Beelaha Garxajis oo madal ballaadhan ku wareejiyey magta askartii ku dhimatay Gacan-Libaax.

  Рет қаралды 16,088

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 74
@idirizmahamuud6744
@idirizmahamuud6744 3 ай бұрын
Cuqaal talisa boqor caadila culimo miisan leh ilaahi cashriga uumayow kaga caban mayno✊️💯💥
@prosl11
@prosl11 3 ай бұрын
Garxajiis ragganimo ayaad samaysan ragu way isdilaan wayna heshiyaan hore uu sii socda from sacad muse
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 3 ай бұрын
Horta anigu horaan ugu duceeyey gudigaa h.jeclo oo aad isku xilqamey wadankii oo halis kusii socda ayaa allah asbaab uga dhigey iney umadaa heshiis dhex dhigaan waa gudi saladiin oo dad diinta yaqaan ku badan yahay mar labaad allah ha idin karaameyo dambigiina allah ha dhaafo gudigaa garxajis oo rag badan aan sxb la ahay allah ha idin barekeyo dambigiina allah ha dhaafo qudun quutooy ku quuso dadkii wax ka dhex raadinsyey waad aragteen umadaa heshiisey ka xishooda
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 3 ай бұрын
Odayaashu dalka way badbaadiyeen ilaahay khayr ha siiyo
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 ай бұрын
اللهم اغفر أئمتنا وولاة أمرنا
@shamishussein9447
@shamishussein9447 3 ай бұрын
GOOB GOBI Dhashay Cagliga Allah Wen Ba Bixi ya Nabad wax Dhama la waa Tollo CAFLIGU ha Shaqayo Gool good
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
No more ila meerayso danbe .
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 3 ай бұрын
Waxay sheega taba ha waydo mar haddii la soo afjaray oo salaadiinta garxajis bixiyeen si nadiif ah diyadii nimankii lagu laayey buurta gacan libaax waa guul wayn oo u soo hayatay dhamaan umada somaliland jasaakum laah
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 3 ай бұрын
Hayada habrjeclo
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 ай бұрын
Duli duli, ilaa aan ku jihaadno, Gudi ku sheega, nagu qaad waleeyey, iyo Cirro Doqon walee meel Garxajis ma’Gaadho
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 ай бұрын
Garxajisow Kii Yaraa ee cunaha kaga dhacday maxaa kayeesheen balsheega
@Maxamedgamaalvlogs
@Maxamedgamaalvlogs 2 ай бұрын
imikaba wxii inta ka danbeya eedamaha iyo dacaayada ha naga daayoh isaaqow😂
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 3 ай бұрын
Cirro na halagu xikumo magta dadkii uu mudaharaad bilaa sabab ah ku haligay
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤masha Allhu Khayr iyo nabad waratah samir iyo iimaan Allhe ha ka siiyo qosakii ragaasi ka baxeen Allhe ha unxariisto intii dhimatay ducada na Allhe ha inoo aqbalo
@ashanumber2250
@ashanumber2250 3 ай бұрын
Waa wado cusup op somaliland bilawday in ciidan lalayo magna lakale qato
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 3 ай бұрын
magta waalabixay ee ciidiy muuse raagoda goja caada kuulayaw maagata uu duunta inleyn asaga raaga laaya
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Hooyadaa gooja cade was taasina idinkay idin fadhidaa huwan ilaahuwan
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 3 ай бұрын
Shicibka garxajis maanta ma ogaanayaan iney beenaalayaal yihiin waayo meel walba waxay la taagnaayeen magtaa waa la bixiyey waa la bixiyey Hadaba ogaada in hadalkii madax waynuu sax sanaa arinkana uu fududeeyey
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 ай бұрын
Ciladaadu badanaa 😂
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
Dagaagii biciide
@LightSpark3421
@LightSpark3421 3 ай бұрын
❤Alhamdulilah❤ Well done GX 👏 👏 👏
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 3 ай бұрын
Ale umada hamideeyo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Maansha allaah waa ilaahay mahadii hadaad iska reebteen dhiigii rageenay way inaga wada dhinteene
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 3 ай бұрын
Mashaa allah,allah haka jasaaisiiyo cidii islaaxaas umada ka shaqaysay janno ayaan u rajaynaynaa
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 3 ай бұрын
Waajib idin saarna weeye Doorashadana hadii kharashka xukumada ka yaraado odayasha G 36 xisabta ku darsada wixii loo baahdo Wa la idinka fadhiyaa
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
hadii sidaa barawaqadu tahay allah hadinku wado kolay ilaahay lama shidarikaro runtuna isma qarisso gacantaada kugu marqaatifuri umadoo ku maqlaysa iilaahayna xaakumka yahay waa loo wada joogi sidu arinku isku badalo !!!!!!!!! from saylac
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 3 ай бұрын
Maxkamadii muuse sheegey sidee lagayeelayaa
@fadumadirie8449
@fadumadirie8449 3 ай бұрын
Mashallah Mashallah guul iyo gobonimo
@siciiddauud
@siciiddauud 3 ай бұрын
caqili xumada iyo duliga eega away magta 9 ee qof muse bixi reerkisu dilen mudaharadki 2022 augs kuwan reerka yaa ka qabta
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 ай бұрын
Siciiddaauud sax mujaahid kuwan way ina ceebeeyeen carruurteenii jeegaantu dishay mag lagama bixin maxaa keenay 10 jeegaan ahoo bakhtiyoo afka lagaga kaadjay inay mag ka bixiyaan, siilka hooyadood wasooyinkan mid mid ha loo toogto kudaafada makhaaniida ah ee futada jeegaanta maydha
@prosl11
@prosl11 3 ай бұрын
Iska aamuus cuqdad iska saar
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Coonka xiiran ee dhakada qadhmuun waydiiya😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
​@@hassanhussein272cajuukii siidhiga udhiibay ee fitmada abuuray waydii
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
Habarjeclo Badbaado isaaq
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
XISBI OFFWAREEN = GUDI GARXAJIS
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 ай бұрын
Waa wado cusub
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 ай бұрын
Hooyadiiñ nacasnimada ka wasa bakhti wadankoodii lagu bahdilay, idinka carruurtiinii mudaharaadka lagu laayay ma mag baa la idinka siiyay nacalaa aabihiin ku yaal iyo cadaqaatayaasha aad tihiinba wasa
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 3 ай бұрын
Kuwii dhaaeaca ahaa xagaad dhigteen aan dhiman noolayna dhiiga ciidanku ma hadho maalin buu sugayaa tan labaad iska bixiya tii goojacade ilayn idinkaa laayey oo cadowga u soo raacay falaadhi gilgiladho kaama hadjo ininla dhilay dhimsy lacagti naf manoqoto oowareen inta uu laayey madaxa kagaga istaagay sarkaalkii gabooye maxay lacagi tari
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Yes iyagaa laayay
@faroolesalaan1595
@faroolesalaan1595 3 ай бұрын
Doqon doqoni dhashay baad tahay waar laacaanod garxajis cid ka dhimasho badani ma jirto yaa ku difaaci jiray weligaa iminka ayaa dhaar xoogle iyo cayda barateen irbad dhuub ma gelisaan dibnuhuna way idin dheer yihiin
@qooqane65
@qooqane65 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qooqane65
@qooqane65 3 ай бұрын
Maashalaah
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 3 ай бұрын
Masha Allah
@warss11
@warss11 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Muuse intaasna isagaa iskudilay ciidankii dalka uwadadhashay. Xukuumadu iyada ciidankii dalka iskudishay waanasiibdaro wayn oo inagudhacday.
@ashanumber2250
@ashanumber2250 3 ай бұрын
Iskuma diline shaqo qaranka ayay ku jirene ninja xisbi nimo udilay ayaan qaldan taasi waxay noqon doontaa wado cusub op refer somaliland u furantay in ciidan la dilo hadhowna mag lama qato
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Bacaac xoolo xoolo dhaleen
@omarabdi2769
@omarabdi2769 3 ай бұрын
Beenale
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
MA DAWALDA QADAR BAA BIXISEY MISE CHINE
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
😂
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Dawladu maxay bixin iyadii ayaa dadka boobaysa oo wax ay dhacdo doonayse
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Hadaa Ma Xasan sheekh iyo Geelaha Jabouti ayaa soo bixiyey lacagta
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
@@fadumogedi7423 👍
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
​@@fadumogedi7423waa laga yaabaa😅
@Hanbal-f7w
@Hanbal-f7w 3 ай бұрын
Suldaan dhagaxi me😂
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 3 ай бұрын
Waa lacagti Qadar laga soo qaday walaweynti aya Garxajis magti ka baxisay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Waabay cadahay😢😢😅😅
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
​@@FaadumoMaxmuud-qu9khdhilo abaarso gus marabta
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 3 ай бұрын
Magtu cid kale ma bixiso aan ahayn beesha ee iimaanso miskiin. 500 boqol lacag bay kula tahay miyaa?
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 ай бұрын
Idinka kuwii laydinka dilay, ma’looma Ooyaanba
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 3 ай бұрын
Ceebtu ma hadho
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv 3 ай бұрын
Ceebtee marka masha niicda kala tag
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Saynabxiis Ceebtu waxay saaran tahay muuse
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 3 ай бұрын
Ceebta wa abarso
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Ceebtu Xusbiga Wadani ayey keli ku tahay
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 3 ай бұрын
@@fadumogedi7423 ceebta wa raga ku fana in futada laga waso..cooper fara xumayie salid futada lo marrio rer gibiley
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
DEGDEG: Daaci Saalax iyo Saaxiibkii oo Gacanta Lagu Dhigay
1:03:48
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 96 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН