Rijaal saaxibul caqli ah waa inay si degdeg uga jawaaban xukuumad isku sheega kulmiye hadii kale Waa lagu kala guuraya meesha yar marka horeba waxba laguma hayne
@asmarashid95806 жыл бұрын
Masha allah cadal saxibul caqli
@dullahiayoub24326 жыл бұрын
Sxb buurmadhow waa sidha Rusaaia iyo usa iyo Uk Iyo.France iyo china sxb taas ogow 5 dal ma Qabto sharci ee iyaga ayaa dadka ku Qasbo sharciga
Somaliland waxba ha isku mashquulin wax waliba hadii Siyaasad iyo Qabyaalada loo bedelo oo aynu Cadow isku noqono waxba inoo hagaagi maayaan. Boqor Buur Madow inuu Morgan hortiisa ka yidhaa hadalada Qaar may ahayn
@hodonbaligubdle78586 жыл бұрын
Amal hassan waa runtaa wllo qof nool ayaad tahay oo caqli fcn jeegaantu iimaan xumo ayey Ka qaadeen Kursigii loo boobey Afka dadka ayuun bay ilaashanayaan kkkk
@yahyehasan57696 жыл бұрын
Hadii an nahay dhalayarada somali waxaan dacwo ka nahay odayasha
@abdirizakyousuf51846 жыл бұрын
Qofnoolina waa hadlaa eyna wuuciyaa Ina jaambiir ma wuxuu odhan kari waayey muuse biixiyow inanta aan adeerka u ahay soo daaa markaasu ku meeraysanayaa buurmadow hala xidho ugaasgii guud ee garxajis Ayaa madasha jooga oo uu buurmadow hogaminayay oo aan hadalkiisa lamaqal illahay baan isku tetal idinka dhigin adiga yo boqorka geeska Africa lkn waxba hakadhicin muuse anagaa ku odhanayna inanta yar hala soo daayo waxa haboonayd inaad ka hadashid shirkii aad wadey ee tobonka jeer fashilmay buurmadow isagaa ku hor kaaja somaliland Hadalkiisina Daarood oo dhan baa u jawaabey Boqor burhaan Cabdi weli gaas madaxweyne ku xigeenaka putland ma kuwii uu katagay bad ahayd hhhhhhhh
@daariqahmed82976 жыл бұрын
Abdirizak Yousuf : Darood oo dhan KU yeh oo kaalay maxad ugu hadlaysa sidii qof cuqdadaysan , dadku isaaq bay maqlan anigaygan kula hadlaya'i dhulbahantan ahay somalidu MA oga in isaaqa dhulbahante dhalay ee somalida ka midehe waligii la yaqanay yahay garxejis taana waxana taa u sababa in garxejis noqdeen dad loo taliyo oo lagu siray wax isaaqnimo la yidhaahdo aniga halkan kala hadlaya wllhy Darood baan ahay , kagana sheekayn maayo darood baan u malaynaya geeska africa dhulka ugu badan iyo awooda ugu badan anaga leh , sababta MA taqana sababtu waa qof waliba marku wuxuu doonayo u madax bananado oo anan la xukumin buu horumar gaadha bulshadisa iyo dadkiisa baladhanna ka mid ahaado . Se habar jeclo iyo sacad muuse iyaga gun ah oo laangabonan dhul lahayn markasay rabaan inay dhulka garxejis iyo cududiida adeegsadan , meelna KU gadhan oo wixii doonana ay KU qarbudan wixii ay donana KU dhacan hadhowna isaaq uf lawada yidhaahdo . Taasina waa ta maanta socota ee somali idinka gaaryeeli doonta ee ninka badiyaha xamar KU dhashay idinkaga xuquq badnanayo somalinimada , waxana waxa ka danbeya labada habroode gunta oo isaaq iyo wixii ay isku hayb yihiinba la hadhay war maanta wllhy baanan qof somali ah somalinimo ugula doodi Karin , mar alaliyo marka lahjadada la dhadhansada lagu odhanaya somali mitihid hada waa xornimadii uu dhulbahante aabaha u ahaa iyo tariikhdii halgan ee darawiished ee maanta reer waqooyi oo dhani kaga laandheraysnana lahayeen somali maxamed buu ina biixi yidhi hargaysa yanan lagu dhigin oo somali is laysay dagaalkodii hala dhigo . De qofkii walbo caqli samalima lihi wuu garanaya muuse meeshu garxejis iyo dhulbahanto ay dhalen uu ka coladinayo
@somalillandpure14236 жыл бұрын
Orod Hadaba Aduu Imika Boqorkii Afrika Kaa Soo Daa Ee Kor U Kaaji Jiray loooool
@dhoolayare17656 жыл бұрын
Hadii laxidhiwaayo buurmadow niciima halasoodaayo hadii lasoodaywaayana jeelka hala jabsado
@se10596 жыл бұрын
dhoolayare 17 sax weeyaan sharcigii dadka qaban maayo dadna waxay doonaan samayn maayaan dhashii aabayaashood jeelasha raga hadhka cad kala bixi jiray way joogaan ha ogaato jeegaanto
@kiirunta12716 жыл бұрын
Run walhi Caaqil waa in talaabo laga Qaada ninkaas
@alidhuuhjamac94836 жыл бұрын
Adeer hhhh caadalada waa loosiimaan yahay ee caadi is a dhiiig
@hassanmohammed38496 жыл бұрын
Boqorka geeska Africa Boqor cismaan buur madow GuuulaYsaanu leenahy wax kale malihin
@saidmo59906 жыл бұрын
Viva maxamed siciid Morgan iidoor xaarka joojiya iyo baqdinta meesha libaax baa fadhiyee lol futo madowna waxaaba lagu sheegay huudhaydh.kkkkkkkkk
@mcnncm13186 жыл бұрын
Boqorka buurmadow hala xidho kuwa kale beelaha ka soo jeedana hala xidho
@shadiyaali90766 жыл бұрын
buur madaw waa nin fudud, afka uumbaa laga falay kamana fiirsado waxa ku so noqonaya
@qurbaawis6426 жыл бұрын
Suldan Hadal cadifadaysan ayd ku hadlaysaa Mar hadii Boqorka iyo inanta yar ee somaliland ku gaftay ayd la meel dhigay
@nuradaud18786 жыл бұрын
Jaanbiir caqliga Ale ha kuu daayo Duli iyo doqon duufka iyo dhareerka isku daraasya wax ah kuwa mar na somaliland sheegta marna isku cadeeya jeegaanland caqliga dumar ku dad uu dhaamo duli ilaah badey iyo doqoniimo dheeraada dad na is moodaya dadba ugu liita
@mahamedrashid39306 жыл бұрын
gulayso abti qali nin rageed
@ridwanabdi42146 жыл бұрын
Wlhiboo bilaahi dalka cadaalad daro waayn baa ka taagan tani waa tii nin ragi ka dagaalami jiray dadka qaar sharcigu ma qabto injustice
@abdirashidhassan88006 жыл бұрын
Caaqilku ma hada ayuu ogaaday. Nimcan hilaac inla xiro saxiibkii labsalaxana aan wax ba la oran. Waa intii abwaanadu u gashay xabsi
Cuqaasha iyo salaadiinta kale ee baesha uu ka soo jeedo caaqilkani dhammaantood way arkayaan waanay maqlayaan waxyaalahan iyo kuwo kale oo badan, Laakiin ogow Caaqilkan oo kelya ayaa fasax u haysta inuu run sheegi karo ,Inta kale waxaanay haysan fasax xagga runta ee waxay ku xukumanyihiin inay been uun sheegi karaan.
deg deg talaabo halooga qaad hadii kale naciimo qorone saacad ku jiri meyso xabsi
@SanaagSomaliland6 жыл бұрын
Hadalka meeshi u lahaa ayaad dhigtay. Waad ku mahadsantay sida hufan eed u bidhaamisay waxa jira. Hadii Muuse Cabdi Dameer Naciima sidii loola dhaqmay si ka duwan loola dhaqmo, waxay markhaati ka tahay in Dalkan Jeegaantu siday doonto ugu jeesjeesi karto. Jawaabteedna Beesha Garxajis ayay u taala.
@ayanbarre3776 жыл бұрын
Qoqobkaad sheegaysana shanta soomaalibaa loolajeedaa waayo waxay ahayd madal kulmisay 5soomaaliba ee hadaba xishoodoo sidani sumcadii reerka kudishee bal isdaba qabta
@muktarosman86506 жыл бұрын
Waa runtii oo hadii caaqil garxajis ahi tagi lahaa waala xidhi lahaa ileyn ilaahbaa ina dilayee reerkaa somaliwayn ayaad isaaqow walina qoladiinan kursiga ku fadhidaa ku shaabadayseene. Cadaalada hala dhawro abtiyaal oo ninkaa tallaabo ka qaaada
@guledmaxamed26466 жыл бұрын
war heedhe isimadeenii maxaa isku direy miyey isku urayaan boqor buurmadow xasaanad ayuu leeyahay sharafta laga qaadi maayo laakiindee waa inuu raaligalin bixiyaa taasaa sax ah lakin xidha waa sheeko kale dad dhan ayuu xafladaa matalayey maxaa adiga lagugu soo casuumi waayey waa qiimo uu ku dheeryahay taasad ka hinaastay malahee war hadaan dhalinta somaliland nahay anigon boqor buurmadow adeer ii ahayn waxan leeyahay raaligalin haka bixiyo lkin yaan la xidhin
@saiddubed6 жыл бұрын
waa xaq caaqil hadaalkaad ku hadlaysaa cadaalada in loo sinmaana waa waxa aynu ku wada joogi karno qarankuna inoogu soconayo
@MubYus6 жыл бұрын
Xaar madow...yaa u dirsady hawshaa ? Yaaab
@cqaadirmaxamedhasan32796 жыл бұрын
waar waaboqor buud madow adeer waxan u aqaanaa nin gayiga Somali dagto uu yahay ka kakaliya ee laga cictiraafsan yahay qaarada Africa inuu yahay boqorka Somali dadkA layidhaa o.o dhan markaa cidna qaban mayso cidna wax udhimimayso ee Ada ka dhiga boqorka xaflad dhaqan ayuu ka qayb gallee
Reer izdaba yaac kkkk waar buurmadow cidna talsbo kama qadi karto
@maxedsiciidmaxed14103 жыл бұрын
Niyow ma Habarjecluunbaq
@hayaabinmideeye42556 жыл бұрын
Caqiil hadalku waa kaa haddi LA xidhi wayo qofna qof Kama dheera inanta waa la so daynaya haddi sharcigu qaban wayo ingana inama qaban doono waa Janis ino so baxayba wanad Ku mahadsantahay caqiil
@axmedcynte87236 жыл бұрын
DAANYEER KAALAY KU DHUUS BUUR MADOW WAA LAANDHERE JEEGAANA DULMANAYOW
@RG-hm5xh6 жыл бұрын
Baga cajuuska waashay hala xidho ..
@se10596 жыл бұрын
Wale ama somaliland bay noqon lawada leeyay ama jeegaanland bay noqon reeraha kalena way tashan doonaan waar caqligu ha shaqeeyo oo dadka Cadaalad a haw sinaadaan
@rayanitaahmed17356 жыл бұрын
Sax waba laxidhay😂
@mohamedibrahimex-burao5966 жыл бұрын
kan kuwuu caaqil uyahay ayaa ka ayaan daran
@keyseaxmed29806 жыл бұрын
Nin rageed wakaa sidaa uhadla
@mcnncm13186 жыл бұрын
Waa in la xidhaa buurmadow xukumada somaliland marka uu dalka soo galo waa beenaale afmiishaar ah waa khaayin
@cabdishakuurcumar7616 жыл бұрын
hala xidho buur madaw been buu sheegay oo wxu yiri somaliland ayaa nazoo dirtay xataa morgan ayuu ka hor nacnac lahaa xira wxa
@Brightone16 жыл бұрын
Waar edeb darada meesha kala kac oo intaad nin kula mid ah hadalkiisa noo shaandhaynaysid taada ka hadal
@rexamin6 жыл бұрын
Amu adeer buurmadaw warkisu waa cadyay somalilandna laabtu ka jecelyay wanu kaga muwadinsanyay kagan munafiqa maha ee 94 kii somalilnd dagal beledka ka abuuray.
@aidarousibrahim55506 жыл бұрын
Iamtiger Hearrt ..caaqilku wax jira ayaa kahadlay, wuxuna kuu soi bandhigay wixii uu Burmadow mesha kashegay. Miyaad dafiraysaa inuu intaa burbadow yidhi. Takale, halkee talo qaran lagu gadhay oo uu madaxwynuhu ku amray inuu matalo, anigu warakaa mahayo,
Waar hyh ninkan caqilka wuxu uhadlaya si mixnadi ku jirte eebal adi cidanku haka war keenan ayaan ku odhan laha ileen madasha caleemo sarka wuxu kaga qayb galay magaca Qaranka eee wax kale uraadiya buurmodow ha xag xagine ileen odaygu waa xadariye waa loo dalbade idinka meesha ayaad la fadhidan cuqdad waa waxa laydinku yeedhi waaye lakin idinkoo ah saldanadi isaaqa ayaa laydin yeedhi waaye halka iyada ah somali waxay idinku tuhuntay waay soo bixi
@fathiali40706 жыл бұрын
waxa ayaan daro ah in keenii caaqilka ahaa ee ugu waynaa uu uhadlo si maangaabnimo iyo qabyaaaladi kujirto suldan daadkir waxan leeyahay muu idinka sharciigu idin qabto markii aadkubaaqayseen dagaalka boqor buurmadaw madal dhaqan ooo shanta somali meel kasta la iskaga yimid ayaa lagu martiqaaday oo uu kaqayb galay halkaana uu ka hor yidhi anigoo ka socda madax dhaqameedka JAMHUURIYADDA SOMALILAND markaa yaan wx kasta qabyaalad laga eegin
@xamsexandule25596 жыл бұрын
Fathi Ali qabyaaladu waa ta xidhay niciima abwaan qorane.
@bossdd32886 жыл бұрын
lipaax lipax wlhi
@octorisaaqa21276 жыл бұрын
Hhhhh aarbaL duLigan day adigu miyad kujirin kuwii uu hogaaminaayay duLi Cabdi qaadir Ee kudhawaaqayseen madaxweynuhu waa mid jeegan marna ad Lahaydeen dagaalka qaybtayada ayn kasogaLayna xayawaanow afkaaga iyo dhagahaagu ha is maqLaan nacdaLba idinku taaLe
@saidmo59906 жыл бұрын
Boqorka soomaliyed H jeclo dalka waxba kama aha kkkk qasab ku codee ama guur kkkk shalayna waatii burco lacag ilaa aad bixiso sogalimaysid lagu lahaa laangaab dhadiga
@octorisaaqa21276 жыл бұрын
Said Mo hhh indr BiLacalayk aabaha Ama awowga zowareyso yaga yaqaana H.love wxy gasho iyo wxy gudabe Laamaha isaaq La.aanta ugu sareysan ahe yaa iLoodinkara saw arLada Leexo qarinmayso intana ninba Laga hayaa KoLay caruurbataho kgutiihaLimaaye
@RG-hm5xh6 жыл бұрын
Boqorka soomaliyed hooyada bay nacadal kutaala ay yahaw xumii muuse qaba buur madaw balayaada magac xumaa imkay jregaantu kaljabaysaa xaaramiyiintu
@mahmoodabdullah34856 жыл бұрын
geesibad thy noolaw wankawarsugayna hadilaxidhiwayo land jirimayso
@saeedm.ismail78136 жыл бұрын
Hhhh wanu ku fahaney
@somalilandpurre96626 жыл бұрын
Hadda ninkani beel boqor uma aha,ee waa boqorka africa oo dhan
@saeedm.ismail78136 жыл бұрын
Saleban Xirsi hhhhhhhhhh wlle beerkad ka laaday
@ridwanabdi42146 жыл бұрын
Wich Afrika you mean hhhhhh sxb waxa wuu ku shaqaysta buurmadow ee boqor uma aha ceel afwayn oo dhan iska daayo