SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!

  Рет қаралды 36,454

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 108
@AminaYusuf-i1f
@AminaYusuf-i1f Ай бұрын
Asc Naciimo, Allah ku xafido adiga iyo ciyaalkaaga
@amira1438
@amira1438 3 ай бұрын
thyroid wax sahlan ma ahan wayo aniga oo uur leh ayu igu dhacay mana aqonin xanunka dhaqtarada marku uurkeyga garay 8 bilod dhaqtar idirty wa ley baray waxa leydhahay thyroid ayad qabta ee so dhal cunuga 1sano nuji kadib aya ka daweynan 2019 aye aheed 2021 ayaa leyga qalay qeyb aya leyga saray alx wlhi cafimada daremay alx kanini ayaa qata subaxkasto 6bilod mara ley baraa dhaqtara ku xeranahy german aya ku nolahy mar mar xida 6bilod ma sugo 3bil kadib waa u labta san ula socdo cafimadkeyga 50g ayaa qata kaniniga inta xanunsan alle ha cafiyo cuntadina saxa insha alh dhaqtarkana ku xernada
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 3 ай бұрын
Nicimo illahey haka ajar siyo sida isugu xilqantay wilkas ❤❤❤❤❤jazakalahu qeyr ❤❤❤
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@hsaksa8264
@hsaksa8264 3 ай бұрын
Tibisho miyaa mis sosheg
@hodanf2829
@hodanf2829 3 ай бұрын
Waxan joogaa Australia Thyroid yaan ladhayalsan ani 3 sano baan dawadiisa wadaa Alx anuu xanuun badan madareemin bilawgii xoogaa wadna garaac, daal iyo neefta oo culays kadareemay Dr aaday wuxuu igu dhahay thyroid in lagaa baaro waaye jawaabtii markan helay waaba qabaa Kayga midka kacsan buu ahaa miisaan kayga waxba iskama badalin illaa hada 1xabo kiniin ah baan bilaabay bilo kadib hadana waa baaris kale laygu ceshay intii loogu talagalay buu gaaray. 6dii biloodba baaris baan maraa si loo eego inta uu maraayo. Marka 1 xabo 25g kiniin ah baan qaataa subax kasta adoo waxba afka saarin 30min kadib ama halsaac baad wax cuni kartaa ama cabi kartaa waxan biyo ka ahayn. 2saac ha cunina wax yaalaha dairy foodka ah sida Caano,yogurt,cheese. Inta ladhiban Allaah ha caafiyo
@ayuubsaidali8650
@ayuubsaidali8650 2 ай бұрын
Aniga xitaa nooca kacsan ayaa igu dhacay alx hada waan ficanahay daawadiisa ayaa qaatey mudo sanad ah quraan badana waan is isa saarey alxm illaah mahad leh
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Ilahay ha ka cafiyo anagana badbado ajar alah ka siyo adigana nacimo jazakallah alahu akbar
@SucaadBashiir-e1e
@SucaadBashiir-e1e 2 ай бұрын
Inta dhimaty Allaha unaxariisto 😢one like 😢
@halimajama7814
@halimajama7814 2 ай бұрын
Scw scw sc we scw scw scw scw scw scw scw scw
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 3 ай бұрын
Ilahay Haku barakeeyo walahi somali waa ugu hagarbaxday ilaahay ajar ha kaa siiyo
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 3 ай бұрын
ألله يشفيه ويعافيه ويقومه بالسلامة أللهم اشفيه شفاء لا يغادر سقما 😢
@fardowsab2422
@fardowsab2422 2 ай бұрын
Abaayo waa hyperthyroidism aa haayo wiilka waayo sign and symptoms ka ayaa kuu sheegayo 18 kg ayuu dhacay, ( tlhyriod hormone is control room of the human body) if there is any abnormalities occur either will be low or high High is called hyperthyroidism Low is hypothyroidism
@iskaadag994
@iskaadag994 3 ай бұрын
Ani india ayan u joogaa arimo ilmo raadis ah maalin hore dhiiga ayey iga qaadaan waxey i dhaheen thyroid inuu kugu dhaca qarka ayad u saran tahay ee kanin kan soo cun kanin la dhaho (thyronorm) ayey isiyen isbuc kadibna dhiiga ayaa lagaa qaadaa imow shali aya liiga qaaday dhiiga maanta ayan donanaa jawabta somalida kuma bararugsana cudurkaan
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 3 ай бұрын
Allah ha ku cafiyo wll
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 ай бұрын
Naciimo afkaa iyo ciridka i cadaaday muddo sanad iyo 8 bilood dhaqtarna waan ka daalay Awood darro badan ayaan dareemaa markaan shaqo badan qabto
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 ай бұрын
Alaahey hacaafiyo
@aminaomar6271
@aminaomar6271 3 ай бұрын
Mashallah, walal ka so hadal sida lo daweeyo thyriod notch ka waayo dhaqatirta reer galbedka markay qofka ku arkan wey qalan oo ay saran thyriod ka oo dhan. markaa side loga hor tagi kar.
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 ай бұрын
Maasha Allah walaashey please aad ugu goobaabi in kaniniga thyroid ka absolutely la joojin karin ilaa abid iyo at least 2 jeer sanadkii in dhiigga laga fiiriyo in kaniniga loo kordhinaayo ama laga naaqusinaayo. Jahilnimada waa problem. 😢😢😢
@hibayusuf8945
@hibayusuf8945 3 ай бұрын
اللهم.صل.وسلم على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه
@اممعاد-و2ه
@اممعاد-و2ه 2 ай бұрын
🤲😭
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 2 ай бұрын
Abaayoy anaa hada laxanusan lacag aan isku daweyana mahaysto
@Afartun
@Afartun 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@Afartun
@Afartun 2 ай бұрын
Ilhy haku gargaaro
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 2 ай бұрын
@@Afartun amiin xbbti mahadsanid
@NaciimaAxmed-r7v
@NaciimaAxmed-r7v 2 ай бұрын
Allaha caafiyo wiilka caafimad taama
@Sucado-w3n
@Sucado-w3n 3 ай бұрын
Aamiinhoyomcn allaha caaafiyowiilka ilaahowkadulqaad
@raqiaomar4781
@raqiaomar4781 3 ай бұрын
Calamadoho sheganooyo waa hyperthyrodism ma ahan inoo yaryahay misan dhumida iyo kuwa kalabo allaha ka caafiyo
@SanaaJamal-y7s
@SanaaJamal-y7s 3 ай бұрын
Jazaakalaahu qayr wax badanaan ka faaiday
@saadiaali2726
@saadiaali2726 3 ай бұрын
Masha allaah Abaayo alle ajar iyo xasad ha kaasiyo bararujida dhinac walbale❤🥰🥰🌺🌺🌸🌹
@gamer5Real
@gamer5Real 2 ай бұрын
Masha Allah qaali qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
wcs wlc Abaayo ❤❤🙏👍👍👍👍👍
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
insha Allah 👍
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 3 ай бұрын
Asc .... Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@Amina-g4f
@Amina-g4f 2 ай бұрын
❤❤
@piixez7425
@piixez7425 3 ай бұрын
Jasakalahu kheyr walaal cagaarshowka kasohadal
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 ай бұрын
Masha Allah Jazka Allahu Kheyr Abayo Naima Wiilka Allah Caafiyo Laakiin Thyroid Wax La Sahlado Ma Ahan Abayo !! Naima Abayo Aniga Xataa Waa Qabaa Laakiin Daawo Forever Ah Ayaan Qaataa Every 6-To 12 Months Check up Ayaan Maraa bal in Uu Meeshiisa Jooga & In Kor Aaday Aniga Thyroid Ka Nooca Lagu Cayilo Ayaan Ahay ?? Allxamduli Allah Ilaahay Cafimaad Sareecan Hanoogu Daro Aniga & Dadka La Daala Dhacaya Thyroid ka !! Ameen Ya Rabb 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲/ Abayo Please Let Me Know If You Can give me an Advice, or More Details About The Thyroids!! Jazka Allahu Kheyr Naima !! Ajar & Xasanaat Allah Kaa Siiyo Wax Walba Oo Ajar ku Jira Ee Aad Nala Wadaagtid!! / ❤️❤️💯🥰🫡✅
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Thank you
@IimanCade
@IimanCade 3 ай бұрын
Wiilka wxuu dhahay thyroid ka wuu dhacay. Laakiin thyroid ka dhacsan(hypothyroidism) qfka inta bdn wuu cayilaa wxuu yeeshaa calool istaag. Gabdhaha caadada weyka wareert. Laakin saalax waa caato, tabar la,aan caloosha oo aad u socoto, dhidid badan iyo caado wareer ee dumarka ah waa thyroid ka oo kacsan(hyperthyroidism)
@yunnaali3117
@yunnaali3117 3 ай бұрын
Allah shafiyo wll.hyperthyroidism inu yahy u malena, multi system effect u leeyahy (butterfly 🦋 cml wye).
@nadiifmohamed8751
@nadiifmohamed8751 3 ай бұрын
Mama xanunka aniga la igu shagay muda 3sano qabay lkn hada ogaday timah Said iga qafifay wan dhamday lkni mid I hayo wa Kan kor u kacsan hada dawan bila 3bilod suasha Ku weydin wax way timhi iga dhamday mxa samay 😢😢😢😢
@AbdulqaadirDaahaa
@AbdulqaadirDaahaa 2 ай бұрын
Xanuunkaan maxaa lagu gartaaaa
@qajo9403
@qajo9403 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiin amiin
@lulelmi4325
@lulelmi4325 2 ай бұрын
Abaayo in aan kula soo xariiro ayaan rabaa waxaan ka shakiyay in aan qabo taaroodka aniga markii aad fahfaahisay Dukaan bal ila soo xariir
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Waaku salaamay wlashay naciimo ninkaa inay sonkor kudhacday baa maqlaye teeda kale tiifaw xanuun xun uma haysane xanuun saas udhan uxun miyaa .maba kubaraarugsanayn anigu.
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 2 ай бұрын
Walashe wahi waaruuta waye hada waxan ka malade inuu isku badalikaro canard
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 ай бұрын
Allah Naimoy la aanta awaar wlhi ilahey kheyr hakusiiyo fidunya wal aaqirah .abaayo aniga 6 bil kahor aan baby dhalay umushi waxaan isku arkay dhuun xanuun ilaa iyo hada waxaana iskaga shakiyay xanuunkaas dhaqtarka dhiigag layga qaaday waxey dhaheen wax maqabtit? confused Maxaansameeya abaayo?
@najuucadey4062
@najuucadey4062 3 ай бұрын
Inaa quun ama xasaasiyd qbtd laga yaabaa abyo dr aad
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 3 ай бұрын
Masha Allah benta mahan runti xanunka wu igu dhacay marka daremay misan saaid dhaqso ufuulay iyo timaho idaadanayo stress iyo hurdo an nasiino lahen kadib dhaqtarka u cararay marka ushegay dhibkeyga wala ibaaray alxd dawa qatay wana kaficnaaday lakin 3bilba mara isbaara
@UbahOmar-t6v
@UbahOmar-t6v 2 ай бұрын
Mahadsanid abaayo anigaba wan qaba irbad la yiri waa 3bilood ban qaty mar hore daweynta inoo so gali abaayo mahadsanid
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m 2 ай бұрын
Mansha allaah nacima
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 3 ай бұрын
Naciima waad mahadsantahy aniga xitaa aad ayuu ii caateeyay hada 6 bil ayaan daawo qaadanoya lkn Wali ma cayilin abayo muuqaalka kale noola soo dhaqso ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@Umufarax2020Farax
@Umufarax2020Farax 3 ай бұрын
Nimo wl maxaay tahay amarkaa. Socdo wayadaan thyroid ayaa umadena fara kulul kuhayo ani dawada waqata cunooyin fara badan idhibayo igu kiciya waan jojiyay mana iga resanayo xanuunkan mid reesto ma aha miyaa
@SuadAbdullahi-xb6qn
@SuadAbdullahi-xb6qn 2 ай бұрын
Jasakallaah qayr abayo waan qaba aad bn ugu dhibtoodey markii hore hda lkn waan roonahay alhamduliialah
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 3 ай бұрын
Jazkumalaah kheyr abaayo aniga wiil haayaa Ka howalgabka ayn Igu dhacaye waxn qaata kanin 25g subixi anigon wax ilaaheye abuuraye an cunina mar kasta oo aan dhameyo kaniniga dhiga ay layega qaad si hadi går mak la i kordhinyo Iyo hadi an layega wadanyo misankeygu wu koradhaye hadse marki an ogadaye wan isa dhowara . Jazkumalaah kheyr abayo wacayi galinta ❤❤❤❤❤
@sabirhassan3229
@sabirhassan3229 2 ай бұрын
Mashaalah tabarakalah alaha ku xafido wax badan ba noo kala dhigdhigtay jisakumulah qeyr
@hananhashi7996
@hananhashi7996 3 ай бұрын
Asc aaayo nimco wan ku salaamay mar walbo wxn kusoo dhahaaa meel aan kala xiriiraa rabaaa blz
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 3 ай бұрын
Wall ciyalka makudhaca iyago dadodu yarta hay
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin
@omermhd985
@omermhd985 3 ай бұрын
Illah cafimaad degdeg hasiiyo waa wiilsoomali ah oo muslimah yaa rab🙏
@youtubkaqeryjka814
@youtubkaqeryjka814 3 ай бұрын
asc abaayo niciimo waan ku salaamay salaan walaal nimo abaayo waan kudaawada waxaan daawadaa adiga iyo culumada soomaaliyeed waxaad noogu jirtaa qaybta culi mada oo kale waxaan dhahaa gaba dhaan hala fiirsado waxay wadaa wacyi galin dhina c walbo ah ilaahay haidin xafido adiga iyo qoyskaada intay maryama u wayntahay oo micraaj u yartahay
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 ай бұрын
Waa in la qalaa haddii kale waa qatar kan hayo 👍🏻👍🏻👍🏻
@Suuban225
@Suuban225 3 ай бұрын
Wilkaas si qaas ah uraadi ee caawi abaayo wlh wiilkaas waa dayacanyahay
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk 3 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo inta la xanuunsan teyrod adigana ajar alle hakaa siiyo
@sahroali1967
@sahroali1967 2 ай бұрын
Alla swt ha caafiyo wiilkas yer shukran qali
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO INTII XANUUNSAAN
@farhiyamohamed5780
@farhiyamohamed5780 3 ай бұрын
Alle hanaga bixiyo aniga iyo inta muslim ahba amiin
@AxlaamAbdiwahab
@AxlaamAbdiwahab 2 ай бұрын
Abaayo qalalka kasoohadal
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
SUBXANALLAAH ILLAAHEEY HAKA QAABTO
@foziaali7610
@foziaali7610 2 ай бұрын
Illahey hacaafiyo 😢
@chelseafans3963
@chelseafans3963 2 ай бұрын
Wll Allah ku caafiyo yaa rabi
@FarhiyaYahye
@FarhiyaYahye 3 ай бұрын
Asc ajir alaha kaa siiyo wayi galitaada
@Cha.simanmedia
@Cha.simanmedia 3 ай бұрын
Allah ha caafiyo
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Hadaan kuu saaray ❤
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 3 ай бұрын
Alle haku sharfo wll
@halimajama7814
@halimajama7814 2 ай бұрын
Wcs wrb
@SEYNABMOHAMED-g5n
@SEYNABMOHAMED-g5n 3 ай бұрын
Allah hacafiyo Raa Allah🤲
@youtubkaqeryjka814
@youtubkaqeryjka814 3 ай бұрын
abaayo nimco anigabo xanuunkaas aan qabaa waa sidaas aad usheegtay waan kaa ghagaytay hada kahor daawadsa markaan qaatay ilaahay waa igu caafiyay 2 sano aa wadaysaa aa lay dhahay waxan daganahay iswidhan bil kasto dhiig aa layga qaadaa waxay idheheen daawadii waa kuu shaqaysay
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 3 ай бұрын
Maansha allah ilaahy masakxda haku barakeeyo
@salmaaraale8743
@salmaaraale8743 3 ай бұрын
Allaha caafiyo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 ай бұрын
اميين يارب جزاك الله خير
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 3 ай бұрын
Alle hacaafiyo walla kena
@MsDharoor
@MsDharoor 3 ай бұрын
Alle ha cafiyo inta xanuunsan
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl 3 ай бұрын
Allaha caafiyo cafimaad taam eh allaha siiyo
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 3 ай бұрын
Allow caafi
@nimcodegan4369
@nimcodegan4369 3 ай бұрын
Ilahay ha caaafiyo
@youtubkaqeryjka814
@youtubkaqeryjka814 3 ай бұрын
abaayo nimco anigabo xanuunkaas aan qabaa waa sidaas aad usheegtay waan kaa ghagaytay hada kahor daawadsa markaan qaatay ilaahay waa igu caafiyay 2 sano aa wadaysaa aa lay dhahay waxan daganahay iswidhan bil kasto dhiig aa layga qaadaa waxay idheheen daawadii waa kuu shaqaysay
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 2 ай бұрын
Asc Abayo Hada Maka Bogsatay Yacnii Thyroid dhan ma Qabtid may Ku dhaheen
@nuursiindmg7805
@nuursiindmg7805 3 ай бұрын
Thank you drs waxbadan kaa faaidney wiilkana allah ha caafiyo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Allow cafii 🤲🤲
@sofiibrahim77
@sofiibrahim77 3 ай бұрын
Allaha caafiyo inshaa allah
@hawoahmed9545
@hawoahmed9545 3 ай бұрын
Allah cafiyo wllken
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr 3 ай бұрын
Ilahay hacafiyo
@nuursiindmg7805
@nuursiindmg7805 3 ай бұрын
Wcs wr wb❤
@JamacKahiye
@JamacKahiye 3 ай бұрын
ALLAAHUMA AMEEN
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 ай бұрын
Masha allha abayo shukarn
@IFraaxMahamed-n4u
@IFraaxMahamed-n4u 3 ай бұрын
Allah cafiyo
@Hafsamohamed-b4f
@Hafsamohamed-b4f Ай бұрын
Abayo inte jogta
@امنور-م4ح
@امنور-م4ح 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@SEYNABMOHAMED-g5n
@SEYNABMOHAMED-g5n 3 ай бұрын
AMIIN YAA RABBI
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 3 ай бұрын
Asc nimca Intee kaaga soo caritas pls
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 3 ай бұрын
Xariiraa pls
@nafisohussen857
@nafisohussen857 2 ай бұрын
​@@zakiyaali9739 inta ugu qor iyadaa kusoo jawabeso wey aqrisaa kommentiga
@ablaosman5962
@ablaosman5962 3 ай бұрын
Allaha Caafiyo inta Xanuusan insha Allah
@CudonAbukaraxmed
@CudonAbukaraxmed 3 ай бұрын
🤲🤲🤲
@halimajama7814
@halimajama7814 2 ай бұрын
Nimca no jimco mubarak
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 3 ай бұрын
masanid abaqyo naciimo
DIGNIIN! FLAXSEED INTAADAN ISTICMAALIN LATASHO DHAQTARKAADA!
8:43
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 2,8 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 54 МЛН
WAKHTIGII UGU XUMAA AAAN SOMARAY….😢
12:35
Saalax JJ
Рет қаралды 78 М.
LAHJADA REER WOQOOYI VS REER KOONFUR/ IS FAHAM WAA😂😂..?
12:19
JOOSKA XOGTIISA XALWA WEEY KA BADAN TAHAY?!
23:45
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 21 М.