Saalax Qaasin iyo Khadra Daahir Caashaqu Sad Weeye

  Рет қаралды 976,158

Hamza Warsame

Hamza Warsame

Күн бұрын

Saalax Qaasin iyo Khadra Daahir Caashaqu Sad Weeye

Пікірлер: 267
@ibrahussein2233
@ibrahussein2233 6 жыл бұрын
Waxaan so xasusana anigo eey iiga daranthy gaarigeyga oo karoola ah. Waxan usocda jaziira beach. Waxa ila socdo qofta dunida ugu jecla ... iyo sxpkeey oo sxptiis wato iyo gbr yar oo adeer uhay. Alla waqtigu wacana😍❤✋😥💖
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayadii Maxamed Aadan Dacar Iyo Laxankii Saalax Qaasim wuxuu ku daray riwaayadii war la'aan baa col hodday 1978 heeso badan ayaa ku jiray oo ay kanmid ahayd Sida lama lawshaha , Mahiigaan , Cashaqaaqa awgii iyo heestan Mustafe Sweden ayaan ku ogaa isaga oo ku nool waan salaamayaa Soomaalida halkan comment xusuusaha leh ka dhiibatay midkasta waxaan u rejaynayaa in Alle meeshiisa nasiib wacan ku siiyo
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantahay sidaad had iyo jeer inoola wadaagto wixii aad ina dheertahay xagga fanka iyo dhaqankeenii suubanaa
@abdikaderadem9458
@abdikaderadem9458 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo omer serbia xagaa adaan kaaga danbeeyaa
@adamali-tf2pb
@adamali-tf2pb 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb cumar seerbiye nin culusbaa tahay wllhi💟🙏
@aminaabukar6779
@aminaabukar6779 4 жыл бұрын
I just watched this video 😂 I like, but it's long time this song!!🤔🤔
@WaayoArag.
@WaayoArag. 6 жыл бұрын
Waa heestii ugu horaysay uguna dambaysay ee aan inan u qoro 2015 , markastoon arko Khadra iyo Saalax heesahooda waxaan dib u raacdeeyaa waayihii ............................. I will not forget this song for my life.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@suldananas6070
@suldananas6070 3 жыл бұрын
Dalka Uganda Kampala ayaan ku dhageeysanayaa Caawa Saalax iyo Khadro, Xaafad la yiraahdo Kabaalagala, Caawa aad ban u faraxsanahay waayo Ruuxda aan dunida ugu jeclahay ayaa beri qalin jabineysa 13/June/2021, Gacalisadeyda hada waxeey joogtaa Dalkena Somalia, Dr Haweia Wataac Abaayo guul baan ku rajeeynayaa insha Allah
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Kkk Germany 🇩🇪 ayaan kaso hambelyeynyaa gabadha
@suldananas6070
@suldananas6070 3 жыл бұрын
@@adalimpire4128 Mahadsanid Saxiib Barakoow
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 2 жыл бұрын
Heestan waxan aad u dhagaysan jiray anoo yar hiladii 2010 hada waxan dib u dhagaysanayaa 12 sano kadib 17/01/2022 Heestan waa heesaha aan aadka u jeclahy 🥰
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 7 жыл бұрын
waxaan i siin lahaa labadan fanaan Qaasin iyo khadra laba xidig ee abid ugu fiicnaa fanaanta somaaliyeed
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
Magaca fanaanka o saxaan wa sida tan: Al Ustaad Axmed Saalax Qasiim. Wa hobol caan ku ah geeyiiga Somaliyeed. Allaha ha xafido isaga iyo dhamaan ehelkiisa .
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 2 жыл бұрын
Mahadsanid lakin waa noolyahay ilahai ha xafido
@kananhashi6368
@kananhashi6368 9 жыл бұрын
Aduunyo Waah waah saas baalooheesaa Hadii kale Guri Hooyada joog guys let me tell you something fanka soomaali Wuxuu kudhintay North America especially mpls mn RIP fanka soomaliyeed can u believe this guy call him self king Shole Baa kudhahaayo he's fanaan Yaab badanaa thanks for posting
@Ibrahim-zk5vj
@Ibrahim-zk5vj 4 жыл бұрын
Icnt hold back my tears when am listening this song.😢😭😭😭 Latin America ayan kudageysanaya
@awalefunnyboy9256
@awalefunnyboy9256 3 жыл бұрын
We are same bro likeand love 💞this song
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Waddankee ugaas?
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
Aan kuu tabta hadalkee caashaqaan ikaa suray waa laga sukeeyaa hadal qiimo leh dadka taageero saaalax qaasim iyo qadra daahir waa idin salaamay
@abdiaziizdijoni1104
@abdiaziizdijoni1104 5 жыл бұрын
Axsan fanaaniin yaa daawanaya 2019 like saar ax yaa khadra 👌👌👌
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 2 жыл бұрын
Khadra dhool best Somali singer
@muktharomar2273
@muktharomar2273 3 жыл бұрын
Omar Mukhtaar cabdilahi ciiltire jag skulle behöva lite hjälp av ett meddelande när du kommer till Sverige och utomlands embassaden Addis-abba huvud contor
@ananmohamuud9018
@ananmohamuud9018 4 жыл бұрын
Aan kuu saafe hadalkee caashqaan ikaa suray waa laga sokeeyaa Khadra Daahir💕💕🙏
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
#SALAX Hadii SAMir wax lgu hell Ama jacylku sahal yhy Adigan kusugayoo Sida sebi dhalanan Nafta kugu sasabayaa Saadishii maan arag Masii daynin wacadkii Xiisahana wax IGA sii Taladeenu seeg seeg YAANAY muruqa laba suul Midba si kula noqonine CAASHAQU SAD WEEYEE SiMIR MAYSLA GARANA CASHAQU SADWEEYEE SADWEEYEE SAMIR MAYSLA GARANA #KHADRA Hadii selelku Orod yhay Ama salowgu ceeb/Ciil yhay Aanku safe hadalkee Cashaqan ikaa sudhay Wa laga sokeeyaa Sugaantaa ila garo Erayda Sarbeebta Xiisahana wax IGA sii Taladeenu seeg seeg YAANAY muruqa lbasul Mid si KULA noqonine CAASHAQU SADWEYE SAMIRKI ISKA ILAW CAASHAQU SADWEYE SADWEYEE SAMIRKII ISKA ILOW #SAALAX Hadii socod wax lgu hell Ama sabab kalgacal yhy Sabadad KU noshiyo Sadhagaga Kama tago Hurdadana ma seexde Saadishii maan arag Masii daynin wacadki Xiisahana wax IGA sii Taladeenu seeg seeg YAANAY muruqa lbasul Midba si KULA noqonine CAASHAQU SADWEYE SAMIR MAYSLA GARANA CAASHAQU SADWEYE SADWEYEE SAMIR MAYSLA GARANA #KHADRA Hadii surinku marin yhy Sakashadu Qalooc thy Eed laysma saree Dadka Kama soocine Sabab klaan utegayaa Sugaantaa ila garo Erayada Sarbeebta Xiisahana wax IGA sii Taladeenu seeg seeg YAANAY muruqa lbasul Midba sikula noqonine CAASHAQU SADWEYE SAMIRKII ISKA ILOW CAASHAQU SADWEYE SADWEYEE SAMARKI ISKA ILOW HADAAD QORALKAYGA FAHANTAY HEESTANA AAD JCESHY #LIKE iisaar Yaa DHEGAYSANAYA 09_2019
@siidcumargurxan9463
@siidcumargurxan9463 4 жыл бұрын
iga sax meeshaas sabarkaan mid ku hayaa waaye
@hassanabdullahihaska1634
@hassanabdullahihaska1634 4 жыл бұрын
SEBI mxaa lagu wadaa?
@yaasiinosman2190
@yaasiinosman2190 9 жыл бұрын
salax qaasim iyo khadra daahir alle haydindaayo nice song
@munamohamud2986
@munamohamud2986 4 жыл бұрын
Alla mexe xanuun badan tahy markad qofaadan waliga arkin jecel dhaba u qado 😭😭😭😥😥😥 asna sas o kle allow nabad nisku keen keen aniga i nolosheda 😭😥😥😥😥🤲🤲
@bikeybabayao5062
@bikeybabayao5062 4 жыл бұрын
Amiiin wllo Allow iskukiin sahal
@najmonashaad1419
@najmonashaad1419 2 жыл бұрын
Aamin alaha isku kiin keno wllo
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 күн бұрын
Heetaydii❤
@inajacbur9064
@inajacbur9064 10 жыл бұрын
Waaw "Sida sabi dhalaanaan Nafta kugu sasabayaaaa" waxaaba kasii daran qaabka ay isula jaan qaadayaan laxanka, kabanka iyo codadka. Dhab ahaan waa hees Cajiib ah
@MohaykalDaud
@MohaykalDaud Жыл бұрын
Waaa hees qaaaliyA dhanwalba ka dhamaystiran
@muhudinomar9838
@muhudinomar9838 8 жыл бұрын
waah waah nin culus saalax qaasim naaji wh ani wan ku heystaa heesihiisa caadi ma ahan waa shidanyihin wana jacel heesuhu
@princeshafka9621
@princeshafka9621 4 жыл бұрын
Saacadu waa 1:36 hbn nimo 8/10/2020 South Sudan anoo isku Samir sinaayo labo legend ayaa yar sxbo nahay o mudo 5sano is arkin o igu ogaay gabadha aan is jeclenay ayaa ilaso hadlay salaan kadib ayada ayoo I wediiyay maisla socono ayaa dhahay markaas ayoo igu dhahay o sxb gabadhaas cml wiligaa makuso mareeso hadal kaas ayaa hadane aad isii gubay fikir dheer iyo qomamo kadib heesta ayaa iska sii watay...... Aduunka sida aad wax u rabto uma heleesit caku aduun
@mohaapdi7320
@mohaapdi7320 3 жыл бұрын
😭😭😭 bro samirka kaasho
@princeshafka9621
@princeshafka9621 Жыл бұрын
Thanks bro
@abdimire8599
@abdimire8599 3 жыл бұрын
😭😭heestii iigu horeysey een maqley Anoo jooga miyi Somali galped Aroos laga shidey Waliba gabadha wiilkii jeclaa ee laga aroosey ayaa joogey arooska
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 6 жыл бұрын
Caashaqu sad weeyee Samir maysla garanaa Saalax iyo khadra oo kale toloow mar kale dib ma u helaynaa
@MohamedNoor-ie2ze
@MohamedNoor-ie2ze 4 жыл бұрын
Caashagu sad wee yer
@aliabdirahman2817
@aliabdirahman2817 4 жыл бұрын
ha sugin walal fankii hablo yar yar iyo inamo baa kuf sadaye
@mustafecasaan5257
@mustafecasaan5257 4 жыл бұрын
Umalayn maayo wleeh😭😭
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 6 жыл бұрын
Esh calaa fanaan walahai faniinti hore caadi ma ahayn reer iska hees isku mid ma ahay bal COD iyo laxaanka maqla
@prettysomali8578
@prettysomali8578 5 жыл бұрын
Hees iyo murti wa kuwii hore axsan ereyo 😍😍
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 5 жыл бұрын
Hadii samir wax lagu helo Ama jaceylku sahal yahay Adigaan ku sugaayo sida sabi dhalaanan nafta Kugu sasabayee 💞
@maxamedcalidafar775
@maxamedcalidafar775 4 жыл бұрын
2020 ya dawanaya
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Hestaan.waxaa.curiyay.abwankii.qaryaankii.afrika.alla.ha.unaxaristee.maxmud.cllahi.sangub
@AlexeiMDB
@AlexeiMDB 7 жыл бұрын
iam maltese i like this song khadra dahir from somaliland special hargiesa
@mahdichire5846
@mahdichire5846 5 жыл бұрын
I lake This songs hadra dahr from somailand special. Hargiesa
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Hhhhhh Maltese ciyaal tahriibka magaciina ha bedelina
@sadakupdiahmett2857
@sadakupdiahmett2857 4 жыл бұрын
Www Alla yacizak wlh hees waatan wlh waqti waa lasoo maray aduun
@irshaadshire5076
@irshaadshire5076 2 жыл бұрын
2022 Inta Dawanysa Like Isaar ✍️
@hodmanfaahiye8162
@hodmanfaahiye8162 5 жыл бұрын
axsan yaa hees waa la noolahay codadkan khadra daahir iyo salax qasim❤❤💘
@cabdirisaaqjaamac3051
@cabdirisaaqjaamac3051 8 жыл бұрын
saalax hadii samir wax lagu helo ama jacaylku sahal yahay adigan ku sugayo sida sabi dhalanan nafta kugu sasabaye saadasheenu man garan ma sii daynin wacadkii xiisahan wax iga siii taladeenu seeg seeg yaanay muruqa laba sul midba kula noqonine caashaqu sedweeye samir maysla garanaa khadra hadii salalku urur yahay ama salawgu ciil (col) yahay aan ku saafo hadalkee caashaqn i kaa sudhay waa laga sukeeya suuganta ila garo ereyada sarbeebta ah xiisahan wax iga siii taladaeenu seeg seeg muruqa laba suul midba si kaa noqonine caashaqu sad weeye samihii iska ilow saalax haddii socod wax lagu helo ama sasab kalgacal yahay sabadaad ku nooshahay sadadkaygu kama tago hurdadan ma seexdee sadaasheenu ma arag ha sii daynin wacadkii samirkii waa halkiisii taladeenu seeg seeg muruqad laba suul midba si kula noqonine khadra haddii surunku marin yahay baduna shalaq ay tahay eed laysma saareee dadka ka ma socine sadarkan mid ku haya suugaanta ila garo ereyada sarbeebta ah xiisahana wax iga sii taladeenu seeg seeg muruqa laba suul midba si kula noqonin caashaqu sad weeye samihii iska ilow saalax caashaqu sad weeye samir maysla garana khadra cashaqu sadweeye samihii iska iloow DHAMAAAAD..
@moogeumal3989
@moogeumal3989 7 жыл бұрын
MUddo ayaan raacdo ugu jireym ereyada heeskan oo qoraal ah. Mahdin badan walaal.
@mohamedaliomar4265
@mohamedaliomar4265 6 жыл бұрын
Yaa leh ereyayada sxb? Nala hadaad garanayso
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
1.Midba si ku ah noqonine... 2. Haddii salalku orod yahay Ama salawgu ceeb yahay..... 3. Ama sabab kalgacal yahay.... 4. Haddii surinku marin yahay Sakashuna qalooc tahay... Meelahas iska hubi sxb qaladaad ayaa ku jira qoraalka, any way mahad balaadhan.
@KelifAbdullaOfficial2023
@KelifAbdullaOfficial2023 5 жыл бұрын
Cabdirisaaq Jaamac 👌👌👌
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 5 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 Wll qowdhan 🙏
@maxamedali1020
@maxamedali1020 9 жыл бұрын
Waah waah dameeri maxay sin jibiil ka taqaan Axyaa fananiintii hore
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 9 жыл бұрын
waaaah waah waayo waayo muruqa labasuuul axyaa fanaaniin
@jaarjaar6724
@jaarjaar6724 7 жыл бұрын
xasuusta farduus xanuun waynaa alaha xaakmaa og uun intaaan ifka xay ku ahay xagayga inaan sidaayo 4-7-2017 my name huseen jaar iga dambeeyoow
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 4 жыл бұрын
Naf jacaly naafeeyay way ku nastaa ilmada😢😢😢 Xusuusaha qaar hadii la tir tiri kahaa
@mustaxiilyare10
@mustaxiilyare10 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawana
@abdirahmanabdulle9692
@abdirahmanabdulle9692 9 жыл бұрын
geel indho kuul maxaas ka kasaa war san francisco fuck wax ma ka taqaanaan miraha heestaan iyo murtida ku jirto, old is gold,,,
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 жыл бұрын
+abdirahman abdulle Hhhhhh indho kuul maahan sxp ee kuusha dumar ay xertaan Geel maxaas kuul ka kasa kurtunkaa ku rugtaa ee ula jeedaan hadii kuul koor ahaan loogu xiro geedaha ayu ku jabin ee indho kuul maahan bahasha
