Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs

  Рет қаралды 142,900

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 36
@AOH4963
@AOH4963 11 сағат бұрын
Heestan nin aan adeer u aha oo Aan saxiibo aad isugu dheerna ahayn alle ha u naxariiste caawa wuu iga hooseeyaaye😭 ayan ku so xasusta ANIGA HAY KOLOLAYNINE ADIGA KULA KEENI MAAYE KA BUL DHEH Intaasu qaadi jiray alla maxad legend ahayd Aad ban ku jeclaa Cabdilaahi Case Saxiib😥 Ilaahay janada haynagu kulmiyo inshallah Wan kuso ducaynayaa intan kaa dambeeyo🤲🤲
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waaw heesahaan ku dhageysan jiray berigaan balaaya cunteyda qaadka bartey kuwaan ugu jeclaa bay heestan iyo kuwii ay isku riwaayada kuwada jireen ee Dhado Roob Noqon Weyday. Intii inaga dhimatay Alle hawnaxaristo. Aamiin. Hees aan filaayo naaxyada inuu leeyahay Saalax Qaasim. Dib baan xasuus u galay mudo fog. Mahadsanid Geedi Shaambow Studio
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Adaa mudan sxb
@muxsinguure1454
@muxsinguure1454 Жыл бұрын
Axmadow amaad gawaridii hugamyo,koxeyadii kudul dhageysatey?
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
@@muxsinguure1454 kkkk Ilaah baan ka magan galay Kuwaa. Waqtigaan dhageysaanayey bartamihii 80dii baan qiyaasayaa. I gave u star for politeness. Thx
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Жыл бұрын
Sxb waxayku jirtay riwaayadii Ninba tacabkii togoy kaa maal Saalax qaasim shirkad ayuu maamule ka yahay Axmed c cigaal iyo boon xirsi ayaa aktaro ka ahaa Hibo waa shaqaalaha xafiiska ayey ahayd Xaaji lacag ayaa leh shirkada Markaasuu waydiisanayaa hibo oo qurux badan aabheed oo ah oday yaroo Magaciisa iloobaye Wuxuu odhanayaa iimaanka ku kabaa aduunka Cigaal iyo boon daasado ayey ka waxku iibiyaan Hibo wala jaar Shaqo ayey waysiisanayaan shirkadii cigaal ayaa galaya booskii saalax qaasim Hibo waxay raacday cigaal Saalax aakhirka heestan ayay wada qaadayaan Hadaad kaligaa is mooday ragbaa kasii koreeye Hadii aan qoraalka qaar khalday iga raali noqda gaadhi ayaan waday markaan markaan qorayee
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
@@kaydkadirir5253 waa laga yaabaa xasuustayadu waa iska liidataaye. Mahadsanid
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 15 күн бұрын
waa ruwaayadii dhado roob noqon wayday tiyaatarka haraysa ayaan ku daawaday 1980 asak hargaysa yaa ahaa soo qor kii rawayadaa galay
@abdisalamjamma4920
@abdisalamjamma4920 Жыл бұрын
Masha Allah dad waa dadkii hore suugaanta waa intey tiriyeen Ramadan Mubarak.
@apdirahmaan2345
@apdirahmaan2345 Күн бұрын
Murtudi iyo heesihi hore waaba dab iyo holac hada jiilka danbe raab iyo qurun beey dhagaystaan
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 22 күн бұрын
Allah unaxristo abwaan Sooran iyo intii dhimatay bahdii fanka
@user-rv3vq4ht9x
@user-rv3vq4ht9x 10 ай бұрын
Waa hees erayo fiican iyo abwaaan qaaaliya sameeyay laba fanaan oo cod fiican qaaadayaan
@mooice9167
@mooice9167 2 ай бұрын
Inaba caadi ma aha tani❤
@aminmohamed4896
@aminmohamed4896 Жыл бұрын
"Dad waa dadkii hore hadala waa intuu yidhi."
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
mansha allah hooyada fanka somali iyo salax
@KhaalidAlihassan
@KhaalidAlihassan Ай бұрын
Caawaan dhagaysanayaa ma nooshahay geedi shaambow
@user-ke7qs3ti2e
@user-ke7qs3ti2e 5 ай бұрын
NC song 🎵 ❤ 👌 💕 is Kabul dheeh
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 3 ай бұрын
Caajib aqligi iyo ixmade dadkas kujurtay Wales anaa mantaa naguma kura
@CadaaweMaxamuud-hc6ry
@CadaaweMaxamuud-hc6ry Жыл бұрын
Cadaawe. Maxamuud
@user-rv3vq4ht9x
@user-rv3vq4ht9x 10 ай бұрын
Waaa hees qaaliga ah
@selaxronaldo461
@selaxronaldo461 13 күн бұрын
Waaaaaaaw😮
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii c.d.sooraan laxankii s.qaasim codka hibo nuura
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 5 ай бұрын
halka inaga saxa meelaha khaldan. Yartii igu keli ahayde ma kob baad sii sahan sanaysay.
@khadarcabdi7416
@khadarcabdi7416 Жыл бұрын
Hees ilaa calaa hees
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Kuma arkin kuma aqan cashaqa kaliga la kowso ❤❤❤Song
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 5 ай бұрын
waxay ku jirtay riwaayaddii dhedo roob noqon wayday, oo dadka qaar yiraahdaan waxa loola jeeday jabhaddii SSDF oo markii hore oo ay baxday waxa la sameeyey riwaayaddii Biyo sare tegay waa la sugaayey, lkn markii dambe oo ay soo laabteen ssdf ayuu sameeyey tan dhedo roob noqon wayday.
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 5 ай бұрын
halkaasina yaabkii maaha, ee waa yarti
@zaittmahdi
@zaittmahdi 3 ай бұрын
15/2024😢
@AamiinWali
@AamiinWali 3 ай бұрын
what a hees❤❤
@amna248
@amna248 9 ай бұрын
❤❤❤love it
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Alaabtaan Halkee Laga Soo Qufaayaa Aniga Waa Yaabee,Geedi Shaamow Warka Keen Sxboow!..thanks.
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
xasan cod mansha allah
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 5 ай бұрын
Kilkilis maaha, ee waa kid kidis buu igu haya
@burhaanbashiir3815
@burhaanbashiir3815 2 жыл бұрын
Wow legend☑💗
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
axasan cod hibo nuura
@dilaasuujino
@dilaasuujino Жыл бұрын
Lyricska noo soo badi libaax mahadi hakaa gaadhee
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,4 МЛН
HIBO NUURO IYO CABDULQAADIR JUBA HALOOW WITH LYRICS
6:00
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 46 М.
heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura
9:05
QAADIRI
Рет қаралды 442 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 271 М.
Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"
7:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 222 М.
HEESTII BAXSANEEY HARGAYSAY WITH LYRICS ORIGINAL
12:30
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 35 М.
Hibo Nuura & Cabdiqadir Xasan Nageeye aun | Heestii Rooblow
7:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 911 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 593 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН