұрын
Walay malinta yabay gudomiyihi dhamaa oo aamus lagu yidhi mohamed abiib ka.lyidha ayu aha ee bila ixtiraamka
@jeimoha32863 күн бұрын
Abey jaceyl miyaa mise cabsiyaa jirta farmajo ma soo dhaweyneyno....odeygaan weyn ma xishoonaayo miyaa
@IbiEntertainment2 күн бұрын
Wll waxba yanan niyadda naga dilin odayaashan wada sirdoonka u ah Ethiopianka uraya walahi wll InshaAllah dhicina’mayso rinyada Ethiopiyanka 🇪🇹 in loo’fuliyo dhimashaan ka’xignaa wll qarankanna SOMALILAND geesiyaa jooga ilaalinaya oo habeen iyo maalin heegan u ah alhamdulillah Dhalinteenu walahi diyaar ayaannu nahay inaan u dhimano diinteena 100% Islaamka sunnida ah iyo Dalkan Somaliland bad & barriba cadowga soo milicsanayaa wuuku gungoobi oo halaag ayuu kaga carari wuuna og’yahay meeshan maaha koonfurta ay ku xaaraan, walahi wll taa ku seexo cadowguna wuu ogyahay anoo reer Somalilander ah kuna sugan Hargaysa ahna Ciidanka heeganka ah 💪🏼 InshaAllah wixii Ethiopia 🇪🇹 ay soo kiraysato ee nagu dhex’jiraa sida odayaashan oo miidhan way ku hingoobayaan walahi wll InshaAllah wayna ku halaagayaan iyaga kab’laalaadin walahi ayaad arki oo baryootamaya in wado lasiiyo ay ku’baxaan InshaAllah kuwanna way raaci qudhmuunkaas ama way la’dhiman walahi ku Seexo kuna’soo’Toos hadalkaygan guushuna waa Somalilanderka xalaasha ah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mursalmohamed69333 күн бұрын
Lalabada isaaq ma dhageeysankaro. Dagdag ku soo bax iyo walaalkaa lahadal. Iyo abiy aan ogolaano farmaajo aan airport ku reebno maxaa kadanbeeyay aaway SL maanta.
@IbiEntertainment2 күн бұрын
Wll waxba yanan niyadda naga dilin odayaashan wada sirdoonka u ah Ethiopianka uraya walahi wll InshaAllah dhicina’mayso rinyada Ethiopiyanka 🇪🇹 in loo’fuliyo dhimashaan ka’xignaa wll qarankanna SOMALILAND geesiyaa jooga ilaalinaya oo habeen iyo maalin heegan u ah alhamdulillah Dhalinteenu walahi diyaar ayaannu nahay inaan u dhimano diinteena 100% Islaamka sunnida ah iyo Dalkan Somaliland bad & barriba cadowga soo milicsanayaa wuuku gungoobi oo halaag ayuu kaga carari wuuna og’yahay meeshan maaha koonfurta ay ku xaaraan, walahi wll taa ku seexo cadowguna wuu ogyahay anoo reer Somalilander ah kuna sugan Hargaysa ahna Ciidanka heeganka ah 💪🏼 InshaAllah wixii Ethiopia 🇪🇹 ay soo kiraysato ee nagu dhex’jiraa sida odayaashan oo miidhan way ku hingoobayaan walahi wll InshaAllah wayna ku halaagayaan iyaga kab’laalaadin walahi ayaad arki oo baryootamaya in wado lasiiyo ay ku’baxaan InshaAllah kuwanna way raaci qudhmuunkaas ama way la’dhiman walahi ku Seexo kuna’soo’Toos hadalkaygan guushuna waa Somalilanderka xalaasha ah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AxamedCali-i7j3 күн бұрын
Sabtv war miyaa gabteen senyoy difaci somland wamaxay halkuu maraya dalkii bilba lama jirin
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Madaxwayne ciro waxaan kula talin lahaa Cabdil qaadir jirde la taliye ka dhigo Xirsi oo Maxamed siiraanyo afka ciida u daray
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Isaguba sawtii xoolaheena kontaynarada ku dhex laayay saxara sucuudiga ee lacagtii gaaladu bixinaysay inoo diiday Maxaad uga haybaysanaysaa
@MubYus3 күн бұрын
Sheeko hore.
@zupermax37102 күн бұрын
Aqoonyahan siyaadi walpa
@MaxamedAbdiaadam3 күн бұрын
SAAB TV DIB U SOCOD AH KA XUN INDHEER GARADKA LAND KUGU SANDULEEYEY 1000 YEARS AGO AND AFTER YOU NEVER INAAD GAADHO
@MaxamedAbdiaadam3 күн бұрын
YASID SEENYO CIRO C JIRDE AYAA LEH OO CUDUR H AWAL HAYO INDHOW GARAD WAXAYSAN TALO LAAWE AH KUWII LOO TALIN JIROW RAG AAD GARAN II TALIYA DHEH
@MaxamedAbdiaadam3 күн бұрын
Doqonkii ina jirde ee faqash laga xoreystay ee cimrigaa kaba qaad ku ah qayrkaa gaal iyo muslin buu baray tan adna dhalfo leef ciro tahay cimri kuuma hadhin
Inama yasin ee waa bilaa go aan habranaya oo masar iyo Eritrea ayuu ka baqanayaa. Waa Oromo aan haysan laandheeranimo 😂
@shadiaali27503 күн бұрын
Abi kumuu yasine Ciro ayaa ku yasay oo madax weyne maamul gobaleed noqday yaa isgaadhay ciro munaafaq dalka ha laga gaadho hadii kale wedun eedi oo dib ayeydun hadana isu xorayen dhiigii Mujaahidintana waa khasaariseen
@IbiEntertainment2 күн бұрын
Wll waxba yanan niyadda naga dilin odayaashan wada sirdoonka u ah Ethiopianka uraya walahi wll InshaAllah dhicina’mayso rinyada Ethiopiyanka 🇪🇹 in loo’fuliyo dhimashaan ka’xignaa wll qarankanna SOMALILAND geesiyaa jooga ilaalinaya oo habeen iyo maalin heegan u ah alhamdulillah Dhalinteenu walahi diyaar ayaannu nahay inaan u dhimano diinteena 100% Islaamka sunnida ah iyo Dalkan Somaliland bad & barriba cadowga soo milicsanayaa wuuku gungoobi oo halaag ayuu kaga carari wuuna og’yahay meeshan maaha koonfurta ay ku xaaraan, walahi wll taa ku seexo cadowguna wuu ogyahay anoo reer Somalilander ah kuna sugan Hargaysa ahna Ciidanka heeganka ah 💪🏼 InshaAllah wixii Ethiopia 🇪🇹 ay soo kiraysato ee nagu dhex’jiraa sida odayaashan oo miidhan way ku hingoobayaan walahi wll InshaAllah wayna ku halaagayaan iyaga kab’laalaadin walahi ayaad arki oo baryootamaya in wado lasiiyo ay ku’baxaan InshaAllah kuwanna way raaci qudhmuunkaas ama way la’dhiman walahi ku Seexo kuna’soo’Toos hadalkaygan guushuna waa Somalilanderka xalaasha ah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Laailaaha ilalaahu maaxamadan rasuululahaah ma farmaajo oo buugiisa ku qoray soomaaliland xasuuq kama dhicin ee xabado is jiidhjiidhaya ayaa ku dhacay shacabka soomaaliland Ee xasuuqu wuxuu ka dhacay xamar
@MohamedGabgriel3 күн бұрын
DADKII HORE WUXUU ODHAN JIRAY: ALLAHAYAW NA DIL OO HANA DOORIN ) ALAYLEHE WAX NOOL OO LA DOORIYEY WAA LADADAN OO KALE ) BAL EEGA CAQLIGA CEELAFWAYNKA MAANTA XABBADA DHAN U WADARIDAAYA KU MEERAYSANAAYA EE COLAADA KU SHEEGAAYA!!?? WAA CAQLI KA DABOOLAN XAQIIQADA WAAQICIGA AH IYO DUULAANKA JAMHUURIYADA LAGU HAYO EEGAAY, IYABA WAA CIBAARADA ADUUN TAYNU ARAGNAA!!!!