@ahmedfiidow9991
@ahmedfiidow9991 8 жыл бұрын
+zacharie mohammed hhhhhh sxb isku maah maah manihin cml waayo geel maxaas indhakuul ka kasaaa waaye hhhhhhhh no kuul kkkk sxb
@shamhadmaxamed777
@shamhadmaxamed777 7 жыл бұрын
zacharie mohammed kkkkkkk
@oumaradam2195
@oumaradam2195 7 жыл бұрын
Ahmed Fiidow war waal lagu ayqaana macnaha hadadmodiy inaad taqano kalidaa maangaab intaad noshahiy waxa jira dad noolaa ha isbidin lqguma bidine
@oumaradam2195
@oumaradam2195 7 жыл бұрын
nooca ismodsiya kalidi am islawiiyn
@KelifAbdullaOfficial2023
@KelifAbdullaOfficial2023 5 жыл бұрын
😭😭waaaw when I am hear this music i am criying❤️❤️❤️
@maxamedmayow4089
@maxamedmayow4089 3 жыл бұрын
Maxaarabta
@ayaanleabdulahi6584
@ayaanleabdulahi6584 3 жыл бұрын
CashaQu saD weye samir Maysla Garana 😭😭😭😭
@muhudinomar9838
@muhudinomar9838 8 жыл бұрын
best song.salax qasim naji how can i meet salax qasim i like
@AhmedHassan-nx4th
@AhmedHassan-nx4th 8 жыл бұрын
Muhudin Omar
@abdiragemuhumedkhalif9543
@abdiragemuhumedkhalif9543 4 жыл бұрын
he was in south london wansworth area clapham you can find that place
@amrancharmsamran4709
@amrancharmsamran4709 5 жыл бұрын
Cashaqu sad weye sad weye samihi Iska iloow😎😎 iskaga haysta hestani
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 5 жыл бұрын
Heestaa waqti jacayl ihayay💑 ayaan dhagaysan jiray Suugantaa ila garo ereyada sarbeedtaa
@bikeybabayao5062
@bikeybabayao5062 4 жыл бұрын
2020....wale hestan kamadalo dageysigedha
@muna143khadar8
@muna143khadar8 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 xasus qlli igu tahay heeskan taladeeno yanay noqon muruqa labasuli ninba si ku ah
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Fanaaniin waa kuwii hore iminka faladagaanbaa fankii ceebeeyay yaaigu raacsan???
@hodmanfaahiye8162
@hodmanfaahiye8162 5 жыл бұрын
kkkkk😂
@bashirabdimohamed7040
@bashirabdimohamed7040 3 жыл бұрын
Dad waa kii hore hadalna waa kii ay dhaheen
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 6 жыл бұрын
alle cimrigiina ha dhaweeeyo saalax iyo khadra 07/03/2018 wad 11:07
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
10/3/2019 xasuus weynaa wa maalin aan so xidhay xidhiidh aan mudo dheer soo waday .
@hidershow4337
@hidershow4337 5 жыл бұрын
sxp anba cawa bu isoridey
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
@@hidershow4337 zxp mid wanagsan allaha kaga dhigo
@guyoguyo6967
@guyoguyo6967 9 жыл бұрын
aan kuu safo hadalke cashaqan ika sudhay waa laga sokeya cashaqu sad weye samir ma isla garanaa esh calaa hes 😘😘😜😜😎😎😎
@fisanmohamed100
@fisanmohamed100 6 жыл бұрын
waaah Ala heesta laxankedu qiiro badana 😙😙😙😙😙
@abdifitahalibashiir8418
@abdifitahalibashiir8418 4 жыл бұрын
Saalax qaasim ad ban uxusustaa hesihiisa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Heestan jecliya qalbigayga kama masaxanto
@hodanali7212
@hodanali7212 11 жыл бұрын
wooooooooooooow aan kuu saafo hadalkee caashaqan ikaa sudhay walaga sokeeyaa suugaanta ila garo ereyada sarbeebta ah
@cabdilaahimaxamed8713
@cabdilaahimaxamed8713 7 жыл бұрын
Xasuus waay 15/9/2017
@mamakemunira10
@mamakemunira10 3 жыл бұрын
I love this song
@sarahaji1929
@sarahaji1929 5 жыл бұрын
Heestan waxan xasuusta 2012 burco anigo ku dhagaysanayna aniga iyo hibo osmaan rooble alaa maxa wayo laso maray hadana wa 2019/9/may
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 4 жыл бұрын
Adeer 2012 waaya dheer ma ahane cimiri dheer aad ka taariikheyso Alla haku siiyo
@mukhtaarmawliid8660
@mukhtaarmawliid8660 3 жыл бұрын
Heelaale
@maxamedraashiid9019
@maxamedraashiid9019 6 жыл бұрын
Sabadaad ku nooshiyo
@safiyomaxamed6943
@safiyomaxamed6943 4 жыл бұрын
waay Waayo hare.saxal iyoqadaro
@luisahmed80
@luisahmed80 4 жыл бұрын
Cood macan iyo nuuxurka cashakha
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 5 жыл бұрын
Caashaqu sad weeyee Samir maysla garanaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
@maxamuudcumar7290
@maxamuudcumar7290 8 жыл бұрын
waaaaw axayaaa heees nin ku qaliyaagaranaayaa
@MAHIIGAAN10
@MAHIIGAAN10 4 жыл бұрын
Aan ku saafe hadalke Caashaqan i kaa sudhay Waa laga sokeeyaa Sugaanta ila garo Erayada sarbeebta ah Xiisaha wax iga sii........saalax Qaasim iyo khadra daahir
@abdiasiismaalinmaxamuud234
@abdiasiismaalinmaxamuud234 4 жыл бұрын
Aalaha u naxariisto
@arbemuhani9040
@arbemuhani9040 6 жыл бұрын
khadra nolow alle haku xafido
@zeynabali2270
@zeynabali2270 6 жыл бұрын
Wow alla yaaa tagay marlabaad no so celiyaa ma ilaawayo jaceylkii wanagsana iyo farxadan so beeldareeyay
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 ай бұрын
ALLAH HOW NAXARIISTO nooleba waa dhintee
@arbemuhani9040
@arbemuhani9040 6 жыл бұрын
cashaqan ikasudhi waa laga shisheyaa
@liiboo2994
@liiboo2994 6 жыл бұрын
Heestan xasuus weyn bay kugu leedahay baan jecelahay!!
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
My favorite song 😞
@eng.kadarmokadar9602
@eng.kadarmokadar9602 6 жыл бұрын
Ya Salam xusus dahabi ah ayay igu ledahy hestan pageka dambe????
@carrickbayle3648
@carrickbayle3648 8 жыл бұрын
dhalinyaro qof ina kucaawin Kara qoraalka heestana majiraa iyagoo sax ? waa hees qiimo badan Mahadsanidin Hi guys is there anyone who can help to us the lyrics of this song the right lyrics this is realy amazing song thanks guys
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde 3 жыл бұрын
heesaha aan aadka u jeclahay ayey ka mid tahay
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Thanks that super nice sound song fantastic by Mr saalax ,
@liicabdule1673
@liicabdule1673 6 жыл бұрын
hadii samir wax lagu hello ama jacaylku sahal yahay yasalaaam saalax iyo fanaanada aan jeclahay sida dhabta ah khadra
@muhudinomar9838
@muhudinomar9838 8 жыл бұрын
hees maxey ka garanaya ciyala suuqiin xun aya hada ku dhahayan waan hesyna makasa melaha lay warejinaya ayadoo sarawiishu dabada ka dhaceyso
@rahmamuhyadin6237
@rahmamuhyadin6237 5 жыл бұрын
Fanan fanaan dhafay salax qasim
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Caashaqu sadweeye samir meesla garanaa yaah
@guledmohamed602
@guledmohamed602 7 жыл бұрын
Heestan niman sxbo ahin marna seediyo ban si wayin ugu xasuusta mukhtar nuur axmed
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 8 жыл бұрын
my fav song😍
@jibrilabdihakim1425
@jibrilabdihakim1425 4 жыл бұрын
Heees iyo badh weye 🥀
@muscabhaji7802
@muscabhaji7802 6 жыл бұрын
Hees iga dheh.....👌👌👌
@awalehelmihassan3889
@awalehelmihassan3889 3 жыл бұрын
waaxusuus iguQaaliya
@c.risaaqmaxamedkaskey6806
@c.risaaqmaxamedkaskey6806 8 жыл бұрын
suuganta ila garo erayada sarbeebta ah www hees iga dheh
@mohamedabdinour730
@mohamedabdinour730 7 жыл бұрын
Caashaqu sad weyee samihii iska ilow
@sayidaliabdiguledigusocdaa6318
@sayidaliabdiguledigusocdaa6318 5 жыл бұрын
Xasuus wlhi hestaan 2013 waa waqtigii aan dhageysan jiray inbadan
@Eng_hamze
@Eng_hamze 6 жыл бұрын
Hees iyo badh. Walahi wan tagera heestaa
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Ax heeskaasi xasuus wayn bu igu leeyahay ila hada meesha ka maqlo waan istaaga Sorry
@cawalexasan5753
@cawalexasan5753 5 жыл бұрын
Lkn nasibdaro waxaqatay magool&tubeec
@daahirmaxamed8857
@daahirmaxamed8857 9 жыл бұрын
Waa fanaan buuxa alaya cizak
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
xasuus qli ah 2019
@saidduwane6921
@saidduwane6921 5 жыл бұрын
Heestan waxay kujirtay riwaayadii dirqi ma aha jaceylku waxaana sameeyey abwaanki weynaa maxamed Adan Dacar
@mubariktahar144
@mubariktahar144 9 жыл бұрын
Waayo waayo, iyo heestii jacaylka aan ku barty
@axmedguled8617
@axmedguled8617 6 жыл бұрын
Pls hestaan lyrics keeda majirtaa
@mustafeahmedkiiko6814
@mustafeahmedkiiko6814 4 жыл бұрын
Imikaan dhagaysanayaaba anigu waaw xusuus waayo waayo weeyaan
@ahmedjama9508
@ahmedjama9508 4 жыл бұрын
15 10 2020
@isxaaqjamacmohamed9210
@isxaaqjamacmohamed9210 7 жыл бұрын
caashaqu sad weeye samihii iska ilow
@xasanmaxamud2561
@xasanmaxamud2561 5 жыл бұрын
Heestaa midhaheeda waxaa iska lahaa abwaan Mustafa Sh. CIlmi riwaayad ayey kujirta Hargeysa umba laga dhigay heesaha riwaayadaas waxaa kamid ahaa 1sida dhamastu geedaha uga sareysa adiguma dhamaantiod kheyrkaa ku shaafte 2 heesta maheegaan jaceylbaa 3 sida laama loodshaha dabeyluhu aylulayaan 3 caashaqaada awgiis cirka soo dumaye celi dhukka carare sooqabo Lkn waxaan lumiyay magacii Riwaayadda ciddii taqaan hasoo sheegto
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
cajiib runtii waa sidaad sheegtay waa riwaayaddii "War la'aan baa col hodday" inay 1978 ahayd ayaan filayaa dhammaan heesaha ku jira waxa laxameeyey Saalax Qaasim salaam mar kale wll
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Biyo Sara tagay waa la sugayaa sow may ahayn.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
@@CSeerbiya war la'aan baa wad dhashay dheh. Mise biyo Sara tagay waa la sugayaa?
@abdifatahyousef5344
@abdifatahyousef5344 7 жыл бұрын
caashaqu sadweeyee sawir maislagranaa
@guledjwxo8876
@guledjwxo8876 10 жыл бұрын
waa hees macaan
@mohedjigjigawi5581
@mohedjigjigawi5581 4 жыл бұрын
Ilahow una xariiso
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 4 жыл бұрын
mohed jigjigawi Amin sxb inkasto u nolyahay oo England daganyahay fankana mar hore ka fadhistay lakin naxarista waa lo bahanyahay marwalbo
@arbemuhani9040
@arbemuhani9040 6 жыл бұрын
yaa salam dahab Wllhy khadra
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Khadra fanka waxaa kuso garab qabtay saalax qaasim naaji
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
waxaan layaaba dadka heesa oo hada jira tolaw malaga qariye heestan oo kale ha ku cirri qaatane
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 950 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Khadra Daahir Ahun  | Heesta Sida Laygu Kaa Ladhay
8:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 169 М.
Saalax qaasim ( Malaha jano wey hadhay
12:17
Qarami Media Pro
Рет қаралды 44 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 225 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН