Ciddin iyo maxamed ammiin loo soo dhici maayo horumarkay goboladoodii gaadhsiiyeen baa lagu cunayaa. Cabdishakuur Ciddin wuxuu noqonayaa Ismail X. Nuurka ceerigaabo 20 sanadood oo dambe ayuu joogayaa hadii Allah yidhaa
@sharmaakhecisman8878Ай бұрын
Miskiin cidin wasiiradii ayuu daba cararayaa ismail yaroow madaa wasiira cabdi wahaab aw aqli yoow fadhiga ka kac waxaasi Socon maayaan wixii aad hore u qaadatay ka qoomamee xisaabti alle ayaa ku sugaysa waa ninka agaasimihii d/hoosee arimaha bulshada ee berbera yidhi odayaal dhaqdhaqaaji marwada madaxwaynaha igala hadal
@WanaagsaneАй бұрын
Mayor cidin waaaa ku daaayay
@MaxamedCismaan-gn7gbАй бұрын
Asc maayarada loo jeedaa waa BERBERA IYO GABILAY
@dalaisacgibril5899Ай бұрын
Waa in dagdag loo furo kalfadhiyada oo la badalo maayarka Gabiley iyo ka berbera
@salahthefruad9174Ай бұрын
Golaha degaanka ee la soo doortay cid kale oo wasiir ah oo faragalinkartaaa ma jirto. Wasiirku shaqo kuma laha golaha degaanka ee la doorto.Iyaga ayaa ah dawladda hoose...Dawladda dawladu waa shaqo ka duwan ayuu hsyaa... Waa aduun qalad ku wada socda.
@shan-maalsomali8533Ай бұрын
TV reer leeyahay iyo jibuuti leedahay adeer mayirkaad isku reerka tihiin sawirkiisa maad soo dhigtid
@hayaayhaye5528Ай бұрын
Dastuur jabin weeye in la baabi,yo wasaaradii arimaha gudaha
@dalaisacgibril5899Ай бұрын
Dastuurka adeer aad ka shekeynayso xaguu jira ma Somaliland baad jogtaa mise yurub, madaxweyne kasta oo 5sano la doorta 7sano ayuu jogaa, guurtida lama doorto, riyo
@sharmaakhecisman8878Ай бұрын
Wasiir maxaa lacamiri Berbera ina cidin ayaa barakiciyee dad manoolee Kaligii ayuu yeeshee Waxaan odhanlahaa cidin City haloo bixiyo
@MaxamedCismaan-gn7gbАй бұрын
Asc sawlooma dooran wall sidaa ciro loo doortay
@khadarahmed1898Ай бұрын
WAAR WAA QOLAMA MA CIIL QABAA ..
@MaxamedCismaan-gn7gbАй бұрын
Asc waa miskiin maba hadli karaayo
@khadarahmed1898Ай бұрын
@MaxamedCismaan-gn7gb miyaad garanaysaa
@nancyjohn2609Ай бұрын
Cuqubadi daahir riyaala ku dhacday kan.
@MaxamedCismaan-gn7gbАй бұрын
Asc wasiirku hadli kariba maayee ma RIYAALE AYAA karaameeyay
@mukhtaarali2453Ай бұрын
Eydi nacala idin dhaley ciilqabayashi waar nin walba tuuladisa asaga aya maamulanaya wax dawladla dhaho ma jirto