"Waxaan dhisi doonaa ciidan casri ah oo ku filan difaaca dalka" Madaxweyne Cirro

  Рет қаралды 37,433

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 97
@calibarud9917
@calibarud9917 7 сағат бұрын
Masha Allah ciidanku w a sharafta Muujisa dalkaas dadkisa iyo dalkiisa Hore ugu soco madaxweyne
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 4 сағат бұрын
M.madaxwayne Cirro guulayso dhis qaranka iyo dalka❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig 7 сағат бұрын
Mashalah horumar wacan madaxweyne cabdiraxmaan cirro iyo xukuumadiisa ❤❤
@caliaxmed1386
@caliaxmed1386 7 сағат бұрын
Manshallh mudane madaxaweyne alle haku sharafo
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Сағат бұрын
masha allah madaxweyne ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯
@Mohkh647
@Mohkh647 7 сағат бұрын
alle mahad leh. Madxweyne ciiro balnqadkagi inshaa Allah wad kaga dhabayn ❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Сағат бұрын
ciidanka bada cirka dhulka masha allah Somaalilnd waa dowlad dhab ah bay noqotay
@Jamasaidkahin
@Jamasaidkahin 7 сағат бұрын
ما شاء الله ❤❤❤
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 5 сағат бұрын
Well done madaxwayne alah haydin xifdiyo adiga iyo ciidanka iyo dalkaba we are getting to know you very day little bit better thank you love from SLND er
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 5 сағат бұрын
Allah subxaanahuu watacaalaa hakugu guuleeyo hiigsigaa fiican...aamiin
@FadumoJama1-s7d
@FadumoJama1-s7d 3 сағат бұрын
Masha allah mudene madaxwayne 💚🗯❤
@JamaalCawil-p4h
@JamaalCawil-p4h 7 сағат бұрын
Walee,waa,madax,weyne,dhab,ah,alle,hadaayo,hawsha,dalka a,ilaahay,hawfududeeyo,aamiin,aamiin,aamiin
@HiiliyaHajiHassan
@HiiliyaHajiHassan 6 сағат бұрын
ماشاء لله تبارك الرحمن ❤❤❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 6 сағат бұрын
MashaAllaah Madax weyne guulayso
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 7 сағат бұрын
Maashaa allaah Madaxwayne ilaahay karaameeyay Mr khadar salaan sare geesi
@Nur-e7g9z
@Nur-e7g9z 4 сағат бұрын
Xishoo oo wax,aadan awoodin habalan qaadin.
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 5 сағат бұрын
Maasha Allah Guul iyoGobanimo ❤❤❤❤❤
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 сағат бұрын
Mncha Allah Ciidanka Dalka.iyo President Ciro Allah halagab galo. Iyo in ciidan kuwani kasii Badan. Strategiyad ahaana Dhisan loo sameeyo. Dalka loona sameyo Si Cadowgaa Ayaa badane.haloo dedaalo Ciidanka qaranka
@bilana289
@bilana289 5 сағат бұрын
Mudane M/weyne C/Rahman Ciro ILLAAHAYOW xilka ku astur oo u dhib oo ka dhig kii dadkiisa u xaqsoora aamiin
@wasiirayusuf843
@wasiirayusuf843 3 сағат бұрын
Mashallaah tabarikallah
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 6 сағат бұрын
Msha AllaH somaliland guul md ciro❤❤❤❤
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 4 сағат бұрын
Madaxwyne waxàd ku jirtaa booskii LIXLE Ahun ma ogtahay❤❤❤SOMALILAND flying colors ❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo iyo xornimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@ME.LANDER
@ME.LANDER 4 сағат бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمه ألله بعزك يارب العالمين و يخليك و يحفظك من كل مكروه يا ريس أرض الصومال ❤🎉💚🤍❤️
@KhaalidCabdi-g3s
@KhaalidCabdi-g3s 7 сағат бұрын
Mansha allah madaxwayne kugu maalay
@afrahap4406
@afrahap4406 7 сағат бұрын
Maasha allah ❤❤❤❤❤
@Nur-e7g9z
@Nur-e7g9z 4 сағат бұрын
Xishoo oo waxaadan awoodin habalan qaadin.
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 7 сағат бұрын
Well said Mr president
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 5 сағат бұрын
Tolow goormuu Madaxwaynuhu mushaharka u kordhinayaa Ciidamada qaranka, raga lama hiyi kiciyee ku dhawaaq.😢
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 сағат бұрын
Masha allaah tabarikalaah guull soomaaliland ❤❤
@galeyrtours9193
@galeyrtours9193 5 сағат бұрын
ha socotoo ha samaato somaliland guul
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 5 сағат бұрын
ان شاءالله خير
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 сағат бұрын
Masha allllah ciidanka qaranka somaliland is power nooooolaaada oo guuulaysta marwalba guul waligiiin insha allllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nur-e7g9z
@Nur-e7g9z 4 сағат бұрын
Amuu balan,qaaday wuxuusan awoodin?
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 7 сағат бұрын
Maashaa allaah
@art_lto2450
@art_lto2450 3 сағат бұрын
Cidanka qaran ka Jamhuriyada Somaliland way u qalman ❤
@Saajac2024
@Saajac2024 3 сағат бұрын
Madaaxweeyne waan kuu taageraa laakiin cidaankaa loomaa baalaan qaadoo . Waax kastoo baalanqaadoo NUUX TAANI maa soo dhaafayoo. Haadii aay waayaan baalanqadkoodaa weey gaadoodii doonaan .Ciroo guul
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b 5 сағат бұрын
Mashaallah
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 7 минут бұрын
M.a Wlhi wixii la doono halasheego madaxweyne kasta oo cusub Waxey ka wada siman yhin mowqifka difasca dalka iyo dadka iyo diinta M.a Sxbayaal horey usocdo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 6 сағат бұрын
Maa sha Allaah. .Tuugiii wasakhda ahaa ee Ina Biixi Uraaye Ilahay ayaa ina dhaafiyay. Askarta gaajo iyo darxumo ayuu ku dilay.
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 5 сағат бұрын
@salahthefruad9174…..Hi Mr Qadadweeyn AMBA Ina Cisee ilka-bahal xaganii wa Qaranka Jamuriada Somaliland wad soo khaldantayee xaganii maha Somalia = Haiti 😁😜
@MohamedIbrahim-xb7ek
@MohamedIbrahim-xb7ek 7 сағат бұрын
Good
@RidwaanAxmad-m4x
@RidwaanAxmad-m4x 3 сағат бұрын
shaqo wacan madaxwayne ❤❤
@ShaceybCali
@ShaceybCali 7 сағат бұрын
Madaxweyne noolaw
@AxmedyusufAxmedyusufibraah-m1n
@AxmedyusufAxmedyusufibraah-m1n Сағат бұрын
❤❤ guuul guuul
@MohamedSherbi
@MohamedSherbi 3 сағат бұрын
Hambalyo marlabaad Mudane madaxwaynr
@abdirahman2520
@abdirahman2520 7 сағат бұрын
👏🏽👍🏾🤝🏾
@HiboFarax-v3k
@HiboFarax-v3k 3 сағат бұрын
Masha aalh
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 3 сағат бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamudAfwaax
@MaxamudAfwaax 2 сағат бұрын
Hanbalyo madaxwayne
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 5 сағат бұрын
Ciidama ku filan somaliland way lahay ,lakiin wadani ayaa basasay oo dhabarka ka jabiyey ,yaan been dadka loo sheegin ,ciro iyo jahiliinta uu meesha keenay ,wax aqoon ah uma leh ,ciidanka iyo maamul doona ,gaar ahaan ,wasiirka arimaha dibada 3 gudaha ee la doortay eenvla karaynay waxay qabanayaan,safiirada taywaan ee basaska u ah china iyo qaar badan oo laaluush laga keenay dalka, intee in leeg ayuu laaluushku socon ,xamar ayuu laaluushku shaqeeya ,lakiin somaliland ma shaqeeyo,meela waxaynu sugnaa waa boobka dalka ,horumar iyo aqoon midna kama sugayo,xirsi ayaa meesha maamul oon ah shaydaanka ictisaam 😂
@zezo2030
@zezo2030 3 сағат бұрын
Waa g36❤❤
@MohamedSherbi
@MohamedSherbi 3 сағат бұрын
MUDANE MADAXWAYNE WAAN KUGU HAMBALYAYNAYAA HAWSHAA AADKA BILOWDAY EEUKUURGALKA CIIDANKEENA QAALIGA AH
@NiciimqCumar
@NiciimqCumar 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@SuadKab
@SuadKab 7 сағат бұрын
Masha allah mudane madaxweyne Ciro adeer waa markii ugu horaysay ee an ku tagero ee aan u bogo hadalkaaga iyo balanta in ad ka dhabaynayso ,muuse waxan ku jecla wa jacaylka wadanka hadi ad manta tidhi xududaha ayan lasugaya wa war farxadle ictirafkina walaga sugaya sanadkan cusub yang kula dhaafin cadawga buufi kinabad dona laqado kiikalena buufi manta sidii muse aan u watay ban ku wata ka dhabe hadalada. Hadii ad kadhabaynweydo .waa in aad is casisha
@TamrenKings
@TamrenKings 7 сағат бұрын
Muuse waddanka iyo Isaaqba wuu ceebeeyey maahmaagbaa tidhaahda ISAAQ MUXUBBO NAAGEED ayuu leeyahay. Maalin walba ninka waddanka kharriba ama boba markuu xilka ka tago ama la eryo isaaqu wey ammaanaan waana munaafaqnimo. Ilaahay meel baas ha geeyo Muuse biixi shayddaan ilaahay nacay oo tamar daran oo DAAROOD inoo jebiyey , oo ISAAQ oo aan weligii maxaabiis laga qabsan ciidankii ku jebiyey talo xumo ayuu ahaa.
@TamrenKings
@TamrenKings 7 сағат бұрын
Ta kale Muuse waddanka ma futadiisa ayuu kasoo saarey FULE xun oo MUNAAFAQ ah ayuu ahaaye? . Adeer waddanka Cabdiraxmaan Cirro Ilmaadeerradii ayaa xoreystay bal makuu tiritaa jifadiisa hoose inta geesi la yaqaanno weliba inyar : 1. ,Maxamed Xaashi Lixle 2. Cabiraxmaan Summuni 3. Xayd Garbadh bayloodkii Gaani 4. Captain Cawil Cadami Burhaan afduubihii dayuuraddoo Boeing Somali Airline 1984 5. Xuseen dheere Taliyihii 1988 qabsadey Cadaadley iyo dhulbadan oo ku xeeran markii MUUSE BIIXI iyo Ina Kaahin Xarshin la fadhiisteen ciidankii Galbeedka ee ay baqdeen yaa tirin kara kkkkkkk. Doqonnimada ISAAQA qaarkii waa ta keentey iney weli MUUSE BIIXI U ooyayaan oo ay rumeysan yihiin in waddanka ay iney isa siiyeenba.
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 7 сағат бұрын
jabhadi Abarso ha ilawin
@bilana289
@bilana289 5 сағат бұрын
Muxuu isu casilaya naa ka seexo magaalada is casisha kulaha waa sida aad jeceshahay dhici 7 diisa sanadod wuu dhamaysanaya hadii ILLAAHAY yidhaahdo
@SuadKab
@SuadKab 2 сағат бұрын
@@mohamedalimohamed5828 abaarso waa beentii coldoon faafiyay markii kursidoonku meel xun inala maray haday castaway iyo haday dagal tahay iyo buuro fuul ba Ani HYta fayowban aha e qaldka iyo saxda kala garanaya ee Bila cuqdada ah
@FarahAbdul
@FarahAbdul 28 минут бұрын
Somaliland waxay u baahantay sale taxes heer sare ah.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 7 сағат бұрын
Siraate ciidanak xafiidaahe Nuuxa ismaciil tanii nin durufoo aadga KU soo Shaqayee
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 сағат бұрын
❤😂😂🎉😢😢😮😮😮
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 7 сағат бұрын
Mw ciro fadlan waa in aad ku dartaa g36 iyo ssb ba ciidanka qaranka ✅💯
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 6 сағат бұрын
Wuu ku darayaa ololihiisi ayuu sheegay ❤❤❤
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 сағат бұрын
Wu kuban gaday inu garminyo G36 ssb oo cidanka garnka lagu daryo gortankoduna wu socda from G36
@KadarCaamir-w3t
@KadarCaamir-w3t 7 сағат бұрын
Sowkan baasto wali jooga ciidankaba dartii baa uga cararay ee naga badal cirroy
@AbdulkarimFarah
@AbdulkarimFarah 7 сағат бұрын
Ilaahi Muuse inadhaafiyay aan u mahadnaqno, maanta ayaan ciidan dhulkeena difaaca yeelanay
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c 6 сағат бұрын
Nuux taani baa jooga waxna kama badali kartid miskiin bad tahay 😂😅
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 5 сағат бұрын
@AbdulKarimFarah, Hi Mr Qadadweeyn wad so khaldantayee xaganii wa Qaranka Jamuriada Somaliland ee maha Somalia=Haiti 😬😝
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Сағат бұрын
Ciro hadalkiisaa maanta uu kajeedidiyay taliska ciidanka jamhuriyada somali land muxuu fariin munaafaqadaysan oo uu udirayay cadawga jamhuriyada somali land kusalaysan ciidan cadawga ka difaaci karaa inaanu jirin kadib jabkii gojacade oo uu kusoo dhiri galinayo cadwgeena somaaliya waayo ciidankeena waalawada ogsonyahahay siduu udhisay madaxwene muuse biixi cabdi ciidamada tabarka casriga ah kusoqaatay ethiopia iyo ciidamadii qaranka ee horeba in laguqalabeeyay hubkii ugu carisanaa diyaaradaha daronska ee dagaalka bahadilaada maanta ciidamada sidaa udhisan sababta bahadilaadaa ugugaysatay waa fariin uu udiray cadwgeenii somaaliya kusodhiiri galinayay ahayd
@Nur-e7g9z
@Nur-e7g9z 4 сағат бұрын
Xishoo oo waxaadan awoodin habalan qaadin.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 7 сағат бұрын
Waa ceeb in bahartaasi ciidanka QARANKA dhexgasho
@Siyaad-g9v
@Siyaad-g9v 37 минут бұрын
madaxweyne guleyso
@wasiirayusuf843
@wasiirayusuf843 3 сағат бұрын
🎉
@fdama
@fdama 28 минут бұрын
Waa wada cajuusiin 😂
@ShaceybCali
@ShaceybCali 7 сағат бұрын
Intaa muuse maalin nama odhan
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 5 сағат бұрын
@ShaceybCali Hi Mr Qadadweeyn xaganii wa Jamuriada Somaliland wad so khaldantayee xaganii maha Somalia==Haiti 😁😝
@KhadarFaarax-x7k
@KhadarFaarax-x7k 5 сағат бұрын
100%250 waligeedba lama kordhin oo lama maqal
@AxmedCismaan-e7i
@AxmedCismaan-e7i 7 сағат бұрын
anaawaso😊
@IbrahimMaxamed-t9x
@IbrahimMaxamed-t9x 6 сағат бұрын
Maxaad wasi aduba ka jexan yahay 🤭😅
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 3 сағат бұрын
Dadkii iyo dawlad nimo cirooy baabi isay baysadkaa laguu sooqoray waxba kama badalikaro
@dahirduale5650
@dahirduale5650 6 сағат бұрын
400 Maxbuus baa laga hayaa oo Saraakiili ku jirto, Maleeshiyada SNM ma soo hadal qado, Rag miyaa la Nacayna noo sheega Aanu Cali Harti siinee 😂😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 сағат бұрын
Nicely hangaraaarac lug uma dhitiyo guul somaliland😂😂😂
@dahirduale5650
@dahirduale5650 5 сағат бұрын
@ Ninkaagii ama Aabaha ama Walalkaa baan Maxbuus ahayn 🤣🤣🤣
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 4 сағат бұрын
@dahirducale5650, Hi Mr Qadadweeyn amba Sangadhuudhi Amba Ina Aafweyne, xaganii wa Qaranka Jamuriada Somaliland ee maha Somalia= Haiti... Oogsonow bacda aqonsiga Qaranka JSL ee 2025 ohiintiii xaroodka ha bilaabiin ... Xududka aya lasoo xiidhiya ee adkeeyso.... Mr Abdirahman Cirro wa xusbiga Demoqradiga oo ka Guuleystey Xusbigi Jamhuriga ee Muse.... Marka Muse =Abdirahman Cirro ❤❤❤
@anabhassan8361
@anabhassan8361 7 сағат бұрын
Waar ka hadha muse biixi weli wax an munaasib ahayn baad ka qoraysaa taa waxay tusaysaa in jaahiliin badani jiraan on garan sharafta maxweynayaasha idinka mudan yihiin
@danabguuled5491
@danabguuled5491 7 сағат бұрын
Mr. Ciro Zero waa beenale ka baqa oo ka gariita Mudane Xasan sheekh maxamuud
@Sumuni001
@Sumuni001 7 сағат бұрын
Meelkasta iyo muuqal kasta adigu maka hoos ooyaysaa uun😂
@Ahmad17056
@Ahmad17056 7 сағат бұрын
Laxadn meesha ka saara
@Hiil1242
@Hiil1242 7 сағат бұрын
Waaar ka ilaaliya sirta ciidanka qaranka yaaanu cadawga dibada inooga sheegine 😂😂😂😂😂 Cadawga gudaha 😂
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 7 сағат бұрын
Haashterigii buule afbalaadh dhiidhiibso ✅💯
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 7 сағат бұрын
10 000 caglyashi gabal bas ba u dimi tiro koob miu yidi
@haruunhasanjibriil1094
@haruunhasanjibriil1094 Сағат бұрын
Beenaale
@bashiirxullari1741
@bashiirxullari1741 7 сағат бұрын
Kkkkkkkkk
@XamdaCiiseAxmed
@XamdaCiiseAxmed 5 сағат бұрын
Masha alaah ❤
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
Qaabkii Ay U Dhacday Xil Wareejintii Badhasaabka Awdal
12:06
SAAB TV
Рет қаралды 4,9 М.
Maareeyaha Cusub ee Haamaha Shidaalka oo Xilkii la Wareegay
8:00
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН