Saadalinta premier league: Dood - De light maka ficanyahy Maguire iyo FA Cup & Top 4 ya muhimsan?

  Рет қаралды 8,720

Abdirisak islow

Abdirisak islow

Күн бұрын

De light maxu ku so kordhin kara United ?
Maxa qadan lahyd in kooxdada Fa Cup/Carabo cup ku guleyst, kuna dhameysto kaalmaha hoose ama Horyaal u tartanto Champions league u so baxdo .

Пікірлер: 50
@cabdiqadiryare5272
@cabdiqadiryare5272 6 күн бұрын
De light waxaa ka fcn maguire aaaaa Hal kulan oo uu waxyar qalday maakufiiranee laga yaabaa in uu performance kiisii 2019 macalinka aa horta performance usoocelinkara❤❤❤
@mustafissack5950
@mustafissack5950 5 күн бұрын
Aarka wa legend tusaaloyinka hadalada u adeegsanaayo kulahaa wa adoo so cadaysanin oo barafum so marsaday
@mullahbiimaalow
@mullahbiimaalow 4 күн бұрын
Cayaalka xaafada waye qofkaas
@mustafissack5950
@mustafissack5950 5 күн бұрын
Jiilka wa saxanyahay coz team ka u taagero uma so dhawa inay tartanto lkn koob any time qaadi karta🫡🫡😂😊
@user-uu3kn5pt2g
@user-uu3kn5pt2g 6 күн бұрын
Hore usocda wllhayga❤
@NuradinMohamed_
@NuradinMohamed_ 6 күн бұрын
Jiilka doodaadu way jaban tahay bro
@Funyshort_1
@Funyshort_1 6 күн бұрын
Aarka mesha yn laga wayin waa khbiire ❤❤
@CraxmanDahir-f4d
@CraxmanDahir-f4d 6 күн бұрын
Horumar wanaagsan❤
@Qureyshi27
@Qureyshi27 6 күн бұрын
Wa mahadsantihin shp
@AbdirashidAbdiyasin
@AbdirashidAbdiyasin 6 күн бұрын
Ibrahim carab waa taageraa igu salaam islow
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 4 күн бұрын
Ciyaarta prediction keeda waa saxay hambalo ma jirto mii
@staroftheyear424
@staroftheyear424 6 күн бұрын
isloow Video ga Soo yeree sxb si aan loogu caajisin
@daacadcabdirahman
@daacadcabdirahman 4 күн бұрын
Arsenal iyo Liverpool weligood liig qaadimaayaan waxa uga dhaw united
@MahadCaliindhoy
@MahadCaliindhoy 5 күн бұрын
Jiilka tiro hashegin chelsea 4&1wiin
@cabdiqadiryare5272
@cabdiqadiryare5272 6 күн бұрын
Maguire aa baastama aaa maalin kasta aadaawada wax kafuleysan ma,ahan Ciyaaryahanada baastama waa dadkalsooni bdn sida v.van dijk, Diaz, io dad bdn xitaa stones lkn haidhihin Maguire oo an maalinwalba daawada aa baastama ❤😂😂😢
@bidaayecadde1468
@bidaayecadde1468 6 күн бұрын
De ligt sababta ay Bayern iskaga iibisay ma ahan in uu yahay nin hoos u dhac sameeyay. Last Season waxa uu ahaa best defender ee Bayern ay heysatay waloow TT iyo asaga aysan isku fcneen, hadana game-kii RM uuba prove gareeyay, season-kiisii koowaad ee Bayern waxa uu ahaa best player ee Bayern, lkn sababta suuqa loosoo dhigay waxa uu yahay maamulka Bayern oo rabay in mushaaraadka bdn ee kooxda ay bixiso ay yareyso, De ligt-na waxa uu ahaa mid ka mid ah xidigaha ugu mushaarka bdn oo 16m ayuu sanadkii qaadanayay. Bayern waxa ay suuqa soo dhigtay Coman, team weyn oo qaato ayuu waayay, sucuudigana waa uu diiday, Gnabry iyo Goretzka in ay baxaan waa diideen, De light bax aa la dhahay waa uu ogolaaday sababtaas uu Bayern uga soo tagay ee fashil uu fashilmay ma jirin ee wax bdn baara inta aadinka dadka la wadaagin xog qaldan ✌️
@omarmohamedabdulleabdulle2986
@omarmohamedabdulleabdulle2986 6 күн бұрын
Jiilka Waaku wataaaaa
@daacadcabdirahman
@daacadcabdirahman 4 күн бұрын
Jiilka runta usheeg masaakiintan
@Abdifatah3
@Abdifatah3 6 күн бұрын
Man united Ani waxaan ba jeclaan lahaaa 3da kulan ee soo socda in laga badiyo ama ay ciriiri gasho baso xiirkan waa na dhibe
@CabdiXuseen-q3u
@CabdiXuseen-q3u 6 күн бұрын
Shabalaala ayaa meeshaan kadhiman sxb
@iamactor8607
@iamactor8607 6 күн бұрын
Islow zhp aan comment idinku darsado Manchester City 7 sano ee uu pep guardiola joogo 2 sano kaliya uu Haaland haystaa, intii ka horeysay fake nine uu koobab ku qaadayey, marka farqigu maaha haaland iyo sagaal waa pep iyo coach ka kle, 2 sano isku xigto isku taatiko kuma ciyaaro.
@abdulahiomar4037
@abdulahiomar4037 6 күн бұрын
Good day my Guys🎉
@daacadcabdirahman
@daacadcabdirahman 4 күн бұрын
Arsenal awalba fa cup ayay champion u haystay markaa looserpool iyo arsenal mayal adayg xitaa fa cup way waysanyihiin
@abdirashiidabdimohammed
@abdirashiidabdimohammed 6 күн бұрын
Jiilka waaad asiibtay muhiimada cup ayaa muhiim ah
@daacadcabdirahman
@daacadcabdirahman 4 күн бұрын
Kuwan waxba garanmaayaan waa mucaarad miidhan ka sheekee hee
@Axmedbashr
@Axmedbashr 6 күн бұрын
Arsenal. 2. 1. Tottenham
@hilaacdaahir2254
@hilaacdaahir2254 6 күн бұрын
Man United 3..1 sothntoon
@GawaCade
@GawaCade 5 күн бұрын
aarka wa wataa 😂adoo cadaysanin oo barafuun so marsaday 😂😂😂😂😂
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 6 күн бұрын
Man u 3 waa dhiibaysaa isoo raadiya
@YaxyeMaxamed-o6k
@YaxyeMaxamed-o6k 6 күн бұрын
Codka hoos Wye wllayal
@Wllhuudow
@Wllhuudow 6 күн бұрын
Asc asxaabta waad ku mhadsan thin qaabka aad ufaleeqeynysiin marwalba intaas kdib waxa aan ahy tgeero city ah modo 9 sano ah haland horta waa lpar 9 oo dhmeystran ah wye pepmudadii uu hysanin hland wxuu ku guulystey dhowr koop ay isku jiraan pream iwm marka misdhehi karno farqiga waaa halan ee frqiga waa taaatikida uu isticmlo mclinka iyo qaabka ay uwada shaqeeenaayan cyaaartooda oo isku xran ayan isleeeyahy mhadsanidiin
@SeygaSeyga
@SeygaSeyga 6 күн бұрын
Masheege marka islow
@cabdiqalas301
@cabdiqalas301 6 күн бұрын
WAAN IDIN SALAAMAY ASUUCII HORE CIYAARAGA MAYDUN SOO FALANQAYN SAAXIIBAFAAL
@Hadaf-Yeelo
@Hadaf-Yeelo 5 күн бұрын
Qofka aragtidiisa u daaya adinakaba waxaa isku raacdeen Maguire aa De Light ka fiican ma xishooda yaal MU anaga naga wareesta anagaa tan iyo 2004 usoo joognee😂
@abdirashiidabdimohammed
@abdirashiidabdimohammed 6 күн бұрын
Meshing waxaa leyskugu kenay 3 isku reer ah iyo laba mucarad ah
@xirsixassan3811
@xirsixassan3811 6 күн бұрын
Asxaabta group kaan shabalala maad ku casuuntaan please and please
@abdiqaninuur5716
@abdiqaninuur5716 6 күн бұрын
Codka gaaban
@salmaansahal3414
@salmaansahal3414 5 күн бұрын
3.1 ARSENAL WIN
@omaari155
@omaari155 6 күн бұрын
Aarka waaba iska serious 🤣 sheeko uso aliftayba bro kubadda waa simple fikirkaaga dhiibo waa normal qof inuu wax logic kula aheen aamin sanaado
@Amiinxasan1230
@Amiinxasan1230 5 күн бұрын
Southampton 1vs Manchester United Liverpool 2 vs Nottingham forest 0 Manchester City 3 vs Brentford 1 Bournemouth 2 vs Chelsea 3
@Amiinxasan1230
@Amiinxasan1230 5 күн бұрын
Manchester United 2
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 6 күн бұрын
Arsenal iyo man u waxaa season fiicnaa united because of cup ka waye kkk wax fahma maxa u qabatay kooxdada aya muhiim ah
@baarizaki6585
@baarizaki6585 6 күн бұрын
Ibrahim carab waa shactiroole caadi ah wlhi madax weyn leeyahay kulahaa😂😅
@mohammedkaabsol9769
@mohammedkaabsol9769 6 күн бұрын
Kuwan xasid waye niyada xita may no dhisan koox eber wa ledihiin 1-0 kee no ogashiin 😂😂😂😂😂
@IbrahimShacbaan-l6t
@IbrahimShacbaan-l6t 5 күн бұрын
Arsenal maqadeyan mana quracdan
@AhmedMohamedAbdi-n3c
@AhmedMohamedAbdi-n3c 6 күн бұрын
i aamina man united 3 gool iyo 0 ku badinee
@updalladaud1498
@updalladaud1498 6 күн бұрын
Chelsea ayuu tageraaa jiilka 😂😂😂
@pesspirder
@pesspirder 6 күн бұрын
mesha nin united tagero kuso daraaa hala sinnaade
@FaaraxAbdi-bl2po
@FaaraxAbdi-bl2po 6 күн бұрын
Carabow mobile ka miyaa kaadamay🤣🤣🤣
@daacadcabdirahman
@daacadcabdirahman 4 күн бұрын
Nio sanadkii hore Liverpool waxay gashay Yurub manutd na kaalinta sadexaad iyo carlii cup marka nimanyaw sanadkii hore dhaawac baa la dagay hadana sidaasay tahay fa cup waliba city ay ka qaaday marka xishooda nimanyaw
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Muxuu Yahay Farqiga u Dhaxeeyo Slot iyo Klopp.
29:52
Cabdiqani TRY Official
Рет қаралды 3,2 М.
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 49 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15