We know what has been happening there. As usual, the homeboy wins.
@AmaaniiMohamedКүн бұрын
Waad hagagsantahay
@CabdalleMaxamed-t2iКүн бұрын
Sidag daga waa inay uga xamaam gurtaan maamulka tagta daran ee muqdisho dalkena jubaland 💪
@AbiibColaadКүн бұрын
Wxba isma itaal dhaaman Wle xasan garguutheh Iyo axmed madoobe
@أجملالوردةКүн бұрын
Intay is lahaayeen somaliland carqaladeeya ayay iyagii carqalad ku noqdeen maamuladii😊😊😅😅😅😅
@LegendJimleothman-p8lКүн бұрын
Alle haiskumadhiyo waa cadowgeena kobaad labaduba
@abdirisaaqmaxamed3869Күн бұрын
ciiilan jilicsan ah oromo ah
@qalbidaryeeleКүн бұрын
Somali Oo idil baa cadowgaaga ah blse Alle umba dhameyn Karo somali waliga habaarka so wad luuqada nodhig oromow
@qalbidaryeeleКүн бұрын
Ayado lagu jiro 2024 in dhalinyarada somaliyeed laisku hubeeyo ayado maal iyo mansab aduunyo laraadinaayo waa nasiib daro waxayna aadayneysa dadku iney 34 sano kadib wali iney bila dowlad yihiin madax qabiil oo shaarar dowlad wata umba wali xilka haya hasan sheikh iyo ahmed madoobana waxay kala matalaan labo qabiil dadka dowlada u haystoow indho caqli leh ku eega