No video

Saado_ali2012.mp4

  Рет қаралды 95,598

Amin Amir

Amin Amir

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@ogadenqueen
@ogadenqueen 12 жыл бұрын
Long Live Saado Cali, Somalinimo, Mindnimo, Khaatumo State of Somalia iyo Awdal State, IIDOOROW IS QABTA ISMA QABATAANE!!! Kii Ka naaxow Nafta Waa! ...
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Waxan ahay majeerteen wn jcLhy DhuLbahante waa reer ayeyeygay marna waa jclkeyga marna waa asxaabteyda 😘
@caadil2004
@caadil2004 12 жыл бұрын
viva saado cali halyeyyad , muqdisho ayaan taalo kaaga dhisaa anigoo reer muqdisho, insha allah. ha u joojin, cayacayanka, hargaysa iksu soo xiray kakkaka
@CqrAynleqaala
@CqrAynleqaala 12 жыл бұрын
GUUL DARAWISHLAND .......from AWDAL....
@khadrox
@khadrox 12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaw cadowga darawish hajabo ilahay ayaa mahadas iska leh ay manta an manta mabulka ku samesanay darawish stet hajabo cadow geeeda sado cali sas ayaa laga raba
@fahaddheerad1787
@fahaddheerad1787 2 жыл бұрын
Saado Cali allow ku naxariiso waxa aheyd galyeeyad somaliyeed aan qawiil aheen lkn dad xun oo wax magarato. Ah ayaa dilay oo nafteeda u oqonsaday geesiyad dharawiish bey aheed ay ku fanaan lkn maanta ducey naga rabta allow u naxariiso qabrigana u wasici Amin amim amin
@xabiib11
@xabiib11 12 жыл бұрын
wah wah viva saado cali warsame noolow ssc guuuul iyo midnimo iyo waraa jiir
@naziitaaragsan5520
@naziitaaragsan5520 4 жыл бұрын
Allha unaxaristo mama sado
@lagamaarman
@lagamaarman 12 жыл бұрын
Waxaan ahay SSC. Waxaan ahay Khatumo State. Waxaan ahay Somali. Waxaan ahay midnimo doon. Waxaan ku abtirsadaa tobannaan kun oo ku naf baxday difaaca diintayda xaniifka ah oo Islam ah. Waxaan ahay ubadkii tobannaan kun oo u naf baxay ilaalinta dhulka, dhaqanka, iyo sharafta Somalinimo. Waxaan ahay darwiish soma jeeste ah.
@mohamedxoogsade4731
@mohamedxoogsade4731 5 жыл бұрын
maliki 87 After 7 yrs later!
@Waranle
@Waranle 12 жыл бұрын
Waa hees aad iyo aad u macaan, Wadajir baan wax ku nohay, Soomaliweeyn Calanka kor u qaad!
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Iidoorow Nacasyahow Ha Sheegeegan Ssc Of Soomaalia
@TheAlmisGirl
@TheAlmisGirl 12 жыл бұрын
SOMALI maxaa kala haysta Ilaahow Bogooda Burcad isku mari, Mid Isaaq caaya, Mid Hawiye caaya, Mid Daarood caaya, Mid Raxan wayn caaya ayaa la noqda, markii la arkaba waxay ku jiraan WEERAR iyo WEERAR CELIS, waala sii kala fogaanayaa uune wax isku soo dhawaanaya ma arko, Ilaahaw umadan u nasteexee oo xumaha iyo qabyaalada qalbigooda ka saar AAMIIIN AAMIIIN..
@sahramaxamuudabdulaahi1465
@sahramaxamuudabdulaahi1465 5 жыл бұрын
Alah hawnaxaristo aaaaamin aaaaaaaamin yarabi
@kariimsheekh
@kariimsheekh 12 жыл бұрын
Waxay maanta joogtaa yaa maali jiray .. waxaa so muuqata oo aan arkayaa Maanta Hawo cusub oo somaliya dul fadhida taasi ah MIdnimo Shiraa TALEEX UU HORSEED U YAHAY .. HADAAN NAHAY REER AWDAL STATE HALGANKAA WAAN IDIN TAAGEERSANAHAY WANAN IDILA GARAB TAAGANAHAY .. WUU DHAMAADAY KALIGII GOOSTE IN UU TALIYO.. VIVA SOMALIA .. NOOLAW SAADA
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 ай бұрын
Gabdhaha Sscoow Guulwacan Ragga Ssc Waxaay Saada Cali U Dhisa Masjid
@micraajsos
@micraajsos 12 жыл бұрын
lafamamaarman walal ilaah hakuu siyaadiyo soomaali waamid mansha allah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Sscyoow Saada CALI ma Dhiman
@TheHasnano
@TheHasnano 12 жыл бұрын
OGADEN SON THE REAL SOMALI EAST AFRICAN NATIVE :) OMG eedo saado waligey wan ka sii jeedey maanta waxii ka danbeeyo wax heeso adaa iigu qiimo badan kuuna jeclahay ummwaaaah somaliland puntland iyo cidii kale ee xaqdaro ku haysto SSC ilaah ka baqa dadkan aayahooda ha ka tashadaan daaaya oo garab istaaga kama soo jeedo SSC soomali oo dhan waa walaladey ku noolaada nabad iyo baewaaqo amiin ugu danbayn somaliyeey nacayba ka cayda iyo commentiyada xun xun eed isku baabi'iseen iskadaaya!
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 12 жыл бұрын
Waaaw AminArtis Nooloow Sida wacan ee aad u habaysay Heesta, Saado Cali Warsame, Habaryar Isha baxarka adigana
@Iamsahal143
@Iamsahal143 12 жыл бұрын
woooooooooooooooooow saado dhiiga ayey maalinkasta iidoorka kukicisaa caadi maaha hadana abwaanad ayeyba uxuubsiibatay fanaanimo waalaga dalacay maanshaa allaah isha isaaq murqaan weyne alle hakaahayo gabadha qaranka soomaaliyeed
@elijahdilaurentis4115
@elijahdilaurentis4115 10 жыл бұрын
Mamma Saado allaaha ku dhowro, *Janatul Fardowsa*. Waa fannaanada kaliya oo *qaran matala. Somali meel loo raaco maleh! Dadka aan ku rabin ha isku dhagin, misana ha cayn oo fogeyn! Just look before you leep! Xoxo-::/Gossip-Guy!!!...
@afbile
@afbile 12 жыл бұрын
Waa dhimatay riyadii Idoor oo qabri ayaa lagu riday KKKKKKKKKKKKK... Hanooladeen Beelaha Bariga iyo Kuwa Galbeedka ee ka hor-yimi dulmigii Isaaq.
@akareemcade6946
@akareemcade6946 8 жыл бұрын
ilhow unaxriso sado cali
@hassanmohamed599
@hassanmohamed599 8 жыл бұрын
kkkkkkkk YA ALLAH unaxariiso sado Ali war same ALa maxay runta sheegtay
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Janada usareysa kunaso amiiiiiiin ilaahow amiiiiiiin 💙🇸🇴
@liibanboojo5374
@liibanboojo5374 8 жыл бұрын
ilahya inxarizo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 ай бұрын
Abwaan Saada Cali Ma Dhiman Laascaanood Free Maamulka Hargeysa They've never Coming Back
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 7 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto hoyo sado cali
@jesto12
@jesto12 12 жыл бұрын
WWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWW SAADO KUMA CUNAAN ISAAQ LAND
@liibaansalah9223
@liibaansalah9223 8 жыл бұрын
hoyo khaaraan sado cali samadar
@shukriali3621
@shukriali3621 7 жыл бұрын
Ilahoow u naxariisto
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 ай бұрын
Maanta Waa Laascaanood Waxaan Jeclaanlaa Abwaanad saadacai Ii nool Lkn May Dhiman Iidoor Wagaashe Laascaanood Dhulbante Iyaga Iska Leh Burco Caynaba
@mymoha2009
@mymoha2009 12 жыл бұрын
yaab, badanaa, waa wax layaableh, idoorkii, dhulbahantihii waxay ka dhigeen mukulaal balaq loo tuuraayo. waa laqancinaya waa laqan cinayaa, mawaxaa laga dhigay niman waxay cunaan doonaya, somaaliyeey amay midnimadu fiicantahay........
@Deekow27
@Deekow27 12 жыл бұрын
KKKKKKKKKK MAAMA SAADO NOOLOOW WALIGAA WADANIYAD AYAAD TAHAY WAANA KUGU OGAA,,,,, MUKULAASHAA..... KKKKKKKKKKKK WAA DADKA DHULKOODA GATAY EE LABAXAY SOMALILAND IYO PUTLAND KKKKK WAA MUKULALO KKKKKKKKKKKK MAALIN AYEEY SOO RAACAAYAN DADKOOOD HA ISKA SII CUNAAN E ISKA DHAAF MAMA QAALI SAADI ALI WARSAME KKKKKKKKKKKKK
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
azuura ali hhhhh 😂😂😂insha allh yaaw yaaw 🙃
@sahramaxamuudabdulaahi1465
@sahramaxamuudabdulaahi1465 5 жыл бұрын
Alah hawnaxaristo aaaaamin yarabi
@superugaaska
@superugaaska 12 жыл бұрын
War raga wax la qaybsada yaanay rag somalildn ka cadhoday yan xadka idin dhafin waxba iidin tatimayeene viva ciidamada somaliland Marka Qurbaha ha inug cebaynina Saado cali Naaag walan oo bila nina weeyan Ooo wliba goblana marka gabadhan yanay ini walin talo.com
@CqrAynleqaala
@CqrAynleqaala 12 жыл бұрын
MUKULASHU MELAHEEGA HA MIDHATO makulasha Midka marmar wax U TUURA wuu ogyahay meeqaan dari dooda....hahahaha saado maamo idoor ayadoon wali shirka loo fadhiya ayay sii cabaadayaan ka daa...magaca ayayba ka sii cabsanayann....haYaaay Isaaaqq..kkkkkkkkkkkkkk
@habalayo
@habalayo 12 жыл бұрын
@KAMANEFIISO dee iska daa walalo nafta ka naax lol
@akareemcade6946
@akareemcade6946 8 жыл бұрын
ilhow unaxriso sado cali
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
Dhag_Dhag2012.mp4
2:40
Amin Amir
Рет қаралды 332 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Saado Cali Warsame | inaga Afgarad yaa inoo sameeya
12:04
Gabdhaha Jaaliyada Khaatumo Dr Ashahaado
24:12
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 207 М.
Jilaal
7:11
Mohamed Wardi
Рет қаралды 162 М.
Heesta Galbeedka Siti
7:17
FADXIYAPRODUCTION
Рет қаралды 13 М.
JOWHARA LUULA  by Xeedho
5:06
Madaale Productions
Рет қаралды 317 М.
Hees Cusub Saado Cali Warsame: Heesta Boosaaso
8:31
TaleexMediaTV
Рет қаралды 236 М.
hobalada degaan
8:30
Jabuuti TV
Рет қаралды 141 М.
Sahra Dawo   Laanta ubaxa ah
5:14
daljirdawakhay
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xilo
10:13
Ikraan Caraale - Topic
Рет қаралды 55 М.
Saado Cali
8:40
Amin Amir
Рет қаралды 18 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН